Abwaan, muxalimiiste, musikiiste, heesaa, Saciid Maxamed Xarawo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 13

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +2

    Legend Siciid Xarawo, Allah cimriga hakuu dheereeyo, aamiin. , Somali baad ka dhalatay, wax qiimo ah ma lihid

  • @akhyaargabay6184
    @akhyaargabay6184 2 ปีที่แล้ว +3

    heeso badan ayuu laxanka saaray sida heesta raguu naago jecelaa dumarkuna u roonaa iyo sirmaqabe raxmaankoow 1971 heeso kale oo farabadan waa nasiib darro inaan waraysi laga qaadin alla maxaan siciid harawo raadiyey isaga iyo cabdikariin jiir ilaahay ha u naxariistee iyo xasan garydh beershiya ayaa raggaa kale waraystay siciid harawo waraysigiisii ugu horeeye mid nacas ah oo aan weriye ahayn poo kayd media joogay ayaaa waraysi aantaariikh reebin oo sulaalo niic ah weydiinayo weydiiyey ilaahay ha caafiyo

  • @ilayscmr1800
    @ilayscmr1800 3 ปีที่แล้ว

    Waaw waa abwaan cabqariya

  • @waririhaji8983
    @waririhaji8983 6 ปีที่แล้ว

    Mashalah waa wareysi aad uqiimo badan sidaas ha loo soo aruuriyo tarikhdii fanka somaliyed

  • @ismahancali251
    @ismahancali251 4 ปีที่แล้ว

    Mashaalha adeer nolow

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 3 ปีที่แล้ว

    Soomaali hadey abaal leedahay wax ha tareen

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan siciid xarawo waa cabqari la hagraday

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 ปีที่แล้ว +2

    Abwnk waa mid kamida mucjisooyinkii fanka soo mry Ama eeba usiiyey hibada fanka waa mu'alif kabaniste laxamiste iyo heesaa
    Heesihii caanka ahaa uu alifay waxaa kamid ah heeskii wadinaga ahaa ee caanka ahaa.
    Goormaan ladnaan lixdankii
    lugooyadii nadeysay 26 juun
    goormaa lulan 12:00
    Goormaa libaaney
    1 luuliya 2midoowday
    Heesihii jcylk abwn waxa akamida
    Heeskii cajiibka ahaa ee garqaado jcyl
    Axmed cali cigaal
    Ilkaheeda dhuuxaa
    Indhaheeda dhaydaa
    Dhabankeeda curubtaa
    Sunayahaa bil dhaladkiyo
    Sida qaansa lagu dhigay
    Axmed cali cigaal qaado Rwyd jin iyo jcyl
    Garqaado jcyl
    Aan gam ee idaayoo
    Garba duub ha ii xirinee
    Iga siib gantaalaha
    Axmed cali cigaal
    Heeskii khadra daahir ee sheeka baraleey
    Cabdoow barisamaadkii
    Iyo sheeka baraleydiii

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 4 ปีที่แล้ว +2

      Heesta garqaado jaceelow waa saxan tahay Abwaan Siciid Maxamed Xarawo ayaa leh AUN. Lkn dhaxal ma duugoobo. Heesta kale ee aad tiri ee ilakaheedaan dhuuxa dhabankeeda curubka ah ama looyaan May dhiman Suleekha dhulkeenay kunoshahay waxaa leh nin professor ah oo ladhaho Cismaan Daqarre, lkn laxanka kaliya ayuu leyahay heestaan Siciid Xarawo. Heesta kale ee aad tiri Cabdow barisamadki markaan sheeko laralaydii ee qaado Khadra Daahir Cige (khadra Dhoole) kadaa been sheega fanka waa dhaxale waxaa iska leh mu'alifkii waynaa CabdiQafaar Yusuf Cagoole. Ee walaal kadaa sooyaalka qaldan fanka. Allaha uwada naxariisto dhamaan inta dhimatay inta noolna caafimad hasiiyo.

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 ปีที่แล้ว

      Runtaa weeye sidaa aad sheegtay sxp.

  • @haar91
    @haar91 4 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan dalka iyo dadka Somaliyees waxaa lagu xusiisay gormaan liibaanay

  • @akhyaargabay6184
    @akhyaargabay6184 2 ปีที่แล้ว +2

    soomaalidu waa dad aad u liita waxay ka gaabiyeeen inay siciid harawo waraystaaan markii keloya ee live loo helay kaas aan sheegay ee keyd media joogay ayaaa waraysi caato ah ka qaaday waxa fiican in la ururiyo heesaga uu laxanka saaray ee qqimaha badnaaa iyo taariikjhdiisii in kastoo aan iminka maskaxdiisu caadi ahayn laakiin xasuusti kama lumin ilaahay caafimaad ha siiyo iyo cimri dheer