Wax marooco la dhahaa ma jiraan hadeyse jiraan waa in meelkasta ama magaalo kasta waqoyi ilaa raas kamboni isha lagu haayaa meeshii puntland cadowgoodu ka soo galo koonfur iyo waqoyi waxaa laga qaadayaa talaabo sharci puntland waa inay aad iyo aad u adkaysaa sirdoonka meelkasta insha allaah way guulaysaneysaa puntland ❤❤❤❤ for ever
Macquul ma aha in soomaalilaan loo aqoonsaduo dowlad madax banaan.Sababtoo ah dhulka soomaalilaan from Gabiley to Berbera ma dhamma 300 oo kilomitir.Dhul ka yar 300 oo kilomitir see loogu aqoonsan karaa dawlad is maamusha?
Adiga ku warramaya iyo xasan dhiiqaba waxbaa idinka khaldan Trump dalkan malaha soomaaliyaba makala goyn karo waqooyiga soomaaliyana dal madaxbannaan kama dhigi karo.
Wax marooco la dhahaa ma jiraan hadeyse jiraan waa in meelkasta ama magaalo kasta waqoyi ilaa raas kamboni isha lagu haayaa meeshii puntland cadowgoodu ka soo galo koonfur iyo waqoyi waxaa laga qaadayaa talaabo sharci puntland waa inay aad iyo aad u adkaysaa sirdoonka meelkasta insha allaah way guulaysaneysaa puntland ❤❤❤❤ for ever
Guul butland ❤❤❤❤❤❤
Thanks Thanks Thanks ❤❤❤
Alaha guuleeyo ciidanka puntland iyo shacabkeedaba
Wariye hawl karaa tahay puntland guul iyo gobonimo
Puntland guul❤
GREAT NEWS
DDS waygo aysaahadii somalilan la aqoonsado
Guull🇸🇱💪♥️🇸🇴💋
Viva for every to Puntland Statse
SOMALILAND HALA AQOONSADO MAXAA NAGA GALAY HANA DHAAFEEN HORTOODA KHAYR ALLAHA DHIGO QARAXYADA SOMALIYA HAKA DAAYEEN
Good girl 😅... But don't blame people for your shitty existence. Own your sht mami
Yaa xaqiijiyey inuu baxay shaydaankii shisheeyaha keenly dadkeena
Aqoonsi ha helaan xaq eyey uleeyihiin
❤❤❤❤❤❤
Alhamdulillah ya Allah❤❤🎉🎉❤❤
WAA YAAB MA WAXAAN NAHAY GAALO MEY AADAAN YAHUUDA
Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul budlandii
BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT AND SOOMALIA ITALIAN TWO COUNTRIES DIFFERENT COUNTRIES BETWEEN BORDERS AFRIKA CAALAMKU
Odeygu xage aday maxu ubaxsaday ???
Moroccan usoo socda dalkena ee argagixisada ah waxa sodiray dowladoda waana askar caloshod ushaqeystayal ah
Taasan been ahy hdey nooso socdaan wAxaas oo dawlado ah intee ksoo marayaan hdaysan ciidan ahyna
Somaliland ma go'I karto. Iidoor Inta dhegaha laga garaaco lagala wareegayaa Dhulkoo dhan. Yaa yiraahda Iidoorka Hargaysa iyo Burca diina ha is dhaafinina.
Ma odagaan foosha xun
NIN CAD OO CARAB AH DADKUU KADHEX MUUQDAA😂. BALSE OGAADA MAROOKO MADOW OO DADKA ISKU DHEX QARIN KARA BAY LEEYIHIN‼️ REER PUNTLAND HAYS JIRAAN😊
HADDABABXASSAN WAA IN UU 48 HRS SOMALILAND KUQABTA.
HADDAY SOMALILAND LA AQOONSADO HARTIBA KUXIGA IYO JUBBOLAND.
IYO KONFURGALBEED.
tiraam waxaa dabada ka riixaya reer binu hebel⚠️ oo ah ciyaala suuqa aduunkan qasaya👎🏻⚠️ sharkooda umada allaha ka qabto.
MAROOKI WAXAY AADI DOONAAN SOMALILAND IYO KOONFUR KOLEY😂
❤❤❤❤😂😂❤❤❤
xasan shii waxuu rabaa in mareykanka u soosiidayaa lacaga laga xayiray saadarteed buu u leeyahay soomaaliland waxaa aqoonsandoona maraykanka waxuu rabaa in uu ceebta isga meero. laakiin mareykanka ka ma aqbali doon oo waxkasta wuula socdaa
butlaan tashataay itobiya iyo caraab ma rabno waanu jeclaayn weynaga dhex bilabeen
Macquul ma aha in soomaalilaan loo aqoonsaduo dowlad madax banaan.Sababtoo ah dhulka soomaalilaan from Gabiley to Berbera ma dhamma 300 oo kilomitir.Dhul ka yar 300 oo kilomitir see loogu aqoonsan karaa dawlad is maamusha?
Wabeen ma baxsaan khl khalka jojiiya xagee ka baxaa furumihisa kuli askaar aya jooga badaana wa lajoogaa
Israel iil mayadan
DONALD TRUMP KUMA GUULEYSANAYO IN UU SOOMALIA KALA JARO😂. BALSE SOMALILAND O GO´DA WAXAY KU XIRAN TAHAY DAWLADA SOOMALIA OO HAWSHOODII GABTAY😂
Aqoonsiga aad ka sheekaynaysaa codka trump kuma imaan karo ee adiga iyo aniga codkeenba ayuu ku imaan karaa.
Sidaa u baro.
Adiga ku warramaya iyo xasan dhiiqaba waxbaa idinka khaldan
Trump dalkan malaha soomaaliyaba makala goyn karo waqooyiga soomaaliyana dal madaxbannaan kama dhigi karo.
Adeer dalku rag iyo RABBI ayuu leeyahay nin ajnabi ah iyo ninkale oo dalka joogaana ma kala goyn karo somalia .
Djibouti somali galbeed iyo NFD ayaan anaguna rajo ka qabnaa inay somalia ku soo biiraan .
Hadalkaanuna waa hadal lagu madal hufinaayo lacagta la sheegayey ee laga xayiray ayuu baadigoob ugu jiraa .marka waa iska shimbirayohow heesa ee adigana TH-cam kaaga iska caddayso .warkuba waa intaase.
asc iteed ka keentey inoo trum cerefe u seeyo waqooyega somali,warkaad waa been,trum ma leh soomali,doomali soomali leh,sorry
Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul budlandii
Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul budlandii
Viva puntaland ❤❤❤