Digniin qaramida miboobi soo saartay iyo wiil latooganrabay oo tiirka ku badbaaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 24 วันที่ผ่านมา +1

    Masalan XALANE malaqarxiyo xalane caruurta soomaliya laguxadaa ilaahow halaqarxiyo ayaga İNSHA ALLAAAH aamin,✌️✌️💕❤️💙💜💚💛

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 24 วันที่ผ่านมา

    Nooga Bald keena soomalya allaahu yaxmiik kufaarta iyo xaasidiinta aamiin soomalya Hanolato ✌️💕💚💙 AAMİN.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 25 วันที่ผ่านมา +2

    XALANE WA XARUNTA HUBEYSA AL SHABAAB WA YAHUUD EYAHA NARTA

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 24 วันที่ผ่านมา

    Bismillahi r.r.x. dadaka shisheeyaha ookinool Xalane ayaa kadambeya cashan si ay ugabixin ay qeerkena uxadaan soomaliya ujoogaan. ✌️✌️💕

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 25 วันที่ผ่านมา +1

    AK SHABAAB WAXA HUBEYA QARAMADA MIDOBEY KOOX KA MIDA IYO CIIDANKA ITOPIA

  • @halimaomar7967
    @halimaomar7967 24 วันที่ผ่านมา

    Waa inlaweydiiya U N suaalo

  • @Alihassannuur-yd3ge
    @Alihassannuur-yd3ge 22 วันที่ผ่านมา

    Waa surat xumayn ay Nala rabaan
    Loo jooji.maa

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i 24 วันที่ผ่านมา

    yaa marikaro melaahas degmo kasto oo qaraax kadaco taliyo yasha iyo guudomiyaha degmaada qaraxa ka dhaco halaa bedelo❤

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t 25 วันที่ผ่านมา

    Wariy.somsli.wanabad.hamarna.mw.kabilow.abgala.habargidir.iyo.intalamidaa.halawaydiyoo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 25 วันที่ผ่านมา

    QARAMADA MIDOBEY WEXEY JOGAAN DHULKA HAWIYE WA MESHA EY AL SHABAAB KU HUBEYAAN

  • @user-en7cg6jk3b
    @user-en7cg6jk3b 25 วันที่ผ่านมา

    Asc wll wariye digniin Mahé waa ceebayn wayo maxay usheegi waya tii xeebta libido

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 24 วันที่ผ่านมา

    WAA WAXAY IYAGU KA DANBEEYAANE ILAAHOOW NAGA BABBAADI WAXAA AAD IYO AAD U BADAN CADOWGA SOOMAALIYA BADBAADANA NALAMA RABAANE BAABA EENA IYO DUNI KA MAQNAASHAHEENA IYO INEY BUSKUT DHIIQ DHIIQ ILMA HEENA U QEYBIYAAN AYEY RABAAN WAASE INAAN KA HORTAGNAA CADOWGA DIGNIINTIISA BEENTAA

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 24 วันที่ผ่านมา

    Qarada midooway hanaga baxaaa masiibo haku dhacdo ayaga ugu xun kuwa xalane degan💣💣💣💣👎🏻

  • @maryanahmed9538
    @maryanahmed9538 24 วันที่ผ่านมา

    Qaramada midooba ayaa kadabeeso qaraxada

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 24 วันที่ผ่านมา

    ayagaa kadanbeya xalane waxa fadhiya ayaga sameeya hadana nakharxiyo kuwaas halaga saaro somaliya

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 25 วันที่ผ่านมา

    ABAHAAS GACAN KU DHIIGLAHA XARIGA KA FUREY HA LAGU DEYSADO

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 24 วันที่ผ่านมา

    Kuwa Sheegaya Qaraxyada Ayaka Wax Ka Og waxaa Dhibeysa Somaliya Waa Nabad Ileen Dhaqalaha Ka Goaaye

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 25 วันที่ผ่านมา

    ARGAGIXISADA UGU WEYN O ARGAGIXISADA HUBEYSA WA QARAMADA MIDOBEY WA IN WASHAMSI LAGU QADO XALANE

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 25 วันที่ผ่านมา

    WAXAAN LA YAABEY HAWIYE DHULKIISA MA ILASHAN KARA MIYA MEXEY KU DHACDEY IN AN LA TIRO KOBIN MUQDISHO

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 25 วันที่ผ่านมา

    Wax walba oo wadanka ka dhaco waxaa ka dambeeyo qaramada midoobe ee xalanay

  • @Maria28832
    @Maria28832 24 วันที่ผ่านมา

    QARAMADA MIDOOBAY PUNTALAND HA LAGU DACWEEYE XUQUQ INSAAN KU XADGUDBEEN WAA MARKI LABAAD OO TIRO BADAN RAG SOMALIYED 18 MARNA 10 NIN ISKU MAR LA DILAY WAA QALAD ISKA QABTA PUNTAKAND

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 25 วันที่ผ่านมา

    Images ja timada xalane waa meesha qaraxyada lags soo bixiyo nabada muqudisho diifan yihiin

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 24 วันที่ผ่านมา

    Ayaga sow ku ogaadeen, hadaysan ayagu, waxka ogayn? Uriyaa oh,🤔

  • @user-dp1fw6qe2i
    @user-dp1fw6qe2i 25 วันที่ผ่านมา

    Ayagaaba abaabulo qraxyada dalka ka dhaca shacabka ayeey qalqal ineey gelshaan ayeey ugu tala galeen hadeeyba ogyihiin cada qaraxa wado maxeey usoo qaban waayeen

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 24 วันที่ผ่านมา

    XOG MA HELAANE WIXII AY SHEEGAAN IYAGAA FULIYA QARASH WAALANA KU BIXIYA SOOMAALIYEY DHAMAANTEEN CIIDAN IYO SHACABA AAN U ISTAAGNO INAAN CADOWGAAN Q M IYO MAREYKAN WADAAN AAN ISKA DIFAACNO

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 25 วันที่ผ่านมา

    warya ha dhageysan galkaase alshbbtu so dirsadaye dibada halo baxo hana leyska ilaaliyo meel kastaaba shacabku how istago hana la baaro xataa ka kula dhashy iyo kuwa garan waaygaa hada halaga howl galo meel kastoo muqxisha kamid ah ciidanka furimahana ha feejignaadeen illaa garasbaaley illaa balcad yaanba la seexane guryaha hala baaro

  • @geediali437
    @geediali437 24 วันที่ผ่านมา

    Horta maxaa sii ogaysiiyey reer galbeedka qaraxa imanaya miyaanay Ahayn shabaabkaba iyagaa ka danbeeya sow maaha se maxaa kaysaga qaban wàyey

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 25 วันที่ผ่านมา

    deynile wey qarxiyen hadana culeyska laga qaadayaa kuwa balcad iyo sh dhexe si ay u seexdaan hayey casimada iyk goboladaba hala socdo oo ciidan kastaa rondo 20kiiba meel ha aado baaritankana hala xojiyo hub adagna ha qaateen

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 25 วันที่ผ่านมา

    SOMALIA WEY KALA TAGTEY KUWA LO SO HA JIRO LA LAYO DHACO LO KENEY DIIN SHEYDAAN O DHIGEYSA BAAD DHIIG DHAC QARAX WA HAWIYE

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 24 วันที่ผ่านมา

    Waxaan U Maleyna Xalane Inay Tahay Meesha Soomalida Laga Dhibateyo Waayo Waa Meel Sida Lashego Aan War Loo Heyn Waxa Ka Jira Waa Meel Bada Xigta Oo Wixii La Rabo Laga Soo Dejin Karo

  • @madinaosman811
    @madinaosman811 24 วันที่ผ่านมา

    Asc iyaga ka dambeya lo ma leya. halaga bixiyo xalana iyo shabab way isla shaqeyan Allaaha naga qabto haday jirto hadi kale waxa qaraxa wada umada somaliyed Allaaha ka qabto waxa an qalday astaqfuralah wa tuba ileyk Insha Allaah

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 25 วันที่ผ่านมา

    WA DHULKA HAWIYE WAXANA FACOOD KA REBEY O AL SHABAAB KENEY DHULKA HAWIYE SHIIKH SHARIIF

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 24 วันที่ผ่านมา

      Sheekh shariif ka dhamow paster yahow nacala kugu taal 💣💣💣👎🏻👎🏻

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 25 วันที่ผ่านมา

    ma doqonaa tahay waxey raban iney shacabka cabsi galiyan guryahodana galaan itopiyana ay soo gashk ayadoo alshabab la socota waryaa maarta cabsiiya haka baqinee xamar ma baqdk xalane guba eeyda waxey dhashay hana ka guuraano somiya

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 24 วันที่ผ่านมา

    Xalane wainey wadanka laga saraaaa nacala ku taal khawarij ayaga waxa dhan wado💣💣👎🏻👎🏻👎🏻

  • @Khalid-qx7jy
    @Khalid-qx7jy 24 วันที่ผ่านมา

    Dhulku culayska uu wado waxaa ugu culus (umiga) ama jaahilka cilmiga aad sheegaysid xagee ka keentay adiga oo wax aqoon ah anan lahayin adiga iska sixi waayay afkii somaliga qoraalkisa sideed wax ugu sheegi karta shacabka somaliyeed oo wax kasta leh marka hore wax baro ceeb ma,ahan sxb