Sh Xusen Cali Jabuti oo dadka ka wada ilmeysiiyay ! ᴴᴰ Muxaadaro qalbiga taabanaysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Asc , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeyb qaadataan horumarka channalka sheikh hussein ali jaubit:
    👍🏼 SUBSCRIBE-GAREENAYA
    📩 SHARE-GAREEYA
    👍🏼 LIKE-GAREEYA
    📋 COMMENT-GAREEYA
    Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
    Si aad u hesho wixii cusub
    Jazakumullahu kheyran
    _________________________________________________________
    ►Subscribe Link:SHEIKH HUSSEIN ALI JABUUTI
    / sheikhhusseinalijabuut...
    #Subscribe #Sheikh_hussein_ali_jabuti_official_channel

ความคิดเห็น • 903

  • @ZupairMoha
    @ZupairMoha 2 ปีที่แล้ว +256

    Waxaa aan ilaahay ugu mahad naqayaa inaan isku luuqad ku hadlayno isna fahmeyno Sheikh Xusen Cali Jabuuti Sheikh alla haku barakeeyo wllHy Waan ku Jeclahay 🥺❤❤

    • @hamzeabdi5446
      @hamzeabdi5446 2 ปีที่แล้ว +4

      Muxadaroaadcajiibuah

    • @Aisha_Awes.i9544
      @Aisha_Awes.i9544 ปีที่แล้ว +3

      haa wllhi m.a 😢😢😢

    • @am60k
      @am60k ปีที่แล้ว +1

      muuna

    • @am60k
      @am60k ปีที่แล้ว +1

      Aswmnc

    • @am60k
      @am60k ปีที่แล้ว +2

      Haayakiimas❤

  • @cbdullcbdull4668
    @cbdullcbdull4668 2 ปีที่แล้ว +108

    allaha cimri deer iyo cafimaad iyo cibaatha leh siiyo sheqeyna sh.husein ...iyo damanteyn.

  • @rabiicfarsamo1278
    @rabiicfarsamo1278 2 ปีที่แล้ว +29

    Every clip oo Sheikh Hussien Ali oo TH-cam ku jira oonan dhamaysan maleh isbuuc kastana waxan suga Vedeo Kale inuu so dhigay Ilove this Sheikh wlhi ILahay haaku Xafido

    • @xaliimoxasan995
      @xaliimoxasan995 2 ปีที่แล้ว +1

      Mesha Allah allaha naga dhigo kuwa janada lagu bishareyay amiin yaa rabi 🤲

    • @somaligirl9640
      @somaligirl9640 2 ปีที่แล้ว

      M.a

    • @maxamuudildab4316
      @maxamuudildab4316 5 หลายเดือนก่อน

      He is just amazing walaahi
      He is that guy you can listen to all day no matter what he is saying

  • @haboonmohamed1677
    @haboonmohamed1677 2 ปีที่แล้ว +117

    Ilahy jandiisa ha siyo sheikh ilahy qalbigena wanaga inoo geliyo amiiin

    • @abshirnuuradan1414
      @abshirnuuradan1414 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc

    • @hassannur9830
      @hassannur9830 2 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin

    • @nicmocabdi4575
      @nicmocabdi4575 2 ปีที่แล้ว +3

      masha allah

    • @yousufahmed6739
      @yousufahmed6739 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahow dhamaan muslimiinta ku nool dunida dacaladeeda udanbi dhaaf . Ilaahow naga dhig kuwii la naga yeel kuwii la jaar noqda xabiibkeenii muxamed zcw iyo asxaabtii nabiyadii cs

    • @iishaishaa9825
      @iishaishaa9825 6 หลายเดือนก่อน

      Amiin

  • @deeqomaxamed3243
    @deeqomaxamed3243 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha allaah shiq alaha ku barakeeyo

  • @ishwaaqqurux6937
    @ishwaaqqurux6937 2 ปีที่แล้ว +6

    M.a sheekheynaa illh ha inoo dhowro dambigiisa io kii waalidkiisaba illh ha u dhaafo Amiiiin amiiìn yaarabbi

  • @abdikaniali2939
    @abdikaniali2939 2 ปีที่แล้ว +21

    Dar alle ayan ku jeclhy walal sheikh hussein Ali Djibouti 💓

  • @abdimahir3133
    @abdimahir3133 2 ปีที่แล้ว +11

    M.a sheikh hussein Ali jabuti ilhy haku dambi dhafo aduun iyo akhero Amiiin yaaa rabiii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🌺

  • @sadamabdinasir3130
    @sadamabdinasir3130 2 ปีที่แล้ว +9

    M.a allah illahay ajar iyo xasanaad illahay ha naga siiyo dhamantena qalbigeena ayuu taabty sh allow kuwa ku waano qaato allow naga dhig yaaa rabi

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 2 ปีที่แล้ว +42

    Ilaahay diinta ha ina fahansiiyo Shiikhana Jannada ha ugu Bushaareeyo♥️😪

  • @abdulqaadirmohamedsiciid1403
    @abdulqaadirmohamedsiciid1403 2 ปีที่แล้ว +9

    Ilahayow diintaada nagu soo hanuuni shiikhana khayrkaga abaal mari aammin yaarrabbi

  • @Fariidoabdirahman598
    @Fariidoabdirahman598 2 ปีที่แล้ว +39

    Ilahayow rabigayow qalbigayga samirka iyo acmaashada wanagsan Ilahayow iiga buuxi 😭😭😭😭🤲yaarabi

    • @FaadumoMaxamed-f9h
      @FaadumoMaxamed-f9h 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @FaadumoMaxamed-f9h
      @FaadumoMaxamed-f9h 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @KhadijaArab-q6k
      @KhadijaArab-q6k หลายเดือนก่อน

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹✨✨✨✨✨✨✨✨✨💫💫💫🔥🔥🔥🔥🔥💝💝💝🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🥰🥰🥰🥰💐💐💐💐💐💐🦜🦜🦜🦜🦜🌙🌙🌙🌺🌸🌷🌅💝🛍💘🌷🌷🌺🌺💐🌹🪴🌿🌱🍀🌴☘️⚡️✨🌟⭐️💫🌙💥🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🌅🌇🏞🌉🏞🎆🌌🎑🎇🌃🗾🌠🏙🌄🌆🌁🎁🎉🤍🤍🤍🤍💝💘💞💕❣️💖💗❤️‍🩹❤️‍🔥💓😔😞😒😭

    • @KhadijaArab-q6k
      @KhadijaArab-q6k หลายเดือนก่อน

      They

  • @azranada1648
    @azranada1648 2 ปีที่แล้ว +18

    Masha Allah sheikh Hussein may Allah bless you and your family

  • @fartunabdi9667
    @fartunabdi9667 2 ปีที่แล้ว +39

    Masha allah tabarakallah qeeyrka noosogudbiso marwalba illahow ka ajaar siii alle haka rali noqdo sheeq hussien Ali janada rabi hakugu bishareyo wanada qisoyinka iyo dintaba kuwi qaata alle hanaga wada yeelo ya rabi🤲

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 ปีที่แล้ว +8

    Allahu Akbar Allahu Allahu Akbar Rabbiyoow qalbiga iimaan iyo nuur nooga buxi yaa rabbi aamiin yaa rabbi. ☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cab779
    @cab779 2 ปีที่แล้ว +14

    اللهم اجعلنا من اهل القرآن ياذ الجلال والإكرام

  • @abdulaahimohamuudali3793
    @abdulaahimohamuudali3793 2 ปีที่แล้ว +18

    Maashaa Allaah Ilaahay Habarakeeyo Shiikh Xuseen Cali Jabuuti Inshaa Allaah.
    Anagana Ilaahay Hanagu Anfaco Khayrka Inshaa Allaah.

  • @faysamohomedhaaji933
    @faysamohomedhaaji933 2 ปีที่แล้ว +53

    Sheekh xuseen cali jabuuti walhi waan jecelahay aniga iyo walidkaygaa baa allow cilmiga ku barakee🥺🥺🥺🤲❤

    • @nasriinmohamed4305
      @nasriinmohamed4305 2 ปีที่แล้ว +2

      والله وأنا كمان بحبك كتير الله يحفظك ويحميك يارب 🤲🤲

    • @adanhassanomer7447
      @adanhassanomer7447 2 ปีที่แล้ว +1

      Illaahay haydin jeclaado

    • @faadumoismail1092
      @faadumoismail1092 2 ปีที่แล้ว +1

      .

  • @bukharimohamed
    @bukharimohamed ปีที่แล้ว +17

    may ALLAH grant this sheikh jannah his my favourite

  • @AliMohamed-br3xn
    @AliMohamed-br3xn 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah tabaraka Jazaka allahu qeyra Sheequnaa Sheekh Xuseen janatul firdowso alaha kaawaraabiyo

  • @axmedxayoow7.
    @axmedxayoow7. 2 ปีที่แล้ว +5

    M.a alle ha ku barakeeyo shiiqoow

  • @rodaali169
    @rodaali169 2 ปีที่แล้ว +22

    Asc shakh Xuseen ali alha janada kaa warabiyo jaskal kayra 😭🤲❤

  • @mohamedsomane6456
    @mohamedsomane6456 2 ปีที่แล้ว +12

    M.a kana shikh xusen Ali jabuuti
    Alle haku xafido aduunyo iyo akhiro
    ♥️😢

  • @mohamedgarat1654
    @mohamedgarat1654 2 ปีที่แล้ว +15

    Allahu akbaar, may Allah Grant u janatul firdosa Ameeeen, .. I love you for the sake of Allah

  • @salahbakar8166
    @salahbakar8166 2 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah sheikh qalbiga ka jecelnahay allah janada kawarabiyo 🤲😢😰❤️🥰cimri Dheer cafimad allah kusiyo 🤲🥰🤲allahuma ameen🤲

  • @jibrilabdullahi2711
    @jibrilabdullahi2711 7 หลายเดือนก่อน +7

    Ilahey rabiyow acmasha fcn iyo cumri dheer oo xibado buxdoo isiii 😭😭😭🤲🤲🤲

    • @AminaHusein-uy6zi
      @AminaHusein-uy6zi 3 หลายเดือนก่อน

      🤲🤲🤲❤❤

    • @shaaciyeali4595
      @shaaciyeali4595 3 หลายเดือนก่อน

      Aamlln Aamlln ❤🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥲🥲

  • @farahabdullahi7801
    @farahabdullahi7801 2 ปีที่แล้ว +6

    maasha allaah alle ha inoowada naxariisto anaga iyo waalidkeena muslimiinta dhamaan

  • @iidmuuse9730
    @iidmuuse9730 2 ปีที่แล้ว +9

    Sheekh Alle ha ku xafido aduun iyo aakhiraba

  • @hassanissack3572
    @hassanissack3572 2 ปีที่แล้ว +184

    The only shiekh for Roaming round the whole world instead of sharing our lovely religious Islam this is a heart touch wllhi our sheikh wish you long life and my god awarded you in janatul fardowsa I.a

    • @abdishukrimohamed7939
      @abdishukrimohamed7939 2 ปีที่แล้ว +14

      The Only Sheikh really roaming around the World LiajliLLah inorder all human being protected from Hellfire and enter Jannah May Allah Azwajallah reward fi'dumya wal'Akhira Sheikh Hussein Jabuti

    • @miskiabdikadir2054
      @miskiabdikadir2054 2 ปีที่แล้ว +2

      Ameeen yarab 👏

    • @abdullahiduale4984
      @abdullahiduale4984 2 ปีที่แล้ว +1

      😢😢

    • @Tiktok-love2
      @Tiktok-love2 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdishukrimohamed7939 AàAaaAaa

    • @hawaosman2682
      @hawaosman2682 2 ปีที่แล้ว +1

      L9

  • @nawalahmed1727
    @nawalahmed1727 2 ปีที่แล้ว +15

    O Allah plz guide us and make our heart founded with our deen

  • @sekeriehori1973
    @sekeriehori1973 2 ปีที่แล้ว +42

    Rabi Haku wayneeeyo QaluubteeNa Diinta 🕌🕋❤❤🥺🥺🥺

  • @AdenIbrahim-s5j
    @AdenIbrahim-s5j 9 หลายเดือนก่อน +5

    May Allah guide us straight path

  • @abdikadiradan9676
    @abdikadiradan9676 2 ปีที่แล้ว +13

    I love coz of Allah may Allah guide us all to the straight path

  • @NajaxCabdi-r3f
    @NajaxCabdi-r3f 10 หลายเดือนก่อน +5

    Allaahumasallicalaamuxame.scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryancabdi1904
    @maryancabdi1904 2 ปีที่แล้ว +36

    جزاك الله خير يا شيخنا الفاضل

  • @adanmohamedissack1294
    @adanmohamedissack1294 2 ปีที่แล้ว +30

    may allah grant this sheikh the highest level in janah

  • @hafsofarah4278
    @hafsofarah4278 2 ปีที่แล้ว +7

    Mn sha allh shiikh illhy haku xiftiyo illhy jantu fardowsa illhy hakugeyo ader 🥰🥰🤲🤲🤲🤲Amiin amiin yarabii

  • @fardowsaali391
    @fardowsaali391 2 ปีที่แล้ว +16

    My favorite sheikh ❤️❤️ I love you may Allah bless you

  • @cabdiqaniqaasim5494
    @cabdiqaniqaasim5494 2 ปีที่แล้ว +14

    Ilahay baan ku dharteee qalbiga iyo indhaha ayaa i ilmeeyey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hibonura3632
    @hibonura3632 2 ปีที่แล้ว +15

    Jazaakallah sheekh Allah ha ku xiftiyo aduun iyo aakhiraba

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 2 ปีที่แล้ว +10

    Muslim ina ahay wku Fanaa Alhamdulilah🤲❤️🥺

  • @ubaxbeautyandcooking4960
    @ubaxbeautyandcooking4960 2 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa alaah sheikhena alaha nokaxafido cimri dheer iyo cafimad iyo taqwo alaha kugu arsaaqo anagana alaha imaanka nosiyadiyo aaamiin

  • @caashobelaao4859
    @caashobelaao4859 2 ปีที่แล้ว +10

    allllah ha barakeyo shekhenaa xusan cali jabutii kulen kaga xiso badan aya oqabey runtii mel dheer aya noka tibiin alllh haka awal mariyo

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 2 ปีที่แล้ว +23

    Shiekh hussen jasakallaah kheeyr ilahay haku fududeeyo wax kasta oo kheeyr ku ah aamin yaa allah shiekh 2years ayaan radinaya wax igu xirana waan wyaya qof comments arkayo ilahay darti shiekh nogu soxir wllo meel laga xiriro yaa allah manta noso fududeeyo qof noso jawaba aamin yaa allah اللهم صلى على نبينا محمد
    وعلى آله وصحبه وسلم what appka shiekh yaa hayna

    • @mohamedabdi2664
      @mohamedabdi2664 2 ปีที่แล้ว +1

      TH-camka kadawoo Walal

    • @aswanahmed5652
      @aswanahmed5652 2 ปีที่แล้ว

      Anigu TH-cam marabo ee shiekh ayanu tabna mela kala xirirno jasakallaah kheeyr

    • @abazizali4202
      @abazizali4202 2 ปีที่แล้ว

      Jabuti ayaa lagaa helaaa gaar ahaan margiskaa ayu tujiyaaa salatul fajr

    • @bilaalahmedalitatico3837
      @bilaalahmedalitatico3837 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@aswanahmed5652Ana ku shegayee walal melaad Kala xariirta sheekha

  • @qamaroladdaud8193
    @qamaroladdaud8193 2 ปีที่แล้ว +12

    Ilhayow diinteena macankeda na fahansii ya rabi ya raxmaan 🤲🤲😪😪

  • @caliaadan8055
    @caliaadan8055 2 ปีที่แล้ว +37

    😓May Allah accept us prayers & save us from punishment of the grave, 😭
    May Allah save us all from hell fire & grant us Jannah-al-Firdous!
    Ameen🤲🤲🤲

    • @sahroxasan6777
      @sahroxasan6777 2 ปีที่แล้ว

      امين امين اءمين

  • @iishaishaa9825
    @iishaishaa9825 6 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekh xuseen ali jabuuti illahay ha ku dayo amiin sheekh ❤❤🎉🎉😢😢

  • @salimaguure2671
    @salimaguure2671 ปีที่แล้ว +9

    I love our sheik may Allah make him our neighbors in the paradise

  • @maxamedmaxamuud4361
    @maxamedmaxamuud4361 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah sh.xuseen ali jabuuti allaha kuu siyaadiyo dawadaada aad gaarsiineyso waxaan ka sii jeclaalahaa sh.inaa mar un kula hadlo oo aan wax badan aan kaa weydiino diinkeena aan kaa faaido sh.allaha ku barakeeyo

  • @kingboy-ud8vp
    @kingboy-ud8vp 2 ปีที่แล้ว +5

    Alhamdoulilah wanagsane wa ilahay jazaka allahu kheyra fii Dounia wal aqira sheekh Houssein Ali Djibouti

  • @malyunabdi1769
    @malyunabdi1769 2 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah may Allah meet us with the paradise inshallah

  • @Zapz4412
    @Zapz4412 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allaah,,, allaha kaa abaal mariyo dar ilaahay ayaan kuu jecelahay sheekh xuseen cali

    • @sofiadakane1984
      @sofiadakane1984 2 ปีที่แล้ว

      Masah Allah Allah kaa abaal mariyo dar ilaahay ayaan kuu jecelahay sheekh xuseen cali

  • @sheekhxuseencalijabuuti4753
    @sheekhxuseencalijabuuti4753 2 ปีที่แล้ว +40

    *Allaha Ku Xifdiyo Sheekh xuseen cali Jabuuti Sheekh An Jeclahay Janatul Fardowso Allaha Kaa Waraabiyo*

  • @aliyahhaji6909
    @aliyahhaji6909 2 ปีที่แล้ว +123

    I love this Sheikh may Allah make him our neighbour in jannah

    • @saladahoshle7744
      @saladahoshle7744 2 ปีที่แล้ว +6

      Sheikh Allah ka ajar siiyo Khayre uu muslimiinta la wadaago.

    • @bisharmahamad3468
      @bisharmahamad3468 2 ปีที่แล้ว +4

      maansha allah Shekh xusen cali sheekh dar ilahay ayaan kuu jecelahee sheekh rabi raali ha kaa ahaado edamka ilahay

    • @DEEBLE1
      @DEEBLE1 2 ปีที่แล้ว +2

      we also love u lilah ukhtil caziz al faa dil

    • @cashomacalin2025
      @cashomacalin2025 2 ปีที่แล้ว

      @@saladahoshle7744
      I
      No
      Jo
      Nko
      Nmji jlonmji
      Nki

    • @cashomacalin2025
      @cashomacalin2025 2 ปีที่แล้ว

      @@saladahoshle7744
      Nmji
      Nmji n
      Mii.nmjlno
      Milk
      3

  • @mariamoallim2824
    @mariamoallim2824 2 ปีที่แล้ว +7

    Ma shaa allaah illahey haku barakeeyo aduunyo iyo Akhiroba sheikh

  • @ubahladanmohamed9744
    @ubahladanmohamed9744 2 ปีที่แล้ว +19

    MnshallaH shiikhena alle ha barakeeyo💖🤲

  • @ubahnuur2739
    @ubahnuur2739 2 ปีที่แล้ว +9

    Ilaahey janada fardowsa ha kaga dhiso qasri 🙏

  • @shukriaxmedshacni2333
    @shukriaxmedshacni2333 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah sheikh alle haku barakeyo

  • @khadarxaashi9222
    @khadarxaashi9222 2 ปีที่แล้ว +12

    IILLAAHOW AKHIRO IYO ADUUNBA NOO GARGAAR ADAA WAYN OO WAAXIDEEE AAMIIN YAA Rabii

    • @abdimahir3133
      @abdimahir3133 2 ปีที่แล้ว

      Amiiin Amiiin Amiiin yaaa rabiii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @xalimobile2876
    @xalimobile2876 2 ปีที่แล้ว +9

    Walalayaal iso duceya in illaahay salada igu so hanuuniyo 🤲

    • @ikraanwarsame9092
      @ikraanwarsame9092 ปีที่แล้ว

      Ilahay haku soo hanuniyo wllo ilahay dambigaga hadhafo

    • @hananali13
      @hananali13 10 หลายเดือนก่อน

      Amiin

  • @daacifarouq
    @daacifarouq 2 ปีที่แล้ว +42

    One of most learned somali scholars ,incomparable the goat himself when it comes to our deen . I love you by Allah's will . May Allah take you to his paradise . The message you pass touches the heart of believers. May Allah praise All somali who listen to you and make us all meet in Jannah al firdoows . AMEEN

  • @dekaassajog8424
    @dekaassajog8424 2 ปีที่แล้ว +5

    Sh Housein Ali mashaa allah 💓💝💝💞😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏

  • @siciidomaxamud7282
    @siciidomaxamud7282 2 ปีที่แล้ว +11

    😥😥illhy.hakubarakeeyo.shiikh.hana.kuciseeyo🤲💟💜illhy.hakaadhigo.kuwa.nabiga.s.c.wjanada.kula.rafiiqa🤲💟💜

  • @qaaliahmed7748
    @qaaliahmed7748 2 ปีที่แล้ว +6

    Rabi ha ino wada naxariisto dhmnten🤲 🥺❤🥰🥰🥺diinteena macana ilaaH qlbiyadeena haku dajiyo🤲🤲🥺🥰🌹

  • @faizasoomow9538
    @faizasoomow9538 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah Allah hu akba allahayow noo daa sheekheena allaw noo hafid janada ha ka abaal gud

  • @Jimsi13
    @Jimsi13 2 ปีที่แล้ว +14

    Sallalahu caleyhi wasalam ❤️ jasakallah qeyran sheikh hussen 🥺💜

  • @mohamedabdi2664
    @mohamedabdi2664 2 ปีที่แล้ว +58

    Sheikh jabutii was really crying 😭 via heart but this preching really is heart touching 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 wish you Long our mentor

    • @simplymum5029
      @simplymum5029 2 ปีที่แล้ว

      Maasha allaah sheeqeena janatul fardowsa allaah hakuugu bishaareeyo.

    • @dulmididhassen2048
      @dulmididhassen2048 2 ปีที่แล้ว

      You

    • @CismanCarab
      @CismanCarab 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@simplymum5029😊

  • @runeeeythedr2104
    @runeeeythedr2104 2 ปีที่แล้ว +41

    May Almighty Allah guide us the right path 🤲

    • @yousufahmed6739
      @yousufahmed6739 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahow ha na tusin nin gaala oo faafinaya diintooda

  • @fahaddheerad1787
    @fahaddheerad1787 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah shiikh x.cali jabuti Alle ku xifdiyo waxa tahay daaci alle umadiisa sodiray waxaa tahay shiikha aad u codka macaan inta qofka islaamka ah dhageysanayo xadiisyadada qalbigu wuu ku qawowayaa Alle janadiisa hakugu risaaqo....scw scw scw.scw.scw

  • @jannahourdream3861
    @jannahourdream3861 2 ปีที่แล้ว +48

    The best sheikh Fadilatu Dr Sheikh HUSSEIN ALI may allah grant you firdaws and yourbeautiful family alhamdulila follow this sheikh if you wanna be like the sahabas of the prophète mohamed scw

  • @irshartgedi
    @irshartgedi 2 ปีที่แล้ว +11

    Sheikh Hussein Cali may Allah reward you JANATUL FIRDOWSA with your family ,and saves us from the punishment of the grave 🪦

  • @amaldiamond5353
    @amaldiamond5353 2 ปีที่แล้ว +5

    Mash allah sh xusen ali jabuti allah janatu fardowsa ha ku geeyo

  • @fardowsaseyloon453
    @fardowsaseyloon453 2 ปีที่แล้ว +10

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا محمد وعلي اله وصحبة اجمعين

  • @yussufaragsantube8177
    @yussufaragsantube8177 2 ปีที่แล้ว +6

    Allow adha weyn oo waxiid aah eeh sheikh hussein hainaqadin 😭😭

  • @fathaapdifatah5491
    @fathaapdifatah5491 2 ปีที่แล้ว +2

    Msha Allh allha allha kubarakeyo shekh🥰

  • @mudianobinbishar9439
    @mudianobinbishar9439 2 ปีที่แล้ว +158

    I love this sheikh may Allah make him our neighbor in the paradise

  • @farahabdi941
    @farahabdi941 2 ปีที่แล้ว +7

    Mansha alahu sheikh ale ha ku barkeyo adiga iyo awladad iyo culumada kale

  • @kamilkayf4474
    @kamilkayf4474 2 ปีที่แล้ว +3

    Sh hussein Ali alaha ku xifdiyo

  • @dayibbashir3061
    @dayibbashir3061 2 ปีที่แล้ว +17

    May Allah Grant him long and healthy life

  • @kautharnur9368
    @kautharnur9368 2 ปีที่แล้ว +3

    M a sheekh alaha kubarakeyo

  • @fadumomohamed9615
    @fadumomohamed9615 2 ปีที่แล้ว +3

    اللهم انا نسألك هدى🤲🤲

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 2 ปีที่แล้ว +8

    Alhamdulilaah millions times..jazaka laahu khayran ya sheekh husein

  • @kheirowkheir9820
    @kheirowkheir9820 2 ปีที่แล้ว +16

    May Allah gave long life 💓💕

  • @deeqosalah8185
    @deeqosalah8185 2 ปีที่แล้ว +7

    Asc sheeq illahey waxaan kaga baryaa sida aad diinta iyo dacwada aad dad ugu yerey sid inuu adiga iyo walidka iyo asxaabta aad diinta alle ku walalow deeyn inuu alle janadi idinku yaboohe bi idmi llaahi tacaalaa

  • @sahramohamed1779
    @sahramohamed1779 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha'allah sheqena allah ku barakeeyo

  • @maryanmuse8506
    @maryanmuse8506 2 ปีที่แล้ว +14

    I thank Allah swt for rewarding me the blessed religion Al Islam to me. Alhamdulillah Allahu Akbar

  • @coolguyroblox2168
    @coolguyroblox2168 2 ปีที่แล้ว +3

    Ma sha allh alaha aka ajir siiyo

  • @alikalifhirsi7662
    @alikalifhirsi7662 2 ปีที่แล้ว +3

    M,a Allow nafahamsii diinta
    🤲🤲🤲

  • @awdeeq
    @awdeeq 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahoow noo xifdiyo culimadeena

  • @koshinbashir879
    @koshinbashir879 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Shekh 😍🥰😭😭😭😭

  • @Sudeysibraahimcali
    @Sudeysibraahimcali 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahayow hidaayada iitoosi ilaahayow❤❤❤❤

  • @cuudinashmohamed2247
    @cuudinashmohamed2247 2 ปีที่แล้ว +6

    Yaaa Allah allow janatul firdowso Gali xisab laan Yaa rabbi

  • @cadarcabdi7678
    @cadarcabdi7678 2 ปีที่แล้ว +6

    masha alha ❤️♥️❤️♥️❤️♥️❤️

  • @degihousseina5060
    @degihousseina5060 2 ปีที่แล้ว +28

    Vous êtez la meilleur personne que je connue je vous aimez trop qu'allah vous protégez

  • @munamursal6786
    @munamursal6786 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh xusen ali imanka sidaan u adkayn lahayn ayaad na barta Jasakumulah khayr ❤

  • @abdiali4171
    @abdiali4171 2 ปีที่แล้ว +16

    shiikh aan ilahay dartiis ujeclahy

  • @samaachannel2121
    @samaachannel2121 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allah khair

  • @abdirashidmahad9611
    @abdirashidmahad9611 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah

  • @AhmedMohamed-zr3qu
    @AhmedMohamed-zr3qu 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah illah dartis ayaanku jeclahay sheik jabuti

  • @qadraahmett2026
    @qadraahmett2026 2 ปีที่แล้ว +3

    AllaH diiinta Ha ina fahamziiYO zhiiqeena janaDa raBi haKu CASUUUMO🤲😢🥺💞👳❤🙏