ماشا الله. جزاك الله خيرا الجزاء يا عبدالحفيط. Cabdulxafiidow Ilaahaay ha ku karameeyo hana ku xafido Allaah ayaana madadoo dhan u sugnaatay runtii this clip made me emotional Waxanna Ilaahay uga baryayaa walaashaas inuu Rabbi diinta ku sabido.
Masha allah walaal abdihafid alle haku sharfo week gi 1 mar naga badan sheekoyinka sidan ah waana kugu xeranahay wana kaga mahad celinaya aniga iyo daawadayasha kale sida wanaagsan aad u qiimeeso dadka aad casuumeso
MAASHA ALLAAH ILLAAHEEY HA XIFDIYO MIDEEDAKALE QISADAN WAXAA LAGA FAA IDIKARAA IN UU ALLAAH QUFKII ISKU XIRAA UUSAN WAAYNEEYNIN WAX WALBO UU ALLAAH WEEYDIISTO AAN U SOO NOQDO TAN XIJAABKA AH MAR HADII UU ALLAAH NOOGA SHEEGAY AAYADA QUR AANKA KARIIMKA IN AAN IS ASTURNO QAADANANE DHAR AAD U ASTURAAYO JIRKEENA MARNABABA MA WAAYEENO SHAQOOYINKA WAAYOO ALLAAH AYAABA ISKU XERTAY ALLAAHNE WUU KUU FUDADEEYNAA ALBAABKASTO AAD DOONEEYSO INSHA ALLAAH
Abdi hafid Masha alaah shaqo fican baad no haysaa.. Alaha naga dhigo ku wii ku wana qato yarabi .Abdi hafid Abti next video codka naga hagajo..wax yar o shucac ba ku jiro..shaqada ad hayso wan kaga mahad celineynaa guleyso
U jeedadu waa ta ugu fiican. Kalmada hadaad laba macno oo iska horjeeda ayey lee dahay. Ta ugu saraysa weeye. Waxaa la yidhaa " kitaabka Afka dheer le" oo ah kitaabka cilmi sare uu ku jiro.
Allahu Akbar islaam nimada waa qaali wlhi illahow nagu dil oo nagu sug anaga iyo inta muslimka ah thnks walaal waa qiso cibro qaadashadeeda wadato
Runtii oo run ah
cabdixaafid codsigaa noo oofi i sha allah siday gabdha yaryar ufahmaan xijab ka iyo yaqiinta alle englsh noogu soo badal
raxmaan hakaa raali noqdo
ماشا الله. جزاك الله خيرا الجزاء يا عبدالحفيط. Cabdulxafiidow Ilaahaay ha ku karameeyo hana ku xafido
Allaah ayaana madadoo dhan u sugnaatay
runtii this clip made me emotional
Waxanna Ilaahay uga baryayaa walaashaas inuu Rabbi diinta ku sabido.
Masha allah walaal abdihafid alle haku sharfo week gi 1 mar naga badan sheekoyinka sidan ah waana kugu xeranahay wana kaga mahad celinaya aniga iyo daawadayasha kale sida wanaagsan aad u qiimeeso dadka aad casuumeso
Aqoon yahan soomaaliyeed mnsha allh waa qisooyin cajiiba noo soo badi
Abdihafid mahamud jama
Proud of you brother
Keep the good work that you do
For the pple
Ilaahay haxifdiyo gabadha musliimada ah kuwayagana wadada wanaagsan hakuduwo aaaamiin
ALXAMDULILLAAH ♥️♥️
Illaahaygii soo hadeeyey baa mahad leh
Inaan calool adkahay baan isku aqaan balse dhawr qiso oon kaa dhagaystay wey iga ilmeysiiyeen sxb wanaagsan jazakalah khayr wll.
Masha allaah hore usoco waan kugu xiraney, subhanallaah waa qiso cajiib ah, Yaa Rabi u gargaar muslimiinta, Aamiin yaa Rabi 🤲🤲😥
Mahad sanud Walaal. Waligaabs jur. جزاك الله خير ا وبارك الله فيك 🤲🤲🤲
Masha Allaah tabaarakalaah allaah ha xifdiyo gabadha iyo adigaba walaal Jazaakalaah kheyr jazaa
Ilaah. Ha ku xifdiyo. Cabdi. Xaafid maa. Shàa alaah
Quraanka ma afdheere waa hadalkii ilaahey walaalkey
wllhi eraygaa wankaa qoray :- gabdha yar yar ee TikTok ga wasladaha luxaaya, laydinma rawo, gabdhaha xijaaban ayaanu ilaahay waydiisanaysaa inuu noo calfo🤲🤲🤲
Amiin
MAASHA ALLAAH ILLAAHEEY HA XIFDIYO MIDEEDAKALE QISADAN WAXAA LAGA FAA IDIKARAA IN UU ALLAAH QUFKII ISKU XIRAA UUSAN WAAYNEEYNIN WAX WALBO UU ALLAAH WEEYDIISTO AAN U SOO NOQDO TAN XIJAABKA AH MAR HADII UU ALLAAH NOOGA SHEEGAY AAYADA QUR AANKA KARIIMKA IN AAN IS ASTURNO QAADANANE DHAR AAD U ASTURAAYO JIRKEENA MARNABABA MA WAAYEENO SHAQOOYINKA WAAYOO ALLAAH AYAABA ISKU XERTAY ALLAAHNE WUU KUU FUDADEEYNAA ALBAABKASTO AAD DOONEEYSO INSHA ALLAAH
Barnaamij yadan noo soo badi runtii waan xiiseeyaa
Alhamdulilah may Allah bless those who seeking the truth Amiin
I love your great videos brother, Alhamdulihah.
@@ifrahsjama933 )))))))
L)
@@xersisandhool5142 ĺ
Maasha allaah waa wax lagu farxo allaahu akbar abdi hafid waa ku salamay waa la is waaye kheyr ku rajeenaya dhamaantiin guuleyso walaalkey
Shukran shukran Brit somali tv.
Alhamdulihi May Allah bless those who seeking the truth Aamiin
MANSHAA ALLAAH WAA QISOOYIN CAJIIBA KHAYR BADAN ALLAAH HAKUSIIYO MABA SUGI KARO ANIGU QISOOYINKAAGA SHUKRAN WLL
abdihafidow adigo dinta iyaqan sobabta ad fananinta uso casunto.od ubunbuniso adigo ku sheegaya fananiti laga dabadhacahay..marka ilahay naftada uga baaq sida hadaba wax khairle uso gudbi.walagu daawanaya adun fananinba kenin..fanan danbena haso casumin, hadi aad casuntidna dinta alllah kuwani
Masha'Allah Waa Fadlillaah Yutii Mayashaa, Allahu Akbar Alxamdulillah💞👍
Masha Allah keep going Mr Abdihafid
Waariye👍
Hada waad wanaagsanaatay xumaana kaama muuqato sidaa baan kugu ogahay like na waan kusiiyey
Masha Alah rabi haku xafido C /xaafid wll qaali gabadhana rabi haku xoojiyi diinta islaamka
Masha allaah jazakalahu kheyre wll noolow
Caaqil soomaaliyeed ilaahay ha ku xifdiyo
Maaasha allaaah tabarakaallaah
Jizaa.a kumullaahu kheyran dr c.xaafit
May Allah bless her
Mashallah May Allah swt keep her steadfast🙏🙏
Asc adeer hilmaan hadal kumajiro marka hore salaantii baan ilaawey asc wrxhi wabaraakutuhu
C xaafid illahay ha kaa abaal mariyo
Ugu afka dheer aaa subxana allah war qur aanka ciseey tusaale qaldan ha ku tilmaamin
@Rashka Kabayare sax walalo sida wanagsan oo ad usaxde allaha kaawal mariyo ameen
Mazha Allh Bro thanks 😊 🙏
ماشاء الله جزاك الله خيرا
Masha Allah baraka Allah. Wa Raxmatu Allah caleykum
سبحان الله والحمد لله ولا إله الا الله الله اكبر
ماشاءاللہ جزاك اللهُ
Wlhi iimaanka ayaa leys dheeryahay Alle hasoo hanuuniyo dumarkeena somaliyeed oo katageen xijaabka 😔🥺🥺🥺
Maasha alaaah waa sheeko cajiib leh
Mahadsanid walaal keen c/xafiid
Afar balan u ilahey naga qaday ibarya adin ajibo ixusa a idin xuse i mahad naqa a idin siyadiye balanta ugu danbeso wa ilahey lagama yabo ino cadabo ruxi danbi daf we disto daman balamahan waxey kuyalan kitabka quranka
Manshaalah taagero weyin baan ku ahaayi Abdilatif walaalkeyi qaali
asm
Masha allah Very good topic thank for share whit as.
Masha allah walal walahay qalbiga ayuu ii tabtay videogan
Mashallahi tabarak abdihafid guuleyso
Walaahi waa qiso cajiib ah
اللهم صل وسلم وبارك على محمد وعلى آل محمد
masha Allah alle hakuxafido aamiin shekoyinkaga wakahelay
Abdiyow waa qiso cajiib ah walaalo waxaa ficned inad luuqada English ad kuso gudbiso sidey caruurta qurbajogta ah oo xijab iyo asturkiba katagay ay udhageysatan
Waa runtaan
CARUURTA WAALIDKOOD BAA DAYACAY OO AFKOODII BARI WAAYAY
Asc waalaal ilaahay kheer badan hakusiiya waxaa cajaa ah ilaahay cirdidaaga iyö sharaftaada alaha kuu dhaawra sidaad hadalka ukala dhidhg dhigeeysa manshaa Allh
ماشاء الله تبارك الرحمن الله أكبر❣ ☝️
Asalaama calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu Mr Abdihafid
Masha alaaaah xafidullaaaahi 😍😍
Abdi hafid Masha alaah shaqo fican baad no haysaa.. Alaha naga dhigo ku wii ku wana qato yarabi
.Abdi hafid Abti next video codka naga hagajo..wax yar o shucac ba ku jiro..shaqada ad hayso wan kaga mahad celineynaa guleyso
Nin culus zxb waan ku taageeraaa
MashaAllah keep going bro
Masha alh ilhy muslinka habarakeyo
Masha Allah abdihafidow
Jisakallah kheyr.wll
Xijaabku labis barakaysan waayo illahay baa amray in la xijaabto
ugu afkadheer ha odhan suurada
Walaal waxaan Rabaa inan kula soo xiriiro fadlan
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar yaa allah
MashaAllh waa wiso cajiibah
Waw masha allah
Abdihafid another level hormar wcn my brother 😍
MaanshaAllaah Allah akber 🤚☝🕋🕋🕋🕋🕋🤲🤲🤲
Subxanalaah alxamdulilaah wallahu akbar
Mansha allah keep going wll
Astaqfurulah surada quraanka ugu afka dheer bad tidhi quraankii goormuu af dheer lagu tilmaamay intad is xayaysiinaysid dambi haku dhicin 😱🤭
U jeedadu waa ta ugu fiican. Kalmada hadaad laba macno oo iska horjeeda ayey lee dahay. Ta ugu saraysa weeye. Waxaa la yidhaa " kitaabka Afka dheer le" oo ah kitaabka cilmi sare uu ku jiro.
Masha allah alxmdulillah
Keep going legend Allaha ku xafido walalo
Masha allh ❤ ♥
Thak u wllka
ماشالله تبارك الله
Masha Allah
Subxaanllaah Allaahu Akbar
Horta gabadh soo qor gabar sax ma aha afsoomaaliga gabdho weeye laakiin gabro sax maha
Wax walan tahay nio maa Somali baa luqad ku hadasha niin walbaa neexwo ayuu ku hadla sxb
Gabar adag bee aheyd go aan leh
Alxamdulillah
Mashallah
Mahadsanid brother
Idaacatu raxmaan waan kusoo salaamayaa
Masha Allah wanaag ayaa lala maagay
cabdi xafid aadbad jmahadsantahay
waa cod si waxaa jiro gabdho faro badan ooku daawanayaa o asn oqon luqada afsomali
codsi english
Masha alaah masha alaah
Thank ❤️❤️🙏🏿🙏🏿👌
Thank
Mansha allah tabarakallah
Maasha allaah ncm
Wallal Abdirahim Green Qisadiisa noso Gali wa sodsi wa qiso aad u macaan
Jisakallah
somali isku dubni baa guul lagu garaa inshaaaalh💯🌹🇸🇴💓💋🇸🇴🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🇸🇴💯🌹🇸🇴💓💋💯🌹🇸🇴💓💋💯🌹🇸🇴💓💋
Mansh allh
Mash allah that’s great history
Sheikh cabdixaafid Mashallah xafidu allaah mar dhow Birmingham noo imoow. 🙈
Madax weynah umad somaliye horay usoco