SHUCAYB YARE OO BANDHIG SUUGAANEEDKII UGU CAJIIBSANAA SOO BANDHIGEY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 291

  • @hassanosmanyusuf6681
    @hassanosmanyusuf6681 6 ปีที่แล้ว +5

    Maaaashallh prefect
    Dhalinyarada somaliland waa wada fariid xaqiiqdii.
    Aniga somalia ayaan kasoo jeedaa hadana waxaanan xaqiraad galinayn in somaliland ay dhalinyarada usoo kacday ay hormariyeeen waxaanan jeclaan lahaa in ay somalia aqoonsato.
    Hadii aad igu raacsantahay in da,yarta somaliland ka fiicanyihiiin da,yarta somalia like ii saar

  • @queentanasha3985
    @queentanasha3985 5 ปีที่แล้ว +6

    2002 buu dhashay 2005 tiina waan isbaranyy armuu inanku 2015 kawaday sasan umalynya

  • @ayaanmohamed5353
    @ayaanmohamed5353 7 ปีที่แล้ว +21

    masha allaah wllo wooow 😍 👌 👏 👌 👍 👏 ❤❤❤

  • @faadumoibrahim1177
    @faadumoibrahim1177 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah shucayb yare afkagu waa dahab alle hakudaysto walal

  • @MMATvs
    @MMATvs 6 ปีที่แล้ว +11

    Waaad iga qoslisay thanks shucayb yarr

  • @bileciise9827
    @bileciise9827 7 ปีที่แล้ว +11

    Saas wayo shuceeyb Waan Ku salaamay sxp kkkkkkk saas Ayaan ka rabaa

  • @mahamedamiin9496
    @mahamedamiin9496 5 ปีที่แล้ว +3

    Mnshaa Allh waa wiil aad ufiican shucayb yare lkn waxaan dalbanayaa nambarka shucayb yare in la ii sheego mhdsnidin dhmntn

  • @zakariyeabdulkadiryuusuf7559
    @zakariyeabdulkadiryuusuf7559 5 ปีที่แล้ว +2

    M.a abaan aad uda yar hamblyo wlhi hor wangsan ayaan ku leyhy abwaanka reer somaliland

  • @najahmohamed8251
    @najahmohamed8251 7 ปีที่แล้ว +25

    kufaana School kygii primary ga BULAALE.. LAANTA HAWADA wn ogaa inay Dad caani kaso baxayan imkna ay joogan ba
    go forward 😍

  • @mahamedhukun8526
    @mahamedhukun8526 7 ปีที่แล้ว +41

    Maash alhaa wil aad u fiican waaye

  • @amiishasalah1773
    @amiishasalah1773 7 ปีที่แล้ว +17

    manshaa Allaah gulayso shacyb yare marwlba guuul

  • @nainaohaz8640
    @nainaohaz8640 6 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah 2002 wlhi waa wiil aad uyar firconithisan jecelahay rabiyow dintana fahansii

  • @zayidibnumeecaad1032
    @zayidibnumeecaad1032 7 ปีที่แล้ว +6

    mzha allaah zhuceyb yre allaah garabkaaga hagalo wan kugu faana hadaan nahay shacabka somaliland

  • @abdikarim6928
    @abdikarim6928 7 ปีที่แล้ว +78

    dhalin yarada geeskaw gacalayaal aanka gudubno bahashee ii like saara

  • @mahadeidazeyr2162
    @mahadeidazeyr2162 7 ปีที่แล้ว +16

    مشاء الله

    • @nimcoxazan1061
      @nimcoxazan1061 6 ปีที่แล้ว

      mahad eid azeyr jh

    • @hannadaadey9687
      @hannadaadey9687 5 ปีที่แล้ว

      Shucyap waa wiil caqli badaan ooo xirfaad uu leh hal apuurnimad

  • @hanagamal6364
    @hanagamal6364 2 ปีที่แล้ว +1

    Machallah horay uu soco wll

  • @daauudcabdulaahicabirixman9675
    @daauudcabdulaahicabirixman9675 3 ปีที่แล้ว +2

    maashaslaah

  • @nasrocqadir1932
    @nasrocqadir1932 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alaah illahow ku xifdi Shuceyb yare

  • @2pacshakour383
    @2pacshakour383 7 ปีที่แล้ว +13

    wiilka yari wuxuu dhashay 2002 waxaanan is baranay 2005 sheekooy ku nacay!! waa hoo baruud.

  • @bashirfarah5535
    @bashirfarah5535 7 ปีที่แล้ว +9

    2002 ayuu dhashay 2005 ayaanu is baranay ku ye ninka hadlayo subxanak ya cadiim shuceyb ma jin baa mise insaan wa su'aal

  • @suhaybmacaaneye6797
    @suhaybmacaaneye6797 5 ปีที่แล้ว +2

    mnsha allh iinoolow inta ay no lo li jirto
    shuceyb nin rageed halkaaa kaga hay

  • @cabdiraxmaangaas1301
    @cabdiraxmaangaas1301 4 ปีที่แล้ว +2

    Shuceyb geesi dayar guuleeyo geesi

  • @noorabarkhad5526
    @noorabarkhad5526 4 ปีที่แล้ว +1

    Abshirow halkeen ka helaaa mcn waa qoftaadii

  • @zoyamukhtaar6399
    @zoyamukhtaar6399 7 ปีที่แล้ว +41

    Soraan oo Yar weeeye Wiilkani

  • @qasimguleed3934
    @qasimguleed3934 4 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa Allh wllo shucayb yare

  • @ahmedsaleban9562
    @ahmedsaleban9562 7 ปีที่แล้ว +10

    shucayb wa wiil da yr oo
    qosol iyo maadi ku dhehanthay weyan wxn leyahay halka kasi wd

  • @maymotv1206
    @maymotv1206 7 ปีที่แล้ว +2

    mnsh allah shucayb yare ale ha daayo wa abwaaan caadiya lkn m dhoodaaan bu ka daba socda waxay waxano jacburkan sidan ubadan

  • @baajobaajo4340
    @baajobaajo4340 6 ปีที่แล้ว +9

    Abwaan hadraawi yar waaye wiilkan saas ugabyaya

  • @farhancarab8688
    @farhancarab8688 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah
    Shucayb yare

  • @ayaanledagaal3101
    @ayaanledagaal3101 5 ปีที่แล้ว +2

    Go forward shucayb yare waxaad leedahay hibo aad dad ku kasban karta

  • @mohameddaacad6683
    @mohameddaacad6683 7 ปีที่แล้ว +3

    mansha Allah Shuceyb illah haku xafido

  • @naasiraarkahaslayda6026
    @naasiraarkahaslayda6026 5 ปีที่แล้ว +2

    Macha allah zhodhahygii iladhashy ila barbaary ii nolaw itay nololi jirto

  • @bulshaawiinarashiit8400
    @bulshaawiinarashiit8400 5 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah shucayb Nolol BaaN Kuu RajeyNaYaA zxp

  • @abbaadircali6126
    @abbaadircali6126 7 ปีที่แล้ว +7

    Waxa uugajeeday 2015ayaan isbaranay

  • @zaphamukhtar2473
    @zaphamukhtar2473 6 ปีที่แล้ว +9

    kani hablihiibuuu bahdilay kan halaga qabto hablaha

  • @abwaandoogjacayl6462
    @abwaandoogjacayl6462 4 ปีที่แล้ว +2

    War been badana waxa uu dhashay
    2002
    Hadana waxa uu yidhi waxan
    Is baranay 2005 bal beenta eega

  • @adleyaremedia4k751
    @adleyaremedia4k751 7 ปีที่แล้ว +56

    *2002-wuxuu dhalay waxaan is baranya 2005 wiilku markaa 3jir ma soco ma hadalo markuu haya 3jir waaa sheeeko been*

    • @suhaybcadho8677
      @suhaybcadho8677 7 ปีที่แล้ว

      future carab q dhacaya a haaa waxa grab maysuf

    • @Rageahcade114
      @Rageahcade114 7 ปีที่แล้ว

      future carab hhhhhh ninyahow caadi matihid xaa u dawagalee waayee

    • @thexaynoosh
      @thexaynoosh 7 ปีที่แล้ว +3

      future carab markazu ku leyahay wuxuu noogu yimi meel aan waxku duupn0

    • @mustaphebare6383
      @mustaphebare6383 7 ปีที่แล้ว +1

      nagadaa. Ba.hasha.waaciyaale.2005isbaranay.idhi

    • @jamaahmed3965
      @jamaahmed3965 6 ปีที่แล้ว +3

      future carab af somaliga ayanad garaneyn ee xata waxad soo qortey aya wada qalad ah

  • @muhamohamoud1970
    @muhamohamoud1970 6 ปีที่แล้ว +2

    2002 dhashay 2005 is baranay o 3 jir damaha u kala warwareega jaw wax caadiya maad no shegtan

    • @yaroobem7271
      @yaroobem7271 5 ปีที่แล้ว

      Safa and Muha wuxuu la wadaa 2015kii hadalku halmaam ma laha

    • @cabdiraxmaangaas1301
      @cabdiraxmaangaas1301 4 ปีที่แล้ว

      2005 ayuu kawadaa wllo wuu halmamey

  • @ducayzen9368
    @ducayzen9368 7 ปีที่แล้ว +22

    Somaliland dhaliin ayey haystaa wlle

  • @saffacaday7610
    @saffacaday7610 7 ปีที่แล้ว +8

    Msh allah wlo

  • @abdilaahiismail172
    @abdilaahiismail172 7 ปีที่แล้ว +25

    Mach Allah shucayb fariid wle nooloow

  • @bisharxavi9523
    @bisharxavi9523 7 ปีที่แล้ว +3

    mnzha Allah shucayb I like you

  • @amalnor
    @amalnor 7 ปีที่แล้ว +8

    Please Shucayb edo tallo iga qaado waxaatay abwaan balse waxaa ku agtaal shay aay fanka colyihiin oo fankaaguna cuuryaaminaya please suugaanta kadaa cayda walaahi waxaad noqonaysaa abwaan bilaa ixtiraama

  • @daadirofficial2427
    @daadirofficial2427 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah dhalboqortooyo

  • @ayaancrahamcabdi9935
    @ayaancrahamcabdi9935 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allh Shucab Yare Noolaw❤

  • @farhiyaaden5395
    @farhiyaaden5395 4 ปีที่แล้ว +1

    Waw wllo manshaala🤣👌👍❣😜😄

  • @cabdiraxmaanxasan1601
    @cabdiraxmaanxasan1601 5 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh kkkk xzhoo gabdhuhu gob weeyi yaaaah

  • @awaleabdullaahitahliil6544
    @awaleabdullaahitahliil6544 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah
    Hory u soco zxp

  • @izraqalk249
    @izraqalk249 6 ปีที่แล้ว +2

    Man zhalllah shucayp yare😆😆😆😆😍😍😍

  • @mohetbulshawi4014
    @mohetbulshawi4014 6 ปีที่แล้ว +2

    MashA allh

  • @mudaneyarechannel1667
    @mudaneyarechannel1667 6 ปีที่แล้ว +2

    shuceeyb yare guul abwaane

  • @mohomedmuhumed2333
    @mohomedmuhumed2333 5 ปีที่แล้ว +1

    Mzha allaH zhucayb yare

  • @2pacshakour383
    @2pacshakour383 7 ปีที่แล้ว +11

    kan wariye isku sheegaya waxad moodaa in uu la hadlaayo 2-3 qof. meeshu in ay madaltahay hadalada qaar aan la wada sheegin ma oga miyaa.

  • @apuucapaaz850
    @apuucapaaz850 5 ปีที่แล้ว +1

    lanabarkiisa shucayb alaha barakeeyee

  • @abdieid1033
    @abdieid1033 ปีที่แล้ว

    Mazhllh.maashllh.abwaan.da.ayar

  • @alahlemuse2997
    @alahlemuse2997 6 ปีที่แล้ว +2

    Reer wuqooyiga ama reer somaliland waa dada lagu yaqaano murti ka soo maxata

  • @zuhaybkhadar1966
    @zuhaybkhadar1966 5 ปีที่แล้ว +2

    Waan kaageera shucayb yare

  • @wardawarda5309
    @wardawarda5309 ปีที่แล้ว

    Ma allha wllo shucayb yre

  • @awkenazir2652
    @awkenazir2652 7 ปีที่แล้ว +4

    Wey fican thy ina is barataan balse wiilka hadlaya jeedaa zxpow masrax ayad ka hadlaysa wxu hakuu duubnado dad kaada,weyn ku fikir iney ku dawanayaan

    • @hanisomali9852
      @hanisomali9852 5 ปีที่แล้ว

      Sax sxb saad uhadleeso kahelay

  • @yayadad195
    @yayadad195 6 ปีที่แล้ว +4

    2002 buu dhashay 2005 wuxu iigu yimi telefishinka star kkk

  • @abdisaed1860
    @abdisaed1860 5 ปีที่แล้ว +2

    manshalaah shucayb nooluw

  • @AyanAli-tb9sd
    @AyanAli-tb9sd 7 ปีที่แล้ว +8

    Waa udhalasho

  • @user-fv1gp8op7i
    @user-fv1gp8op7i 6 ปีที่แล้ว +4

    Waxauuislahaa2015dhih

  • @yaroobem7271
    @yaroobem7271 5 ปีที่แล้ว +1

    wiilka wuxuu star tv tagay 2015 kii engkana waxay is barteen 2015

  • @dayaxdalnuurshe785
    @dayaxdalnuurshe785 7 ปีที่แล้ว +9

    nagiib talasame 😘

  • @kaynuuncumar7150
    @kaynuuncumar7150 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaah

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 ปีที่แล้ว +7

    hhhhhhh

  • @mawlidaskar8886
    @mawlidaskar8886 4 ปีที่แล้ว +1

    Kareena kapoor baa ba,day😂😂😂

  • @mohamedbluetooth2943
    @mohamedbluetooth2943 7 ปีที่แล้ว +2

    mncha allaah top

  • @misspamba1
    @misspamba1 6 ปีที่แล้ว +1

    Wasakhiin hablaha iska daaya, walahii Madaxa in lagu dhufto weyaan, wabay usacbinayaan

  • @dayaxdalnuurshe785
    @dayaxdalnuurshe785 7 ปีที่แล้ว +13

    6:36 ila Fiirsha Ma Labo Shuceyb baa Mesha Joogto 😏😏😏

  • @abdinasiribrahim3589
    @abdinasiribrahim3589 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll sii wad hmigaga lkn hblaha acyin waa wlashaa hoyada gbdhaada haw nqn

  • @kiikochannel9594
    @kiikochannel9594 5 ปีที่แล้ว +1

    2002 ayuu dhashay
    Waxaana is baranay
    2005 Kulahaa
    Alla been waynaa
    Hhhhhh
    War da.da wiilka been haka sheegina
    Somali intaas way is yaraynayaan
    Yaaaab.com
    Like isaara intii akhrisa
    Comment gayga

  • @aaminilkacase4476
    @aaminilkacase4476 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah 😱😱😱😱😱😱kkkkkkk

  • @BUYSMART.2018
    @BUYSMART.2018 4 ปีที่แล้ว +1

    keep on shuceb

  • @mhamedmer5932
    @mhamedmer5932 6 ปีที่แล้ว +1

    Wuxuu dhashay 2002 waxaan is baranay 2005 markaa ma wuxuu jiray 3 sano ma dhici karto

  • @hassenyusuf1362
    @hassenyusuf1362 6 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha allaah

  • @thexaynoosh
    @thexaynoosh 7 ปีที่แล้ว +3

    07:59--08:25

  • @musceeahmed3740
    @musceeahmed3740 5 ปีที่แล้ว +1

    Shucayb super star

  • @Khaaliddafle
    @Khaaliddafle 7 ปีที่แล้ว +3

    shucayb walaahi waa fariid

  • @mustapheciize3969
    @mustapheciize3969 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @asmaxildhiban3882
    @asmaxildhiban3882 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah💓💓💓😂😂😂😂

  • @muznahamze4062
    @muznahamze4062 6 ปีที่แล้ว +1

    Shuceeb c/rhman 😎super star of somaliland 😍😍😍

  • @ismailhawd1544
    @ismailhawd1544 4 ปีที่แล้ว +1

    Shucayb 😂😂😂😂😂👑

  • @zareyeofficialchannel2847
    @zareyeofficialchannel2847 6 ปีที่แล้ว +4

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💕💕💕💕💕

  • @naomibulaalahmed2498
    @naomibulaalahmed2498 7 ปีที่แล้ว +3

    mashallah

  • @SomaliOffline
    @SomaliOffline 6 ปีที่แล้ว +9

    Subscribe Makaa Heli kraa wll ?

  • @fowziaabdi3519
    @fowziaabdi3519 6 ปีที่แล้ว +1

    Wiilken waan jacelhy

  • @maxbuubatulkhayr4553
    @maxbuubatulkhayr4553 7 ปีที่แล้ว +10

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh shucayb yare wixiisu waa cay

  • @ABDiw416
    @ABDiw416 7 ปีที่แล้ว +4

    wow mshaallah shuceb

  • @jamacgobe7713
    @jamacgobe7713 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk 2002 oow dhashay 2005 waxaas macquul miyaa

  • @mohamedawalabdimalik7128
    @mohamedawalabdimalik7128 4 ปีที่แล้ว +1

    Shucayb waa inan mustaqbal leh horee usocoo sxb

  • @abdirahmanabshir7624
    @abdirahmanabshir7624 6 ปีที่แล้ว +1

    Go forward bweh 👏👏👏👏

  • @kagabotv9573
    @kagabotv9573 7 ปีที่แล้ว +2

    wuxuu dhashay 2002 waxeynu isbaraney 2005 hehehehe Engineer Wa iga yaabshey

    • @zeifyare7458
      @zeifyare7458 7 ปีที่แล้ว

      Eng beenaale Ah

    • @somm7255
      @somm7255 6 ปีที่แล้ว

      Kagabo TV

    • @somm7255
      @somm7255 6 ปีที่แล้ว

      dadka soo qoraayo wiilka wuxuu dhahay, waxaan is baranay 2005, wuxuu ka wadaa 2015. Ee wiilkan inuu yar yahay waa loo jeedaa. Soomaalay isku xishooda.

    • @umuashwaaqqaali6440
      @umuashwaaqqaali6440 6 ปีที่แล้ว

      Kagabo TV wuxuu ula jeedaa 2015

  • @abdihakiimcali247
    @abdihakiimcali247 5 ปีที่แล้ว +2

    Adigiyo mocoydaa Muuqaalka Guudkiyo Midabkaad Wadaagtaan

  • @nacimamaxamed6428
    @nacimamaxamed6428 2 ปีที่แล้ว

    Macalin xaliyee

  • @mustafaomarisman1450
    @mustafaomarisman1450 ปีที่แล้ว

    2002 uu dhashay ku laha, Waa run yarhay wiilka lkn , 2005 aan isku baranay xarunta universal 😂😂😂😂. Ma fahmin

  • @ahmedabdullahi9597
    @ahmedabdullahi9597 6 ปีที่แล้ว +1

    Ok

  • @user-jf4op9ef6d
    @user-jf4op9ef6d 5 ปีที่แล้ว +1

    2003 ayuu dhashey

  • @sackstudio4837
    @sackstudio4837 6 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed cabdi kosar shucayb qarasta kusalaamay