Generaal Sheegow iyo Maxkamadayntiisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2023

ความคิดเห็น • 39

  • @user-ce5uu7kw8m
    @user-ce5uu7kw8m 9 หลายเดือนก่อน +5

    Mooryaan xukun heshay ayaatihiin wadanka allh idiinka saaro

  • @mohameddaud3899
    @mohameddaud3899 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waa sababta Somalia ku dagi laadahay. Dadka masaakinta ayuu sharciga qabtaa. Nabad ha sugina inta masaakinta la dulminaayo.

  • @khadiijoibraahim3392
    @khadiijoibraahim3392 9 หลายเดือนก่อน +4

    Dad masaakin ayaa gurigooda lagu weeraarey hadan ayaga ley lamaxkamadeyna 😢

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 9 หลายเดือนก่อน +1

    War hooyadiin siilkeeda mooriyaan tuuga ah lakin maxkamada ilaheey ayaa in sugeeysa inshallah

  • @user-wu4bx5oo5i
    @user-wu4bx5oo5i 9 หลายเดือนก่อน +3

    Qabiil baa lagu ciilay 😢😢

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 9 หลายเดือนก่อน

    Walaahi maalin waxaa imaaneeso ilaahay hortiisa lagu kala sareen yaarabii cadaalada adigaa qeebiya 🤲🥲🥲🥲🥲🥲🥲

  • @DAADUUAT-wq6jn
    @DAADUUAT-wq6jn 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi qabiil ayaa lugu ciillay general sheegow lakini way so deg degdegeysaa nabsigiisa

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 9 หลายเดือนก่อน +2

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 9 หลายเดือนก่อน

    Waa maxkamad hawiye iyo dulmayaal dulmi lagu haysto.
    Laakiin xaqu wuu dilaaci daalimkuna maguulaysto
    Yaa hawiye Itaqulah

  • @user-el5ud6in1t
    @user-el5ud6in1t 2 หลายเดือนก่อน

    waxaan ogaaday inuu SHEEGOOW been abuur ka sameeyey awoodiisa ciidan, qabyaalad iyo dadkii uu qalday oo dartiis u dhintay
    SHEEGOW : Dambiile , qabyaaladiiste . HALA XIRO duli kasta

  • @mukaram2018
    @mukaram2018 9 หลายเดือนก่อน

    Wale waa yaab ..runti waa wax laga xumaado sida ay u dhaqmayan ragan dowlada sheeganaya..kisaska beenta ah ba kaga si daran..
    Gen sheegow wa inu cadalad hela..

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 9 หลายเดือนก่อน +1

    Askartiisaa tuugadaa ka midaa mahan sheegow

  • @luulabdulle6985
    @luulabdulle6985 9 หลายเดือนก่อน

    Illahay cadaalad hakeeno ayada oo xasan shiiq darada u xiraayo ayaan ku arkay youtubka .Laakiin waxaa jiri doonto maalin Illahay hortiisa la tagi doono, bal maalin taas ma kafikireen dadkaan ninkaan maskiin kaa xaqiisa ,Allaha u soo muujiyo. Meeqo ayaa shabaab katirsanaa kuwii ugu waaweynaa shabaab ayaa dowlada madaxkaha.

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 9 หลายเดือนก่อน

    Dulmi cad baa ku dhacay ninkaas waana cuquubada soomaali haysata

  • @khalidinho90
    @khalidinho90 9 หลายเดือนก่อน

    Allah ugargaaro masakinta dulman

  • @samoodmuuse1292
    @samoodmuuse1292 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan mooryaanka eega xaqbuu kahadlay ragbaad guryohoogii doonanatay in laguwaso ayaad istaahil kutahay sxb

  • @samoodmuuse1292
    @samoodmuuse1292 9 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk idaacadihii hawiye waxay ku raaxaysanayaan masakiin aydulminayaan

  • @abdallakuusoow2811
    @abdallakuusoow2811 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaad tihiin bahda Univetsal Tv maahan Qof idinka Xaqiiq u heynin ama la isku heysto darajadiisa generalnimo maaha inaad ugu yeertaan generaal sheegow ugu yaraan inaad ugu yeertan Sheegow Ali Ahmed

  • @akdream5313
    @akdream5313 9 หลายเดือนก่อน

    Rgaaasi Cadaalad ha helaaan

  • @idririssmahamed7871
    @idririssmahamed7871 9 หลายเดือนก่อน

    Alalha xaqa ha muujiyo

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 9 หลายเดือนก่อน

    Kuwii badbaado qaran oo hubka wada watay--kuli maxkamada ha la keeno.
    Xaq baa la rabaa.

  • @mudanekeeynaan3835
    @mudanekeeynaan3835 2 หลายเดือนก่อน

    Sheegow haku waso wacalow

  • @CabgggCabggg-rm3bo
    @CabgggCabggg-rm3bo 9 หลายเดือนก่อน

    Sheegoow

  • @DAADUUAT-wq6jn
    @DAADUUAT-wq6jn 9 หลายเดือนก่อน

    Shaabaab barlamankiina ayeey ka buxdda idinka is saxa marka hore

  • @samoodmuuse1292
    @samoodmuuse1292 9 หลายเดือนก่อน

    Jareer waxaa lagudboo dagaalkii huutu iyo tuutsi dhagta dhiiga haduraan hiraab haween kooda iyo ciyaalkoodaba qofyaanay dhaafin jareer

  • @gaydhe03
    @gaydhe03 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sharcigu hawiye ma qabto miyaa

    • @masertoy2328
      @masertoy2328 9 หลายเดือนก่อน

      Meqo hawiye ah aya la cunay o welibo shuuta dilay adiga aya lagudahaa waxas

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 9 หลายเดือนก่อน

    Xasan dhiiqo dadka lagabadanyahy ayaa sas layeelayaaa

  • @imthehero76
    @imthehero76 9 หลายเดือนก่อน

    Mooryaan wax xukumeyso !

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 9 หลายเดือนก่อน

    Beenaale

  • @AhmedMohamed-pz8cx
    @AhmedMohamed-pz8cx 9 หลายเดือนก่อน

    Madax waynaha miyaad been ka sheegaysan

  • @bloxfruits69
    @bloxfruits69 9 หลายเดือนก่อน

    Weird

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse 9 หลายเดือนก่อน

      I know it’s complicated situation ❤

    • @bloxfruits69
      @bloxfruits69 9 หลายเดือนก่อน

      Ok

  • @user-wu4bx5oo5i
    @user-wu4bx5oo5i 9 หลายเดือนก่อน

    Qabiil baa lagu ciilay 😢😢