wiilashaas dhulbahante tolkolda ineey soo bartaan beey u imadeen ilaa iyo hadana casumaad iyo soo dhaween beey ku jiraan war xishoo cid ka xigto waqooyiga galgaduud dhulbante ma Laha waa dhulkoodii dadkoodii Beeyna la jogaan
Waa dhaqan nagu cusub nin inta dad Magaldi imaaday dhahaya dabajeex iyo shamtur iyo bostoolad ha la siiyo Dhulbahantu ma soo washeen War ha la xiro kan dhaqan malahe ma gari inta lasaaro ka baxa magalada ha la dhaho Wuxuu soo wada ka weene Marexaan isaga intaas oo furin ku furantahay hub u bahane Ka tag masha dhahaya
Mareexaan WA libaaxii darood dhexda ku jiraan afarta gees hawiye ku hareersan marka xabadana wa number one darood Cid ka geesisan Mareexaan majiro sababtoo ah wa libaaxii darood kkkkkk dhulbahante ayaga qoryo ka furtey isaaq kkkkk qori sham suutar malagu siinayo caalamka isaaq ky dacwoon
@@ahmedjama6298 Marreexaan hadduu Xabadoodda Kulushahay, Maxeey dhulkooda uga yaaceen oo hawiye dhul balaarsi wado ee uga carareen? Faankii reer diini wallee soo dhamaa
Adigu maad soo dhaweysid oo waxa aad hada noo sheegeysid u sheeg tid Mareexaan Muxuuse ka dooni Dir Afxumada Jooji Dhulbahante ooma baahna Qori Dir leedahay Allena ma bado
Áad ayaan uga xumey ma dhulbahante ayaa hub ubaahan waan naceebey0 war soolaabo.qaladbaad sameysey
wiilashaas dhulbahante tolkolda ineey soo bartaan beey u imadeen ilaa iyo hadana casumaad iyo soo dhaween beey ku jiraan war xishoo cid ka xigto waqooyiga galgaduud dhulbante ma Laha waa dhulkoodii dadkoodii Beeyna la jogaan
Wilkan si degdeg halosiyo bkm iyo sniper hadikale marexan wan kabixin😂
Kkkklll. Ha la siiya wax walba .
Ninka cararesame 🏃 wa idin basasaya Marexanow adinka gurmad u bahan
Maxaakaagalaye ninka tolkiilajooga amahasiiyeen
dee wagar dhaci waa qayaad. qayaadina wa geesiyaal waliba sharaf badan
Wagardhaci qayaad maaha, ee waa curudka mariixaan. Naago qayaad ah ayaa asalkoodii Wagardhac dhalay
Waa dhaqan nagu cusub nin inta dad
Magaldi imaaday dhahaya dabajeex iyo shamtur iyo bostoolad ha la siiyo
Dhulbahantu ma soo washeen
War ha la xiro kan dhaqan malahe ma gari inta lasaaro ka baxa magalada ha la dhaho
Wuxuu soo wada ka weene
Marexaan isaga intaas oo furin ku furantahay hub u bahane
Ka tag masha dhahaya
Mareexaan WA libaaxii darood dhexda ku jiraan afarta gees hawiye ku hareersan marka xabadana wa number one darood Cid ka geesisan Mareexaan majiro sababtoo ah wa libaaxii darood kkkkkk dhulbahante ayaga qoryo ka furtey isaaq kkkkk qori sham suutar malagu siinayo caalamka isaaq ky dacwoon
@@ahmedjama6298 Marreexaan hadduu Xabadoodda Kulushahay, Maxeey dhulkooda uga yaaceen oo hawiye dhul balaarsi wado ee uga carareen? Faankii reer diini wallee soo dhamaa
@abdikhadirfarah7415 hawiye wa ayagoo ku Hareersan cabudwaaq Maxey uqabsan layhiin saxb mareexaan mafaano masaakiin yahow wax la imow kkkkkkkk xaniyaheyga waynika intuu kabatey meel an geeyo la ahay gedo iyo mudug baan dagaa gedana wa dhulkii labaad somaliya ogu wayn masaakinyahow intaas kuraaxeystaa kkkkkkkkkkk kkkk car hadaa nin tahay xabad ibilow waxan ka helaa xabada markey bilaabato guska ikaco laba gus yaan yeeshaa kkkkkkkkkkkkk
War Martinqaad waa jira iyo soo Dhagweyne laakiin qoryahani cayaar lagu bixinmaayo ,ee Wiilka hal sagoontiyo
NINKAAN FIQI MUXUMUD MAAHA, EE waa HAWIYE, DIR MAAHA, XERAALE MAJOOGO.
Wiilashan hala siiyo qoryo caadi ah iyo ambabixin
Awe ugaskina muu siiyo mawlid
Dhulmahante hub uma baahna maanta ee Qanimadii iidoor xagaa cabudwaq haloosoo leexiya furimaha mareexaan kufuran way badanyihiine😂😂😂
Mareexaan miyaa qorya bixinkara iyoo bele ku hareeraysan tay iyo hawiye iyo ogaadeen iyo cadow farabadan qaarna ay dawlada yihiin
Adigu maad soo dhaweysid oo waxa aad hada noo sheegeysid u sheeg tid Mareexaan Muxuuse ka dooni Dir Afxumada Jooji Dhulbahante ooma baahna Qori Dir leedahay Allena ma bado
RRR⁴r444⁴⁴=44r🎉⁴⁴4===r r 4⁴44⁴4r
Maxshode hacaytamin ee adiguba so dhawe shamshutarkana ayagay kuforarta oo hiilo ubahan mida kale faqamuxumadk beer aha marexan valleyo maxay haystan
Shariif ceeryaamooy adiga yaysan Ake haaga kaa furan Mrxn wlhy baadan dhururq ka qaadayne 😂
Doqonkaan maalin 3 qabiil sheegtay adoon edeb yeelo doofaar faqi ma fabarbaa
Absolutely, ashamed to be Somali in casriga lagu jiro aynu sida u dhaqmay no
Bro mowliid galwaq amuus waryaaa
Nacaskan afka weyn wlhi wuuku
Waalanaa meshaan
Car sanadka danbe
Haku gaaro waayo?
100 duyuus ka horeeyey garan
Qor yuhuu doonayeye soo mar hore laguma kala tagin war soo laabo yaahuu
War yaan lafahaga lagu diline kuso noqo dhulkagii hubkii aduunkuba waxu yala dhulkaga ee pls sonoqo
Muu qaniimadii iidoor wax ka doonto. Aar iska hubiya Ninka. Sidaa gunnn laguma noqdo. Anagaa Dhulbahante ah. Toloow Ninkii reer sheegtaa 100% hala hubiyo.
MUXU kufalaya qoryah mida kale ninkaste qoeigisa ayuu wata eed ayuu umada laso donanaya
Warnagasiiyaa
Farid halyaybaadtahay sxb
Mariixanka galmudug hasamestan maamul dhaqale lacag lagu aruuriyo oo ugaaska masul kayahay
Canaanta badankadaa
Warya nasab ma ihidin ee nacala shaydan ku yale wiilka sida ha lo dhamo hadii kale mareexan wn ka bixi
Hana caayin mowlid galwaaq, ceebta noo astur. Public hanageynin. Cadowka hainojabin. Sii hoos hosa uxali
Dhulbahante sootii ina Cali Barre hub iyo tikniko isugu daray markuu Somaliland kabaxay. Taa mala illaaway.
WARYAA HEE SHEEKA XUMADA LA TAG IYO QABIIL QOF KU QAN CINTA 😂😂
Nin ka jees jeesaya hadee ma asagaa mr ah xitaa daarood ma ahan maxaa idinka siya
Ciiryamoow Nin cudid laatahoo cidina moogayne
Cidahaa hartigaa baatihiyo ciidan xoogbadane
Adigaa ciyaar Ugu imaan cuurka reersadeye
Caro iyo dagaal baad qabiyo ciil rag Kaa galaye
Ceelkaa Puntland aad dib baad ka cifan doontaaye
Caarad dhuub hadaad doonaysiyo caarihii qoriga
Calaf iyo hadaad lacag ratiyo caaradlow qoriga ayagaan waxaad ka codsataan Kaa celcelinayne
Ayagaa casuumaad gobeed cidi Ku gaarayne
Ayagaa ilaah cood ag dhigay ciidan iyo xooge
wiilka mariixaan ee aad xirateen maailowday
@@jamiilaJama-c5c islamarkiiba wey fureen , daiyadii waaka dhiibiin, lacagna weysiiyeen.
😇😇😇😇that’s what u get from support trlbeium
San ka weynta 💀✅cabidas.🐧jwp🐂
FARMAAJO MAKALA JECLA MARIIXAAN, UUISTICMAALAA KALIYA. MAXAAD UGU NAAGAYSAA MARKA? QABIIL. WARYAA MARIIXAAN UHIILI. KAQABO DAYUUSIINTA MADAXDA REER DIINI. AMA IBRAHIN CULUMO KUSHEEG WAS.
Gunbatahin.maxageyey..?
Bro adiiga maa gobah marehaan dad wanagsan