Abwaan Dhoodaan gabaygii Dhugasho
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Dhugasho waa gabay ka mid ah kuwa ugu qiimaha badan ee Abwaan Macalin Dhoodaan tiriyo.
Waxaana la dhihi karaa waa gabay soomaali tiriso kii ugu qiimaha badna abid.
wuxuu ka hadlaya in soomaalidu cilmiga iyo wax soosaarka xooga saarto. inta dawo dad kale adeegsanayaan ay iyagu wax soo saartaan.
Wuxu ka hadlaya sidi dadka soomaaliyeed isku filaansho u gaari lahaayeen.
Waa gabay hadi wax lagu qaadanayo wax badan laga baran karo.
Daawasho wacan
Waan xigmadii cajiib ah