WAA TAN SABABTA AY GUURKEYGA KU AQBALI LAHEYD !!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 710

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle  2 ปีที่แล้ว +677

    Muqaalka dhanka edit ka codka ayu ka qaldamay wan so saxnay naga raali noqda🙏❤️

    • @saamisiman1736
      @saamisiman1736 2 ปีที่แล้ว +25

      Waa cadi wan dawaneyna mar labaad waayo waa idin jeclhy 🥰🥰

    • @Qalbizaki8
      @Qalbizaki8 2 ปีที่แล้ว +13

      Muqaaladiina dawashadooda kama caajaseyno mar walba waan adiin wadanaaa

    • @4mpodcast
      @4mpodcast 2 ปีที่แล้ว +14

      Nio labadiina marka idin fiirsanayo weyba igu baxdaa🤣

    • @Zusan1380
      @Zusan1380 2 ปีที่แล้ว +9

      Dhib mlhn wllo wn dawaday hadn waku ceshaan mara waliba waa ku taganhy🙏🥰❤

    • @saciidadam3830
      @saciidadam3830 2 ปีที่แล้ว +2

      War naga tag nio qosolkii iyo camerda ku ciyaareysy maxaa u jarty

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +586

    Dunida masoo marin qof la mid ah mana so mari dooono Nabi Muhamed ﷺ ❤🙏

  • @InaMohamett72
    @InaMohamett72 2 ปีที่แล้ว +381

    Dunida masoo marin qof lamid ah
    Nabi mahamed scw ❤

  • @InaMohamett72
    @InaMohamett72 2 ปีที่แล้ว +349

    Prophet Muhammad- the greatest man who ever walked the face of earth 💯❤🙌🏻

  • @abdiqani42dugg65
    @abdiqani42dugg65 2 ปีที่แล้ว +111

    Prophet Muhammad scw🕋💯💯💯💯💯

  • @sacdishmohamud4409
    @sacdishmohamud4409 2 ปีที่แล้ว +73

    Marish markey dhahdey u make me happy qalbiga♥️ nolosha niima xumeyso farxad ku nolada intey nolol jirto jack and mariish♥️♥️👑❤️💯

  • @fanaxyareofficial6461
    @fanaxyareofficial6461 2 ปีที่แล้ว +37

    Halkaasi waxaan ka fahmay in uu jacayl jiro ee ilaahey ha idiin rumeeyo riyadiina ♥️♥️🙏🙏

  • @Abwaan-Halgan.
    @Abwaan-Halgan. 2 ปีที่แล้ว +18

    Mogadishu leysku raac in ay caasimada umada somaliyeed tahay wllhi masha Allah waa hooyo aan lahilmaami karin

  • @ubahali4307
    @ubahali4307 2 ปีที่แล้ว +41

    Hhhhh maashaa'allaah caraweelo my sister ilaahay caqligaaga hakuu daayo, waxaan labadiinaba allaah idiin kaga baryayaa inuu calafkiina idiin hagaajiyo. meesha aad galaysaan muhiim ma aha laakiin waxaa muhiim ah meel wanaagsan oo alle ka raali yahay in alle idiin dooro, farxad adduun iyo mid akhirona alle cimrigiina ku dhameeyo.love you guys.mom🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ubahali4307
      @ubahali4307 2 ปีที่แล้ว

      Asc xataa isagoo khaldan muuqaalku buu boowe muuqaalkiinu gadmayaa waa hibo alle bixiyo, wanaaga isu kaalmeeya inshaa'allah.

  • @munadalac1700
    @munadalac1700 2 ปีที่แล้ว +15

    When you said you like Mogadishu more than hargaisa. Walahi emotional ayaa noqday xamar cadeey abaalkeda ma gudi karno allow Barake xamar❤🥀

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 2 ปีที่แล้ว +78

    Jackdawson is a good-hearted brother keep up proh🙏❣💕

    • @assma5175
      @assma5175 2 ปีที่แล้ว

      mariy abyo inan kula so xiriran raba

    • @thehumbleguy1934
      @thehumbleguy1934 2 ปีที่แล้ว

      Wll ani marish ma ihi swirkeeda kaliyaa ii saaran🙏🤟

    • @assma5175
      @assma5175 2 ปีที่แล้ว

      @@thehumbleguy1934 waamahadsantahay

  • @queen227
    @queen227 2 ปีที่แล้ว +42

    mashaa allaah jack and marish wlhi waxaa tihiin lama qof aan muqaaladooda aan jeclhy nolosha idinka xumeyso wllo qurux bdn ✌️❤️❤️

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eeg 🔥🔥🔥❤❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @iqrushbeautychannel5146
    @iqrushbeautychannel5146 2 ปีที่แล้ว +57

    waa mahad santihiin Jack marish Amiin maadama aad sawab u tihiin farxadeyda💖🙏😢

    • @shariifohassan7770
      @shariifohassan7770 2 ปีที่แล้ว

      Yaab badanaa ninkaan waxaa layaabay gabadh aan rabin ayuu markaste waxuu weydeenaa suaal ay mar hore kajawaabtay , gabadhaan maku rabto caadi ushaqaysta.

    • @mrjohn9152
      @mrjohn9152 2 ปีที่แล้ว +1

      @@shariifohassan7770 adi maxa ka og tahay maxase ka galay oo dhexdooda ku dhex galiyey 😂😂

    • @aishaabdi2397
      @aishaabdi2397 2 ปีที่แล้ว

      @@shariifohassan7770 hhh waxba ma,ogide ha cebobin😄

  • @najmacadey7747
    @najmacadey7747 2 ปีที่แล้ว +26

    Legend qurux kudhigle waku salamay boqortooyo👑🥰❤️🙌

  • @adoontaalle4225
    @adoontaalle4225 2 ปีที่แล้ว +16

    Jack iyo mariya hore u socda waxad samaynaysan waa kolsoni aad ku qabtaan naftiina guulaysta

  • @adaainthebuilding5173
    @adaainthebuilding5173 2 ปีที่แล้ว +70

    I always happy when I see you are together keep going

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eeg 🔥🔥❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 2 ปีที่แล้ว +15

    Labo Qofo Daawashadooda
    Anan Ka Daalin Iga Qosliya
    2 Legend 👍👍💕💕💕💕

  • @yahyehagio2187
    @yahyehagio2187 2 ปีที่แล้ว +30

    waa iska cadahay inaa is jaceshahiin 😍

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 2 ปีที่แล้ว +20

    Mashallah move forward Jack & irony lady nice questions and answers.... I'm wait aminkey cade.next part ,please increase the time next part inshallah .......

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 2 ปีที่แล้ว +5

    Walhi waxad tihiin sabbta farxadeyda mnsha allh love you marish and Jack noo soo badiya vedio🥰

  • @naimaodowa7969
    @naimaodowa7969 2 ปีที่แล้ว +21

    Mansha allaah walahi waxa tihiin laba qof oo aan aad iyo aad ujecelahy ilaahow mar uun ha i ikiin tuso jack iyo Maarish ❤❤❤❤ wan idinsalamay wll qli farom hargaisa

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eeg 🔥🔥🔥❤❤❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 ปีที่แล้ว +6

    Qurux kudhigle iyo Marish our legends madaxa korkisa nosaran tahiin wllo qaliya.
    Jamkaada waxuu guuul u yahay guuushada guuleyso wll Jack

  • @amiintube6435
    @amiintube6435 2 ปีที่แล้ว +23

    Legend always is legend jack 500k kaming SOON I.A my brother

  • @musdafbare9944
    @musdafbare9944 2 ปีที่แล้ว +31

    Watching together quruhkudhigle and marish they are my favorite you tubers .

  • @Abdirisaq-dd2vb
    @Abdirisaq-dd2vb 2 ปีที่แล้ว +34

    Keep going Jack and marish beautiful 👌 👏 💓 👍

  • @deeqocabdisalaam1789
    @deeqocabdisalaam1789 2 ปีที่แล้ว +31

    Vedio inta hore udawatay
    Hadana wey ogaan karan waxa lugu so celiyay
    Kep going my brother Jack 😘😘

    • @abdibarre8889
      @abdibarre8889 2 ปีที่แล้ว

      Wan yaanahay bee wa maxay saabta Talow

    • @zakichamac2561
      @zakichamac2561 2 ปีที่แล้ว +1

      Wax ay kasoo bedeleen ii sheeg 😂😂

    • @kashkayare03
      @kashkayare03 2 ปีที่แล้ว

      Sxb si xun u fikirka iska dhaf videoga qeybta dambe codka wax k qaldanayen

    • @deeqocabdisalaam1789
      @deeqocabdisalaam1789 2 ปีที่แล้ว

      @@zakichamac2561 wax kama so badalin lkn ciwaanka vedio kali laga badalay sidokle dhanka codka aa wax ka qaldanayeeen

    • @deeqocabdisalaam1789
      @deeqocabdisalaam1789 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdibarre8889 edity dhankiisa qalad kajiray waliba laba jeer laga bixiyay hada wa lugu so celiyay

  • @shukriaxmed7291
    @shukriaxmed7291 2 ปีที่แล้ว +10

    Maasha allah wan idin wataa maria iyo jack sualo an cadi aheyn m.a

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +16

    inta marki labad dawanaysa vedio-gan ismujiya 🥰🙏

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 2 ปีที่แล้ว +12

    Marish wilka gurso dartada gbr isku dhaceen 🥲🥲🥲🥲😂 aritan waa bilaw Naga sodhameeeya🥰🥰

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eeg 🔥🔥🔥❤❤❤❤❤❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @abdiwasachussen3387
    @abdiwasachussen3387 2 ปีที่แล้ว +24

    Yaa dooran lahayd buba kaga dhameeyay gabadha 😂😂😁keep going jack

  • @Asfahubad
    @Asfahubad 2 ปีที่แล้ว +13

    Sualihii anjeclaa inan ogadho keep going guys 👦 💪

  • @ikraanmxmd3162
    @ikraanmxmd3162 2 ปีที่แล้ว +4

    TH-cam dad wanaagsan baa joogo wlhi lkn tiktok xuman radis baa jogo koley hadda tiktok waa lageye qalad ka video ku jiray balse hadda ka dib iska ilaaliya😍 dad sharaf leh baa tihiin 🥰🥰🥰

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 2 ปีที่แล้ว +25

    farxada waa la gataa wlhi masha allah abayo nin farxad ku siinayo waliga ha sii deeyn ee gaada hortiisa dafaa aa joige passportna waa heyaanaye ciyoow xaroo hadii kale hee

  • @hamdiaadan9529
    @hamdiaadan9529 2 ปีที่แล้ว +56

    Action speaks louder than words. You guys know that you love each other from my understanding. If so, please do not waste your precious time and get married ASAP🥰. Allah knows best always.

    • @saharaahmed1875
      @saharaahmed1875 2 ปีที่แล้ว +2

      I don't think qurux loves marsih

  • @sharifomursal6524
    @sharifomursal6524 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah tawaraka allah illahey hadhinxafidho dhamantinaba labo qof kufano ayatihin

  • @mahaddaahir9103
    @mahaddaahir9103 2 ปีที่แล้ว +34

    Legend always legend 🙌

  • @daadirhero
    @daadirhero 2 ปีที่แล้ว +11

    M.a that'e real friend ilaasho marish waa fahmi karnaq sababta keep going 🥺❤

  • @samiamarwaan3906
    @samiamarwaan3906 2 ปีที่แล้ว +12

    Waaad is doorateene is guursada
    Mia fave lamane isku waara❤️

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eeg 🔥🔥🔥❤❤❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 2 ปีที่แล้ว +10

    Thank u habo mcn marish iyo quruxxku dhiigle🥰🥰🥰😍

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eeg 🔥🔥🔥❤❤❤❤❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @munocadeey3701
    @munocadeey3701 2 ปีที่แล้ว +17

    Waad isku noreysaan mana is guursaneysiin 😍🤩
    Qurux ku dhiigle Asna wuxuu dhibsady Jecel mashegan karo 😂😂😂😂🤣🤣

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eeg 🔥🔥🔥❤❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @abdirahmanmaxamed2905
    @abdirahmanmaxamed2905 2 ปีที่แล้ว +11

    Waa sax kaabe qalbiga quluubta dhaayaha Ayaa noogu jirta 💯👌💥💢

  • @muxiyadinyare9408
    @muxiyadinyare9408 2 ปีที่แล้ว +12

    Midakle 2 dina markaa inadawanya
    Walhi qosol
    Keep going wlal ha qarniga
    And lamanaha qarniga

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 2 ปีที่แล้ว +31

    Zxbka Nolosha boqortooyo inthe buildingWhat you are doing we can understand and why it is worth going forward legend❤🥺

  • @princesskajal9595
    @princesskajal9595 2 ปีที่แล้ว +2

    Muqalkan inta dawanayey wlhi qosol ka bixi wyey m.a wlhi wa idaweyseen❤❤

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 2 ปีที่แล้ว +8

    One day waxaan rajeenaa marish beauty inaanla kulmo inshaa allaah 🥰😰best youtopr gabar ah ayaad tahay aaan taageero Abaayo mcn maariya🤩😍🥰😰😰😰😰

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 2 ปีที่แล้ว +12

    My cousin friend waaa kuu saareyy bahashii gaduudneeyd Says thanks to me 😂❤️✌️🙏🇸🇴

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eeg 🔥🔥🔥❤❤❤❤💖❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @malyunabdi1769
    @malyunabdi1769 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah qofto wankujecesha ykh MashaAllah naftedhay katoratii MashaAllah

  • @taglifico5027
    @taglifico5027 2 ปีที่แล้ว +8

    Inalilahi wainaileyhi rajicuun Atheerkey ayaa maanta geriyotheey Ashabta iguso thooyaa🤲🤲

    • @rodrig2928
      @rodrig2928 2 ปีที่แล้ว

      Illahy ha unaxariisto

    • @هنادي-12
      @هنادي-12 2 ปีที่แล้ว

      Alle ha unaxariso janadi Allaha geyo 🤲🤲🤲

  • @samiyoahmed6043
    @samiyoahmed6043 2 ปีที่แล้ว +49

    Let’s go guys 500k is coming soon 💪🙌

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eeg 🔥🔥🔥❤❤❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @shankaroon8840
    @shankaroon8840 2 ปีที่แล้ว +5

    Ki hore mxd u sarty abowe ma comment xun lagu qoray kaftan waye bowe keep going LL ❤💖

  • @nimcoabdi5955
    @nimcoabdi5955 2 ปีที่แล้ว +21

    Wax laga fikiro ma iyada ah, Naftaada iyo qurux ku dhiigle.
    Naftaada marwalba kow ah Mariish ciyaarta dhaaf saxiibeey😂😂😂

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eeg 🔥🔥🔥❤❤❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @aliaden1222
    @aliaden1222 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah qurux kudhigle legend inatahay oo views sharaftadu iyo tan sxbta kala wayntahay bad cadaysay✅💯👏

  • @shukriqueen3569
    @shukriqueen3569 2 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah jack dawashadina kama daalo kun mar xitaa wan dawan karaa ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eeg 🔥🔥🔥❤❤❤❤❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @amiraabdimalik972
    @amiraabdimalik972 2 ปีที่แล้ว +1

    Jcyl Lee jiro 🥰rabbi haysku kin xifdiyo🥰❣❣

  • @najahnurkanolosha377
    @najahnurkanolosha377 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah asxaab nafarxad galisa
    Kani wa muqaal heer sare ah

  • @abdiwelibinjamin3832
    @abdiwelibinjamin3832 2 ปีที่แล้ว +38

    This z second time i.a watching this video but still am proud to watch it again keep going legend jack

  • @mizbah6482
    @mizbah6482 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah walalo qalbi wanaagsan🥰🥰

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eeg 🔥🔥🔥❤❤💖❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @kingcabdala332
    @kingcabdala332 2 ปีที่แล้ว +4

    KEEP GOING MY FAVOURITE YOU TUBERS JACK AND MARIISH

  • @sakariyeabdi7939
    @sakariyeabdi7939 2 ปีที่แล้ว +12

    Naftada iyo queux kudhiigle maad ka fikireee 😀 these questions is vuny

  • @safaaglisafaagli844
    @safaaglisafaagli844 2 ปีที่แล้ว +11

    I love you habo mcn keep going m'y bro Qurux ku dhiigle 😇🥰

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 2 ปีที่แล้ว +7

    "#Ereyga waad i daawesay" waa nagu washen e isku Yaaca ama kala Yaaca asxapey😂❤ lol

  • @idilmaxamud1436
    @idilmaxamud1436 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaarakala ♥️ Alle hadinaxifitiyo wan.idin jecelahya alle daratii ❤❤❤❣❣❣💋💋💋💋💋

  • @HassanAdan-hr7bk
    @HassanAdan-hr7bk ปีที่แล้ว

    Wllky qurux wnkusalama salan kabacdi marish warabta ee idhana waa kurabta dee ee safarta soo afjara idhinko rali exx❤❤❤

  • @jayziomar3506
    @jayziomar3506 2 ปีที่แล้ว +2

    Noladaa qurux ku dhiigle iyo marish beauty tageero weeyn ayaa idin ahay marish waa gabdhaha ugu aqlaaqda wanaagsan marna gabdhaha ugu quruxda badan Masha allah ilaah ha dhooro marish

  • @aragsanmaxamed8923
    @aragsanmaxamed8923 2 ปีที่แล้ว +6

    Legend qurux kudhigle 👑❤️❤️🥰

  • @abdirahmanmaxamed2905
    @abdirahmanmaxamed2905 2 ปีที่แล้ว +9

    Dhibmalahan kaabe horey usoco 🙏🤠💯👌

  • @musdafbare9944
    @musdafbare9944 2 ปีที่แล้ว +4

    Jack iyo marish ani ahaanteyda waan jeclanlaxa guurkoda farhad umban kasiqadalaha.

  • @alustadabubakar8969
    @alustadabubakar8969 2 ปีที่แล้ว +4

    Jack iyo maria the best yutubers keep going 💔💖💘💯

  • @nune0-townofficial957
    @nune0-townofficial957 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow barnamishka kqatar ayuu ahaa legend quruxkudigle

  • @hiigsigahankaaga7457
    @hiigsigahankaaga7457 2 ปีที่แล้ว +8

    maanshalah waan ku mahadsan tahay hadaad kii hore ka saartay wllo qali

  • @aliissack4879
    @aliissack4879 2 ปีที่แล้ว +31

    Keep going bruh ❤️

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 2 ปีที่แล้ว +1

    Ane love dhulka hooyo💚⚪🔴⚫🖤 marish waan ku jeclhy. Adi qurux ku dhiigle alow calaf isugu kiin dar

  • @abdimajiidhussein4232
    @abdimajiidhussein4232 2 ปีที่แล้ว +10

    Keep koing Qurux ku dhiigle legends Alwes pro 🖇

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eeg 🔥🔥🔥❤❤❤❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @nimcayibrahimsalad873
    @nimcayibrahimsalad873 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep rocking marish and qurux ku dhiigle i really like to watch any videos concerning both of u mash Allah may evil eyes not see you and may Allah protect you every step you make insha Allah you are my favorites infact dad qalbi wanag aya tihin hadin idinla kaftamo aroska waa gorma dee

  • @oglogistics6842
    @oglogistics6842 2 ปีที่แล้ว +20

    Great love it. Congratulations guys.

  • @yaxyecxakiin4049
    @yaxyecxakiin4049 2 ปีที่แล้ว +2

    M.A MUUQAAL QURUX MIIDHAN AH

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 2 ปีที่แล้ว +6

    You make me happy guys saa usku fahantiin aan ka heley Mashaalaah @@

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eeg 🔥🔥🔥❤❤❤❤❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @faadumopro4983
    @faadumopro4983 2 ปีที่แล้ว

    Alla Ilaahow is guursadaan hada nairobi iyo canada🥲

  • @iftiinmaxamed6990
    @iftiinmaxamed6990 2 ปีที่แล้ว

    Wallahi waa lapo nolasha isku fahamey m.a haplyo ku raxeysta nolasha

  • @uztadbako
    @uztadbako 2 ปีที่แล้ว

    Reer waqooyi ha Oran zaxip reer hargeysa dheh legend always legend

  • @calixasancali4920
    @calixasancali4920 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah my queen 👑 and king 👑 keep going

  • @dayaxbulshawi2105
    @dayaxbulshawi2105 2 ปีที่แล้ว +3

    Jackow car wlh maria guurso ana jecel e wlh hadi kale Nairobi wa imana wa isku dhimanayna

  • @druzair5466
    @druzair5466 2 ปีที่แล้ว +25

    Keep going sister and brother 🥰😍💯🔥

  • @marishabdishiikh8417
    @marishabdishiikh8417 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah qurux ku dhiigle wa kabax sate wllkey xamar cadey love ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤ 😍

  • @lababaar2022
    @lababaar2022 2 ปีที่แล้ว +2

    Recipe cuntada kulah dhiiqadas waa gashay walhi jackow 🤔😁😁😁😄😄❤️❤️

  • @leilaabdi8
    @leilaabdi8 2 ปีที่แล้ว +2

    wn iga qosol sisen 🤣🤣🤣🤣wlhi wn furay dhiblow waye qurux ku dhigle iyo marish👑🤴❤🙏

  • @luulcabdiraxmaanmursal6252
    @luulcabdiraxmaanmursal6252 2 ปีที่แล้ว +10

    Gacantu waa qolfee qalbiga Niiga salaamay qurux ku dhiigle iyo maariish 😜🤪💔❣💯

  • @shakrayare5729
    @shakrayare5729 2 ปีที่แล้ว +6

    Asxaab aan jeclahay isla jogoda 💯✌️

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eeg 🔥🔥🔥❤❤❤❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @farahabdi524
    @farahabdi524 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep going bro ilove ❤ u the sake of Allah

  • @farahofficial9877
    @farahofficial9877 2 ปีที่แล้ว +2

    raali ayaan nahy laakin wlaaloyal active ahaaaaaaaaa waa idin dideee mcnha muuqalada soo badiya

  • @AhmedbiciideAhmed
    @AhmedbiciideAhmed 2 ปีที่แล้ว

    Aniga oo ka soo jeeda waqooyi waan kugu tageersanahey inaad mugdhisho dhoorato ama first picked aad ka dhigto anba hooyaday burco ka soo jeeda aduunkan ugu jeclahey Gobolka raga ❤️

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +1

    Maarish qurux ku dhiigle walaalo ayay yahiin

  • @dekowabdi848
    @dekowabdi848 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha hor usocdha walal. Qurux kudhigle iyo marish

  • @parfunbaariyow5711
    @parfunbaariyow5711 2 ปีที่แล้ว

    Wllaha Nolosha mar waliba waan idin jecelnahay

  • @AhmedNour-tv4oe
    @AhmedNour-tv4oe 2 ปีที่แล้ว +3

    Qurux dhigLe qofTa nocaGii weYe maxad ugu qabsan waYdaY

  • @hooyohooyomcn6803
    @hooyohooyomcn6803 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haidin xafido wllhy an jeclahay ❤❤❤💋💯❤

  • @ia.mxaafidka...5036
    @ia.mxaafidka...5036 2 ปีที่แล้ว

    maxa diiday hadiiba marish nafteeda adiga Ay kadooratay inad adna wax walbo farxad galiya Aad siisid from gobolka raga 💯❤🙏🇸🇴

  • @jamiilasiad9794
    @jamiilasiad9794 2 ปีที่แล้ว +8

    Two lions 🦁 mi fv TH-camrs keep going ❤❤

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Rapkayga ila eeg 🔥🔥🔥❤❤❤❤ m.th-cam.com/video/XXBl1Nunit8/w-d-xo.html

  • @kinggoleygoley712
    @kinggoleygoley712 2 ปีที่แล้ว +2

    Inta jadey firstey like 👍 Sara he

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi qurux dhigle waa runtaa inad walaasha ugoyso naag aad shukaansaneysid naag kalaa kabadan keep going brother