Make sure you sue the police for not doing their due diligence of not doing proper investigation & unlawfully arresting him.He should also sue Uber for not standing with him.
Waa sababta Rasuulkeena scw u yiri naarta waxaa u badan dumarka oo waa kuwa ugu badan ee beenta ka sheegay walaalkaan, waa iney cafis weydiistaan wakaalkaan oo ay soo fadhiistaan warbaahinta ay shalay ku been abuurtaan, haddii ay diidaane RABBI ha cadaabo aduun iyo aakhiro...Aaamiiin
Masha Allah ninkaan maalinkaan arkay dad somaliyed oo buunbuninaya arinkaan waxan iri Illahay haddusan geysan Alle ha u sakhiro xaqisana Allaha siiyo mantana Alle xaqisa waa helay , mamo an aqano oo youtube ley ah ninkaan dulmi weyn ayey u geysatay Alle se waxaan ka baryayaa Illahay ilmaheeda ha uga duwo lkn hoosteeda ha ka hesho walibana si degdeg ah
Xaquudiisa xaq buu u leeyahey in uu furtoh dacwo ninkaan somaaliyeed waa lagu xadgudbey, so sad, somaalida kheyrka jecel ninkaan ha loo furo acoon dhooneyshan insha allah, dhaawac baa qaarey xoogan subxanallah.
Make sure you sue the police for not doing their due diligence of not doing proper investigation & unlawfully arresting him.He should also sue Uber for not standing with him.
Waxaa wax kadaraa soomaaliddii baraha bulshada ka lahaa waa denbiile oo beenta ka sheegayey
Manshallah wish u all the best
Allaahu akbar.
Allaxamdulilaah illahay ayaa dhagartoodii iyo ceebeentoodii kabadbaadiyay
Masha allah waa inuu dacweeyo Cityga Stateka iyo Uber
Manshallah waan ku faxraxsanahey
Mashlh waa war farxad keh
Farxiya Cabsiiye hala gaadhsiiyo iyadaa medians kale ka horaysay oo eedaysayyl
Naagtaasi waa xamaaltul xadabwaa islaantii abu jahal waa munaafaqad xanuunsan
You mean Abu Lahab?
Waa musiibo ummadda soomaaliyeed loo soo diray fatxiya cabsiiye
@@Omar-m8j2e
Ilaahay ummadda naagtaa hakaqabto runtii aad bay ummadda soomaaliyeed dhibaato ugu haysaa
Waa sababta Rasuulkeena scw u yiri naarta waxaa u badan dumarka oo waa kuwa ugu badan ee beenta ka sheegay walaalkaan, waa iney cafis weydiistaan wakaalkaan oo ay soo fadhiistaan warbaahinta ay shalay ku been abuurtaan, haddii ay diidaane RABBI ha cadaabo aduun iyo aakhiro...Aaamiiin
Sheeko war naago nolosha kadhacay waxayba u haystaan inaanay waxba dulmiyin
Waxaa hogaamisa shaydaanta weyn ee fatxiya cabsiiye
Alxd 🎉 congratulations 👏 I told Somali people never judge people what you heard.
Waxa soomaalida burburiyey oo ay uheshiin ladahay waa been la buunbuuniyey
Soomaali iyagaa cadaw isku ah gaalada beenta ka sheegtay waxaa kagadaran soomaalida 24/7 lahaa waa run oo weliba u badanaa naago nolosha kadhacay
Marnaba kiiska halkaa ha uga harin. Dacwee booliiska, Uberka iyo weliba daalimiintii caddaanka ahaa ee ku soo weeraray.
Masha Allah ninkaan maalinkaan arkay dad somaliyed oo buunbuninaya arinkaan waxan iri Illahay haddusan geysan Alle ha u sakhiro xaqisana Allaha siiyo mantana Alle xaqisa waa helay , mamo an aqano oo youtube ley ah ninkaan dulmi weyn ayey u geysatay Alle se waxaan ka baryayaa Illahay ilmaheeda ha uga duwo lkn hoosteeda ha ka hesho walibana si degdeg ah
Anigu north America 20 years baan degenaa boqol case oo been baa dhaca markii aan arkay inuu yahay aabe soomaali ah oo 60 kii gelaya oo xaas leh oo soomaaliddii tiqiinay sheegeen inaysan ninkaa waxaasu ka suuroobin
Waa gartay in been laga sheegayo iyo 2 report oo policeku qoreen oo iska hor yimid iyo naagtii sarkhaamadda ahayd iyo familigoodi beentay sheegayeen waan gartay inay been tahay
Alxamdulilaah
Allahu akbar .
Mashallah
ولله الحمد والمن
Ader alle ha kaga dhigo danbi dhaf wan kuducaynay alle wa ku aqbalay
Mashalah
Alxamdulillah.
You need to sue them
Defamation of character $ 5 million damage.
Sue them the county city and state, make them pay the damage.
Defamation case period.
Alxmdu Lillaah in aad berri noqotay. Uber drivers Dash camerad xerta Xaalad kasta ayaa la kulmi kartaan.
He should sue Uber immediately
Xaquudiisa xaq buu u leeyahey in uu furtoh dacwo ninkaan somaaliyeed waa lagu xadgudbey, so sad, somaalida kheyrka jecel ninkaan ha loo furo acoon dhooneyshan insha allah, dhaawac baa qaarey xoogan subxanallah.
Please you should sue the family and the police they haven’t done any proper investigation for this Subhanallah
Waan ogaa inay waxkasta fake yihin oo sheikha beenta laga sheegey
Wxn odhnlaha adiga laftiga hda dacwad furo oo kusoo oog kuwii been abuurka kugu sameyey hanakaga hadhin ilaa magdhaw lgaga siiyo sumacadas lgaga ciyaaray
Allaahu akbar.