WARBIXIN NOLOSHA CABDI OMAR - REPORT ABOUT ABDI OMAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 314

  • @omarahmad5053
    @omarahmad5053 6 ปีที่แล้ว +200

    Walalyal inta ilaahi jaceel iyo nabi mohamed CSW like isaar

    • @abusharma9221
      @abusharma9221 6 ปีที่แล้ว

      Seerabta

    • @sarahosman4626
      @sarahosman4626 6 ปีที่แล้ว +1

      Seerabta plz don't use religion and nabi Mohammed scw . TH-cam channel . Common man respect diinta islaam.

    • @eveibrahim7705
      @eveibrahim7705 6 ปีที่แล้ว

      Had a jecel nahay ilahay iyo nebigiisa. Maxaa like ka galay in Ku saarnoq.?!!!!

    • @lajeleylamafilanchanelali1491
      @lajeleylamafilanchanelali1491 6 ปีที่แล้ว

      Seerabta war adigu waa lagu garan somalind ayaa tahy wana leydnku garayana ku soo hos gabashada nacxarise korki ahate nabigeyna maxamed caleyhi salatu wasalam marka cayarta ka daya nabigeyna Scw please ok

    • @yusrayaaska185
      @yusrayaaska185 6 ปีที่แล้ว +1

      Seerabta scw scw

  • @yarkasandka7868
    @yarkasandka7868 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashalhaa guul

  • @alfanaankhadarkeeyow7610
    @alfanaankhadarkeeyow7610 6 ปีที่แล้ว +2

    Mariya Allow Ku barakee Wlshy qaaliga ah ALLOW Owlaad Kheyr qabto Allow niiziii
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @sarahosman4626
    @sarahosman4626 6 ปีที่แล้ว +10

    I'm crying walhi yaa Allah hooyo macaan . Hooyoyinka U duceeya yaa Allah Allahu janada guri oga dhis haayadaan iyo hooyooyinka muslimiista oo dhan . Very emotional.

  • @siradm
    @siradm 6 ปีที่แล้ว +64

    Ilaahayow barakey gabadhaas oo awlaad saalixiin ah yaa rabbi ilaahayow usoo dhali wanaageda. Ayaanlow igu salaan gabadhaas deyn bey kugu tahay ilaahay dartiis ban u jeclaaday gabadhaas ilaahay jannadiisa ha geeyo

    • @hikkrzminzzy5946
      @hikkrzminzzy5946 6 ปีที่แล้ว +1

      Sirad M but why be selfish and bring children to this world if you unable to raise them

    • @beldaajeguure1402
      @beldaajeguure1402 6 ปีที่แล้ว

      Hikry Minzzy what do u mean by that ?!

    • @halimosharif7651
      @halimosharif7651 6 ปีที่แล้ว

      Sirad M AAMIIN

    • @juweeriamohamed9665
      @juweeriamohamed9665 6 ปีที่แล้ว

      Sirad M aamiin yaa alah alaw u aqbal Waa gabadh qalbi saafiya oo daacada xaasidiinta soo kala dhexgasha alaw kaqabo alaw iskubarakee

    • @siradm
      @siradm 6 ปีที่แล้ว

      h m allahumma aamiin

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 6 ปีที่แล้ว +36

    Maria Waa Geesiyad iyadoo kale alle somali Ha ku badiyo isku waara wllo ❣️❣️

  • @wadanisomaliyed9796
    @wadanisomaliyed9796 6 ปีที่แล้ว +6

    Maasha.Allaah
    GUULaysta Maariya & abdiraxman
    Wllo Allaah Haysu KiinDaayo
    IlaaHay Haydin Barakeeyo

  • @hamdihashi9828
    @hamdihashi9828 6 ปีที่แล้ว +27

    Maria waa gabar qurux iyo iman Alle ku maneystey waxaa alle uga baryaa qooskaan quruxda badan owlaad saalixiin ah aya alle uga baryayaa aakhirana jannada Allha idinku ku kulmiyo

  • @abu.maalikk
    @abu.maalikk 3 ปีที่แล้ว +1

    Maria waa gabar aan wax lagu timaamo laheyn, Allah haku abaal mariyo Janno.

  • @cabdiraxmanhafafa9875
    @cabdiraxmanhafafa9875 6 ปีที่แล้ว +16

    Wallahi waa qiirooday Masha Allah wllky horey usoco

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 6 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah Alloow isku Barakeey Oo Farxada usiyaadi waa reer qurux badan iskuna qanacsan

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah qoys quruxbadan. Allaha shaafiyo , Xaaaskiisuna waaa Boqorada Aduun ka Allaha Abaalkeeda jano Aduun iyo Aakhiraba hawgu badalo, Waaalidkiizna Allha hawshaaz ay ku Soo sabreeen danbi dhaafna hawgu badalo Aaamiiin Aaamiiiin . #ALLAHA HACAAFIYO CABDIRIXMAAN Omer. Insh allh.

  • @zaamiyamouse9373
    @zaamiyamouse9373 6 ปีที่แล้ว +1

    Manshallaa mariya Allah haku baeakeeYo adi odaygaga iyo wiiil kagaba

  • @ibrooali4182
    @ibrooali4182 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilahay hay ubad khayr qaaba hakala siiyo Maria iyo seygeda

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 6 ปีที่แล้ว +13

    Maashaa Allaah gabadhiisa ama xaaskiisa baarakalah hambalyo isku waara ubad qeerqabo,qurux badan

  • @jacfarfarhan8877
    @jacfarfarhan8877 6 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah Maria waa gabar imaan leh.
    Allaha idin dhowro

  • @cabdiqadirjaylani2882
    @cabdiqadirjaylani2882 6 ปีที่แล้ว +38

    Wiilkani waaa genius wuxu soomaali ugu jiraaa halkii uu Stephen howking ugu jiray Britain ...ilaaahy waxaan ugu baryayaaa gabadhaaas inay noqoto mid adduun iyo aakhiraba guulaysataa RAAd wangsna kaga tagto noloshan

    • @Mubarikmoha
      @Mubarikmoha 6 ปีที่แล้ว +2

      Cabdiqadir jaylani
      Tha is right wlh
      Stephen hawking Waa nin dunida Saameyn weyn Ku reeptay inkastoo
      Uusan aaminsaneen Jiritaanka Allah
      Lkn walaalkey C.raxmaan Ahne Samigeey waa muslin Wxaana aaminsanahay Inuu intaas Inka badan Uu Gaari karro

    • @cabdiqadirjaylani2882
      @cabdiqadirjaylani2882 6 ปีที่แล้ว

      Mogadishaawi Boy insha Allah ilaahy halla garab galo

    • @hikkrzminzzy5946
      @hikkrzminzzy5946 6 ปีที่แล้ว +1

      Cabdiqadir jaylani the guy you talking about was highly educated please don’t compare the 2 😞

    • @halimosharif7651
      @halimosharif7651 6 ปีที่แล้ว

      Cabdiqadir jaylani AAMIIN

    • @shamisaidid6979
      @shamisaidid6979 6 ปีที่แล้ว

      Halimo Sharif hi

  • @faya786
    @faya786 6 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah Mariya gabar aqli badan geesi ah abdiraxman iyada dooratey qeyr badan illahey haku siiyo. Mariya weligaa sidaan iyo sikafiican ula dhaqan Ninkaada iyo Sodohdada waad qeereysa Aduunyo iyo Aqiro InshaAllah.

    • @faya786
      @faya786 6 ปีที่แล้ว

      .

  • @umuhaatukheyr7448
    @umuhaatukheyr7448 6 ปีที่แล้ว

    A s c Ayaanle allaha Ku barakeyo wll maasha allaah cabdi iyo reerkiisa allaha xafido gabana gob gob dhashay weeye

  • @filsanabdi218
    @filsanabdi218 6 ปีที่แล้ว +12

    Mansha Allah ilaahay ha idin xifdiyo faraxad kuwada nolada aduun yada waa ayame ilaahay awalaad kheyr qaba ha idinku arzaaqo

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 6 ปีที่แล้ว +1

    MaashaAllaah maria Eebe haku xafido qof ilaahay hal adayg iyo naxariis ku beeray weeye Ilaahaw awlaad saalix ah sii .aamiin

  • @latashoxidigachenal5837
    @latashoxidigachenal5837 6 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah alle ha xafido waa wiil dad badan oo ka fcnyhy lixaadoda qaba

  • @habibaabdalla8264
    @habibaabdalla8264 6 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah hooyadiis Siraad jannada Allah ha geeyo waayo ayada ayaa intaa soo gaarsiisay Rabbi ka suge xaaskane ha arakeyo amiin

  • @rayaanmaxamed1298
    @rayaanmaxamed1298 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah hormar wcn aya u rajeynaya C/raxmaan iyo qooskiisa iyo inta sidiisoo kale ah insha allah

  • @nimcoqaali214
    @nimcoqaali214 6 ปีที่แล้ว

    Allhu akbar gabadh ka wanaagsan ma arkin allh ha idin xifdiyo

  • @Boodboode61
    @Boodboode61 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah this is so beutifull what makes more beutifull is his wife and his family am proud to be somali. This story gives a me hope.

  • @zaamiyamouse9373
    @zaamiyamouse9373 6 ปีที่แล้ว +1

    Farxadu wa shay muhiima

  • @najaxaxmad8385
    @najaxaxmad8385 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ilahow ubad bariyasi aamiin aamiin yarabi🤲🤲🤲

  • @fartunabdullahi5172
    @fartunabdullahi5172 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Allah haysku barakeyo familk

  • @nasiimali7828
    @nasiimali7828 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah maria qurux iyo wlken Abdi Allah idiin barakeeyo

  • @barezali9993
    @barezali9993 6 ปีที่แล้ว +9

    Imaan badaana gabadhan
    Mashallah illahay ha ku barakeyo abaayo

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 6 ปีที่แล้ว +10

    Majiro nin somali ah oo gabar naafa ama saan oo kalaa guursanaaya. Agayoo aan naafo ahayn ayay markaas xanuunsado furaan. Lkn dumarkeena masha allah waa wax garaf. Meshii raga ayagaa kujira.
    Isku waara

    • @saaddaher9913
      @saaddaher9913 6 ปีที่แล้ว

      huno hayat yassin waan kuula qaaba taa waa ruun lakiin maa qaabo in xanuunka lays ku naaco wuu xanuunsanyahay niinka xaaskiso buukta ka tagaya takalee waa taad dumarow nagaga ficaantihiin thanks waalal sacaad daher from djibouti

    • @blamemenotreligion2225
      @blamemenotreligion2225 6 ปีที่แล้ว

      Waraaya way jiraan ayagoo badan waliba

  • @abdallayusef5385
    @abdallayusef5385 6 ปีที่แล้ว +23

    Ax yaa raaliya walahi gabdhaan camal ayaa Somali kujirto ismala heen ajar alaha kasiyo.
    Dad badan waxy qabaan in somalida wada xun tahay lkn gabdhaan camal ayaa kujirta

    • @sekeriyem3557
      @sekeriyem3557 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdalla Yusef
      Haa wallah bro wan qiirooday 😭 ilaahay hayku barakeeyo

  • @jjbashir2064
    @jjbashir2064 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah illahay qoyskan ha barakeeyo

  • @abdisalamhassan8849
    @abdisalamhassan8849 4 ปีที่แล้ว

    maashaa Allah guul walaal Abdirahman

  • @aliyaalisho3246
    @aliyaalisho3246 6 ปีที่แล้ว +1

    gabdhuhu way naharis badanyihin yihin wilkan bay gursatey u naharisatey masha Allah

  • @Ayaaana21
    @Ayaaana21 6 ปีที่แล้ว +2

    Allow iskubarakee qoyskan quruxda badan wallaahi wan qiiroday janada Allaah haidinku kulmiyo guul ayan idinrajeynayaa adun iyo aqiro Ammiin Aamiin Aamiin yaa raxiim

  • @yarkasandka7868
    @yarkasandka7868 5 ปีที่แล้ว

    iishalhaa wllky alhaaa cfiyoo Amin iishalhaa

  • @dahranmaxamed1267
    @dahranmaxamed1267 6 ปีที่แล้ว

    mashallaha aboyo iyo aboowe waidinkufarxasanahy guuul Alle haidan xafido

  • @ismailcade5601
    @ismailcade5601 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah illahow isku deeso oo isku barakeey

  • @umusalmo2278
    @umusalmo2278 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh isku barakeeyo awlaadna allh siiyo

  • @aaminaxariif644
    @aaminaxariif644 6 ปีที่แล้ว +5

    Mansh allh wlhi waa qoys qurux badan ilhy nolosha farxad haydinku noleeyo

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah guur khayr qaba

  • @mulkimohamed3498
    @mulkimohamed3498 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qoos qurux badan Allah idin barakeyo

  • @mohamedidrissoubah4013
    @mohamedidrissoubah4013 6 ปีที่แล้ว

    Masha-Allah Masha-Allah, félicitations Abdourahman. J’ai donc tenté d’appliquer un certain nombre de principes assez simples afin que mes félicitations soient bien comprises et surtout bien intégrées par ta réussite. Ces principes m’ont été inspirés par différentes épreuve que certaines jeunes de ton âge ne le profite pas le bien fait d'Allah, et respect pour ta jeunesse épouse Maria

  • @wellnessbymaryama699
    @wellnessbymaryama699 6 ปีที่แล้ว

    maasha allaah tabarakallaah ilahay ha idiin barakeeyo maasha allaah maryam ajar wayn ayaa qadatay maasha allaah xabiibati

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allaaah illaheey heeysu barakeeyo lamanahan khuruxda badan gabadhanaa masha allaaah illahoow xafid oo abalkeeda janadada ugadhig 🙋👍💕👍💕

  • @fadumakherow4902
    @fadumakherow4902 6 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah ilahayow ubad salix ah sii

  • @ahmaadzawaaj
    @ahmaadzawaaj 6 ปีที่แล้ว

    Thank you walaalo-
    Haddi aad dhiiragalinesid bin aadanimada jeceshahay ne caawinta danyarta fadlan subscribe dheh oo nagu soo biir
    #BahdaCaawiDanyarta
    #ZawaajTeam

  • @sanbriinaqalbiwanag8204
    @sanbriinaqalbiwanag8204 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah alle ha idin xafido Mario abaayo alle ha idin barakeeyo awlaad saalah ah alle ha ha idin siiyo

  • @abshiroxasan1896
    @abshiroxasan1896 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah allaha idin barakeeyo

  • @yasminkanan7518
    @yasminkanan7518 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabaraka allah alle ha idiin xifdo

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 6 ปีที่แล้ว +1

    Allah isku barakeyo 😘 asaga iyo rerkisa iyo dhaman xaskisa caruurna allah siyo 💖

  • @suhuurmuuse6693
    @suhuurmuuse6693 6 ปีที่แล้ว

    Maasnha alaaah mariyo iyo cabdirixmaaan wlalahy illhy ha isu kiin barakeeyo

  • @s.y.lkanal1146
    @s.y.lkanal1146 6 ปีที่แล้ว +5

    masha allaah dad lugu iyo gacmaleh oo manta maskaxda curiyaan ka ahaa jiraa allaah ha caafiyo asna

  • @triplea6603
    @triplea6603 6 ปีที่แล้ว

    Macha Allah Allaha isku kindayo ubad khayr qabana idin kala siiyo Incha Allah

  • @sihamcadced2296
    @sihamcadced2296 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh mariyaa cadi ma ahaa waa qoof fcn naxaris badan Mash allh bark allh

  • @mohamudjamamoahamed5039
    @mohamudjamamoahamed5039 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah maria.allah haku xafidoo
    Waaa qof iiman leh

  • @sahrofarah5422
    @sahrofarah5422 6 ปีที่แล้ว

    Illaahayow gabadhaas barakee oo awalaad saalixa kala sii aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabi Raxmaan isagana illaahayoow caafimaad taama sii.

  • @mazbalqali4971
    @mazbalqali4971 6 ปีที่แล้ว +1

    M.a abdirahman wllky baari ways Allah subxanawatacalaaa hasiiyo owlaad baariya I.a

  • @ubaxudgoon8109
    @ubaxudgoon8109 6 ปีที่แล้ว +1

    Ar tan geesisanaa illlahow u kargaar subxanllah wlllhi nolol yabane ku jirtaa

    • @ramlaosman5583
      @ramlaosman5583 6 ปีที่แล้ว

      NA WA XALDANTHY NOLOSHEEDA MXA DHIBAY ALA KU DHIB YHY AFKAGA EDAB BAR

  • @munadagan722
    @munadagan722 6 ปีที่แล้ว +1

    maansha Allah waaa arin aaad iitaabtay wlhi su.aalo badana ku reebtay qalbigayga alle haysu barakeeyo😇😇

  • @somalidhalad3483
    @somalidhalad3483 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah raxmankey hanii xafido reer boqortooyo

  • @galmaygaa.8166
    @galmaygaa.8166 6 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah abdirahman iyo mariya allaha idin barakeeyo

  • @hamdiibrahim8798
    @hamdiibrahim8798 6 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah gabar iimaleh oo geesiyada allaw isu barakee oo awlaad baari sii

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, isku waara ubad kheyr qaba kala hela cadowgana Allah idinka xijaabo insha Allah

  • @mohamedabraas1993
    @mohamedabraas1993 6 ปีที่แล้ว

    Allaha xafido maria iyo c/raxmaan runtii wa lamaane ku dayasho mudan guul ban urajaynayaa insha allah

  • @dahir-ismail
    @dahir-ismail 6 ปีที่แล้ว +6

    masha allaah waa qof wanaagsan oo imaan leh ee ilahay owlaad saalixa oo wanaagsan allaah siiyo

  • @khaledAli_210
    @khaledAli_210 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah waa gabar aan is dhihi karo waa boqorad, geesiyada ah masha allah.

  • @fadumoabdi5834
    @fadumoabdi5834 6 ปีที่แล้ว

    Maan sha Alaah ilahay ha ku xafido ilahay ha ha caafiyo ubad khayr qaba Ilahay ha idin siiyo

  • @arowhamud2528
    @arowhamud2528 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waa wiil qiimo iyo qaayo leh Alle hadhowro asiga iyo xaaskisa

  • @sandyalison6892
    @sandyalison6892 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah islantani aqli badana cadanku striber bay u kenaan qofkano kale hoyadan gabar somali oo ficaan bay u hesheey masha Allah

  • @Jaburi
    @Jaburi 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah waxa uu isku lehay Alaah naxariis badan,Hooyo gaarriyad ah iyo xaas qalbi wanaagsan..
    Allaah ha usiyaadiyo kheyrka shartana haka ilaaliyo aamiin aamiin

  • @nacimosalat2338
    @nacimosalat2338 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ilhaye haa uu siyadoyo cafimadkisa walibo allah haa isku daysto lawaadoda Insha allah.

  • @muhubourur7215
    @muhubourur7215 5 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah hapo mcn

  • @farhiaadan2445
    @farhiaadan2445 6 ปีที่แล้ว

    Allow isku baraky ubad qer qabo allah kalal siyo Amiin yarabi

  • @maxammedraage12
    @maxammedraage12 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wlhi isku meel aan kuwada dhalanay hospital SOS Ee Mogadishu 👌👌👌💯💯

  • @haawaabdulqadir6644
    @haawaabdulqadir6644 6 ปีที่แล้ว +5

    Maanshalaah.manshalaaa

  • @ahmedmuna9575
    @ahmedmuna9575 6 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh gabar wanagsan oo sabir wanagsan alle ha barakeeyo

  • @caawiyeciiltirecali603
    @caawiyeciiltirecali603 6 ปีที่แล้ว +13

    Allha caafiyo miskiinka😰😰😰

  • @samawadechannel7590
    @samawadechannel7590 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah ilahay ha isu barakeeyo

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 6 ปีที่แล้ว +1

    masha alllaah rabi haku xafido aabyo mariyo akhiro jano allaha ku siiyo adunyada hadaa qof kurbada ka feeydo adigana akhiro ayuu ilaahey kurbada kaa feydaaa jannada allaha idin ku kulmiyo hooyo mcaan adigana allaha ku xafido waayo waad ku soo dhibtootay

  • @Mubarikmoha
    @Mubarikmoha 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah
    Waxaan Rajeynaa inuu Dunida
    Qabdado sidii Stephen Howking
    Oo dhawatan bakhtiyay

  • @m.digaale4190
    @m.digaale4190 6 ปีที่แล้ว +26

    Maria Boqorad Weeye Allah Ha isu Kiin Barakeeyo

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 6 ปีที่แล้ว +1

    Massallah

  • @hgfhhhgg9330
    @hgfhhhgg9330 6 ปีที่แล้ว

    masha allah walahi wa gabr wanagsan allah idin siyo ubad qeer qabo farxd ku nolada

  • @foosmohamed7152
    @foosmohamed7152 6 ปีที่แล้ว

    masha allh abayo alle ha idiin siyaadsho nolosha quruxda badan aad ku jirtaan

  • @xukunfx7091
    @xukunfx7091 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah apaaayo whli waxaa thy qof qaali ah

  • @isbedeldoonchanel7047
    @isbedeldoonchanel7047 6 ปีที่แล้ว

    Maansha allah I really love her Allaha kubarakeeyo abayo mcn waxayahay dhayman runtii ado kale magamahelaayo adunkaan waan kugu fanenaa hadan dumar nahay ilahey awlad adi iyo Abdi idin anfaca Allaha idinkakasiiyo amiiiin 💖💖💖💖💖😍😍😍😍💖💖💖💖💖

  • @yusraamiin3726
    @yusraamiin3726 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah Maria waa gabar ku dayasho mudan alle haku siyo waxad jeceshahay adunka iyo aaqiro well don

  • @amamirtoyor6316
    @amamirtoyor6316 6 ปีที่แล้ว +17

    ayaanle hadii aad aad aragto qoraalkaan bilaahi calayk iga gaadhsii gabadhaan salan suban wa kugu amaano wall

  • @aminaabdullahi7582
    @aminaabdullahi7582 6 ปีที่แล้ว +1

    Allah haku barakeyo masha Allah i love you both

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 6 ปีที่แล้ว +3

    keep going 💖💖💖💖

  • @awalenuro4947
    @awalenuro4947 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah baraka allahu fikum

  • @erfg2538
    @erfg2538 6 ปีที่แล้ว

    Maashaaalaah shukran

  • @samiyamahmed3779
    @samiyamahmed3779 6 ปีที่แล้ว

    msha alllalh ilhow isku barakee qorxdoda dhameystir

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ayaanle warbixintan aad nala wadaagtay

  • @abdulkadirgacal3267
    @abdulkadirgacal3267 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahay ha ku dhowro Abayo

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 6 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah gabadhas allaha ubarakeeyo isha cadowga rabbi ha idinka badbadiyo

  • @sekeriyem3557
    @sekeriyem3557 6 ปีที่แล้ว

    Manchalah ilaahay haydin garab galo alah haysukin barakeeyo guulaysta if iyo aakhiroba