CRYPTO: 10 coin oo faa'iido fiican samayn kara ka hor 2025

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 182

  • @mohamedalifarah255
    @mohamedalifarah255 3 หลายเดือนก่อน +4

    First comment ustaad

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  3 หลายเดือนก่อน +56

    Waa mahadsantihiin akhyaarta muuqaalka xiga waa 5 meme coin oo isha lagu haayo, hadaa sugeyso like ku dhoob muuqaalka wixi su'aal ah comment iigu reeb guuleyso

    • @AbdullahiSuleimaan
      @AbdullahiSuleimaan 3 หลายเดือนก่อน +2

      TH-cam ka kala kici ustaad qibradaada waanoo muhiim❤

    • @HaidarAli-fp4yg
      @HaidarAli-fp4yg 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@yuusufyuuman
      All exchanges way kushaqeynayaan Coinbase marka lagareebo

    • @userr-moha75
      @userr-moha75 3 หลายเดือนก่อน

      ustaad meme pepe kasoo hadal

    • @Ahmed1l316
      @Ahmed1l316 3 หลายเดือนก่อน

      Ustaad runtii aad ayad u mahad san tahay waxan sugnaa wa 5 meme coins wan dhamaystay muqalka + note's thanks again ustaad

    • @Mahamed-zy2xf
      @Mahamed-zy2xf 3 หลายเดือนก่อน

      Thanks macalin sirta wan helay wana kafaidesan I.a jazakallahu qeyr

  • @mohamedciise8730
    @mohamedciise8730 11 วันที่ผ่านมา

    Gudoomiye wax yaapi badan oo Naga qarsona ayaa ka fahaanahy waad mahadzanty casharo kaloo kuwan oo kale ah noogu soco ishallh ❤❤❤❤

  • @yusufabdirahman9224
    @yusufabdirahman9224 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad waan helnay taladaadii

  • @YussufIbrahim-en4qz
    @YussufIbrahim-en4qz 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah waa ku mahadsantahay sidaad mar walbo noogu faaideyso allaha ka siiyo ajir

  • @adowibrahimosman8783
    @adowibrahimosman8783 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wad ku mahadsanthy ustad sida ad noga falanqesey coin nada muhim ka ah wan qadan wax kasto ad no aftimisey thanks a lot.

  • @jabrayasin7892
    @jabrayasin7892 3 หลายเดือนก่อน +1

    One of the best TH-camr in cryptocurrency
    Thanks Eng.

  • @xaajiafrisom114
    @xaajiafrisom114 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad waa ku salaamay waan kaa helnay sorta mahadsanid by Alasow!

  • @nootaayoturyare
    @nootaayoturyare 3 หลายเดือนก่อน

    waad mahadsantahay ustaad Abdishakuur.

  • @bashirtosane9323
    @bashirtosane9323 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad

  • @honkhaalid2380
    @honkhaalid2380 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid ustaad ❤

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  3 หลายเดือนก่อน

      🙏🙏🙏

  • @ZAKARIYEMC
    @ZAKARIYEMC 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mahadsanid ustaad muuqalka 2 wax aan ka bartay cryptocurrency and video editing

  • @AbdullahiSuleimaan
    @AbdullahiSuleimaan 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa helay sirta ustaad shukran GUULEYSO

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  3 หลายเดือนก่อน

      Allah haku sharfo Abdullahi

  • @SaidAdoye
    @SaidAdoye 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaay Allah ku barakeeyo

  • @rahmaali9257
    @rahmaali9257 3 หลายเดือนก่อน +2

    Shukran Ustaad

  • @XasanSalaad-v2w
    @XasanSalaad-v2w 3 หลายเดือนก่อน

    Muqaalka waan dawaday dhamaantiis mahadsanid ustad

  • @abdishakuurahmed8852
    @abdishakuurahmed8852 3 หลายเดือนก่อน +1

    God bless you Sami! 👍

  • @XasanAxmed-ql2rf
    @XasanAxmed-ql2rf 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaadow dhalinyarada fahan waa shiid ee sabab u naqo in ay ka baxaan mahadsanid guuleyso ❤

  • @qeysrashiid4598
    @qeysrashiid4598 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid wll

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  3 หลายเดือนก่อน

      🙏🙏🙏

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waan fahanay sirtaadii ustaad keep going

  • @iammeloofficial8920
    @iammeloofficial8920 3 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks ustaad❤

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  3 หลายเดือนก่อน +1

      🙏🙏🙏

  • @shaafofficial
    @shaafofficial 3 หลายเดือนก่อน +3

    Muqaal aan sugayay thank you ustaad

  • @MUDUGTUP
    @MUDUGTUP 3 หลายเดือนก่อน

    Zxp ciwaan ka soo samee adoo mahdsan
    Mida kle zxp wixii ugu muhiim sanaa lacag ayaaba ka dhigtee

  • @Mssjuice
    @Mssjuice 3 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah huno waan ka faaidey sirtadiina wan Helen memo coin la soo dhakhso

  • @Team.Bashaal
    @Team.Bashaal 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ustad sirtaada wey iso gaaratay thnks🙏🙏

  • @KhalidCumar-ll9mh
    @KhalidCumar-ll9mh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad memi coins ku soo dhakhso

  • @Relexplace
    @Relexplace 3 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah jkala khyr ustaad

  • @Abdifitaahmahamud-e8c
    @Abdifitaahmahamud-e8c 3 หลายเดือนก่อน +1

    Rndrna waan kula qaatay sxb thanks

  • @Liban-17
    @Liban-17 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahad ballaadhan ustaan🙏

  • @honkhaalid2380
    @honkhaalid2380 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ustaad sirtaadi waanfahmey

  • @XasanYusuf-b2f
    @XasanYusuf-b2f 19 วันที่ผ่านมา

    thkank you

  • @fahimaahmed2764
    @fahimaahmed2764 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsand ustaad abalkaga Allah haka yeelo jannada✔️😍

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  3 หลายเดือนก่อน

      🙏🙏🙏

  • @DHACDOMEDIA
    @DHACDOMEDIA 3 หลายเดือนก่อน

    Kula soconnaa Ustaad

  • @muhyadintahir5491
    @muhyadintahir5491 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ustaad

  • @AbdirahmanMohamud-d5v
    @AbdirahmanMohamud-d5v 3 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks moalimu

  • @CRYPTOINVADE
    @CRYPTOINVADE 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad taladada wan qaatey ✅👍

  • @NadiaGuled
    @NadiaGuled 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga Kama daalo teacher Abdishakur I was one of his students waan ka faaiiday

  • @abdurahmanalimohamed5252
    @abdurahmanalimohamed5252 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustd 🙏

  • @nur_mohamud
    @nur_mohamud 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Eng. Abdishakur 🙏
    Kaspa, Aerodrome, TAO, Render, Toncoin, Sei, dhamaan waa coins leh potential fiican, waxa cad in aad Research fiican kusoo samaysay.
    Coinska kalena wanu fiirin Insha Allah.

  • @arsenalplayers6491
    @arsenalplayers6491 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad waan qaatay sirta muqaalkA.

  • @abdirahiinjamaal1666
    @abdirahiinjamaal1666 2 หลายเดือนก่อน +1

    Barashada Cryptocurrency

  • @osmanabdiarab6811
    @osmanabdiarab6811 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @BulshoMooge
    @BulshoMooge 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaqenayo wapset ka shegeso

  • @bossjama2308
    @bossjama2308 2 หลายเดือนก่อน

    Aad baad u mahadsan thay ustaad

  • @yusufbacle7893
    @yusufbacle7893 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad xada nahay team closer sirtada wan fahamney thanks

  • @abdikarimmagan1068
    @abdikarimmagan1068 3 หลายเดือนก่อน

    Thank U Boss.

  • @Abdalla-hiil
    @Abdalla-hiil 3 หลายเดือนก่อน

    sirti wan helnay ustad alah kusharfo🥰

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY 3 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks teacher

  • @abdiwahabadanyacqub1914
    @abdiwahabadanyacqub1914 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Waxaa tahay qofka aan ugu kalsoonahy ee aan warxibinada Crypto ka qaato mahadsanid

  • @Cirshiida
    @Cirshiida 3 หลายเดือนก่อน

    Zxb update ka noosoo badi runtii waxbbadan waa la arkay oo aad sheegtay qaarna waa miss garaynay

  • @mohandeking8248
    @mohandeking8248 3 หลายเดือนก่อน

    Eng Teamka cusub Lacagaha Abu maskinka noso samey i.a

  • @mohassan5087
    @mohassan5087 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad ardayda kamid ahay waxan rajaynaya inaad course discount noogu samayn doonto inshala si aan uga faa idaysano bull run

  • @salmanhaji5616
    @salmanhaji5616 3 หลายเดือนก่อน

    Asc, ustaad 5thscape coin kaas ka waran, suuq laga malgashado iso sheek, mahadsanid

  • @AbdirahmanMohamud-d5v
    @AbdirahmanMohamud-d5v 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad runtii wax badan baa kaa faaiiday, waa dhamaystay videoga, videogaan maahan mid hal mar laga dhargi karo daawashadiisa, dhawr jeer waa ku ceshan doonaaa, waxaa rabaa inaa kaa qaato koorsada tradingka.

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 3 หลายเดือนก่อน

    RNDR iyo TAO muddo dheer baan haystaa.

  • @AhmedAbdi-n6l
    @AhmedAbdi-n6l 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaadka wuxuu igudhiirigaliyaa crptada mahadsanid

  • @SahilSajidGroup
    @SahilSajidGroup 3 หลายเดือนก่อน

    Ustad the last three important coins waad ku mahadsanthy waa note gareeystay

  • @AbdullahiOsman24
    @AbdullahiOsman24 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waan fahanaya lkin mamaalgashan

  • @biiftagroup9688
    @biiftagroup9688 3 หลายเดือนก่อน +1

    Meme coins waxba Project kuma dhisno xaaran ayeey ubadan yihiin marka please ka fiirso

  • @XasanSalaad-v2w
    @XasanSalaad-v2w 3 หลายเดือนก่อน

    Eng abdishakuur baasaboor la.anaan mala. Istimaali karaa cryp akoonn binanci ah masameysan karaa baasaboor la.aan mise waa in basaboor lahelaa eng

  • @abdirizakfoad8758
    @abdirizakfoad8758 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad next video waa sugynaa

  • @chlungo5672
    @chlungo5672 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dad koorsada iibsan karin jiro kuku xeran, bro masaakinta Koorsoyinka wax kasii walaga dhimana waxaane thanks

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  3 หลายเดือนก่อน +1

      Koorso inaa u baahan ka shaqeynaa adinkana ila shaqeeya

    • @chlungo5672
      @chlungo5672 3 หลายเดือนก่อน

      @@AbdishakurHM haye macalin ani share ila whtsapp kuku dhahy

  • @CabdiqaniCiise-km2re
    @CabdiqaniCiise-km2re 3 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad waa fahamnay waxaan rabaa in aad soobaarto coin pepe waad mahadsantahay

  • @yusufabdirahman9224
    @yusufabdirahman9224 3 หลายเดือนก่อน

    Suaal ayaan ku weydiin lahaa ustaad adigoo mahadsan waxaan rajaynayaa inaad iiga jawaabto In shaa allaah. Coins dhawr ah mawada maal gashan karaa hal mar ustaad? Mahadsanid

  • @ebyanibrahim7123
    @ebyanibrahim7123 3 หลายเดือนก่อน

    Got it 🎉

  • @Luqmaan-5
    @Luqmaan-5 3 หลายเดือนก่อน +1

    waa fhmey 3 n.b mzule sre

  • @cabsacade12
    @cabsacade12 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad inan kula hadlaa rabay 👋

  • @Kafiaali5281
    @Kafiaali5281 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sutaad wxan ka mid ahy ardeyda kala socota telegrm qaybta video editing mrka cilad iyra hysta ind ii xaliso rabay hlken kala so xidhidhi kara ama cid granysa meel aan kala xidhidho hday jirto iso jawba fadlan

  • @Aabeonline24
    @Aabeonline24 3 หลายเดือนก่อน +1

    Smart contract platform ustaad muuqaal kasoo sameee

  • @Fardowsahirsi
    @Fardowsahirsi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wllkey waxa iga xayiran lacag waxan raba inad iga cawiso sidan ola bixi lahay ado mahadsan bro 🙏

  • @robleahmed6969
    @robleahmed6969 3 หลายเดือนก่อน

    waad mhasantahay walaal isooqaba hadaad awooda

  • @LiibanAhmed-s3t
    @LiibanAhmed-s3t หลายเดือนก่อน

    Wll waxaan ubaahanahy korso adi bixisid inteena ku bixisaa

  • @suhaibfit6975
    @suhaibfit6975 3 หลายเดือนก่อน

    Kaspa
    Archblock
    Lcx
    Aero
    Forta
    Bittensor
    Sei
    Inta kale ustaad sirtaadi wan helnay

  • @AbdulahiEid-o1f
    @AbdulahiEid-o1f 3 หลายเดือนก่อน

    Coinanka an Binance laso galin Sidee lagu heli kara wadankiba kaso salamaya ustaad

  • @tooahiinegimer8196
    @tooahiinegimer8196 27 วันที่ผ่านมา

    Waad naga ciil bixisay noolow sxb

  • @Bashiramale143
    @Bashiramale143 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaadi waves kawran

  • @Abdifitaahmahamud-e8c
    @Abdifitaahmahamud-e8c 3 หลายเดือนก่อน

    wx soo.gudbintaada waa fadhidaa sxb m.a lkn isku day inaad wxbada oo news ah inaad nala wadaagto

  • @MohamudMohamed-z3m
    @MohamudMohamed-z3m 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad soo geli coins kaa 5 aad. Hada. Sheegtay mahadsanid sxb.

  • @YussufIbrahim-en4qz
    @YussufIbrahim-en4qz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad waa sugeynaa meme coinka ka soo hadal

  • @Drs__mehra
    @Drs__mehra 3 หลายเดือนก่อน

    Flame coin kawrn ustaad goorma ayu suuqa imanaya

  • @muniraabdirahmanmohamed71
    @muniraabdirahmanmohamed71 3 หลายเดือนก่อน

    Sirtaadi wan helnay ustaad

  • @ustaadxayaakalaah959
    @ustaadxayaakalaah959 3 หลายเดือนก่อน

    Teacher waxan kaa codsanay conyada cusub binance laga helo kaso hadal ee mahadsanid

  • @abdirasakosman9292
    @abdirasakosman9292 3 หลายเดือนก่อน

    Kugu maalnay ustaad

  • @SuldaanAli-d2o
    @SuldaanAli-d2o 2 หลายเดือนก่อน

    Macalin usdt side usdolar lgu badalaa vidow kaso samey

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 3 หลายเดือนก่อน

    M.a rander waa ballan in aa kafaaideysto ustd

  • @fatmahappy2911
    @fatmahappy2911 3 หลายเดือนก่อน

    Ustad aad ayaan kaa mahadcelinaya lkn ustad appska quseya oo crypto iyo kuwa ugu fcn iyo kuwa aan lahen kyc xogaa wan kuwareersanhy🤔

  • @nimoalifarah2767
    @nimoalifarah2767 3 หลายเดือนก่อน

    Coinska qaaar binance kuma jiraaan maxaa xal ustaaad

  • @bashirtosane9323
    @bashirtosane9323 3 หลายเดือนก่อน

    Light coin iyo Tyeron TRX kaso hadal ustaad

  • @HassanMohamed-gh3gq
    @HassanMohamed-gh3gq 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad htx kwrn safe miyaa

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad sirtaada waan qadanay waxaan kaa sugana 5 coim meme coinska

  • @caaqilyare6416
    @caaqilyare6416 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waan kawataa wan gaaray meshi ayada aheed 🤣🤣

  • @abdulaliahmed1918
    @abdulaliahmed1918 3 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you my teacher

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  3 หลายเดือนก่อน

      🙏🙏🙏

  • @ganacsionline1
    @ganacsionline1 3 หลายเดือนก่อน

    ustaad sirtada waa helnay

  • @ayaanmohamed9065
    @ayaanmohamed9065 3 หลายเดือนก่อน

    Solana 161$ maraysaa video xili hore duubtay

  • @salmaanmohamednuur7796
    @salmaanmohamednuur7796 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mhdsnd Ustaad

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  3 หลายเดือนก่อน

      🙏🙏🙏🙏

  • @somhack7770
    @somhack7770 3 หลายเดือนก่อน

    Meme coinska nooga faaidey macalin

  • @heesstudio1928
    @heesstudio1928 3 หลายเดือนก่อน

    Sxp lacag haday iitalo trust wallet oo uu coinku kaco lacag makafaidaa

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 29 วันที่ผ่านมา

    Coniska xalaal ah sidaan ku ogadaa

  • @ayansicid4626
    @ayansicid4626 3 หลายเดือนก่อน

    Maclin xalaal ma wada yihiin coinkan oo dhani

  • @yuusuftallan3481
    @yuusuftallan3481 3 หลายเดือนก่อน

    Pepe coin ma la malgashan karaa wll bal kaso hadal coinkaa