Deg Deg Masuul Xukumadda Ka Tirsan Oo Hada Isku Dhex Casilaya Xarunta Xisbiga Wadani Ee G Sanaag

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 15 วันที่ผ่านมา +1

    Tuugbad ahayd marki horeba tagtaye yaakutebay gadh.hunguriya dircunoy hakal tegin dufanjecel dheryaha kari xafladaha leef.leef

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 15 วันที่ผ่านมา

    WOW . Kq yaaca Muuse waraabe . Dalka waa laga qabanayaa ❤

  • @saidabdidalal2385
    @saidabdidalal2385 15 วันที่ผ่านมา +1

    Marka horeba dawada dhacda iyo cuntada dhacday ee maatida loo isticmaalay adiga ayuu ilaahay kaala raacaa

  • @mohamedalimohamed5828
    @mohamedalimohamed5828 15 วันที่ผ่านมา +1

    Kulmiyo hudhodho hodhodho wad dimatey wadadi udub bu haya

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 15 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 15 วันที่ผ่านมา

    WUU SII RIFMAYAA KULMIYE . WAA LAGA DAREERAY

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 15 วันที่ผ่านมา

    Eraygas aadhadakuhadlayso hadakahor ayay ku ekayd hadalkas iminka waxba cidikaqorimayso tobadunbadsegtay allahu akbar

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 15 วันที่ผ่านมา

    maxaa markaa ku geeyay ceerigabo oo lacarartay marodijeex baad wax ka ahayde maad halkan isku casishid oo masuuliyadi laguu dhiibay aad si masuuli utirisid markii hore adaa doonte

  • @faaraxcismaan6339
    @faaraxcismaan6339 15 วันที่ผ่านมา

    Adaa hayee miyaad hagaajisid haday wax kaa xunyihiin markii kulmiye wax kaa dhigay in aad wax ka sheegtay

  • @IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi
    @IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi 15 วันที่ผ่านมา

    Adeer guusha aad haysay kulmiye kalamaqnaw kkkkkkkkkk

  • @Seynaab24Synaab24
    @Seynaab24Synaab24 15 วันที่ผ่านมา

    Hodhodho waa marku aarka in loso socdo ay iskaga cararay Hodhodho beenbad sheegtay iskacii

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 15 วันที่ผ่านมา

    tagtee yaa ku tabey awalba igu sawir ayaad ku joogtay kkkk

    • @istaahil7530
      @istaahil7530 15 วันที่ผ่านมา

      Na haku soo kala qaban ee laydha ka qarso bahalka ma gadhide dhilayahay 😂😂😂😂