Dear sister I thank you all thanks, Walahi, sister I need to pay, some thing It quiet difficult very difficult How to understand I don't want Business My personality only Thanks, your support Walahi
Salama calaykum wll Ardayad baan ahay wxan rabay inad si fiican ii bartid xagen kala so xidhidha I need walahi inan Ganacsi sameyo nafteyda Aan ku hori mariyo iso jawab wll
Abyo kula mida ahay cabsiyan igu jirto hadaa business inan bilawa raba online lkn meel wax ka bilawo ma hayo update ma ihi dhanka ganacsiga support ubaahna adi ma bilowday qaali
Waxaa ka dhiman oo and ku weydiinaa aniga markaan somalia joogo alibaaba ayaga miyaa iikenaya alabta mase waa in an somali ka shaqeysata keenista ku xiriirsho qolada dalabka ii heysa mahadsanid
Masha Allaha tabaraka raxman
Abyo sad no fahansisey ood wakhtigaga nogu hurtey jazakallah abyo❤
Macnto wlhi iga caawi ma fahmin wali xogaha illahey haku barakeyo
abaayo markaa horee ilhaye hakuu xafiido adiiga iyo familkaba ❤ ilhaye waxan kagaa baryaye farxada inshaa alhaa halkin kalaa xidheedha
Amin wala, dunio.kulmie1@gmail.com
Muqaalkaan wax badan oo iga maqnaa ayaa ka fahmi wllshy waad ku mahadsantahay sida wanaagsan aad noo fahansiisey
Runtii waxa aad tahy qof wanaag guuleyso wll❤
Mahadsanid walashey si clear ah la fahmi karo ayaaa inagu fahansiisay
Mahadsanid huno xili aan u bahna ayan helay video ilah ajar iyo xasanad haka siiyo ❤️❤️från gbg
Course kaan aad ayuu muhiim u yahay shugran walaashay, intii kale ee aad Naga balan qaaday waan kaa sugeynaa in sha allah.
Mahadsanid abaayo❤
Waadmahadsantahay washay qaali
Dear sister
I thank you all thanks,
Walahi, sister
I need to pay, some thing
It quiet difficult very difficult
How to understand
I don't want Business
My personality only
Thanks, your support Walahi
Jaskallah wllo wlhy wax fiican bada noso gudbisay wan ubahan in an wax ka gato thank you 🥰🙏🏻
Your welcome abayo ❤
Please wllo wali maan fahmin
@@Dee.k-Digital.Education Asc wlshy mcn
Bayo Gmail maxa ku gu qoran muhiim ku ahaa
ma, aanan fahmin
Masha Allah sister
One more thing
Can you help us the
Logestic somalia keenaayo
Thanks
Allaha kubarageeyo❤❤❤❤❤❤
Walaal aada u mahadsantahay
Allah bless you sister ❤️
Mahadsanid abaayo
Mashallah dunia🎉 guuleeso
Thanks wallo 😊
Walaashey waad mhdznthy alle hakaaga abaal mariyo lknse wxad ka soo hadashay sida card lacg bixin ta loo furanayo
Thanks 🙏 Walshey
Wad mahad san tahay wllshy
Mahadsanid
Jazakallah❤
Zxp ifhanzii
Marketing plz abayo
Mansha allah wllo 🥰
Thanks❤
Asc wall wad ku mahadsantahay❤❤
Wll waxd noosu dubta sida cargoga loogudiro o lyskugu xidho cidii kuso qaadaysay
Mshlh wlhi sifacn ban kaga fahmay
Thanks wll
Thanks so much mom plz meel laga la so xiriiro Iso sheeg
Mahadsanid hppti wllhi course kaan aad ayaan igu baahana wuuna i anfacay noloshaydana wax badan ayuu ka badalay😢❤
MashaAllah abaayo macan, aad aan ugu farxay commentigan, Allaha ku barakeeyo businesskaga❤❤
Walaal Gmailkaga i sheeg
Abyo numberkasda ma isiin karta
Abaayo namperkaga na sii
Abyo inbadan ayan ku wareeray wad mahadsantahay runti jisakallah qayraa noso badi xbbti🙏🏽💔
Byo account se u sameysey wu idide
Abayo waxaad ii sheegta cargo ga ugu wanaagsan ee keena alaabaha Ethiopia cirka iyo badda
thanks
Aad Baan uxiisaynayaa qaalih
walaa waxan donayay inad alaabtir dado casharkana ma fahmin ma icawinkarta
❤thanks AByo
Wll mahadsanid Adiga wali alaba ma dalbatay adiga
Haa
Wallo dalab dag daga ayaan rabaah e ma I cawin 23:50
Abyo halkee kaala soo xiririaa
Wll waad mahsantahay sidad dadka ugu faiidaynisiid Xagaan kalaso xidhadha wll
Asc wllshey ,ina kula so xiriro u bahnaa
Dunio.kulmie1@gmail.com
Masha alaah mahad sanid
Thanks
Welcome
Abaayo alaaab yar dalbanee lakin shipping aa qaali ah soomalia
Walaashey aad ayaa u daneynaa.barnaamijkaan please intee.kaalaa.soo.xariiraa.aad ayaa udaneynayaa
dunio.kulmie1@gmail.com abaayo
@@Dee.k-Digital.Education asc abayo inaad iga caawiso ayn rabaa
Waxan inaan masage email kaga ka so qaro lkn ima qoramayo mrka iso jwb
Inte kala so xirira abyo
Dunio.kulmie1@gmail.com
Halkan muuqaal mooyee wax kale oo mawduucan laxidhiidha maad duubin miyaa?
Abyo Somali adres malaha sidee ku dalba karnaa
Abaayo nambarkaga isiii waan kula soo xariraaa
Salama calaykum wll Ardayad baan ahay wxan rabay inad si fiican ii bartid xagen kala so xidhidha I need walahi inan Ganacsi sameyo nafteyda Aan ku hori mariyo iso jawab wll
Abyo kula mida ahay cabsiyan igu jirto hadaa business inan bilawa raba online lkn meel wax ka bilawo ma hayo update ma ihi dhanka ganacsiga support ubaahna adi ma bilowday qaali
@@umuabdullahiofficial1575 hargeisa hada joogtin mlinka khamista waxa la bilaaba course social media marketing ay bixinayso tisqaad computer
Abaayo ina kula hadla raba plz xage kaala so xariira
Dunio.kulmie1@gmail.com
Asc
Abayo xamar aya jogaa sida lcgta lobixina sifcn ma ufahmin
Bank baad car ka soo furan kartaa bwe
M.a waxa thy gabdh aftahan ah waxee sheegaysano og runtii wan la dhacay sharaxaada iyo sida noogu hagar baxdey mahadsanid jaskallah wll waxaana sugnaaba waa next video alibaba🥰 🙏🏾
❤❤❤
H@@Dee.k-Digital.Education
Abaayo waad mahadsan tahay lkn dharka qaar abaayo tayadoodo liidata sidee dhar quailty leh uga keeni karaa allibaba ?
Walal kow waa ina sample dalbata
Waxaa ka dhiman oo and ku weydiinaa aniga markaan somalia joogo alibaaba ayaga miyaa iikenaya alabta mase waa in an somali ka shaqeysata keenista ku xiriirsho qolada dalabka ii heysa mahadsanid
Happy Cargo baa address ka alaabta usheegaysaa iyagaa kuu keenaya
Abyo sidelaku ogaada lacagta
Google miyan website ka galay mise apkoda qali
Appka aa ka fican wala
Abayo kaar goo oo Somalia ah oo lagu kal sonaan karo ayaan rabaa
Abayo ani cambany gaar ah ma lihi luqada ingilishkana aadey iigu adagtahy icawi😊
Baayo waxaa jira app somali aad ka dhiganayso oo iyagana english ugu badalmaya
Meel laga soo xidhiidho meeday
Wll markaan account ka furanaayo Alibaba xageen ka galayaa ma google ka ayaan ka galaa
Appka lasoo dag zhp
@@muadyar3652 abyo ishg kley WhatsApp ka
Waa maxay shopping fee??
Waa inta lagugu gaarsinayo agentiga tidhi alaabta ii geya
Wlll somaliland ban jooga marka somalia la keeno yaa igu keenaya somaliland