Xogta Xasan Sh oo Afgambi la Damacsan S/Land, & MW Eriterea oo ku Biiray DagalkaXilibanada S/land

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ma wax somaliland ladhaho yaa jirta gabalkeed waa dhacay

  • @MaxamadCumar-l7i
    @MaxamadCumar-l7i 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somali guul

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 หลายเดือนก่อน +3

    Machallah inchallah guulastay musulmans midnimo somalia

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 3 หลายเดือนก่อน +3

    Adeer somliland waxay isu diyaarinaysaa

  • @Sarta100
    @Sarta100 3 หลายเดือนก่อน +3

    Jaasuus ayaa tahsy amxaar u shaqeeya maxaa siraha dowlada ku ogsysiiyay waa in la maxkamadeeyaa waa jaasuus itoobiyaan ah mar walba siraha dowladoow xabashida siiyaa waa in lasoo qabtaa ni kaan youttube yada u adeega cadawga sida kan sunta media..

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 3 หลายเดือนก่อน

    Suldaanka waxaan kuu sheegaya waxan aad ka hadlaysaa waa necaybka somalia ay somaluland ku sii fogaynesaa xasan gurigii qoyskiisu dagayay ayaa amaan aheyn jabuuti iyada ayaa eedi hadii ay Hal xabad ahi ka dhacdo jabuuti Dani ma ugu jirtaa somaliland waa la ictiraafaya

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 3 หลายเดือนก่อน

    Suldaanka beenta
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 3 หลายเดือนก่อน

    Muuse waa laso qabankaraa ee masar eretrea ha loo kaashado si deg deg ahna ha looso qabto.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 หลายเดือนก่อน

    Muxuu been usheegaa MD Hassan Sheikh Wakaa la kashifay beentii uu shegay Magaalo laqabtay shabaab weli kuma soolaban bal arag beentaa Madaxweynaha sheegay ceebey tacaal fashiluu waye

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 หลายเดือนก่อน +1

    Soomalilnd 💚🤍❤️ waa diyaar garow dagaal cid walbana wan iska celin karna soo socda

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 3 หลายเดือนก่อน

    Somali hurdada ka kacday,taako somaliyana cid anagoo so jeedo,taako somali leedahay cadaw qaadan maayo.imaciil baa bixin, biixi baa bixin karin walaa xasan sheekh baan bixin.waxba ha noo gudbin xaraami , tuug axmaar ah.

  • @KhatraXamuud
    @KhatraXamuud 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan dhiiqo taada daryeel waxas majiraan isaaq makala hajabo waayo waadad ficilban

  • @Hadiyadaalle
    @Hadiyadaalle 3 หลายเดือนก่อน

    Niyow guuldarada dowlada aad wadwado ma shababa tahy mise wad ushaqeysaa xasan shabab lee neceb io hormarka dalka dadka kasoo hor jedo is qbo niyow

  • @Hadiyadaalle
    @Hadiyadaalle 3 หลายเดือนก่อน

    Shabab kalkaal shabab inaa tahy wa is cadesay shabab Inaa afka ku tagerto waa Dowlad naceeb io mucaradnimo ee dowlada ka dhamaw

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy 3 หลายเดือนก่อน

    War beenta jooji xamsa cabdi bare awood uu uga horyimado xasan sheikh ma lehe

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan jaajuus waaye mar walbo sirta somalia u gudbiya abyi iyo muuse ka joog waryaa waxa aad baahineeyso.

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 3 หลายเดือนก่อน

    Afgami ma inqlaab ayaad uuga jeedaa dhaqankaa afgambiga waa wax koonfurata ka dhici kara

  • @KhatraXamuud
    @KhatraXamuud 3 หลายเดือนก่อน

    Habarba iska howhowle heelada inootuma

  • @faadumo114cabdi9
    @faadumo114cabdi9 3 หลายเดือนก่อน

    Kuwaas waxba iskuma haayaan waa calooshood u shaqaystayaal

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 3 หลายเดือนก่อน

    Waryan wa rufyan etopeyan ushaqeya

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 3 หลายเดือนก่อน

    Tuugaan axmaarka ha qabto.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 3 หลายเดือนก่อน

    Basaas axmaar no 1.

  • @AxmedMuxumedMagan
    @AxmedMuxumedMagan 3 หลายเดือนก่อน +2

    Inta aanad ka hadlin somaliland adigu is xoree itoobiyaanbaa ku haysta oo ka soo buuxsamay dhulkiina macaaaaac

    • @mohamedsandheere6339
      @mohamedsandheere6339 3 หลายเดือนก่อน

      Hadii dad la haysto isaaq ba la haysta Hargeysa 3 meel marka lo dhigo 2 meel wa Oromo Ethopia ka Taliso Hargeysa Muuse juudaan waxay Ethopia u yeriso waxan aheyn ma sameyn Karo shacabka isaaqa wa shacabka xabsi kor ka furan ku nol oo Aanan hadli karin qof kii hadla wa xabsi jir dil iyo han dadaad ma isaaq ba ku faani kara xor ban nahay iyo gumeysi kuma jirno isaaqa wa dad kuwa wal walan oo cab tooy ah Hogamiye u yihiin 35 sano been iyo huuhaa lagu haysta oo shaqsi yaad caloshood u shaqeyste yaal ah caruurta tooda ku bishan ictiraf kii ba so dhawow iyo dowlad heblo na aqon san rabta shacabkii Aya sida caruurta lagu ciyara yaa Dhanka kale na qabiil bay ku oor kac san nayan si ay u sii haystan u sii xukuman rer hebel ba na neceb rer hebel baa na xasuuqay wa cadow geena sida ayay caruurta iyo dumar ka inta meel is kugu keenan ay ogu sheke yaan isaaq muslim iyo gaal mid ay raacayo wa dad ku wareer san oo ay talada ka lun tay isaaqa wa ma biilan nayaal lagu liiban nay waxana ku liiban tay Ethopia oo ku shaqeysta

  • @jawaahirjawaahir
    @jawaahirjawaahir 3 หลายเดือนก่อน

    Abbtiyaaladay,waahawiye,waanaxaskul hawiye,aabahay,waamajeerteen,maadisdaysaan,