Djibouti: Riwaayad Somali Sir Haween Lama Sal Gaadho

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 71

  • @mohamedwarsame3162
    @mohamedwarsame3162 6 ปีที่แล้ว +5

    Fadlan haddaad dabadeey daawatid Riwaayadan magaceeda ii sheeg gabadha qaadaysa heesta ah """ dhagaha uun igala soco"""

    • @ahmedabdi4271
      @ahmedabdi4271 6 ปีที่แล้ว

      Waa ruun xadi

    • @haldoordumar6770
      @haldoordumar6770 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed Warsame ruun xadi saban

    • @altovldamir4719
      @altovldamir4719 5 ปีที่แล้ว

      Mohamed Warsame waxaa weye siir haween lagama sal gaadho gabadhana waxaa layidhahda run xadi saban waxaa kaloo ku jira xasan uburaw waxaa ku jira abdi haybe lanabaad iyo Aamina alla yar xama iyo majaajilaystaha iyo inanka metalaya abdi haybe aabihii lkn hoyadii waa xuriyo inamada musikada waa abdirasaq qanja iyo khaliif Ahmed elmi iyo Mohamed Abdi abukar

    • @altovldamir4719
      @altovldamir4719 5 ปีที่แล้ว

      Mohamed Warsame buuniis ayaa isaguna ku jira

  • @kimkiz5207
    @kimkiz5207 2 ปีที่แล้ว

    Who's waching 2022 wed13july 😂😂😂😂 Abdi haybe Laanbad Allah yaslimk

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 5 ปีที่แล้ว +2

    War odaygii cabdi haybe sow kuwa s bay uxidheen 🤩🤩🤩

  • @Sonaliuptade
    @Sonaliuptade 6 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay amarki riwayadan waaan iska jeclahy daawashadeeda

  • @odayboss8273
    @odayboss8273 4 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan af gudhiye ilaahaw kuu naxariiso xikmad baa ku jirtay

  • @Sonaliuptade
    @Sonaliuptade 6 ปีที่แล้ว +16

    Who's watchinh this in 2018

    • @abdiali1999
      @abdiali1999 5 ปีที่แล้ว +1

      0ctober 🤒 2019

    • @Badraawi
      @Badraawi 2 ปีที่แล้ว

      Am 2022

  • @axmedabees7525
    @axmedabees7525 4 ปีที่แล้ว +1

    C haybe waa jilaa.

  • @abdirisakmohamed2958
    @abdirisakmohamed2958 6 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa dhiintay cumar kajiingo alla haw naxariisto waxaa kalo dhiintay Aamina waxa kaloo dhiintay odayga

  • @ahmediiyasin984
    @ahmediiyasin984 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa alifadii abwan af gudhiye alle cafimad ha siiyo!!!!

  • @ciiltire3113
    @ciiltire3113 8 ปีที่แล้ว +7

    cabdi heybe swedhan ayoo kunool yahay cimri dheer ALLE hasiiyo

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 7 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabeey Riwayad maaha. Waa GOOS_GOOS.

  • @hooyotarbiyo5384
    @hooyotarbiyo5384 6 ปีที่แล้ว +5

    Me i,m watchin in this year

  • @shekallowali125
    @shekallowali125 5 ปีที่แล้ว +1

    Wale sir naget ana gasalgare

  • @somaligang5319
    @somaligang5319 6 ปีที่แล้ว +1

    Who's watch in 2018

  • @mukhtaarmohamed7201
    @mukhtaarmohamed7201 5 ปีที่แล้ว +2

    20/9/2019

  • @zultancade8k379
    @zultancade8k379 5 ปีที่แล้ว +1

    2011 ilaa 2018

  • @ilkacaseharey3619
    @ilkacaseharey3619 8 ปีที่แล้ว +4

    wooow cadi mah

  • @drissamikdadmed5881
    @drissamikdadmed5881 7 ปีที่แล้ว +1

    Abdi ce Gafeneh 2 vraiment

  • @somaliisone6842
    @somaliisone6842 6 ปีที่แล้ว +1

    Reer jabuuti waxay kala saari laayihiin ceeshka iyo kaftanka

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 5 ปีที่แล้ว +1

    heesta jacaylyahow idaa
    fanaankee qaadaya

  • @MOHAMEDMD1
    @MOHAMEDMD1 8 ปีที่แล้ว +2

    reer jabuuti na heesihiibaa habaar kaga dhacay weligay hees reer jabuuti ah oo la dhageesan karo ma arkin laakiin majaajiladooda waan ka helaa sida gaafane alaya raxma caws iyo dhowr kale,

    • @abdallahibrahim9131
      @abdallahibrahim9131 7 ปีที่แล้ว +4

      awale aden isaga rer jabuti ma ahan miya iyo amina gacanlow sido kale deeqo gaydh

    • @drissamikdadmed5881
      @drissamikdadmed5881 7 ปีที่แล้ว +2

      Abdallah Ibrahim saxa wasida

    • @qaarulxiram4077
      @qaarulxiram4077 6 ปีที่แล้ว +1

      SNM USC no.dont say that

    • @deeqsownax4624
      @deeqsownax4624 6 ปีที่แล้ว +1

      SNM USC fananka sanadahaan dambe loogu dhagaysiga iyo daawashada badan yahay sooma igid inuu jabuutiyan yahay sxb awaale aadan mase kuumaba xisaabsana ahahahah

  • @qaarulxiram4077
    @qaarulxiram4077 6 ปีที่แล้ว +1

    Waan jeclahay c. Haybe

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 5 ปีที่แล้ว +2

    hhhh
    wacade waa run sir naaged lagama sal gaaro

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 5 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi tahliil ahaa Allah yacizaka ninka okiyaalka madow qaba oo qaadaya heesta jacayl aayatiin leh bn anuurno 32:12

    • @yoonisali335
      @yoonisali335 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh ninkan cabdi tahlil maaha wll lakin heesta cabdi tahliil qaadi jiray cabdi tahlil codkan malahayn cod mahan laha ale hownaxariste

  • @abdirisakmohamed2958
    @abdirisakmohamed2958 6 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan salamaya khalif Ahmed elmi

  • @ayanleabdirizack7932
    @ayanleabdirizack7932 7 ปีที่แล้ว +1

    Caadi ma ahan

  • @maxamedshire59
    @maxamedshire59 8 ปีที่แล้ว +1

    sir haweem walee lagama sal gaadho

  • @sharmalj3340
    @sharmalj3340 7 ปีที่แล้ว +1

    Gormeee lajilay Riwayadaan

  • @ckhaaliqclahihaybelambad7332
    @ckhaaliqclahihaybelambad7332 7 ปีที่แล้ว +1

    Inaba cadi mahaa asal

  • @jawidagan3864
    @jawidagan3864 8 ปีที่แล้ว +4

    haa wuu noolyahay waxa uu dagan yahay swedan

  • @abdimahamed843
    @abdimahamed843 8 ปีที่แล้ว +3

    cabdi haybe wuunol yahay ilahay cimriga ha udhereyo

  • @kingkhaalidakhyaar18
    @kingkhaalidakhyaar18 7 ปีที่แล้ว +2

    dalaa dalaa ruwayadi number 1 weeye 😂😂😂

    • @nourdinnadif2569
      @nourdinnadif2569 4 ปีที่แล้ว +1

      Shanta ruwayadood ee ugu horeya xata kuma jirto adna 1 bad shegaysaye

  • @maxamadsomaliyare9865
    @maxamadsomaliyare9865 8 ปีที่แล้ว +2

    Yes

  • @khadarismail2418
    @khadarismail2418 2 ปีที่แล้ว

    dadkan oo kale mar 2aad somali ka heli mayne maxan samyna tolow

  • @علياالتركي-ك2ف
    @علياالتركي-ك2ف 7 ปีที่แล้ว +2

    abdi tahlicilah

  • @ahmedsharif3207
    @ahmedsharif3207 6 ปีที่แล้ว +1

    Odeyga dey buuran ciyaar ciyaar buu Ku dabeyzan

  • @qaarulxiram4077
    @qaarulxiram4077 6 ปีที่แล้ว +1

    Dhalaanimadeenibaan axdiga wada dhiganoo

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 5 ปีที่แล้ว +1

    Bookki sir haween 😁🤣🤣🤣

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 6 ปีที่แล้ว +2

    Boonis waw

  • @idildaud1558
    @idildaud1558 8 ปีที่แล้ว +1

    hhh esh calaaa heeso

  • @mohmedhiltire615
    @mohmedhiltire615 7 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh riwaayadyste

  • @mustafaikar8434
    @mustafaikar8434 8 ปีที่แล้ว +1

    waxbada aa kafaa iiday ciil calaf

  • @wardibae3861
    @wardibae3861 6 ปีที่แล้ว +1

    KaLmada mukur xey kawalax tahy

    • @tumaayetumaaye2272
      @tumaayetumaaye2272 6 ปีที่แล้ว +3

      ABDIFATAH Wardi, 😂😂😂😂 macnaheeddu waa Isyeel Yeel Ama waxaan ku heyn oo aad isku sheegto, Example:- Addoon Xanuunsaneyn oo aad tidhaa waan xanuunsanayaa.
      Taas ayaa macaneedda la yidhaa Mukur.

    • @abdiali1999
      @abdiali1999 5 ปีที่แล้ว

      @@tumaayetumaaye2272 kibirna Waa Noqotaa

  • @mohmedhiltire615
    @mohmedhiltire615 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhh