GIFT 400K SUBSCRIBE || SHOPPING DAHAB OO SAXAAF SUPRISE IGA DHIGAY || SUUQA DAHABKA MALAYSIA ||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 3 ปีที่แล้ว +625

    Inta single ah sidayda oo hadana lamaano walba daawato like ii saara😀
    Alloow mid khayr qabta sida adna😀

    • @qadarcarab5326
      @qadarcarab5326 3 ปีที่แล้ว +3

      Baraarujin Baraarujin.
      ((waji puk Channel ))
      Walaal horay u gal Channelkan fiiri waxa ku sugan bacdeen markaas Subscribers Ama saar
      Kafaa'ideso Ado gurigaga jogo Ama meshaada shaqo.
      Wall ka'faaideso waa fursad ku somartay kuna anfici doona Aduun iyo Aaqiroba .

    • @Siciiddhiif14
      @Siciiddhiif14 3 ปีที่แล้ว +1

      @Quruxda _ Qalbiga waan kuu saaray wll

    • @faatimamohammedali5719
      @faatimamohammedali5719 3 ปีที่แล้ว +2

      me too xbbty single aa kula ahay illahay wax khayr qaba hano sahlo😂

    • @najmaciise3003
      @najmaciise3003 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah tabarakalah dheh abayo Allaha ku sahlo mid kher qabo dahab ku gado

    • @bashirbashiirhawaarojaceylku
      @bashirbashiirhawaarojaceylku 3 ปีที่แล้ว

      @@Siciiddhiif14 waaykan mcne maa adika iwacay isheeg💋

  • @marwolove5599
    @marwolove5599 3 ปีที่แล้ว +302

    Mashlh rabi hydin siyaadiyo farxadaas aniga iyo inta lamidka ahna hasiiyo😭🙏waxn ahey hooyo caruurtii lagu dayacay rabiyow ila kori ubadkayga

    • @qadarcarab5326
      @qadarcarab5326 3 ปีที่แล้ว +1

      Baraarujin Baraarujin.
      ((waji puk Channel ))
      Walaal horay u gal Channelkan fiiri waxa ku sugan bacdeen markaas Subscribers Ama saar
      Kafaa'ideso Ado gurigaga jogo Ama meshaada shaqo.
      Wall ka'faaideso waa fursad ku somartay kuna anfici doona Aduun iyo Aaqiroba .

    • @hooyomacan6782
      @hooyomacan6782 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaarabi 🤲❤️

    • @rayanhassan6389
      @rayanhassan6389 3 ปีที่แล้ว +7

      Aaaamiin allaha kula koriyo hooyo mcn waaa hooyo mcn waxwalba ayadaa hysa ialaahow hooyinka muslimaadka ah caawi intii farxsana allaha usiyaadiyo intii dhibana dhibka alalha ka qaado aaamiin yarbi

    • @drsfalastin1831
      @drsfalastin1831 3 ปีที่แล้ว +1

      Ameen allow kulakori

    • @aqlibadansidiiwalidkeed8777
      @aqlibadansidiiwalidkeed8777 3 ปีที่แล้ว +2

      Abayo allaah hakula koriyo

  • @alhamdulilaahcalakulixaal8730
    @alhamdulilaahcalakulixaal8730 3 ปีที่แล้ว +44

    Ninkeyga hadu hadiyad i sinayo waxan ka codsan laha ina xajka i geeyo waxan wa mal adun berito aya ka taga lkis ciwadada kama herto allo anigo nawat qawa i geey meshan ku hami weynahay cimrigasna allow i siih inta jecel na si ya rabi

    • @abshirfarah6857
      @abshirfarah6857 3 ปีที่แล้ว

      Amin wll inshallah

    • @ifraaxsagal8122
      @ifraaxsagal8122 3 ปีที่แล้ว

      Aamin ya allh xbbti dhamanten

    • @alhamdulilaahcalakulixaal8730
      @alhamdulilaahcalakulixaal8730 3 ปีที่แล้ว +1

      Amin mcnto

    • @hiboo11maxamed52
      @hiboo11maxamed52 3 ปีที่แล้ว +2

      Walhi wax ka fiicana malahan sandkii hada dhamaaday ayaa anoona fileyni la iiwaday cumrada bishii koowaad intuuna ka roona imaanin walhi nolasheyda wax badanaa iska badal farxad joogta gbdhoow gurigii ilaahay awood hadaa uledihiin ka faideysta

    • @alhamdulilaahcalakulixaal8730
      @alhamdulilaahcalakulixaal8730 3 ปีที่แล้ว

      Hiibo mashallah abayo ilahey anaga allah na geeyo wax yabaha aan mar walbo weydisto rabi ayey ka mid thy

  • @لاتحزناناللهمعنا-د8ط
    @لاتحزناناللهمعنا-د8ط 3 ปีที่แล้ว +34

    Walahi inaan Comments soo qoro Ame aqriya ayaad Inacsiiseen dadkaan duugsiga iyo calaacalka badan Alle ka cabsada magaca rasuulkeena scw oo ku tuuksaneysaan iska daaya fadlan

    • @hakima2067
      @hakima2067 3 ปีที่แล้ว

      Waa Saad u sheegty quudka aa meel xun ka galy Allah tuuga in uu quud xalaal ah idin siiyo ha iloowina "" tuugsi bini aadam tuur uu kuu yeelaaa ""

    • @لاتحزناناللهمعنا-د8ط
      @لاتحزناناللهمعنا-د8ط 3 ปีที่แล้ว

      @@hakima2067 Ameen yaa Rabi

  • @Hodanonline
    @Hodanonline 3 ปีที่แล้ว +115

    Ka badan baad istahishaan walldey❤️🤴👸🏻💯

    • @yaaskacumar4314
      @yaaskacumar4314 3 ปีที่แล้ว +3

      Hodan cadeey adina mardhow waad gaaro 400k insha allaah hodan cadeey dar alla kuu jeclahay

    • @Hodanonline
      @Hodanonline 3 ปีที่แล้ว +3

      @@yaaskacumar4314 insha allah 🥺🥰

    • @juweeramohamed4510
      @juweeramohamed4510 3 ปีที่แล้ว +2

      Hodantydii miyaa halkan joogto xppt farxad ku noolow intaa iyo ka badan ku rajynaya xppt 😍😍

    • @juweeramohamed4510
      @juweeramohamed4510 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Hodanonline 😍😍

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 3 ปีที่แล้ว

      @@yaaskacumar4314 walal Subscribe isaar

  • @Shaxshaxlow5194
    @Shaxshaxlow5194 3 ปีที่แล้ว +214

    Legend saxaaf waan aminsanhy like saara hadaad adna aaminsanthy👊

    • @teamtayzirofficial6490
      @teamtayzirofficial6490 3 ปีที่แล้ว +3

      Wll Subscribe ii saar Chennal Waa iga Cosi

    • @qadarcarab5326
      @qadarcarab5326 3 ปีที่แล้ว

      Baraarujin Baraarujin.
      ((waji puk Channel ))
      Walaal horay u gal Channelkan fiiri waxa ku sugan bacdeen markaas Subscribers Ama saar
      Kafaa'ideso Ado gurigaga jogo Ama meshaada shaqo.
      Wall ka'faaideso waa fursad ku somartay kuna anfici doona Aduun iyo Aaqiroba .

  • @Sabriina7
    @Sabriina7 3 ปีที่แล้ว +241

    Waxaan TH-cam sogaliyaa quraan soboqda

    • @qadarcarab5326
      @qadarcarab5326 3 ปีที่แล้ว

      Baraarujin Baraarujin.
      ((waji puk Channel ))
      Walaal horay u gal Channelkan fiiri waxa ku sugan bacdeen markaas Subscribers Ama saar
      Kafaa'ideso Ado gurigaga jogo Ama meshaada shaqo.
      Wall ka'faaideso waa fursad ku somartay kuna anfici doona Aduun iyo Aaqiroba .

    • @ijaboyussuf2444
      @ijaboyussuf2444 3 ปีที่แล้ว

      Maxa kuqoron

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว

      @@ijaboyussuf2444 alaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo th-cam.com/video/r_t0c0X05Cs/w-d-xo.html

    • @naanfamily
      @naanfamily 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah

  • @aminokhaliif2740
    @aminokhaliif2740 3 ปีที่แล้ว +178

    Saxaaf xoolaha iskama laha somalia iskale inagaa kuu labisnay noo mhdceli✌

    • @qadarcarab5326
      @qadarcarab5326 3 ปีที่แล้ว

      Baraarujin Baraarujin.
      ((waji puk Channel ))
      Walaal horay u gal Channelkan fiiri waxa ku sugan bacdeen markaas Subscribers Ama saar
      Kafaa'ideso Ado gurigaga jogo Ama meshaada shaqo.
      Wall ka'faaideso waa fursad ku somartay kuna anfici doona Aduun iyo Aaqiroba .

    • @shamsomaxamed3845
      @shamsomaxamed3845 3 ปีที่แล้ว +9

      Lkn didalka asaga la yimid ma hilmaamtay tas 😍

    • @cadeeycadeey4096
      @cadeeycadeey4096 3 ปีที่แล้ว +6

      Aduunyo wax la dhahayo majirto anagaa nii shaqeenay saxiib iyagane juhdi beey galiyaan vidyaashay anagane waa daawaana so wax isku mana sheegeso naguma lahan qoyskaan iyaga shaqeestay lacagtood masha-allaah

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 3 ปีที่แล้ว +8

      Ayada lee shaqaysatay abaa ninkeeda ay Ku sharfee maahee masha Allah

    • @cadeeycadeey4096
      @cadeeycadeey4096 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh saxaaf garabkeeda kamuuqdaaa waana dhiiragaliyaheda guushane asaas u yahay ee caadi iska dhig bal war soomalodeena xaasidsanaa libinta uquura qoyskan

  • @umufadumo3753
    @umufadumo3753 3 ปีที่แล้ว +165

    Naa adnooy wx mkuu sheegaa wlly nimcada ilahy ku siiyy ku xmdi oo qarso dd aan hysn baa jira dd gaajo u dhimnyaa jira sxby intaa istustuska ngadeyso nimcda qarso wnku shegy

    • @amiinahisse1910
      @amiinahisse1910 3 ปีที่แล้ว +16

      Abaayo wa u gaartay dhibmaleh u dheh masha Allah qofkaa heesan allaha siiyo ayadana farxadeeeday nala wadaagtay waxba dhagama dhibin
      Teeda kale waxaan wax weyn maba ahan waa iska wax yar

    • @murwaadqurux3887
      @murwaadqurux3887 3 ปีที่แล้ว +5

      Walllhi waasaxantahy alhamdullillah dheh oo albaabka xidho

    • @marwomaxmed3887
      @marwomaxmed3887 3 ปีที่แล้ว +2

      @@amiinahisse1910 ha u gaadho hdn dad wx jira mrkay arkaaan odhan al nagta nin by hesgy afka dadkun wa balaayo wll mrka nimcad ilahy siyey inty tidha alxm oy vedio jooji wx dhama male anagu kama xaasisani oo msha allah wn u odhaneee lkn ha ogaatay dadka qyrkeed en hysn nimcadan ina ilahy u grn waayin ee uu ku eegayo ku wa nimcd ku wdh wadhey

    • @marwomaxmed3887
      @marwomaxmed3887 3 ปีที่แล้ว +6

      @@amiinahisse1910 adi hadeyn wx weyn kula ahyn dad baaa caw sexdy iyagon wx cunin oy wx u tahy plz wx yr fahan

    • @hodanahmed5856
      @hodanahmed5856 3 ปีที่แล้ว +3

      @@marwomaxmed3887 horta bal aynu sugno in prank yahay iyo inay runtahay lama kala garanayee saxaaf inu cadhonayad moodaba nin xaaskisa gift siinaya hadana farxad umujinayn bilaayo vidoe kale oo waa prank laleyahay argnaa reer youtube sanadadn maba kala garanaysid runtii iyo beentii waxay soowadan aynu sugno kkkkk

  • @Haafturki
    @Haafturki 3 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah hambalyo xabiibti hambalyo xabiibti hambalyo hambalyo farxad waa kula qeybsanay mar kasto ii faraxsanow allaha ikaa xafido adiga iyo familka dhamaan

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha’Allaah congratulations Adna new gold caafimaad ku xiro oo ku hayso Abaayo Masha’Allaah nin Rageed deeqsi saas baa la Rabaa illaahay ha idin xafido Beautiful family Masha’Allaah ❤️❤️😍👍

  • @aliyaaabdirizak2185
    @aliyaaabdirizak2185 3 ปีที่แล้ว +4

    Naxaristeyda wlshy Adna iyo my brother legend Saxaaf iskuwara dadkeygi leyga berow idin jecliya Familykeyga 🙏🏻💙💉🥰💯🩸blood

  • @بيتيمملكتي-ذ3ل
    @بيتيمملكتي-ذ3ل 3 ปีที่แล้ว +12

    Hadaa runsheegeysiin uu dahab yahay lacagta markaad bixineyseen maax usoo duubiweyseen waxa kala dhan dadka waad tusteene been iyo faan Ayaad meesha ku heysaan

    • @umusumaya2525
      @umusumaya2525 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waa fahantay waa faan iyo halagaa sheego sheekadii igu sawir ey noo keenen 😂😂

  • @dheemanibrahim6677
    @dheemanibrahim6677 3 ปีที่แล้ว +28

    Dahabka hadiila soo gaday màa na tuso guriga markii la keeno igu sawirta na dhaaf yaakhi 😂varta waa idin haaysaa walee

    • @themotivationreminder
      @themotivationreminder 3 ปีที่แล้ว +2

      Meelkasta xaasid wa jooga hadanad heli karayn insha allah bari wad heli wlo

  • @fadumoahmed2584
    @fadumoahmed2584 3 ปีที่แล้ว +5

    14:46 saxaaf dahabka sida ogayd maha wll wadanki garamki wa $57 from somalia wa qaaliyobay
    Mnsha allh allha isu kiin daayo mar walba iska farxiya 😍

  • @shamsamaxmed6862
    @shamsamaxmed6862 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wllshay nimcdaada waaa la qarsdaa wayo ilbaa jirta iyo xasidiin iyo balaaayo marka wlashay wayga tale is ilaali bal masha allha ilahy haku daayo saxaafna

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 ปีที่แล้ว +39

    Saxaaf iyo adna inta jecel like 💖💖

  • @sheeymaakchannel375
    @sheeymaakchannel375 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wiilashena Abgal ismaan wa boqortooyo iyo naxariis miidhan waye Allow isahal wiil Abgal ah aamin dheh ✋💋💋💋💋💗💗💗💗💗💗

  • @dekasabriye9158
    @dekasabriye9158 3 ปีที่แล้ว +35

    Wale ytp waka shaqesaten hadaba kaaas ka gaden 😂😂🤣🤣🤪

  • @samraana143
    @samraana143 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah qoys qurux badan ilxun allaah inka xijaab
    Saxaaf gabadha inaad uqariso ayey eheed hadyada quruxda
    Waayo dadka dhan masha allah mawada xusiisanayaan
    Subax iyo galab quranka kuxijaab
    Allah haxidfidiyo adna
    qof walbane maalin uunbuu gaaraaa hamigiisa
    Marwooyinka adnoo kale noqda uunbaa mudan abaal marintaas
    Keep going farxad kuwaara

  • @khadraomar6366
    @khadraomar6366 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah walalayaal waxan idin kula talin lahaa ilaahay nimacad u idin siiyay qar sada waxa jira dad badan oo haysan

    • @dagan3193
      @dagan3193 3 ปีที่แล้ว

      hormar wacan

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว

      @@dagan3193 Asc
      Ma tahay qof jecel in uu miisaanka kordhisto ama iska yareeyo.
      Ma doonaysaa in aad life stile ku noolaatid fadlan subscibe saar.

    • @dagan3193
      @dagan3193 3 ปีที่แล้ว

      @@Somalihappyfamily adna isar he

  • @xaliimomaxamed3966
    @xaliimomaxamed3966 3 ปีที่แล้ว +2

    Asxbta qaliga ah halagu saliyo rasulka scw scw scw

  • @bellaqurux9010
    @bellaqurux9010 3 ปีที่แล้ว +15

    Best husband ❤️ mahamed sacid saxaaf asxapey igu duceya ninkeygaa inu inoqdo sidaa dumashigey saxaaf cml

  • @hodancaday5496
    @hodancaday5496 3 ปีที่แล้ว

    Bismillaah maasha Allaah, isha xaasidka iyo isha shaydaankaba illaahay ha idinka ilaaliyo, sigaara waxaan ugu ducaynayaa Adna xaajigeeda in ilaahay u xafido isha dumarkana uuga ilaaliyo hambalyo Adna💛

  • @xavzaabdilaahi7709
    @xavzaabdilaahi7709 3 ปีที่แล้ว +16

    Yaa ila mida oo singla ah lamaano walba daawada
    Ilahaybaa noo maqan 😂

  • @asuummuhumadmuhumed974
    @asuummuhumadmuhumed974 3 ปีที่แล้ว

    Mansha alah tabarakalah ilahay haku siyadiyo walashay adno lkn nimcooyinka ilahay Ku siiyo waa laqarsadaa waayo Isha biniadanka mafiicna xumaana ha iqaadan naftaydaan kaasoqaday love U sis

  • @hananahmet1001
    @hananahmet1001 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah tabrakallah ❤️alle ha idin barakeyo familygina qurxna bdn❤️❤️❤️

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 3 ปีที่แล้ว

    Kacabso mashallah tabaragkallah abayo ishaa binaadanka illahay ha kabadbaadsho.

  • @nimcomohamed9403
    @nimcomohamed9403 3 ปีที่แล้ว +4

    dahabaa tiriyee adnaay adduunka waxa yaaloo dhanbaad u qalantaa 🥰Adna xupi xila janno 🥰💋💋💗💗🙊

  • @faizaaden1292
    @faizaaden1292 3 ปีที่แล้ว

    M.a wlashey qaaali rabi ku xamdi horta waxaa laga yaabaa qof aaan wax haysan inuuu ku daawanaayo💞💕💞💓💓💓💓💓sida kle abaayo allah dartiisa kugu jclhy mcney💞💞💞💞

  • @kamalkacaye
    @kamalkacaye 3 ปีที่แล้ว +7

    Wll mcn Allah bankugu dharshee subscribe 1k igu caawi walidiintada Allah ku dhowre aduun iyo aqiraba

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 3 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah ale nimcada haydiin siyaadiyo farxad ku noolaada wallahay maxamed siciid nin rerrkiisa uroon nin jiraad thy waad ku mahad santahay saad adna qaali dumar uga farxisay

  • @ayaanbarkhale41
    @ayaanbarkhale41 3 ปีที่แล้ว +5

    Maansha allah wallo laakiin youtube lacagtiisa hadiyad ma noqonayso why adaa udhabar edeegay ha soo shaqeeyo oo hakuu hadiyadeeyo.

    • @xaliimoxajjinuur2331
      @xaliimoxajjinuur2331 3 ปีที่แล้ว

      Waruun ayada shaqeysay adno 100%99ayada leeh you Tobe kaa

    • @nasteexoaa6872
      @nasteexoaa6872 3 ปีที่แล้ว

      Waa runta ayada shaqaysatay lacagta

    • @nimcomohamed2903
      @nimcomohamed2903 3 ปีที่แล้ว

      isku diro badnaa dadkan maxa idinka galay

  • @reyhanreyhan1970
    @reyhanreyhan1970 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabakallah adna iyo saxaf waxaa nidhahaya cadowgiina ujira oo uwaara unolaada illahay waxaa niga baryaya inuu isha dadga niga qabto waxaan kalo nahaya quran iyo adkaar aqrista dadga wa xasidiin farxadihiina haso galinina dhamaan faniska adna iyo saxaf waxaan dhahayaa soo qora mashaallah oo so dhaha wallashena iyo wallakeena

  • @Hafza525
    @Hafza525 3 ปีที่แล้ว +6

    Walalayalow dadka masaakiinta haka waalina lacagta TH-cam inaa ku bashaloysiin yaa moog xa iskaga dhikeysiin dad lacgteey so shaqeyiin isku hadiyeyniyan

    • @umusumaya2525
      @umusumaya2525 3 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo waa faan iyo igu sawir hadee run shegaayan mexee nootusi waayen marke lacagta dhibaayen iyo ayadoo dahab kooda bacda loogu ridaayo waa faan iyo halagaa sheego

  • @nimcoxasan5472
    @nimcoxasan5472 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshalleh alleh haku kaadbo xajiigananaa haku barakeeyo

  • @ayaanbadan8782
    @ayaanbadan8782 3 ปีที่แล้ว +8

    Ma sha allah 13,000$ waad u qalanta hppti saxaaf muxuu dhiikar is kugu ridi waa tacabkagiye 💫💫💫💫

    • @Rip_AnasTV
      @Rip_AnasTV 3 ปีที่แล้ว

      Ringit wayay lacagta malaysia

    • @ayaanbadan8782
      @ayaanbadan8782 3 ปีที่แล้ว

      Know ukhtii 54,000rm meeyan

  • @yaasminsiciid6575
    @yaasminsiciid6575 3 ปีที่แล้ว

    Wllnadna msha allah barakallah fiik wxaan rbaa meel aan kala soo xiriiro wxaana rabaa inan wax badan kula wadaaago wllshy lmbar iishg

  • @somaalivideo5732
    @somaalivideo5732 3 ปีที่แล้ว +6

    Somaliyeey qof muslim ah ha galeysinina 😭🙏

    • @najmacabdi7549
      @najmacabdi7549 3 ปีที่แล้ว

      Wllo wey qaldan yiin somalidan e iska Samir Allah ayaa kajaraya qof islaam ah o iimaan leh ayaa ladin wa gal bismillaah dhib badana uuf dadkan

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว

      @@najmacabdi7549 Asc
      Ma tahay qof jecel in uu miisaanka kordhisto ama iska yareeyo.
      Ma doonaysaa in aad life stile ku noolaatid fadlan subscibe saar.

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi Malaysia dahabka Dubai ayaaba qaali ka ah oo haduu meel yaalo madoobaanayo sinkabuurna meeqo ayuu ka noqon karaa mashaa Allaah adna farxadiina alle ha idin zaaidiyo inshaa Allaah 🤲🤲🤲🤲

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 3 ปีที่แล้ว +30

    Adna dahab waaweyn mafiicno dahab yaroo qurux badan aa fiican kan weynka dooqeygs ma,ahn

    • @ayaanbadan8782
      @ayaanbadan8782 3 ปีที่แล้ว +4

      😂😂😂xageed u qiirotay adigu marka ma adna baad tahay dookhayga maaha kulaaha

    • @faadmaaaden8129
      @faadmaaaden8129 3 ปีที่แล้ว

      @@ayaanbadan8782 🤣🤣🤣

    • @istaahilhassan3542
      @istaahilhassan3542 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaanbadan8782 wd iga qoslisy wlhi hno tnx 😂😂😂😂😂😂

    • @fardowsaiimaan3351
      @fardowsaiimaan3351 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว

      @@ayaanbadan8782 alaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo th-cam.com/video/r_t0c0X05Cs/w-d-xo.html

  • @zaaramohamed9437
    @zaaramohamed9437 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allh waligiin farxad ku noolada dad aan tagrero iyo qadarin u hayo ayaa tihiin

  • @xabiiboibraahim7688
    @xabiiboibraahim7688 3 ปีที่แล้ว +5

    Buk waaye dahab miisaana la saaraa adno 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 3 ปีที่แล้ว

    Maascha allaah adna waa istahishaa mabruuk runtii aad ayaad u shaqaysaa adna

  • @asmasombeauty9160
    @asmasombeauty9160 3 ปีที่แล้ว +3

    ADNA IGADAYA HA IGA MASAYRDININEH DAHAB AN CADI AHAYN MANDHA ALLAH❤️

    • @xamdiyasiin6601
      @xamdiyasiin6601 3 ปีที่แล้ว

      Asma cdey adna wa lagu gadaa inshallh

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว

      @@xamdiyasiin6601 alaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo th-cam.com/video/r_t0c0X05Cs/w-d-xo.html

  • @ikraamhussein8135
    @ikraamhussein8135 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh adna iyo saxafi alle ha is ku kiin barakeyo

  • @rukiyaali2383
    @rukiyaali2383 3 ปีที่แล้ว +43

    Walalayal waxan ahay TH-cam cusub balis layka i sara mahadsanid walalayal ilaha ha idin xafido walalayal dhamantina Amin 😂💯🙏👍👍😭🌷💛💛💛😭👍💯🙏🙏

    • @onlyqueen7405
      @onlyqueen7405 3 ปีที่แล้ว

      Amen hye abyo

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว +1

      @@onlyqueen7405 alaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo th-cam.com/video/r_t0c0X05Cs/w-d-xo.html

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 3 ปีที่แล้ว +1

      @@onlyqueen7405 walal Subscribe isaar

    • @onlyqueen7405
      @onlyqueen7405 3 ปีที่แล้ว

      @@amiinmedia1609 hye abowe mcn

    • @onlyqueen7405
      @onlyqueen7405 3 ปีที่แล้ว

      @@ruunishbeauty3220 hye abyo😘

  • @zeinabali1205
    @zeinabali1205 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabaarakalah ilaahay isha bili aadmiga ha idinka xijoobo lkn hno qliyeey nimcada ilaahay ku siiyey miyaad qarsatid

  • @kaltuunhassan9970
    @kaltuunhassan9970 3 ปีที่แล้ว +5

    Hayeey dooliga adna caawada anaa kuu soo dhacaya iaka key ilaali😂😂

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว

      Asc
      Ma tahay qof jecel in uu miisaanka kordhisto ama iska yareeyo.
      Ma doonaysaa in aad life stile ku noolaatid fadlan subscibe saar.

  • @luuldagan1438
    @luuldagan1438 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah hambaliyo mcnto Thanks hormar

  • @daryeelkacaafimaadka3469
    @daryeelkacaafimaadka3469 3 ปีที่แล้ว +25

    asc walaal hadii aad jeceshahay walaalkaa hormarkiisa jeceshahay walaal subscribe igu caawi mahadsanid walaal

    • @qadarcarab5326
      @qadarcarab5326 3 ปีที่แล้ว

      Baraarujin Baraarujin.
      ((waji puk Channel ))
      Walaal horay u gal Channelkan fiiri waxa ku sugan bacdeen markaas Subscribers Ama saar
      Kafaa'ideso Ado gurigaga jogo Ama meshaada shaqo.
      Wall ka'faaideso waa fursad ku somartay kuna anfici doona Aduun iyo Aaqiroba .

  • @hoodoadam7287
    @hoodoadam7287 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah saxaf allah ha ku xafido wllo xilkagi wad ka so baxdaye

  • @dheemanibrahim6677
    @dheemanibrahim6677 3 ปีที่แล้ว +16

    Ilaahow ninkayga oo saxaafka fcn ìi soo dadaji 😂 amiinta iga dara hayga xaasdin 😂😂

    • @sacdiyoaadam6121
      @sacdiyoaadam6121 3 ปีที่แล้ว

      Lcg shaqeyso horta🙈🙈

    • @dheemanibrahim6677
      @dheemanibrahim6677 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sacdiyoaadam6121 😂mid lacag wata ayaa rabaa abàayo ee aamin iska dheh xaasidnimad iska dhaafo😂😂😂

    • @fdwehliye7048
      @fdwehliye7048 3 ปีที่แล้ว

      Kkkk aaaaamiiin lkn mid 11 sano kadib hal katiin kuu gadaa hagu duceesan

    • @fdwehliye7048
      @fdwehliye7048 3 ปีที่แล้ว

      Lacagtaan waa tii TH-cam midow usoo dhididay mid kuugu gada markasto cunug wac kasiiso allah hakuu sahlo

    • @dheemanibrahim6677
      @dheemanibrahim6677 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fdwehliye7048 saxaaf mid ka wngsan markaan leeyahay macanaha waa mid aan 11sano kadib katiin ii gadin😂

  • @مریم-ل2و
    @مریم-ل2و 3 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله وتبارك الرحمن Allah hakuu barakeeyo walashay🥰

  • @KIIKOEDITS1
    @KIIKOEDITS1 3 ปีที่แล้ว +8

    Wll ilaahay ayaan kugu dhaarshe ha idhaafin adoon subscribe isaarin😢
    Ilaahay waalidkaa iyo adigaba janada haydin geeyo🤲🤲
    Aamiin aamiin aamiin❤❤

    • @hasanateye1475
      @hasanateye1475 3 ปีที่แล้ว +1

      Wow mashallha

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว

      @@hasanateye1475 Asc
      Ma tahay qof jecel in uu miisaanka kordhisto ama iska yareeyo.
      Ma doonaysaa in aad life stile ku noolaatid fadlan subscibe saar.

  • @zahruujasiman3105
    @zahruujasiman3105 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah adna io saxaaf ilahy isha ha idinka dhowro inta an heysanina alle hasiyo adinkana alle ha idinka dhigo kuwii isku ilka dhacsada nimcada ad ku jirtaan dadka an heysanina alle ha u sahlo insha Allah 🔥😍🥰

  • @quruxsan3313
    @quruxsan3313 3 ปีที่แล้ว +4

    Adna waxay ka cararaysa in ay dhahdo somali ban ahay kulaha yeman ban ahay

    • @bilanibrahim903
      @bilanibrahim903 3 ปีที่แล้ว

      War xun radis ma bax wasaqyahey go and get life🤮🤮🖕🖕

  • @amaalmohamuud8152
    @amaalmohamuud8152 3 ปีที่แล้ว +1

    Sahaaf dahab wa inaga badbatee luul noso gada team adna 😉😉

  • @carafey3113
    @carafey3113 3 ปีที่แล้ว +4

    Wax fican nah Noma soo galisin faidana WA nagu qabtin.... Wale WA lacagesaten Masha Allah ee wax fican AA dawano naso galasha sida u maqan tihin mar soo dhacesin

  • @hodanegal2765
    @hodanegal2765 3 ปีที่แล้ว

    Huno caday lacagta angaa iskleh adinga dadal ee mhm mid dididkisa allha kubarakeyo cadey

  • @ummusalma4510
    @ummusalma4510 3 ปีที่แล้ว +4

    Adna faar faar 11:28 ilbiriqsi somali matihid

    • @ummusalma4510
      @ummusalma4510 3 ปีที่แล้ว

      Somali nimada kufaan yaman kumarabtee somali baa wax kutahay

    • @isramakhtal8162
      @isramakhtal8162 3 ปีที่แล้ว

      Mana maqalaba Ma yaman ahay dhahaday😂😂

    • @ummusalma4510
      @ummusalma4510 3 ปีที่แล้ว

      @@isramakhtal8162 haa

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 3 ปีที่แล้ว

      Reer xamar dhan saas waye qaar badan arkay lkn adno maka fileenin

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว

      @@ummusalma4510 alaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo th-cam.com/video/r_t0c0X05Cs/w-d-xo.html

  • @rihaamfanka7142
    @rihaamfanka7142 3 ปีที่แล้ว

    mashallah farxadina wa jeclahy walhi anika xita qalbika kala farxay suprise ka laku same yay isha alle ha nika qabto 😍😘😘😘💋⚘⚘⚘⚘⚘

  • @xamdiitohibraahim3205
    @xamdiitohibraahim3205 3 ปีที่แล้ว +14

    Adna iO Zaxaaf lamanhYga
    Hdaad ila Tageerto is Muuji 😀❤

    • @saciidoxurshe2238
      @saciidoxurshe2238 3 ปีที่แล้ว

      Masha allh

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว

      @@saciidoxurshe2238 alaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo th-cam.com/video/r_t0c0X05Cs/w-d-xo.html

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah shamsu al imaraat catarkisa ama barafuuskiisa waa midka ugu jeclahay mashaa Allaah saxaaf isku dooq ayaa noqonay calaf kaama go.aayo wallee

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 3 ปีที่แล้ว +9

    Asc soomaali ween subscribe noosaar
    qeer Allaha idinsiiyo♥️💞💜

  • @naciima_family
    @naciima_family 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah hambalyo hambalyo illaaheey hakuu barakeeyo

  • @fatumaabdi8085
    @fatumaabdi8085 3 ปีที่แล้ว +36

    Ilahayo nin nafahmayo sida maxamad saciid nasii

    • @qadarcarab5326
      @qadarcarab5326 3 ปีที่แล้ว

      Baraarujin Baraarujin.
      ((waji puk Channel ))
      Walaal horay u gal Channelkan fiiri waxa ku sugan bacdeen markaas Subscribers Ama saar
      Kafaa'ideso Ado gurigaga jogo Ama meshaada shaqo.
      Wall ka'faaideso waa fursad ku somartay kuna anfici doona Aduun iyo Aaqiroba .

    • @luulqaali947
      @luulqaali947 3 ปีที่แล้ว

      Amiiiiin amiiiiin 🤲🤲🤲🤲

    • @امينةكراماناحبكامي
      @امينةكراماناحبكامي 3 ปีที่แล้ว

      msha allh dhaha

    • @qosolwanag558
      @qosolwanag558 3 ปีที่แล้ว

      AaaMiin ya rbi

    • @hodanahmed5856
      @hodanahmed5856 3 ปีที่แล้ว +6

      Saxaf waa dabec kululyahay wana hadal adagyahay xanaqiisana waa aragtee sida adna matahay gabar dulqaad badan samir le u adkaysan karta xata adigoo lagu caynaayo dadka hortooda inta qososho ma iska aamusi kartaa kkkkk

  • @hiboxuseen973
    @hiboxuseen973 3 ปีที่แล้ว +1

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo walaalkeey Adna (400k) ♥️♥️♥️👌👌guul wacan from harkeeysa

  • @Sacduush2
    @Sacduush2 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah family qurux badan ❤️❤️❤️💋

  • @qqaran9846
    @qqaran9846 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah war qeyrkina qarsada jaceylkina qarsada hadi ad dadka la wadagtan waey idin ileyan dad badan ban haysan waxad haysatan e qarsada qeyrkina alah hadin siyadiyo haydin xifdiyo amiin

  • @Ummnicma
    @Ummnicma 3 ปีที่แล้ว +8

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته انتي مسلمه صحيح ليه لبسك كدا البسي كويس

  • @umuyahye4829
    @umuyahye4829 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah ilahay ha isku kiin xafido family qurux badan aya tihin u ku dayasho mudan

  • @xafaofarax1982
    @xafaofarax1982 3 ปีที่แล้ว +3

    Adna walaashy baathy saxaaf wuxuu rabaa inuukaa aarsado barnki Lee inuukugusameeyo isilaa hee tolow maxaaka dan beeye dabahkaan hhh

  • @rahmaomar6865
    @rahmaomar6865 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah af iyo ilba allaha idinkahayo farxadiina hawaarto umalayn maayo nin 4xaasle ah in u gadikaro dahabkaan sikastuu lacag uleeya ninkii hadlayaba ha iskahadle maxuu habiyahy halxaasluhuyee 👍❤️

  • @anhaarahmed6622
    @anhaarahmed6622 3 ปีที่แล้ว +6

    yaman kaimaday inta maqashay vaarka so qabta hhhh somalinimada miya ka cararee adna ayadoo somali kuthy qofka caanka maanta thy

    • @Maryanruun26
      @Maryanruun26 3 ปีที่แล้ว

      Haa ma araktay naagta somali way kafaanaa ayaganeh way u dawadhaqayaan

  • @hxxhx-x6497
    @hxxhx-x6497 3 ปีที่แล้ว +2

    Aad baan idiin salamay dhmntiinba illahay sanadka cussub ha inooga dhigo kuwii guul gaadha 🇸🇴🖤

    • @qadarcarab5326
      @qadarcarab5326 3 ปีที่แล้ว

      Baraarujin Baraarujin.
      ((waji puk Channel ))
      Walaal horay u gal Channelkan fiiri waxa ku sugan bacdeen markaas Subscribers Ama saar
      Kafaa'ideso Ado gurigaga jogo Ama meshaada shaqo.
      Wall ka'faaideso waa fursad ku somartay kuna anfici doona Aduun iyo Aaqiroba .

  • @xabiiboibraahim7688
    @xabiiboibraahim7688 3 ปีที่แล้ว +11

    Dahab Miisaan la saareen waligey ma arkin kan buk weeyaan

    • @fatimahassan6872
      @fatimahassan6872 3 ปีที่แล้ว +2

      Miisaan waala saaray giraamka waaku qoran yahay somali maad moodey

    • @anfacofficial8092
      @anfacofficial8092 3 ปีที่แล้ว

      @@fatimahassan6872 somliya dahab an misaan lasaren waligy ma arag dahab wlbo misan aya lasaraa

    • @anfacofficial8092
      @anfacofficial8092 3 ปีที่แล้ว

      Bug misan lasaraa waligy ma arag lkn dahab misan lasarayo wn arky muqdisho dahbka misan ayaa lasaraa mida kle dahabka side laku ogana caramkisa hadi misan lasarin mida kle bug miya caram leh maxa misan laka sara🤣

    • @falastinargsan6505
      @falastinargsan6505 3 ปีที่แล้ว

      U ku qoranyaha wa dahabah

    • @hanaashafici7231
      @hanaashafici7231 3 ปีที่แล้ว +1

      misan waxa kaga daran maba so qadan wey isku sosawirayeen uun 😂😂sii lodawado waa in lakena qorsho sojidasho leh shaqesta dhah lkn xayawan hanamodina

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 3 ปีที่แล้ว

    Kabadan aa uqalantaaa abayo adna wlh qof qalbi fcn aatahy intaan kubaran waxaan kuumalayn jiray qof dadaka iskala wayan lkn bilcaksi qof qalbi wanaagsan aatahy oo walaalnimo gasho alaha kudhaafo adnaay adiga xaajigaaga iyo caruurtaadaba alaha idin barakeeyo abayo mcn 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💙💙💙💗❣❣❣❣❤❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤💙💙

  • @zahracookingandbeauty9565
    @zahracookingandbeauty9565 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allh 🙈 Malaysia dahabdartis ama u imda🤣🤣🤣

    • @qadarcarab5326
      @qadarcarab5326 3 ปีที่แล้ว

      Baraarujin Baraarujin.
      ((waji puk Channel ))
      Walaal horay u gal Channelkan fiiri waxa ku sugan bacdeen markaas Subscribers Ama saar
      Kafaa'ideso Ado gurigaga jogo Ama meshaada shaqo.
      Wall ka'faaideso waa fursad ku somartay kuna anfici doona Aduun iyo Aaqiroba .

  • @axlaammohamed5952
    @axlaammohamed5952 3 ปีที่แล้ว

    Man shaa alh ilhey ha isku kiin daayo adno iyo saxaf

  • @najmamaxamed5173
    @najmamaxamed5173 3 ปีที่แล้ว +4

    War soomali nimadiin ku faana yaman layne hhhhhh

  • @nastehamohamed875
    @nastehamohamed875 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah intas iyo inkabadn ayaa naga istahishaa quruxee

  • @mudahikosman4145
    @mudahikosman4145 3 ปีที่แล้ว +6

    TAAGERAYAASHA ADNA IS MUUJIYA 🔥🥰
    HMPLYO DHNMTEN

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah qoys qaaliya alle haydin xafido ilaahay farxada haydiin siyaadiyo il iyo cawrina haydinka xijaabo Aaamiin aamiin yaarabbi

  • @qadromaxamuudkaraani1641
    @qadromaxamuudkaraani1641 3 ปีที่แล้ว +13

    Asc walaal hadii aad jeceshahay taariikhda dunida fadlan subscribe dheh mahadsanid walaal allah ku sharfo

    • @qadarcarab5326
      @qadarcarab5326 3 ปีที่แล้ว

      Baraarujin Baraarujin.
      ((waji puk Channel ))
      Walaal horay u gal Channelkan fiiri waxa ku sugan bacdeen markaas Subscribers Ama saar
      Kafaa'ideso Ado gurigaga jogo Ama meshaada shaqo.
      Wall ka'faaideso waa fursad ku somartay kuna anfici doona Aduun iyo Aaqiroba .

  • @ilhaanitamxmud2873
    @ilhaanitamxmud2873 3 ปีที่แล้ว

    mnsha allaah wlh allaha isku kiin barakeeyo saxaaf waa nin abaalka xaaskisa grnaya sidoo ugu gudi lahaa sabraa ayaa sadkiis helo adno waso sabartay weyna heshay alx intaan ka badan nolol farxad leh idin rajeyna❤️❤️

  • @axlamchannel9829
    @axlamchannel9829 3 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha allh 30 dhaama sawjka adna allah haydin barakeyo

  • @xaawomohamedahmed8708
    @xaawomohamedahmed8708 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha alha hamblyo hamblyo xppti my family quurx baadan 🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂

  • @samsamiito1382
    @samsamiito1382 3 ปีที่แล้ว +3

    Dumarku way lacag jecelyihiin sidaydiiba adna ku dhacday hhh kii waynabay isku taartay uu ku yidhi kayar qaado hhhhhhh

  • @khadrasabriye4567
    @khadrasabriye4567 3 ปีที่แล้ว

    Nin somaliyed oo dagab gadaaa wa nin nin dhaafay adiga ayaana ka keensatay. Ilahey ha isku kiin barakeeyo il iyo xumane ha idinka hayo. Masha Allah abayo, hambalyo. Farxad iyo cafimad ku xaro dahabka abayo❤️. Reer Adna subscribe igu caawiya walalyalow🙏🏽

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +16

    Waa wlaasheen salma la jecleey fadlan subscribe ii saara wll qaali...

    • @fdwehliye7048
      @fdwehliye7048 3 ปีที่แล้ว

      Magacaan naag facaabaa leh la imaaw magac kuu gaara iyo video yo kuu gaara haku tuugsan gbadh facaa xoolaheed

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 3 ปีที่แล้ว

      @@fdwehliye7048 naa waiyadii hadanbaabin ileen inanta markii lagajabsaday ayey 8 raacisey

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว

      @@fdwehliye7048 alaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo th-cam.com/video/r_t0c0X05Cs/w-d-xo.html

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว

      @@fatimahashim5596 alaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo th-cam.com/video/r_t0c0X05Cs/w-d-xo.html

  • @umumuntaaz7822
    @umumuntaaz7822 3 ปีที่แล้ว

    aniga iyo xajigeeyga you tube ayan kuso biiirane adno iyo saxaf san xaq maha adnadayda yaqe isha ilhay haka sharbixiyo xbbti z😍😍😍😍

  • @aliqueen1
    @aliqueen1 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah ❤❤❤💜💛💚💙🧡

  • @monakitchen1
    @monakitchen1 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah Adna quruh iyo saxaaf ilaahey ha isku kiin daayo congrats walal for 400k 😍❤️❤️🎉🎉☺️👋👍🎉🎉

  • @bushrasiciid2377
    @bushrasiciid2377 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah 💞💋

  • @farhiyaabdi5196
    @farhiyaabdi5196 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa iga nasixo sakada ha ilobin waa wajib ilahay ha ku barakeyo 💗

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว

      alaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo th-cam.com/video/r_t0c0X05Cs/w-d-xo.html

  • @ruqiyoruunchannel4014
    @ruqiyoruunchannel4014 3 ปีที่แล้ว +7

    😂😂😂 been badanaa dahbkan lamagadin just window shopping lee waaye 😆😆

  • @beeloabdulahi3905
    @beeloabdulahi3905 3 ปีที่แล้ว

    mash allh waxa tihin lamana is ku farax san is kuna nuraya alh waxan idin ka bariyey in isha idin ka qab ta iyo cadow ga walalahey wan idin jaclahay

  • @hodanahmed5856
    @hodanahmed5856 3 ปีที่แล้ว +1

    Insha allh waxa nii rajaynayaa inaa nqotan family soomaliyed uhoreyay ee gaadha 1milyon sub insha allh isku duqooba farxad kunoolada family somali dhan kudayato noqda insha allh❤❤

  • @fanimohamed9896
    @fanimohamed9896 3 ปีที่แล้ว

    Waaaw man sha alah aad iyo aad ayaa uguqurxbadantahy