KHADER KO MAWADA JIRNAA 2014 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 277

  • @abdirisaqassayr6244
    @abdirisaqassayr6244 4 ปีที่แล้ว +555

    Heestan inta nimanka murqaansan kasoo raacday liketa hayla dhaafin

  • @kiin4520
    @kiin4520 4 ปีที่แล้ว +166

    Heestan ragii mirqaansana ayaa isoo cabsiiyey sidan uraadinayey waa aniga soo heley😂😂😂😂

    • @juweriahashi4515
      @juweriahashi4515 3 ปีที่แล้ว +4

      Yess cawa so heley ana😂😂😂

    • @kiin4520
      @kiin4520 3 ปีที่แล้ว +1

      @@juweriahashi4515 hambalyo 😂😂😂

    • @salmankulmie3348
      @salmankulmie3348 3 ปีที่แล้ว +1

      Me too wlhi iyaga isoo cabsiyey 😂😂 cadi bey iiga iibiyen hesta

    • @mustafeclqani2972
      @mustafeclqani2972 3 ปีที่แล้ว

      Anigaba wlhu

    • @hamdaqurux1440
      @hamdaqurux1440 3 ปีที่แล้ว

      Ana so radiyay manta so mirqanku bari horuu ahaa iyaga xalad uyelaye heestu maba dirana😂😂😁😁

  • @gamastube2729
    @gamastube2729 4 ปีที่แล้ว +51

    Ka dib markaan soo daawaday video gii reer Jabouti ee mirqaansanaa ee heestan sida wacan u qaadayay, ayaan go’aansaday inaan baadho 😍🔥

  • @abdiqanigadhle
    @abdiqanigadhle 4 ปีที่แล้ว +50

    Xerta mirqaansan groupka kaso raacay liketa isaara

  • @yasincabdikani6579
    @yasincabdikani6579 ปีที่แล้ว +24

    If you still listen many years letter your are legend 😢😢

    • @Abdifatah_abdi
      @Abdifatah_abdi 8 หลายเดือนก่อน +3

      2024 february 12

    • @AbdulIsmailSheikh
      @AbdulIsmailSheikh 3 หลายเดือนก่อน +1

      14/7/2024 still

    • @drmohamoudhassan
      @drmohamoudhassan 3 หลายเดือนก่อน

      ⁠16, 7 ,2024 ⏰12:51. Ilaahow nolosha rafaadkeeda noo fududee waxan rajaynaya inaan meeshan u soo laban doono anoo maanta sidaan ahay si ka badalan i,n fariintan dadka arkaya kadashay waan idin jeclhy ❤️😢

  • @Fazuunafac
    @Fazuunafac 9 หลายเดือนก่อน +6

    12 sano kadip caw baan degeysani saxibkey dhiiga so xasuste wlhi waan uxise😢 waqti nagala geeye mel ujoga ma aqano nolol iyo geeri hadu noolya farxaad iyo cfmad urajeyna mel wlpo jogta wll❤🤲🙏

  • @hoodomustafe7720
    @hoodomustafe7720 3 ปีที่แล้ว +43

    From raga mirqaansan🤭

  • @xamdixasan1574
    @xamdixasan1574 4 ปีที่แล้ว +31

    Ciyaar marqaan ka soo raacay😰😭🔥💔

  • @Najibji
    @Najibji 3 ปีที่แล้ว +8

    Fanan weyn oo rer djabuti ah oo waliba abwaan ahaa baan ku aqanay heskan adan farah samatar haduu dhintay allaha unaxaristo hadu nool yahaynay allaha xafido

  • @bahjaabdirashid7484
    @bahjaabdirashid7484 ปีที่แล้ว +2

    Tilmaaan wiilashii marqaan sanaa ayaan kusoo jeclaaday heestan 9/22/2023 ilkied😁😊

  • @musegalaal1023
    @musegalaal1023 5 ปีที่แล้ว +54

    Intaan laygu wiirsan
    Een waali lay badin
    Ama uu wadku i dilan
    Wax ma ii taraysaa?
    aaaa walwalaayoo waayadan
    Waa la igu waynyahee
    Wax kalaba maahee
    Jacayl bay watee hooy
    Ma is weheshanaayoo
    Ma wada jirnaa?
    Walwal iyo walaac baa
    Igu waa bariistee
    Haddii aan ku waayana
    Wanaag sheegan maayee
    aaaa walwalaayoo waayadan
    Waa la igu waynyahee
    Wax kalaba maahee
    Jacayl bay watee hooy
    Ma is weheshanaayoo
    Ma wada jirnaa?

    • @茶日
      @茶日 3 ปีที่แล้ว +1

      Jacayl bay watee hooy ma'han waa jacayl bay wareemayoo sidaa weeyaan wll

  • @KhadraAbdirashi
    @KhadraAbdirashi 28 วันที่ผ่านมา +2

    Heestan 2024 le iso gartay adiga Sido kale ma tahay❤

  • @Aduuun413
    @Aduuun413 3 ปีที่แล้ว +17

    Inta Heesta Hada Si fcn u dhageysanaya farta Taag😊😍 30/3/2021😃🖤🤍🤍

    • @Baabkasool
      @Baabkasool 3 หลายเดือนก่อน

      Heestan xus iO xasuus Bay igulee dahay wlhi

  • @apdiazizmaarka3423
    @apdiazizmaarka3423 2 ปีที่แล้ว +9

    17/04/2022 Ramadaan 15 Rag mirqaansanbaan heestan kasoo Raacay caawa Waa Masterpiece Heestani best song ever heard ❤️

  • @abdulmajid-tc9pz
    @abdulmajid-tc9pz 2 ปีที่แล้ว +3

    cajaaib waqtigi hore si dar alla ayuu u macana . alla wayuhu maxay ahayeen . hadad dhagaysanayso 2022 dhamadkeda liketa ha ila dhaaafin bro

  • @sagaldawlad3412
    @sagaldawlad3412 3 หลายเดือนก่อน +3

    Heesta wllkay ayaa mar kasta dhagaysan jiray ani aad ayaan u yara wn so gala foganay ani io wllkay mudo so kala maqanhy wllkay wn u xiisay runtii korsin tayda ayu qayb ka ah curadka hooyo io aabe i dhalen ❤️🥺✌🏼

    • @Baabkasool
      @Baabkasool 3 หลายเดือนก่อน

      Ilahay haydin xafido 2diinaba meelkasto jogtan cafi maad iyo cimri dheer alle haydin siO ❤

  • @abdulrazakabduljalil664
    @abdulrazakabduljalil664 2 ปีที่แล้ว +3

    Ragga waa in eey dhahaan asxaabta marqaanka aan ka soo arkay heesta, maahan in eey dhahaan nimankii. Gabdhaha waa dhihi karaan nimankii.

  • @munaabdulahi1891
    @munaabdulahi1891 2 ปีที่แล้ว +8

    Ma is weheshanaayoo ma wada jirnaa♥️2022 ya dawanaya🥺

    • @drmohamoudhassan
      @drmohamoudhassan 2 ปีที่แล้ว

      Kula mid ahay walipa anigoo ilmaynaya ayan dhagaysanaya 😭😭😭

    • @sakariyemuumin7731
      @sakariyemuumin7731 2 ปีที่แล้ว

      Beenta waraa

  • @MahadCamey-d2r
    @MahadCamey-d2r 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Heestaan waxaan dhagaysanayaa xiligaan oo Saacadu tahey 14:18 duhurnimo, waxaa aad niyadayda ugu soo noqnoqonaysa qoftayda oo iga fog balse aan rajaynayo inaan dhawaan la midoobo.
    Aad ayaan ugu xiiso qabaa, waxaan rajayn in aan is helno oo aan midowno waxkastana ay noqdaan sidaan rajaynayo.
    Hadii aad dib fariintaan ka aragto isoo waydii bal meesha xaal ii marayo.
    Ha guulaystaan jacayladu.

    • @Amran-zt8kg
      @Amran-zt8kg 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xalku jag maho hadertan wakhtigu sacadbu isku badali dadkuna wa lamid😢

  • @abdullahiabdi6706
    @abdullahiabdi6706 3 ปีที่แล้ว +8

    From TikTok kuwo marqaansan inta I keenay 😂 😂💀

  • @abdinajiib4555
    @abdinajiib4555 2 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi marka an dhageystay indhaheyga ilmo aya kuso is tagen ax😪

  • @mdmeelcad4526
    @mdmeelcad4526 หลายเดือนก่อน +1

    15/9/2024
    Asxaabta iga danbayso ismuujiya
    Mogadisho-somalia 🇸🇴

  • @mahahirro8045
    @mahahirro8045 11 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waxaan dhagaysanaya habeen 5:00pm waxa ila dhageysanaya qof agteyda qali ku ah an agteeda farxad ku dareemo , ma aqan waqtiga imaan doona ina waayi doono lkn hadda waa ku faraxsanahay😢❤ dabaq korkiis ban ka so qoraya qoraalkan

    • @KaafiyaAhmed-q7u
      @KaafiyaAhmed-q7u 8 หลายเดือนก่อน

      Hadda ma isla joogtan😢

    • @mahahirro8045
      @mahahirro8045 8 วันที่ผ่านมา

      Maya sidi an ka cabsanayey ba dhacday o waan wayay!!​@@KaafiyaAhmed-q7u

    • @mahahirro8045
      @mahahirro8045 6 วันที่ผ่านมา

      ​@@KaafiyaAhmed-q7u may sidaan ka cabsanayey ba dhacday!!

  • @Shortsyahye
    @Shortsyahye 3 ปีที่แล้ว +13

    Ragii marqaan sanaa from tik tok yaa ah🤣🤣🤣🤣🤣

  • @amalabdinour2691
    @amalabdinour2691 3 ปีที่แล้ว +18

    heestan nimanka mirqaasan kasoo raacay😂😂

  • @mohamedyare7425
    @mohamedyare7425 4 ปีที่แล้ว +13

    2020 yaa daawanaya

  • @abdiali8406
    @abdiali8406 2 ปีที่แล้ว

    Heestaan markii ugu horeysay ee an maqlo waxay ahayd 2003di album dhan oo collection aha oo sxbkey ii soo dhiibay xusuusto ayay igu leedahay heestaan iyo heesta sowda ee abdifanax uu qaado

  • @maketodaycount6244
    @maketodaycount6244 2 ปีที่แล้ว +4

    Reer mirqan baa ikenay meeshan🥰

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 3 ปีที่แล้ว +16

    Tiktok aya kaso arkay nimaka mirqaansan😉😂

  • @abdullahiumal5489
    @abdullahiumal5489 3 ปีที่แล้ว +4

    Hadaad 2021 dhagaysanayso ismuuji👍👍👍

  • @alihabashow2614
    @alihabashow2614 5 หลายเดือนก่อน +2

    1:00 The Best of all❤

  • @suhaybahmed5703
    @suhaybahmed5703 3 หลายเดือนก่อน

    Inta’aan laygu wiirsan ee waali la’iibadin ama uu wadku idilin wax ma iitarasaa..!! Amazing wlhie ❤️✌️

  • @mohamedyasin602
    @mohamedyasin602 2 ปีที่แล้ว +3

    From mirqan group lkn heestan asalkedi hore Yaa qaadi jiray mise waa taan no one kedi

    • @MustafeCadaawe
      @MustafeCadaawe ปีที่แล้ว

      Aadan Faarax Samatar - Ma wada jirnaa / ii kaalay / Jabuuti TV
      th-cam.com/video/Z1ifaaraRkU/w-d-xo.html

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walahi qoristoota ma aqaan

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 3 ปีที่แล้ว +3

    Ma iz wahezhnayO ma wadaH jirnaH.......😪😣😍

  • @djiboutian9899
    @djiboutian9899 ปีที่แล้ว +2

    Heesta "ma is weheshennaa" oo uu lahaa abwaan Aadan Faarax Samatar.
    Kuwan ku mirqaamayna waa reer Jabuuti.

  • @HafsaHafsaabdi125
    @HafsaHafsaabdi125 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxaan dhagaysanaya anigoo adds jooga dhoofna ujooga waxaan rajeynaya inaan ku soo laaban doono anoo Hami gaygii ka rumeeyey 2024/ 8/28 maalin arbacaa❤

    • @GaraadHassen-mj6st
      @GaraadHassen-mj6st 19 วันที่ผ่านมา

      Hafsa ma heshy hamigagi walal

    • @Amran-zt8kg
      @Amran-zt8kg 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Guulayso

  • @kddizzle3256
    @kddizzle3256 7 หลายเดือนก่อน +4

    Who’s here 2024 😢❤

  • @khadradeganmaxamud218
    @khadradeganmaxamud218 3 ปีที่แล้ว +12

    TikTok kuso arky heeskan Niman murqansan ayaa qadyeye

  • @amalhabon796
    @amalhabon796 ปีที่แล้ว +1

    Hees xasuus igu leh 17 may 2019 😢

  • @ahzaabosman7448
    @ahzaabosman7448 ปีที่แล้ว +1

    Ninkii heesta lahaa isagaa ka cod macaan wlhi.❤

  • @hasanrecaps
    @hasanrecaps ปีที่แล้ว +3

    Heestan waxan ka soo racay raggi marqansanaa yaa ila mida oo heesta cajabisay ❤😂😂

  • @xasanmaquusteofficial5145
    @xasanmaquusteofficial5145 9 หลายเดือนก่อน

    Heestan waa kahelay hadale igu cusub tahay

  • @nimcomaxamuud1090
    @nimcomaxamuud1090 ปีที่แล้ว +1

    Heestan markan dhegeystaba waxan dareemaa jcyl 😚🤭😚

  • @eglanhaji7596
    @eglanhaji7596 2 ปีที่แล้ว +5

    Mahesto qof an waheshto 😪Walwal iyo walca baa igu wersaday 😥

  • @amiin_kijwa2508
    @amiin_kijwa2508 3 ปีที่แล้ว +3

    hada dhagesatay 2021 farta taag✋✋

  • @apdilaahirajuu3611
    @apdilaahirajuu3611 3 ปีที่แล้ว +2

    Hesstan aniga sikale ayay itabata markan dawanayo like ha ila dhaaf qofka soow

  • @dala2dala236
    @dala2dala236 9 หลายเดือนก่อน +1

    Xabiib farax yakasoo racay😂

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walahi anigay hadlaysaa

  • @ina____waaberi
    @ina____waaberi 14 วันที่ผ่านมา

    Alla yaa cisak wa hees iyo bardh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muhyadinomar8846
    @muhyadinomar8846 ปีที่แล้ว +3

    Heestan yaa wali daawanaya 10/10/2022😅

  • @faadumokhaliif1826
    @faadumokhaliif1826 ปีที่แล้ว +1

    Just Dhagesanoya 26/9/2023 Haben arbaca 😭😭

  • @mohamedabdisalam8437
    @mohamedabdisalam8437 2 ปีที่แล้ว +5

    Hestan ragi murqamayay inta kaso racday😅✌️

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 4 ปีที่แล้ว +5

    Heesta laxankeeda ma uusan sixin wlhi wuusoo gaafaabiyay kufsiga fanka ayay kamid tahay

  • @abdihaadi6608
    @abdihaadi6608 3 ปีที่แล้ว +3

    Tiktok Ragii marqaanka inta kasoo aragty ee iga dambesa liketa wac wac igu siiya

  • @akbalhikmachannel7164
    @akbalhikmachannel7164 2 ปีที่แล้ว +3

    2022 dhgysany wlshy dhgysan jirtay ano yar jah xasuus🤗🥲🤪

  • @nimcocawaale5266
    @nimcocawaale5266 2 ปีที่แล้ว +5

    Heestaan meel baa La iiga soo Amaanay waaniga soo raadsaday😂😂😂

  • @seynabmacalin3827
    @seynabmacalin3827 5 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan anoo yaraa dhaesanjiray 1995 adan faarax samatar ayaa soo qaday

  • @mustafeclqani2972
    @mustafeclqani2972 3 ปีที่แล้ว +3

    Hees tan yaa mirqaan kusaaracay

  • @xafsitodadax7714
    @xafsitodadax7714 2 ปีที่แล้ว +2

    Best song dadka si ayn utabanaysa😭😰

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aniga ku hadlaa somali carabi english and hindi tagalug and anfari

  • @qurayshaaxmed2512
    @qurayshaaxmed2512 3 ปีที่แล้ว +6

    Heestan kuwa mirqaan san kaso jcladay😀

  • @abdirisaqosman5381
    @abdirisaqosman5381 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa saxdi bro wad macaneysay heesta nice songs

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md หลายเดือนก่อน

    Shakiayaa igaka jira❤❤❤

  • @mahdisweden1644
    @mahdisweden1644 7 ปีที่แล้ว +4

    masha allaha waa hees macan o qisa

  • @shortfanny14498.
    @shortfanny14498. ปีที่แล้ว

    Heestan mel lagu mirqamayo ayaan kaso racay yaa illamida like 👍

  • @abdikariimmohamud1122
    @abdikariimmohamud1122 2 ปีที่แล้ว +1

    Raga mirqaansan intii ka sooraacday 👍🏼

  • @cabdisalaanjordan1486
    @cabdisalaanjordan1486 ปีที่แล้ว

    Best song wllhi

  • @Tooxcade
    @Tooxcade ปีที่แล้ว

    Meeshaan waxaa ikeenay ragii marqaansanaa oo heestaas qaadayey.

  • @hibo2584
    @hibo2584 3 ปีที่แล้ว +3

    Ileen heesta kuwii mirqaan sanaa ayaa naxwo u yeelayay😂😂

  • @abdiheerzare884
    @abdiheerzare884 2 ปีที่แล้ว

    Hees way ka tagtay wllhy

  • @mohawacayz773
    @mohawacayz773 2 ปีที่แล้ว +2

    2022 fanan an aad ujeclhy khadar cali cizmn

  • @MohamedOmar-gg7qo
    @MohamedOmar-gg7qo 3 ปีที่แล้ว +1

    Ragii marqaanka hadaa kasoo raacday like ku qabo

  • @shakiradare4832
    @shakiradare4832 3 ปีที่แล้ว

    mirqaanshow taarikhda 2021 ilawsiii aduun oo lagu daray mirqaan from abdiqani and shaaakir

  • @caasharashiidibraahim3567
    @caasharashiidibraahim3567 2 ปีที่แล้ว +5

    Wow manshaallah brother beautiful music song

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 2 ปีที่แล้ว +3

    Heesta tiktok kuwo murqaan ah bakuso racay 😂

  • @zakin_m1391
    @zakin_m1391 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa heesa ay Dadhtaradu qoran ee daawo ahan loo qaato

  • @mahadmuuse1065
    @mahadmuuse1065 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa heeskii hobalkii weeynaa ee reer Jabuuti aadan faarax samatar

  • @tawakalcabdicasiisducaale3355
    @tawakalcabdicasiisducaale3355 8 หลายเดือนก่อน

    Inta kasooraacday nimankii marqaansaa 2024 malin jimcaw❤

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 2 ปีที่แล้ว

    Ragjii reer jabuuti ee marqaansanaa aya heesta hit. Ka dhigay

  • @sanydirie6810
    @sanydirie6810 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma is waheshanaayoo ma wada jirnaa, nimankii marqaansanaa baa isoo jeclaysiiyey siday isku luxayeen

  • @ahmetramos8928
    @ahmetramos8928 2 ปีที่แล้ว +1

    heestan hadaanan dhegaysan mapa murqaamo walahi pilahi 09/03/2022

  • @maxamedmustafe8931
    @maxamedmustafe8931 2 ปีที่แล้ว

    Niman murqasan ban kuso arky Tiktok ka Dibna hlkanan imi hhhh

  • @QaxarDiiriye
    @QaxarDiiriye 10 หลายเดือนก่อน

    Axyaa hees wlhi hadanan ku murqaamin waxbaa murqankayga ka siya😂

  • @sakisaeed641
    @sakisaeed641 3 ปีที่แล้ว +1

    xanuun weyn 💔😭😡🥺still 4/11/2021

  • @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
    @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 2 หลายเดือนก่อน +1

    August 2024😂

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 4 ปีที่แล้ว +1

    wax kalaba maahe jacayl bay weeeteyo ma is weheshanayo ma wada jirna 🙏🏾💔❤️

  • @jimcaalejesto9514
    @jimcaalejesto9514 2 ปีที่แล้ว

    Heestan waxan dheegayisanya 2022

  • @apdilaahirajuu3611
    @apdilaahirajuu3611 3 ปีที่แล้ว

    Walwal iyo walac baa igu waa baristo hadiin aan ku wayana wano shegan mayee

  • @bakarbiixibootan4742
    @bakarbiixibootan4742 6 ปีที่แล้ว +2

    Wlh fanankaan intuu ka baxay 3 heesleen ka maqlay intuu qaday wana la dhacay keyow meshuu mahaca kaso xaday weyen meshan k o aya ladhaha fanankan

  • @apacshakurshakur9564
    @apacshakurshakur9564 2 ปีที่แล้ว

    Jacayl ba i watayo ma wada jirna wow

  • @aliquruxali925
    @aliquruxali925 ปีที่แล้ว +1

    Heeestan Waxa dhagaystay mar ay Xaaladeydu aad u darneyd o qofkan dunida ugu jecla cidla iga dhaqaqay xita si walba u baryay oo ergo dirsaday xita la iga hooos qaadi waayey
    Waxa u direy hestan wlhi inti la fiiriyey ba block afka la iga galiyey
    Date ku wuxu aha 24/12/2021
    “Walwal iyo walaac ba igu waabariste
    Hadi an ku waaayana Wanaagsan sheeganmaye “
    Alla maxa haben saq dhexe dhagaystay o niyada been u sheegay o niyada ku iri qofka dunida ugu jeclayd wu kuso nqonaya
    Waxa so maray wayo ad u xanun bdn
    Raganimada iyo adeyga ba kuso maray e waxa ku sigtay ina dhimirka noqdo runti
    Qofki dunida intu I macaneyey cidlada iga dhaqaaqay anigo wax khalad ah u geysan wlhi inaanan weligey ku cafin ilaaahey Waxa kaga barayaya xanun ka an dunida ku maray mid ka daran in rabi KU tuso

  • @rafiiid5321
    @rafiiid5321 หลายเดือนก่อน

    25-8-2024 Malin Axad ah Ayaa dhageysanayaa Anoo Joogo goob shaqo 2 Nin sxb nahnay ila jogaan Guure iyo jabra 😅

  • @najiimosman2963
    @najiimosman2963 11 หลายเดือนก่อน

    Heestan legend’s un baa dhagaysta 🫣🫣

  • @najibhassan7018
    @najibhassan7018 3 ปีที่แล้ว +1

    War kuwa marqaansana caadi ma hayn runti way iga gaden see ugu dhelayan hada waa iishidan tahy ugu damben istaag ban kudhelaya 😅😊.

    • @nuuranur5645
      @nuuranur5645 2 ปีที่แล้ว

      😂🙋‍♀️

    • @najibhassan7018
      @najibhassan7018 5 หลายเดือนก่อน

      @@nuuranur5645❤ hello?

  • @zakibaltomzakibaltom510
    @zakibaltomzakibaltom510 3 ปีที่แล้ว +1

    2022 yaa dawnoooya

  • @khalidahmed3810
    @khalidahmed3810 2 ปีที่แล้ว

    Raga murqaansan 2022 kasoo raacay kkkkkkkkk

  • @amiinaraab5020
    @amiinaraab5020 ปีที่แล้ว

    wayadan wala igu wayan Yeee 🥶5/Dec/2022

  • @qalanjoqamar181
    @qalanjoqamar181 8 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw cadi ma ahan cod macanaa

  • @ahmednoor3113
    @ahmednoor3113 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta kaso racday ragaas wa rag adag wlhi oo wax badan og wa hadad kaso raacday