gabar isaq ah oo caqli badan aya farin kusabsan siyad bare iyo silanyo udirtey reerkeda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 36

  • @umomar2743
    @umomar2743 4 วันที่ผ่านมา +2

    gabadhan yari isaaqii hore baykahadhay garnaq wanaagsan inanta waan ixtiraamanaa waana inan yar laakiin calanka hoos hoow dhigto lagama ogala inaabti gabaladà ssckhaatumo isaaq wuu ogyahay inaad ogtahay laakiin wuu is idho tiri taldaaadna waanu qaadanay salma dumaashi nugu qaado cadhada ❤❤❤❤❤

  • @abdikhayrmohamud
    @abdikhayrmohamud วันที่ผ่านมา

    Inantan caqliga badan waan salaamayaa dadkuna masinna adiga iyo salmaba sharaf iyo wanaagbaad naga mudan tihiin

  • @budulmohamed8262
    @budulmohamed8262 4 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah waxan kaliyo kudhiman xijaab sixiro Mansha Allah rag badan Ayaa inta garaneynin Allaha ishooda kaduwa

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 4 วันที่ผ่านมา +5

    Mansha allaha ❤waa gabdha caqli badan ❤

  • @Qaadiriye
    @Qaadiriye 4 วันที่ผ่านมา +2

    Gabadhan Habarjeclo waan salaamayaa. Way gobanimo hadashay. Salaan ka gudoon Buuhoodle

  • @seed3966
    @seed3966 4 วันที่ผ่านมา +1

    Asc inantan fariid weeye irmaaneeye badan bey ka fiican tahay 😎😎😎🤝

  • @seed3966
    @seed3966 4 วันที่ผ่านมา +1

    Asc salaan sare inantan ❤❤❤

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 4 วันที่ผ่านมา

    Maanshalaah
    Gabadhaan yar waa in aay madaxweeneka dhigtaan

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 4 วันที่ผ่านมา +4

    Caqli xumada idoor wala I xasuuqay oo wixii laascano Ka sameyeen miyey iloween

  • @AlleyaqanMtaani
    @AlleyaqanMtaani 4 วันที่ผ่านมา

    Qof kuu garaaba mooye qof kaa gaar ahi majo, mid kuu gafana warkiiba data thank you

  • @Umo580
    @Umo580 4 วันที่ผ่านมา

    MAANSHALLAA KUWO REER SSC HA BAN FAHMIN DHIBKII LASOMARAY

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 4 วันที่ผ่านมา

    Siyaad bare shaqsi buu ahaa ee waxa idin dhibateyay wuxuu ahaa sistam dowladeed adeeradaa oo iidoora ayaa ka mid ahaaa

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 4 วันที่ผ่านมา

    Nasab wad latalisay haday qof ÇadI tahay inay cadi tahay ayaba shaki kajiraye adiguna gobgobi dhashay oo marwo layaqan ah ayad tahy mahadsanid

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 4 วันที่ผ่านมา

    Sxb maaad dhoocilaha naga deesid idaacad waan ku xirneene mataa iigu danbesa nocan hadaad tihiin

  • @25Aug23
    @25Aug23 4 วันที่ผ่านมา

    Weli ma arkin qof isaaqa oo sida gabadhaa yar u hadla.

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 4 วันที่ผ่านมา

    Dhulbahant naagtan may isdhaafiyaan boosaso iyo meelahaa isu dhafiyan waa fidmo socotee

  • @omarosman-m6b
    @omarosman-m6b 4 วันที่ผ่านมา

    Caqli badhan

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 4 วันที่ผ่านมา

    Idaaacadii dahir calasow miyaan soo galnay

  • @ifraaxmaxamed4717
    @ifraaxmaxamed4717 4 วันที่ผ่านมา

    Waa gabadh fudud say ugu noolaan kartaba garan maayo in meel kale looraro mooyee fumar kaaba dilaya xanaaq san

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 4 วันที่ผ่านมา

    ASC idinka Kii ad LASCANOD kagaysatayn hisaanta kudarsada dhulbahante madhahayo wanala laayey sbt oo ah dabecadoda ma aha GUUL somaliweyn dhulbahante gabdhahoda weyka xishodan

  • @sadiyaahmed2148
    @sadiyaahmed2148 4 วันที่ผ่านมา

    Dhulbahante hj ayaa ilahay ka sokow iska leh sida ay rabaana way ka yeelayaan tuulada laasxanoodna waa degaan hj
    Sidii hj dhulabahnte uga qaaday 50tuulo ee dhulabahnte 50magaalo quustay wa in ay laascanood martaa
    Hj fiima quuje o dhulbahante ugu qalasan Iyaga wasi jiray
    Rahma yar iyaga wasi jiray
    Garaadka cas iyagu u niikin jiray
    Laascanood iyaga gumaysan jiray
    Dhulbahante iyagu un kaga mudaharaaday
    Dhulbahabe 24 ayu habarjeclo xoriyad ka baryayaa habarjeclona ma ogola
    Nina naagtiisu meel kama aado

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 4 วันที่ผ่านมา

    Tan nin miya mise wa naag😮

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 4 วันที่ผ่านมา +1

    Ninyahow gabadh hanosheegine puntland ama majeerteen waxan oo qalad ay kagalayso reer s s c maxaa usobandhigiweyday

    • @AxmedAxmed1234-ru6ot
      @AxmedAxmed1234-ru6ot 4 วันที่ผ่านมา +1

      horgal horgalad dhashay ayad thay wanu kufahmaynaa dacawo fooqal dacawo

  • @massmass8300
    @massmass8300 4 วันที่ผ่านมา

    Naag rageeed naageed lkn tanoo
    Dhaxday marka maskax fayw
    Lagu eego waa calko wxy rabtaa
    Inay malinba rerka cabado baraha
    Bulshada la wareeejiyo niiclayso

  • @azizmumin1534
    @azizmumin1534 4 วันที่ผ่านมา

    Gabadhaa waa gabadh si miyir qaba u hadashey alaa yacisak gabadhaa salmo
    Tolkayoow khaasatan kuwa media ka hadla hala xushmeeyo dumaashideen

  • @SharifAdow
    @SharifAdow 4 วันที่ผ่านมา

    Uf baatahiin

  • @25Aug23
    @25Aug23 4 วันที่ผ่านมา

    Puntland maakhir khaatumo waa sadex nin oo walaala ah oo wada dhashay markay doonaana geelooda way isku darsan markay rabaana way kala soocan oo wax dhibaata ah malaha.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 วันที่ผ่านมา +2

    ssc khaatumo hanoolato ee kabax warka idoor wa cadow soomaliyed

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 4 วันที่ผ่านมา

      Aduun tuulo ayad kaga xaraysan tahay wxd tahayna ma jirto faqash falasginey

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 4 วันที่ผ่านมา +1

    Tani aqLi maLeh tvga dhulbahantow 😂

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 4 วันที่ผ่านมา

    War puntland ayaa niisheeganaysa oo leh sool waa puntland leh maxaa usobandhigiweyday

    • @abdu5777
      @abdu5777 4 วันที่ผ่านมา

      Mj iyo dhulbahante maxaa ka galey puntland sool ayee lehaday sscna waxee leedahay garowe marka isku dirka harti ayaad rabta lkn ma dhaceeso taas iidoor dabacayuun ah 😂😂😂😂😂

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 4 วันที่ผ่านมา

    Idaacafan ma saasa udanbesey iney dhoocilaha u gar qaado kkkk

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 4 วันที่ผ่านมา

    🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴