Barnaamijka -Quruxda Nolosha - Yaan Guursadaa - (Qeebta 11)- ᴴᴰ┇Abubakar & Omar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 พ.ค. 2019
  • Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
    th-cam.com/users/MrAbubak...
    Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo ___
    Follow me on social Media.
    Facebook: brotherAbubakar
    Instagram: abubakar_mohamed
    twitter: BrotherAbubakar
    Snapchat: Abubakar-z
    MAHADSANID

ความคิดเห็น • 370

  • @naciimacige6352
    @naciimacige6352 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah yaan guursan karaa waxaad guursan kartaa 1 qof aad ku kalsoon tahay ugu kalsoon tahay dhan walba sabab too ah hadayna gabdhu kal sooni dhaba ay kuu qaban adigana aad u qabin wax iidiin hagaagayo majiro waa in aad dhan walba aad ka eegto inta aadan guursan dabeecadeeda. Dad la dhaqan keeda asluubteeda waxa ay jeceshay iyo waxayaalaha ay necebtahay labada dhan qof walba meel ayuu ka qurux badan yahay quruda mahaa jirka ama wajiga maaha quruxda waa tan qarsoon way jiraan rag eega wajiga rag eega jirto gabadha mahaa quruxda taa ee wàa sida walaalkeey ababakar wàa Qalbiga wanaagsan ogow hadaad Mar walba aad talada Allah saararato Waad heli gabdh ku kaafisa insha Allah Xayaakallah

  • @itsamina5844
    @itsamina5844 5 ปีที่แล้ว +30

    Wiildheer 💕 ilahey guurga sheey qaali waaye ilahey guur farxat leh ilahey hanasiiyo inta single ah kuwakale nah ha ubarakeeyo 🙏

  • @cayshoaadan5197
    @cayshoaadan5197 5 ปีที่แล้ว +83

    Cw mawduc inu shidanyhy yaa igu racsan cml nooh😄inab cadimaha

  • @kowsarcabdiqaadir6191
    @kowsarcabdiqaadir6191 5 ปีที่แล้ว +5

    Waa mowduuc muhiima *Yaan guursada* Manshllaaah jazakallahu kheyr *Dad ku dayasho mudan keep going Allaha idin xafido*

  • @shukriyahassan5928
    @shukriyahassan5928 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasa akumalahu kheyra sheikhnal xappiip dar alle ayn idin jecelnhy

  • @sabrinmohammed2501
    @sabrinmohammed2501 2 ปีที่แล้ว

    Wallahi markisto waxaa kuducesta Allah ino qalbigage mele igasiiyo oh hale mar fursed isiiside

  • @jesmiinmaxamed437
    @jesmiinmaxamed437 5 ปีที่แล้ว +3

    جزاكم الله خيرا♡♡

  • @user-qv9oj8sp2g
    @user-qv9oj8sp2g 5 ปีที่แล้ว +13

    Anigon dawan bn ka bixiyaa comment mnsha Allah ilahy haydiin xiftiyo shikh Abu bakar iyo shikh Omar

  • @umulkhermohan4314
    @umulkhermohan4314 2 ปีที่แล้ว +1

    Abowe aniga aya kujecel wa wallahi oo billahi 💯inan kujeclahay halmar iga agbal wankubaryaya💯💯😍😍🙊🙊 abubakar mahamed😍😍😘

  • @hismuslimqueen2694
    @hismuslimqueen2694 5 ปีที่แล้ว +1

    Mncha allah Waa Laba sheikh oon aad U jeceLahay Alle ha Inoo xafidoo amen yaa raxman...alle khayr ha Idinka Siyo Barnaamijkiinan Quruxda badan ❤❤❤

  • @ardaluuldakane6752
    @ardaluuldakane6752 5 ปีที่แล้ว +1

    I would like to advice don't look for best person,just make yourself better and Allah will be bring you good ...Maa Shaa Allah...that is all about Islam...Al-Deen yuusrun wa suhula'h.. Subhanallah!!

    • @ardaluuldakane6752
      @ardaluuldakane6752 5 ปีที่แล้ว

      Before forgetting,pray to Allah for guidance because fitnah has dominated this world ..Nauthubillah min thaliik

  • @maryuunanor5275
    @maryuunanor5275 5 ปีที่แล้ว +3

    جزاكم الله الف خير اخواتي

  • @cayshoaadan5197
    @cayshoaadan5197 5 ปีที่แล้ว +10

    Shera idhaha bogan abubakar walalahy qaliga waa daciyin da,ayar masha Allah abalkin magudi kare ilhy abalkina jano hakadhigo💗ilhy idinko kale honobadiyo

  • @dekahousseinhachin8569
    @dekahousseinhachin8569 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Masha Allah ad ayad uu mahadsanid wll

  • @user-dc1td9uu4x
    @user-dc1td9uu4x 5 ปีที่แล้ว +2

    جزاكم الله خيرا 😙

  • @hibaaqqalbi9087
    @hibaaqqalbi9087 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allh ilaahay haydinka Abaalmariyo khayrka sidaadad ufahmsiinaysaan dadka جزاك الله خيرا جزا 🙏🙏

  • @maarishbintahmed9704
    @maarishbintahmed9704 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc Abubakar iyo omar mashaAlllah mawaduc quurux waye walahi shukran maxan jeccli noloaheydi inaan nooqdo xaaskadi walahi aad baan kuu jecli abubakar inaan nooqdo ayaan raaba😍😍😘

  • @kiinhasan4287
    @kiinhasan4287 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah jazaaka Allah walalayaal mowduuc aad u muhiim ah ayaad ka hadasheen mahadsanidiin🙏😍

  • @zaharabdirashid9929
    @zaharabdirashid9929 5 ปีที่แล้ว +1

    wcs ,mashlaha ad ayan uga hely la talinteyna dhalanyarada wllhyna,ilahey ha idin xafido melwalba an ku sugan thy jazakumalaha kheyr abuubarka iyo omar 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @juujuuqueen1354
    @juujuuqueen1354 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah allaha idiin xifdiyo, sida wanaagsn aad nogula taliseen jazakumullaahu qeyran

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazakllah shehk abubakar iyo Omar 😍😍

  • @ashamohamad4224
    @ashamohamad4224 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah sh.abubakar and Omar Alle ha idin janneeyoo 😊😊😊😊😊😊runtii aad ayan uga halee video waanan jecelahy waayo xaqiiqada iyo runta ayaa dadk ku baraarujisan Alle ha idin sharfooo☺☺😇😇😇salaam saree🙋🙋🙋🙌🙌🙌😍😍😍

  • @nasseranischannel6740
    @nasseranischannel6740 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sheikh abubakar iyo omar •

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 5 ปีที่แล้ว +5

    www( Scw) Mnsha Allah waa Darsi fcn runti, Ilhy ha niiga Abaal mariyo Wllahyga shukran Jazaakallh.inta Guursaty wxn ugu duceyna Ducada Xabiibkeena Scw,Inta guursanna Guur qeyr qabbo Insh Allah Saalixin Kuwa isku noqody ilhy ha I naga wada dhigo.

    • @fardowsaIsmail
      @fardowsaIsmail 5 ปีที่แล้ว

      Fiicanee Faceed Karoon
      ASC wll subscribe isar

    • @fiicaneefaceedkaroon3629
      @fiicaneefaceedkaroon3629 5 ปีที่แล้ว

      @@fardowsaIsmail mcnty Www wan ku saary Fardowsa waa horey abyo

  • @quruxleydadegoldenheart5042
    @quruxleydadegoldenheart5042 5 ปีที่แล้ว +1

    Good advice guys masha Allah may Allah protect my brothers

  • @samiroabdinoor8192
    @samiroabdinoor8192 5 ปีที่แล้ว +17

    Runtii aniga hada iskuma dhex yaacsani dookhay iyo Qofka rabo mar hore ayaa sawirtey anigoo nafteyda idhahayso waa helin Qofkaas ayey dad dhahayaan majiro Qofsidn cmla blse anigu waxaan aminey inuu jiro shaQsiga ay naftayda rabto Allh ayaa wedisn jirey markaa Allh wedisanayo waan sawirn jiray ruuxas blse mudo kadib waxbadan kasoo waregtey ayaa arkey ruuxn rabay naftey kutaahi jirtey inaay hesho in badan blse shaqsigaa ima oga asaga blse anigu waa ogahay inuu yahay midkaan mudo ka hor Allh wedisn jiray markaa arkay inuu dunida jiro ruuxan rabay Alxamdullh aadaa ufarxay lkn hda wali ma noqon calfky kama wal walsani inuu noqon waayo calfkey sababtuna anigoo aQoon aan arag aayaa jeclaaday blse Allh uu itusay inuu dunida gorsaarn yahay uu nool yahay uu jiro Alxamdullh 🤗❤️🤲🏻 so l am happy kama cabsanyo mustaQbalky Waxan rajenayan inaa heli doono asagoo khayr iah Allh kuma hoojinayo haduu Qalbigaa u wanagsn yahay 🌸🍂🌹

    • @fariihaahmed2516
      @fariihaahmed2516 5 ปีที่แล้ว +1

      Muniro Abdinoor wllshy qaali isku aragti ayaan nahay lakiin labo xaladod oo kala duwan ayaan ku jirna lakiin hadana isku dhow wan daremikara wlhi wa xalad adag lakiin adiga ma isku dayday inaad arintada xal aad u raadiso macnaha inaad dareenka la wadagtid isaga ama xata aad dareensiso inad ka heshay waa run calafku wax Allah xagiisa ka qoran lakiin adigana sababta ayaa laga bahan yahay inaad qaado Aniga ahaan waxan nasiixo ahaan ku odhan laha sababta qaad Allah na talo saaro qadarku wa wax xaga Allah ka qoran lakiin sababtiisa waa wax adiga ku xidhan Waan ku soo ducaynaya walashay qaali Allah amurahaga haku sahlo waxan kula talin laha inaad dareenkaga uso bandhigtid una martid wadada ugu fiican eed adiga is ledahay waayo qofna ma ogan Karo wax gudahaga ku jira ila aad adiga u ogalatid inu ogaado moye ma ogan karo marnaba ha qarsan dareenkaga sababto ah waa wax Allah swt kugu abuuray ceebna mahan qof waad ka heli karta wanad jeclan karta lakiin marna ha qarsan dareenkaga wayo dhibku adiga ayu hadhow kugu so labanaya waan ku so ducaynaya hadu kheyr ku leyahay Allah haku sahlo qalbigiisana haku so jeediyo wllshy 😢😢❤️

    • @samiroabdinoor8192
      @samiroabdinoor8192 5 ปีที่แล้ว +1

      Fariiha ahmed shukran walshey aad baa umahad santahay wanadada Quruxda badan lkn wado aan umaro way igu adag tahay inaa helo wadadaas blse hal wado ayaa haystaa waa wadada Allh waxan sugayaa intuu ilaahey wado ufurayo qalbigeyga waxa kuwayn kalsonida ilaahey inshaallah khayr ayey noqon walashey ❤️🙏🏻 aaad baad umahD santahay

    • @fariihaahmed2516
      @fariihaahmed2516 5 ปีที่แล้ว +1

      Wllshey muniiro wanku daremikara wayo wanso maray ila hadana wan ku suganahay xaladas waa runta qofki Allah talo saarto isaga ayaa faraj u fura murugtisana farxad u badala ducada badso sido kale salatuleylka ku dadal wayo wa wakhtiyada ugu fiican ee ducada la aqbalo waye sido kale salatu istikharo inaad tukato waye wllshay hadii aad garab iga bahatana diyaar ayan ku ahay tankale walal adigoo Allah talo saranayo hadana waa inaad asbabta la timadid wayo Allah wax walba sabab ayuu u yeelay iskuday inaad maskax dagan ku fikirto kadib wax laga yaaba inaad hesho xal fiican wixi aad qarsata way ku qarsadan lagama yaabo qofna inu xanunkaga daremo ila aad darensiisid adigu waan Kuso ducayanaya hadii uu kheyr kuu leyahay inuu Allah qalbigisa kuso jilciyo haduna ku aheyna kheyrna inu Allah badal ka fiican ku badalo Allah Swt murugada farxad haku badalo wllshy kheyr ku rajeynaya❤️

    • @jaabirimohamud4622
      @jaabirimohamud4622 3 ปีที่แล้ว

      Masha alaha

  • @ashacadey187
    @ashacadey187 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wllhyga an jeclhy abubakar Mohammed and Omar
    Faruuq alle janada hanagu kulmiyo

  • @ictimaadibrahim3719
    @ictimaadibrahim3719 4 ปีที่แล้ว

    maasha Allah Alle ha idin xifdiyo sh abubakar iyo sh omer jasaakumullahu khayr barnaamij muhiim ah bad qabteen oo umadu u baahnayd maasha Allah hada ayaan dhamaystay dhamaan mowduucyadii Alhamdulillah waanan ka faaiday ALLE ha idin barkeeyo kuwii janatul firdows aclaa kukulmana ha inaga yeelo insha Allah

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. 5 ปีที่แล้ว +22

    Yaan Guursadaa??? 🤔🤔🤔
    Rag iyo Dumar weey isku wareereen
    Midba Midkale ayuu dhaliil iyo nusqaan ka sheegaan bal Videoga kadib Xal Alle ha inoo Keeno ❤🙏

  • @samiyacabdillahi962
    @samiyacabdillahi962 5 ปีที่แล้ว

    Mansha alah tabarakallah jassakllah khyr sheikh abubakr iyo sheikh cumar mowduuuc aaad iyo aad uwanaagsan Alle abaalkina Jano haka dhigo walalayal

  • @xaliimomaxamed8301
    @xaliimomaxamed8301 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alle ha idin xifdiyo jazakumullaahu qer

  • @AmalMohamed-wp8by
    @AmalMohamed-wp8by 3 หลายเดือนก่อน

    Jazaka Allah kheir

  • @nadiiroahmed9195
    @nadiiroahmed9195 ปีที่แล้ว +1

    Allaha xifdiyo walayaa

  • @mohammedarbow4890
    @mohammedarbow4890 4 ปีที่แล้ว

    Thank you good advice it helps me 100%

  • @casho2011
    @casho2011 5 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيكم أحبابي walhi midan ayn ku warersana

  • @bintmuhammad7428
    @bintmuhammad7428 4 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الله..
    حفظكم الله ورعاكم وكثر الله أمثالكم....

  • @minaali6128
    @minaali6128 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah waa Mowduuc qurux badan idinkana ajir allaha idinka siiyo

  • @abdifatahjamal8465
    @abdifatahjamal8465 5 ปีที่แล้ว

    Jazaka allahu khyr wll

  • @anabfarah8236
    @anabfarah8236 5 ปีที่แล้ว

    Mash Allah Allah haa idinbarakeyo sheikh Omar and abubakar Allah ajar haa idinka siyo walalyal ad ayan idinkugu faraxsanahay wacdigina

  • @fatumaadan5021
    @fatumaadan5021 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah Jazaaka Allah kheyr

  • @zahilalin8874
    @zahilalin8874 3 ปีที่แล้ว

    Manshalaah aad bad umahadsan tihiin sida fiican ee aaad dadka ula garab taagantihiin wanaaaga

  • @simraanmohamed7037
    @simraanmohamed7037 5 ปีที่แล้ว

    Waa mawduuc muhiim.ah jzkllh khyr allah idin xafido❤❤❤❤

  • @tijaabinasiibkada4326
    @tijaabinasiibkada4326 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah jasaka allah kheyr @abubakar (ANI IGUURSO ANAA KU JACEL ❤❤)

  • @axlaamburhaan5866
    @axlaamburhaan5866 5 ปีที่แล้ว

    Waa mowduco Aad lagu bahaan jazkumullah sheikh abubakar & omar faruuq

  • @najmoomar7901
    @najmoomar7901 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wad kumahadsantihin walalheyga qaliga ah illah haidin deysto,illah haidin barakeyo,illah haidinka ajar siyo insha Allah🤲🤲❤

  • @fatumamuse3791
    @fatumamuse3791 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah jasaakalaah khayr walalkeyga mowduuc muhiima yaa salaam allaah yaa rabi noo door jecelnahay oo raali katahay amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @qqa300
    @qqa300 4 ปีที่แล้ว

    Mr ugu horeeyo wxn ku dooran diintiis mr lbaad aqlaaq wanaagsan hdn lawdaas kahel waanooca aan rajeyno side abuubkaeookle

  • @asturansal2676
    @asturansal2676 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alh jasakalahu khar abubakar omar

  • @faatimamohamed9551
    @faatimamohamed9551 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah wa mowduuc aad ino anfacay intii reer leh ilaah ha isku barakeeyo inte kalana allah o wanaajiyo gurkooda

  • @asiyaraage7471
    @asiyaraage7471 3 ปีที่แล้ว

    Mashallh mashallh mashallh iilhy haidin barakeyo

  • @nafisohassanahmed275
    @nafisohassanahmed275 5 ปีที่แล้ว

    Masha'allah My brother's Abubakar sadiiq N Omar faaruuq alle ha idin xifdiyo

  • @maryanali8409
    @maryanali8409 5 ปีที่แล้ว

    Aniga oo sii rabo ayu dhamaday Masha allah wx bdn ka faiday Shukran akhiis🙏

  • @user-gk7xl5uv1q
    @user-gk7xl5uv1q 5 ปีที่แล้ว +1

    allah haidin barakeyo wllheyga aan alle dartiis ujeclahay
    cilmiga iyo caqliga allah haidin ziyadsho amiin amiin.
    (yan gursadaa muduc qali ah)

  • @jiiijolucky7231
    @jiiijolucky7231 5 ปีที่แล้ว

    Mashllah abubakar iyo omar jazakllahu khern wllyah

  • @ibnuazaan2723
    @ibnuazaan2723 5 ปีที่แล้ว

    mashllH alle ha idin barakeeyo wa mawduuc aad uwanaagzan

  • @fadumoosman1292
    @fadumoosman1292 5 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah 💕 Allah idin xifdiyo walalheyga 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏

  • @adilmohamed8982
    @adilmohamed8982 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah jazkumalah khair ajir iyo xasanad Allah hadinkaseyo yarabi

  • @cayshoaadan5197
    @cayshoaadan5197 5 ปีที่แล้ว +20

    Asc wr wb walalahy qaliga .ilhy hayna xifdiyo ilhy hayna dhawro jasakumulaah yasalaaam❤💝😘💗💓🌙💖💞

  • @xamdaxasan3516
    @xamdaxasan3516 5 ปีที่แล้ว

    Alle haka jasaaid siiyo mnshaaalh qof fican bad tahy

  • @sadiaali1934
    @sadiaali1934 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah shukran

  • @sowdosiman2835
    @sowdosiman2835 5 ปีที่แล้ว +2

    Inta nabiga jecel. Ha igula saliyan s .c.w

    • @nimaomer1875
      @nimaomer1875 5 ปีที่แล้ว +1

      Sowdo Siman Scw Scw scw

  • @saadiaahmed1176
    @saadiaahmed1176 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Allah idiin dhowr walalaliyal qali

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazaakallahukheyr jazaa

  • @naciimonalka2469
    @naciimonalka2469 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah maasha allaah maasha allaah jazaakallaahu qeyraa walaalaha qeerka nala jecel mar walbo iga gudooma salaan quruxbadan asalaama caleykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu danbigiina iyo kii waalidkiinaba allaaha dhaafo aamiin aamiin aamiin sheeq yaa sha aan alle dardiis aan ujeclahay shukran jazaakallaahu qeyraa

  • @hamdayasinbk6568
    @hamdayasinbk6568 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah abubakar iyo omar allah hydin xafido jazaka allah rabi haydinka abaal mariyo

  • @hamdahodan6106
    @hamdahodan6106 ปีที่แล้ว

    Ma lagaa yaaba inaad heshiid qalbi qurux badan

  • @sagal2850
    @sagal2850 3 ปีที่แล้ว

    asc kheekh abu bakor alle haku xafido

  • @bahjomursal3677
    @bahjomursal3677 5 ปีที่แล้ว

    Waaa mowduuc muhiima shukrn

  • @user-jk7us2rg2b
    @user-jk7us2rg2b 4 ปีที่แล้ว

    جزاكم الله خيرا اخواني الله يحفظكم من كل شر يارب

  • @hoowakayse9422
    @hoowakayse9422 5 ปีที่แล้ว

    masha allah mawduc wacan waaye
    jasakallah khayra 🌸🌷

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 5 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Mawduuc aad ugu muhiim ah buu ahaa hadaan nahay dhalinta aan wali guursan talooyinkan waan qaadan doonaa inshallah

  • @sabiriinxussen6216
    @sabiriinxussen6216 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wa ani mida an ku fikirayo Masha Allah qalbigeyga miya i ogtahy Masha Allah shukran

  • @user-oy3jw4ih6v
    @user-oy3jw4ih6v 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh wlalahay abubakar iyo cumar waa macduuc muhiima wallhi abubakar adigana bisha ramadan ayan kugu soo ducaynayaa gabadh diin leh oo ad ku faraxdo insha allh

  • @halimaahmed9250
    @halimaahmed9250 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah ha idin xifdiyo Abubakar iyo cumar Masha Allah

  • @nurtoabukar4073
    @nurtoabukar4073 4 ปีที่แล้ว

    masha allah xafidullah allah ha idin barkeyo

  • @maryanfarah1618
    @maryanfarah1618 2 ปีที่แล้ว

    Mnsh allah waa talooyiiin qimo bdn allaha idin xifdiyo wlladey

  • @seinabbintismaciilismail3576
    @seinabbintismaciilismail3576 5 ปีที่แล้ว

    Subxanallah alle qof kasta wuxu rabo hasiyo jasaka allahu kheyr sheikh Abubakar iyo omar

    • @fardowsaIsmail
      @fardowsaIsmail 5 ปีที่แล้ว

      seinab bint ismaciil ismail
      ASC wll subscribe isar

  • @mazbalquruxmohammed4131
    @mazbalquruxmohammed4131 5 ปีที่แล้ว

    Waw wlhi Waa muxaadaro Qurux bdn wx fiicned inaad ugu yaraan 1 sac siisaan
    Allah idin dhowro Aadan idin jclhy Allah idin dhowro

  • @user-jm7vi3jr1p
    @user-jm7vi3jr1p 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hakusiiyo cafiifa ah Insha Allah. Wllo

  • @user-vh9ew7ll5p
    @user-vh9ew7ll5p 7 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha idin xafdiyo wllyl❤❤❤❤❤❤

  • @farxiyasuldaanadan8125
    @farxiyasuldaanadan8125 5 ปีที่แล้ว

    m.a jazakalah ilhy haa idin barakeeyo wiilasheena qaaliga ah

  • @sadiaabdullah8494
    @sadiaabdullah8494 5 ปีที่แล้ว

    Jazaka allaahu kheyr

  • @quruxleydadegoldenheart5042
    @quruxleydadegoldenheart5042 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazakallahu kheyr

  • @fatxiyasomaliaofficial9034
    @fatxiyasomaliaofficial9034 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllheyna da dayar ilahey haydin xefdiyo aduun iyo aanqiro ❤❤❤❤❤❤❤❤💯

  • @ladanabdi4641
    @ladanabdi4641 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakalaahu qeyrn ❤✋iyo qof carafta jecel😂

  • @sabaaxcumar5206
    @sabaaxcumar5206 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah walal Alle ha idiin xiftiyo Isha allah

  • @shankroonabuubakar1907
    @shankroonabuubakar1907 5 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah xafada kalaah ilawo wiil abubakar iyo cumar oo kale isahan amin amiin

  • @aziizoabdihakin1917
    @aziizoabdihakin1917 5 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu kher

  • @abdikanidihuntermohamed9180
    @abdikanidihuntermohamed9180 4 ปีที่แล้ว

    Alle hani xafido walalahey musliminta ah

  • @saabasaaba5653
    @saabasaaba5653 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wanaga nala jeclaten alle ha idinla jeclaado walaalaheyga

  • @naciimohassan8745
    @naciimohassan8745 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah walaala iku qaali ah alle haidiin xifdiyo waa mawduuc muhiim ah

  • @user-y-2948
    @user-y-2948 5 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa'Allaah💗 Dhalinyaro dadkooda lajecel Khayrka & Wanaaga💖 Alle ha idin xifdiyo dear brothers 💞 inshaa'Allaah💌
    #Ramadaan_Mubaarak🌙

    • @user-qv9oj8sp2g
      @user-qv9oj8sp2g 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaaa rabi

  • @mohamedabdikadir1693
    @mohamedabdikadir1693 5 ปีที่แล้ว +3

    Can't wait

  • @nimcodaahir366
    @nimcodaahir366 3 ปีที่แล้ว

    Mashaalaa Allaah nixiftiyo walaalahay😘😍💖💖💖

  • @ummuanascookingandhenna3541
    @ummuanascookingandhenna3541 5 ปีที่แล้ว +1

    Msha.allh jazaka.allh kheyr

  • @asiyadoolaal6911
    @asiyadoolaal6911 5 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah alle haydin xafido abubakar iyo omar 💗💗❤🏆🏆

  • @luulcabdi217
    @luulcabdi217 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah walalaheyga rabi ha idin barakeyo

  • @aniisoomar8898
    @aniisoomar8898 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jizakallahu kheeyr 🤲🤲❤️♥️💙💙❤️♥️💚💚❤️♥️💚💙🙏

  • @qamaraxmed8296
    @qamaraxmed8296 5 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khairan

  • @mercyosur9549
    @mercyosur9549 5 ปีที่แล้ว +6

    Msh allah ilaah dartii ayan idiin jaclahye wlhi waxan ilahyd ka bariyaa inuu janad nugu kulmiyo amiiin