Subxaanallaah wiillow ilahay ka cabso waxaad ku hadlaysiin ka fiirsada qofka aad eedayn hayso waaba qof dhintay mida kale gabadha codkeeda waxay u egtahay qof cabsan haya oo xoog lagu haysto waxaa oo codka duub la leeyay si aan askarta loogu sheegin marka ilahay ayaa wax og e aan is ilaalino dhiig islaam qabahaana ilahay ilahay umada haka qabto hadiiba aan la Toogan haynin Subxaanallaah ilahayoow na ilaali
Wax sixir la dhaho ma jiro. Qof weyn oo u bareray inuu qofkale raaco u soo adeego gurina ugu xerodo iyadoo been u sheegeysa waalidkeedi dhalay . Somalida dhaqankeedu waa qurun la huursado iyo been.
Allah unaxaristo walashen
haday jiraan dad qabiil ku difaacayo asaga iyo ayagaba waa dad qalato
Ina lillah waina iley rajicuun 😢😢😢😢😢😢. Sorry hooyo . Janada Allah ha ka warabiyo gabadha.😢😢
Qofne ma rabo naftisa inow dilo walhi codka gabdhaah waxan ka daremaya inow xog ku heystay wixi iku dhici rabay wey isku dhacen bey dhahaday 😢😢😢😢😢😢
Subxaanallaah wiillow ilahay ka cabso waxaad ku hadlaysiin ka fiirsada qofka aad eedayn hayso waaba qof dhintay mida kale gabadha codkeeda waxay u egtahay qof cabsan haya oo xoog lagu haysto waxaa oo codka duub la leeyay si aan askarta loogu sheegin marka ilahay ayaa wax og e aan is ilaalino dhiig islaam qabahaana ilahay ilahay umada haka qabto hadiiba aan la Toogan haynin Subxaanallaah ilahayoow na ilaali
gabadhaan way ogeyd in ninkaan dilay dad badan marka ma laga yaabaa in ay shirqoolka dadka badan ee uu qashay
War hoy allh kacabsado oo wanajiya qabka rizqiga aad urdinrisan
Hashim iyo etatakuleys Allah hakuasib malaya
Ax ax ax Malaga lamacelinkaro way qornayd ee samir allaha ka siyo ehelkadii iyo waliba hooyaded mcn sorry
Sorry walaal hadalkaas haku celinin hadalkaas (dad somali ah baa taageerayo ) hadalkaas ka noqo haduu jiro xitaa wuu yar yahay cid taageerayso, xog la aan baa dad badan haÿsay ????
The one who said Hashim free is hash no two
Asakadubay indusan dilin in an lafahmin burabay lkin dilmaqarsama marbufashilmiy
Wax sixir la dhaho ma jiro. Qof weyn oo u bareray inuu qofkale raaco u soo adeego gurina ugu xerodo iyadoo been u sheegeysa waalidkeedi dhalay . Somalida dhaqankeedu waa qurun la huursado iyo been.
اعوذ بالله من الشيطان الرجيم
Waxaan leedahay kuwa qabiilka ku taageero dilaaga ha jar jaro markooda hana lajarjaro asna
War maxa ka ogtay inow xoog ku hestay
😢😢😢😢😢😢😢😢
Some women love serial killer
Ninkaas hala googooyo oo lafihiisa hala shiido sidii uu dadka u dilay haloo dilo
Dardaran wu kuqasbay
5:23
Subxaanalaah
Kuwa qabil kutakyeri walaqaban laha wayo waa wacano isago kale ah
😭🥲🥲🥲🥹😭🥲