Fadlan share like 2k idinko mahad san waxan kalo idiinka codsana th-cam.com/users/shortsOtj3qXynzes?feature=shared subscribe sara youtube idiino mahad san
Nio hada yurub sharci meel ku leeday halka nolasheda fahan ka xamaalo xirfad ka baro, hadi marka kawaad ka xumato dhib leh nasiib kaga tijaabi mar kale, hala dadaalo dhalin yaro ani yar an sxbo nahay 8 sano u jogay swedan malin dhawayd u diray irland si safe ku galay waliba north Ireland ✌️
Meeshan waa xuduuda France 🇫🇷 dadkaana wexeey u siisocdaan Uk 🇬🇧 ama Ireland 🇮🇪 doontana waxa lugu raaca ilaa 1500$ ilaa 1000$ melahas dad waxaa jira xoog kuraaca doonta o wata mindi meesha e u siisocdan waa meel dhimatay hada yurub dhan weey halaawday kuli waa iskuwada mid UK 🇬🇧 sharciyada dadka weey ku adkeeyan dadki aya kaso wada carorooyo ayagana weey u socdaan mida kale Ireland dadka qaxootiga wexeey geeyan hoteelo kaamam malahan guri si lugu helana weey adagtahay guri la aan weey kajirta yurub hada meesha ugu fiican aan isleeyahay waa Scotland lacag fiicana weey bixisa Belgium 🇧🇪 meel ma ah waxaana looga hadla af Faransiiska Switzerland 🇨🇭 sharcikeeda waa kaar A B C D aye bixiyaal 😷😷😷😛😛😛
Meeshan waa xuduuda France 🇫🇷 dadkaana wexeey u siisocdaan Uk 🇬🇧 ama Ireland 🇮🇪 doontana waxa lugu raaca ilaa 1500$ ilaa 1000$ melahas dad waxaa jira xoog kuraaca doonta o wata mindi meesha e u siisocdan waa meel dhimatay hada yurub dhan weey halaawday kuli waa iskuwada mid UK 🇬🇧 sharciyada dadka weey ku adkeeyan dadki aya kaso wada carorooyo ayagana weey u socdaan mida kale Ireland dadka qaxootiga wexeey geeyan hoteelo kaamam malahan guri si lugu helana weey adagtahay guri la aan weey kajirta yurub hada meesha ugu fiican aan isleeyahay waa Scotland lacag fiicana weey bixisa😷😷😷😛😛😛
(RABBI) haydin Fududeeyo 🤲 bada🤲 haydiiin sakhiro(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲Nabadgelyo iyo Caafimaad ku taga (AAMEEN YAA RABBI)🤲
Fadlan share like 2k idinko mahad san waxan kalo idiinka codsana th-cam.com/users/shortsOtj3qXynzes?feature=shared
subscribe sara youtube idiino mahad san
Ilaahow hadaad ducadayda ii aqbalayso dadka dhibka ka saar yaa allaah.
Aaamiin aaamiin
Inchallah khaire
ASC AHMED OSMAN GIRIIGA ATHENS ANKALA SOCONAA GIRIIGA SO BOOQO ATHENS WA LUGU DHIBAATESAYAHAY
Waad gudbi dontan sxp
Alsheydaamadii ee umadda qarxiyaan, aa ka masuul ah, waayo ayagaa dhaliyarada waali iyo wareer kurideen
Mahadsanidiin
I don't know what to say but i wish u guys to best 🙏🙏🙏
Inshaa Allaah wadka bexeysan
Subxaanalah yurub noocaan miyaa I laahay ima geeyo
👍
Nio hada yurub sharci meel ku leeday halka nolasheda fahan ka xamaalo xirfad ka baro, hadi marka kawaad ka xumato dhib leh nasiib kaga tijaabi mar kale, hala dadaalo dhalin yaro ani yar an sxbo nahay 8 sano u jogay swedan malin dhawayd u diray irland si safe ku galay waliba north Ireland ✌️
Bro sxp contact gaaga ma heli karaa ado mahadsan
Europe hadey joogaan xagee u socdaan anagana yurub baa usoo socona dadna waa kasii tagay war iska aduun😂😂😂
Wll yurub isku wada mid ma aha meshan waxa la dhahaa france 🇫🇷 waa faqriga abahood dadkani waxay raban wadamo kale nolol fhanta meshan sida
● UK 🇬🇧
●GERMANY
Belgium 🇧🇪
●Switzerland 🇨🇭 😅😅😅😅
●
Meeshan waa xuduuda France 🇫🇷 dadkaana wexeey u siisocdaan Uk 🇬🇧 ama Ireland 🇮🇪 doontana waxa lugu raaca ilaa 1500$ ilaa 1000$ melahas dad waxaa jira xoog kuraaca doonta o wata mindi meesha e u siisocdan waa meel dhimatay hada yurub dhan weey halaawday kuli waa iskuwada mid UK 🇬🇧 sharciyada dadka weey ku adkeeyan dadki aya kaso wada carorooyo ayagana weey u socdaan mida kale Ireland dadka qaxootiga wexeey geeyan hoteelo kaamam malahan guri si lugu helana weey adagtahay guri la aan weey kajirta yurub hada meesha ugu fiican aan isleeyahay waa Scotland lacag fiicana weey bixisa Belgium 🇧🇪 meel ma ah waxaana looga hadla af Faransiiska Switzerland 🇨🇭 sharcikeeda waa kaar A B C D aye bixiyaal 😷😷😷😛😛😛
@@Abdelrahimmohamed-jy7lp zhp ireland 🇮🇪 anu kutala jiraa kwrn hadaan qaab dalxiis ahaan isku dhiibo bal iga soo waran zhp 🙏
@@Abdelrahimmohamed-jy7lpScotland maysan ka tirsanayn uk pro
@@reviewReviews-vc1kzFrance 🇫🇷 somalida aya ka cararta uune waa wadan wax laga qabsan karo UK iyo Germany wuuka cayr badanyahay soma ogid
😢😢😢😢😢😢
Meeshan waa xuduuda France 🇫🇷 dadkaana wexeey u siisocdaan Uk 🇬🇧 ama Ireland 🇮🇪 doontana waxa lugu raaca ilaa 1500$ ilaa 1000$ melahas dad waxaa jira xoog kuraaca doonta o wata mindi meesha e u siisocdan waa meel dhimatay hada yurub dhan weey halaawday kuli waa iskuwada mid UK 🇬🇧 sharciyada dadka weey ku adkeeyan dadki aya kaso wada carorooyo ayagana weey u socdaan mida kale Ireland dadka qaxootiga wexeey geeyan hoteelo kaamam malahan guri si lugu helana weey adagtahay guri la aan weey kajirta yurub hada meesha ugu fiican aan isleeyahay waa Scotland lacag fiicana weey bixisa😷😷😷😛😛😛
Scotland waa qayb ka mid ah uk kkk teeda kale waa abaar halkaasi
@@mahamudh6983 taas waan ogahy ine UK qeeb kamid tahy waa abaar kulaha adiga miya joogo skadenefiyankan gaajada ah aya joogta aan fila 😷😷😷😛😛😛
Beenaale beenta umada kala tag
WAR ISKA SO TAWAKALA NOLOL FICAN SA MEESTA YURUB ISKA IMAADA