GURI HAGAAJIS ISKU DIYAARINTA RAMADAAN KA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 171

  • @zeynbmohamud2404
    @zeynbmohamud2404 2 ปีที่แล้ว +44

    Rama daan kaan ilaah hana gaar siyo❤️🤲frome muqdisho❤️

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 ปีที่แล้ว +8

    *💚بسم الله الرحمن الرحيم*
    *NOOLE SUNNAD NABIGA C.S.W*
    *👉📿IXasuusi Aan ku Xasusiisay☝️Allah Drtis Khyr Jcl*
    *👉🏼 SOONKA AYAMUL BIIDKA BERI BILAABANA*
    *👉13 /14 / 15*
    *🌹Arbaca 16 /03/22*
    *🌹Khamiis 17/03/22*
    *🌹Jimca 18/03/22*
    *Cfis Barakallahfiku🖋*

  • @Aisha-jp4rz
    @Aisha-jp4rz 2 ปีที่แล้ว +19

    Amira Roti awuukeey wuu yaalay marka igu danbeeyday inkasto ka soo guuray Malaysia abaayo waxa ka heli karta KLCC waxa ku yaalo ground floor ka Isetan Food Market iyo Cold Storage oo supermarket ah waxa ka dhax furan meel Bakery ah oo lagu iibiyo lkn uma yaryara sida kuwa soomaliya rootiga lkn wa asagii oo xooga la weeyneeyay midkam ayaaba ila macaa iso duceey markaa ka hesho 😄👍😍

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ปีที่แล้ว +7

    Manshallah 😍Ramadan inshallah 😘✌

  • @LaylaZahiid
    @LaylaZahiid 9 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah abyo dar Allah ku jeclahay❤🥺

  • @hindasar7559
    @hindasar7559 2 ปีที่แล้ว +11

    Saa kuu sugayay lee abayo waa kuku walacy yaa ku waynin mar walbo I love you amiro cadey

  • @suleeqoabdulkadir6455
    @suleeqoabdulkadir6455 2 ปีที่แล้ว +5

    Aamin Aamin ya Allah dhamantenba cafimad tamah Allaha nagu garsiyo qof walbana muradkisa oo macsi lahen Allaha no saqiiro Ramadan iyo faraxado badan oo an faleyno iyo kuwan fileynba insha Allah ubad salixinah Allaha nagu arsaqo intan haysan inta haysatana Allaha u barakeeyo ❤️

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 2 ปีที่แล้ว +4

    dhamaateen ramadaanka cfmd qab iyo nbd allaha nagu gaarsiiyo❤

  • @ifrahcabdixasanifrahcabdix88
    @ifrahcabdixasanifrahcabdix88 2 ปีที่แล้ว

    Amiraa quurux ilaahy waxan kaga barya miil barakeysan baa laguu jiira in ilahy adunka qiim iyo miid qiiro adaan arag ilahy haa kulaa goriyo wiilka an habaryarta uu ahy amiin amiin

  • @amranabib781
    @amranabib781 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Amina qurax

  • @munaliya8886
    @munaliya8886 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah nice 👍🏽

  • @user-ou1gc1wo6k
    @user-ou1gc1wo6k 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 2 ปีที่แล้ว +5

    Amiira Qurux kuruseey wll waan ku jeclahay allah yaxfidak adiga iyo wiilkaagaba 🥀🥀🌺🌺🍓🍓🍎🍎💘💘🧡🧡💚

  • @nirasmindfulliving4260
    @nirasmindfulliving4260 2 ปีที่แล้ว +9

    Abayo Amira waan kusalaamay. Waxaad isticmaashaa saabuunta weelka lagu dhaqo ee ladhaho (Dawn)Biyo haku darin sideedalee u sticmaal, Love you from 🇨🇦

  • @hoodoabdulrahman6529
    @hoodoabdulrahman6529 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الرحمن اسيم ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @nimcosiciid7403
    @nimcosiciid7403 2 ปีที่แล้ว +2

    Amiiray dhiri galinban kaa helaa wllo ramdanki horena adan kugu xidhnaa insha allh kana wan rajaynayaa😻 weliba nuunahaga iyo nuunahaygu way yaraayen sanadkii hore manta lakin way soconayan alxamdulilah

  • @xamiidasheikhdaahir6212
    @xamiidasheikhdaahir6212 2 ปีที่แล้ว +11

    Ramadan Mubarak wllo qali illah haku xifedyo, wallh mara kasto vedog dawany ang uyay waxan is idhah amiir ku dayo nolshad waxa ka badl wllo waxathy qof aan ku daydo

  • @maryanmahamud6761
    @maryanmahamud6761 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah nice 😘😘😘😘😘😘

  • @muniiracabdulahi5018
    @muniiracabdulahi5018 2 ปีที่แล้ว +1

    Omg amiira boorsada straykids ku qoran ma ila aragtay 😍😍😍waxaa tihiin gabdhaha kaliyah aan dawado never give up ✊❤

  • @fatumamohamed7289
    @fatumamohamed7289 2 ปีที่แล้ว +2

    ManshaAllah keep going my sister

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaraka ❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 2 ปีที่แล้ว +1

    Rabigeey Hakuu xifdiyo baarideey baariyoow umaaydiis weeynaheey & weli nuur aan wehel kaaga dhigay

  • @safiasaid1717
    @safiasaid1717 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah beautiful

  • @naciimomaxamud5532
    @naciimomaxamud5532 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @faidochannel7486
    @faidochannel7486 2 ปีที่แล้ว

    kuraasta cover gasho

  • @hodahana4722
    @hodahana4722 2 ปีที่แล้ว +2

    Macha allah hbbti ramadanti horana kula socday incha allah mantan wan rajaynayan inago cafimad qabna inan kula socono

  • @fariidafaraxchannel7739
    @fariidafaraxchannel7739 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha llah amiira allaha ku barakeeyo waxa jira maryo kuraasta la geliyo o hadii ad geliso ayna kuraasta kaa wasaqoobeen marada Lee wasaqoobeen marka ay wasaqowdo gasaalada ad kuture wax rugow wad ka nasee ani markii an geliyey wa kanastay kurisiyaa wasaqobay ee vedio yar an ka so doobaa e chanelkeygan ka fiiri ani a wax badan an kaa faideystan

  • @intisaarabdullahi5909
    @intisaarabdullahi5909 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a amiira qurux

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @raqiyaabdiqadir8261
    @raqiyaabdiqadir8261 2 ปีที่แล้ว +3

    Amiira Inshalaah 400k subscribe ❤️🥰💕🥰🥰kuu rejeynaya adaan ku tageraa ramdan wangsan hbbti🥰❤️🥰😂😍😍😍❤️❤️🦋💕❤️❤️🥰🥰🥰❤️❤️🥰🥰😂💕💕💕😍😍🦋🦋🥰😘🥰😍😍😍😍😘🥰🥰😍😍😍😘🥰🥰🥰😍😍🥰🥰🥰🥰😚😚🥰🥰😘❤️😘😘🥰😘😘😍😘🥰🥰😘😍😘😍😘🥰😘😘❤️❤️❤️😍😘❤️😘❤️😘❤️😘😍😘🥰😘❤️🥰😘❤️😚😘😂😚😘😘😂😘

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abayo samo allaha nagu gaarsiyo Ramadan mubarak

  • @nafisociise4240
    @nafisociise4240 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a ramadaan Mubarak

  • @sucdiabdiraxmanmohamuud3584
    @sucdiabdiraxmanmohamuud3584 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @nasteehoabdi1025
    @nasteehoabdi1025 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh son ki hore xamilo Ano ha oo isak cajisan a idhir galijiry Marka firsado

  • @khadijaadamofficial5489
    @khadijaadamofficial5489 2 ปีที่แล้ว

    Maàsha allah Tabrka Allah 💪💪👍🥰🥰

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 2 ปีที่แล้ว +4

    Wcs mashlh my son Asim weyno then amiro 📌 igu qabo waxan so dhigay video morning routine so dawada inshallah from muqdisho

  • @aaminadaacad3976
    @aaminadaacad3976 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah ilaahey nabad iyo barwaqo alaah hanagu gaarsiyo horay usoco quruxey 🥰

  • @amal7302
    @amal7302 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah amiiro ha ciishoonin weligaa

  • @souhaibmohamed7869
    @souhaibmohamed7869 2 ปีที่แล้ว

    Ma Sha Allah walachey Macan Alla ku hayafido

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 🤲 🌹👑💋♥️

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah Abaayo Amira qurux Xabibti 😘😘😘😘🙏🙏🙏💘💘💖💖💖💞💞👌👌❤❤😍😍😍

  • @ramlamohamed3497
    @ramlamohamed3497 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah 🥰

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 2 ปีที่แล้ว +1

    Isoboqda wlalaha qalbiga wa wlashiinee

  • @Aamino-my7pr
    @Aamino-my7pr 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abayo allah idin xafido adi I wilkaga

  • @SANTIKUMI1
    @SANTIKUMI1 2 ปีที่แล้ว +2

    M,a m,a m,a, amira fadhiga iyo shey kasta oo wax ka goy weyday waxaa lagu dhaqaa OXI CLEAN raadso cadi maha wlhi,
    Amira🧜‍♀️🧜‍♀️🧜‍♀️👸 and AZIM YARE🤴🤴🤴 SALAMAN 🥰.

  • @fardowsaisaack6184
    @fardowsaisaack6184 2 ปีที่แล้ว

    Mashallh

  • @anisabdikarin4322
    @anisabdikarin4322 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha mey sisters hormar wacan

  • @ubahmohamed4340
    @ubahmohamed4340 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah abaayo shukumanka and ku tirtireesid Kurasta ku xer daboolka digsiga dhalada ah

  • @nasrineabdu7564
    @nasrineabdu7564 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllo Allah ku barakeyo. Videoyada wa dawada hoore uu soco. Malaysia kuleeyl anaga qabow ba na diley.

  • @munaabdullahi6809
    @munaabdullahi6809 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaALLAH abaayo macaan

  • @rahmoadan9723
    @rahmoadan9723 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 👸🇸🇴👏🏼♥💋💋💋

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaha ma beautiful sister amira qurux and bbe asim yarisow nolow hooyo mcn isobarbar ♥️👌🥀🥰🌷🌷🌷🌹🌹🤲😭🌼❤💯💯

  • @umuyazm9786
    @umuyazm9786 2 ปีที่แล้ว

    M.a asim sooweynow habo amira abayo tv ga waa halise dirbiga ku xir ilmaha waa kasoo dul dhici karaa intuu taabto

  • @umusudeys9341
    @umusudeys9341 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah amiira cadey xabibti alaha ku la koriyo baby aziim gabadha wa dawatan like tana u saara

  • @gouhadhassan1446
    @gouhadhassan1446 2 ปีที่แล้ว

    Mchll amira

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah asim oo soconaya

  • @anisaabdimohamed3139
    @anisaabdimohamed3139 2 ปีที่แล้ว

    walashey mcn keep gowing

  • @anabhassan6506
    @anabhassan6506 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Mashallah abayo

  • @fosiyashire9646
    @fosiyashire9646 2 ปีที่แล้ว

    yaakhay amiira ilaahay amarkiis waan kuuxiisaa iinooloow my baby sister 😍😍

  • @salmaqorane3241
    @salmaqorane3241 2 ปีที่แล้ว

    Mash allh tabaka allh asmi 🥰

  • @fadximaxamad3654
    @fadximaxamad3654 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alah xabibt

  • @niifnadiifo8010
    @niifnadiifo8010 2 ปีที่แล้ว

    Msha alhaa ale haku barkeyo mcnto

  • @fardowsoibraahiim2731
    @fardowsoibraahiim2731 2 ปีที่แล้ว

    M.a alle haku dhowro qaalitey

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaa amiira xabiibti adiga iyo wilkaaga azim yare ilahey hani xafido insha allaa quruxey 🌹🌹🌹❤️❤️❤️👍

  • @shukrikamas700
    @shukrikamas700 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa alah guleyso marwalba inshaa aalah Amira qali huno

  • @amaldaganchannel4557
    @amaldaganchannel4557 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanbalyo xppti for 350 subscribers 🥰

  • @umalkhayrcabdi5799
    @umalkhayrcabdi5799 2 ปีที่แล้ว

    Masha.allah

  • @ugbaadhassan6824
    @ugbaadhassan6824 2 ปีที่แล้ว +1

    Dar ale baan kuu jclhy wlhi amiirooy

  • @dekaali1543
    @dekaali1543 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Illaah ha Idin xafido xabiibti

  • @safiyosalaam9982
    @safiyosalaam9982 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah walaal

  • @naimaah78
    @naimaah78 2 ปีที่แล้ว

    amira qurux bdney hory u soco dear love you

  • @saamiya2927
    @saamiya2927 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiira barkimaha jinyeeka u xir markaa dhaqeysid hadii kale way halaabayaan

  • @deeqocabdulaahi9908
    @deeqocabdulaahi9908 2 ปีที่แล้ว

    Mashll abyo adi Wilka Allha idin xafido

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 ปีที่แล้ว +1

    ,😍😍😍😍😍💖💖💖

  • @fathiaaweys3062
    @fathiaaweys3062 2 ปีที่แล้ว

    Sarichgard FABRIC
    WATER SHIELD
    Long Lasting Protection
    Waterproofs Fabric
    Abayo kasa aa kaa cawinayo fadhiga iyo gurasta boo Amazon eya kuu haysan

  • @yasmiinhaji2119
    @yasmiinhaji2119 2 ปีที่แล้ว

    Asc Mashaalh abyo well done 👍 🙏🙏

  • @aminocabdi4200
    @aminocabdi4200 2 ปีที่แล้ว

    M.a kalonkan izkadhaf cafimdkiisa maficna wllo

  • @zainabmuqtarcabdi2267
    @zainabmuqtarcabdi2267 2 ปีที่แล้ว

    M.a baby asim allha ku xafido

  • @ilhaanridhwaan5490
    @ilhaanridhwaan5490 2 ปีที่แล้ว +1

    Nolasha kuma xumeso abayo🥰

  • @umzakariya7150
    @umzakariya7150 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo aniga nabro ayaa iwareriyay saliid ayaan wijiga kuleyahay

  • @wardacabdiqaadir2523
    @wardacabdiqaadir2523 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله

  • @haniali229
    @haniali229 2 ปีที่แล้ว

    Cinwankada marku so laabtay sida u farxay Lee illaah awlada hakula koriyo dhamantenba abaayo

  • @naciimomohamad3155
    @naciimomohamad3155 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah keep going xabibti

  • @saamiyasiman6202
    @saamiyasiman6202 2 ปีที่แล้ว

    M.a allow kuu xafid wiilkaga

  • @abdullahiqoslaye7715
    @abdullahiqoslaye7715 2 ปีที่แล้ว

    Masha alha abayo qli wad dadaleysa alha kula garab galo

  • @saharahusein1saharahusein157
    @saharahusein1saharahusein157 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo mask iyo face wash si fcn uma argto sawir nooga qaaad

  • @xikmaxasan333
    @xikmaxasan333 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh quruxey allah ha idin dhowro

  • @mowliidxaaji5
    @mowliidxaaji5 2 ปีที่แล้ว

    MasahAllah wllo

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah amira

  • @MariamAhmed-uc3dz
    @MariamAhmed-uc3dz 2 ปีที่แล้ว

    Rooti abuukeey kuleel eh aaahesanaaa

  • @hamdashiine7145
    @hamdashiine7145 2 ปีที่แล้ว

    Love you amiira 🥰👸

  • @user-tt1dh8xx2n
    @user-tt1dh8xx2n 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allh

  • @dhirigilisoumada5452
    @dhirigilisoumada5452 2 ปีที่แล้ว +1

    Hada ka hesho muqalada qisoyinka cilmi nafsiga iyo dhirigilinta please isoo boqo walalkeyga ama walasheyda 🙏🙏

  • @khadramirejama9289
    @khadramirejama9289 2 ปีที่แล้ว

    My amiira qali

  • @wacanesse5654
    @wacanesse5654 2 ปีที่แล้ว

    Wll ciladii ma ka baxaday TH-cam ka

  • @fahiimamohamed9921
    @fahiimamohamed9921 2 ปีที่แล้ว

    M.a m.a aada ugu farxy asziim oo socdo marka arky💋💋❤❤ illhey hanoo weyneeyo nin meel iska soo saaro allh kayelo0

  • @munamustafisaaq2271
    @munamustafisaaq2271 2 ปีที่แล้ว

    Xapiptii amira fes maska sawirkisa ino sosar aya argno mid koyahay waa iga codsi qali

  • @luckyqurux1847
    @luckyqurux1847 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah ❤💍

  • @mariammoha4756
    @mariammoha4756 2 ปีที่แล้ว +1

    Amira balakonka wuu gaban yahe is ilaliya adi iyo asimba ani halka iskumaba halen kare ax🥺