Dulmiga Ka Dhaca Soomaliya Ya Kamasul Ah Sh Mahamed Umal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Please Subscribe ✓ SHARE ✓ LIKE✓ AND COMMENT ✓ Thank You ✓ fadlan Subscribe Sakinamedia.

ความคิดเห็น • 20

  • @HsnXmd
    @HsnXmd 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahow umada qalbigooda midey
    Aamiin

  • @HsnXmd
    @HsnXmd 3 หลายเดือนก่อน +3

    بارك الله لك في الدنيا والاخرة

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa tan maanta madaxdan xun nalaku saliday hadaan haynaa qoslaaye ugu horeeyo iyo shayaadinta uu horkacayo ilaahow naga qabo adigaa qawi ahe yaa rabbi

  • @osmannur9901
    @osmannur9901 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha ku Xafido

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 3 หลายเดือนก่อน

    Aamiiin Aamiiin Aamiiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲yaa Alaah

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sh.Umal waan ku jeclayn,waxaan kaa codsanaynaa in aad Dulmiga Kismanyo lagu haysto waxa Gedo ka soconaya mar qudha si cadaalad ah uga hadasho,(Milil Guudkii lama dhayo))

  • @hakimshirwa9023
    @hakimshirwa9023 3 หลายเดือนก่อน

    Aloow umadaan ka badbaadi madaxdaan xuna na dhaafi Aamiin

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 หลายเดือนก่อน

    Alla waa run ! Waa Aragnaa in dad
    Madax xun nalagu saladay!!waa -
    Run in Qabiil dartiis! Madax xun -
    Nalagu saladay! Anaga Qabiil ku -
    Tasgeerayna Anagoo ‘Aragna-
    Xumaantooda! Allow na Dabo Qabo , Jizaka Allaah Sh Amal cimri
    Dheer iyo Caafimaad Allaha ku -
    Siiyo ,

  • @maryansalat7871
    @maryansalat7871 3 หลายเดือนก่อน +1

    Rabii diintisa hanafahansiyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 illahow nahanuuni

  • @HsnXmd
    @HsnXmd 3 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم وفقنا لما تحبه وترضا

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa ka masuul ah, waa alsheydaamadii umadda qarxiya, dhaliyaradana wareeriyeen, diintana kasareen, xanuun maskaxdana kurideen...
    .....Qabyaalada qurunka ah, ee umadda dhiiga iyo lafaha kagaleen, waxaa keeney waa alsheydaamadi habaarqabooyinka ah iyo wixii lajiro.
    Mahadsanid Sh Umal

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 3 หลายเดือนก่อน

    Shekh intaad sheegeysoo dhan somali wey haysaa oo xumaana xarafkaB 247 xatiijin Y shayaadiintii cirfiid u weynaa ayey daba galeen diintti allH ee samaawiga ahaa wey diideen nooma cuntantey dheheen subaxanaka yaa cadiim jallajalaahu jalla wacullaa kulli waa isku mid kan hadda jooga iyo jan soo socda galey ealigelinayaan allihi abuurtayna wey ka takeen lakiin alle anagaa u bahan ee nooma baahna alle waa qani

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 หลายเดือนก่อน

    Waa goorma muxaadardaan ?

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 3 หลายเดือนก่อน

      Maxaad ka rabtaa waqtiga muxaadaradda ku waano qaado waa hadalkii Rabbigeene

    • @bulohus8548
      @bulohus8548 3 หลายเดือนก่อน +1

      Maxaa kaagalay waxaan ka Rabo !
      Adi miyaan ku waydiiyey !?
      Waanadayda Maxaa kaa quseeya
      Don’t falow me‘I have freedom-
      May mind !

  • @jellehassan215
    @jellehassan215 3 หลายเดือนก่อน

    Maal (wealth), Zina(adultery and fornication) jago(Status) laraadiyo ayaa umada baabiiyo. Anaga wa in isbadalno.

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 3 หลายเดือนก่อน

    Kuwa umadda qarxiya, oo muslinka gaalo kadhegeen, oo dadka waali kurideen, waa alshabaab dheh...(al sheedaamadi ee diinta kuciyaareen kuna gabanayaan diinta Islaamka ah ee sharafta leh.