DAGAALKA QASA + UKRAINE OO RUUSHKA KA YAABSATAY + IIRAAN/ISRAAIIL + BADDA CAS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • DAGAALKA QASA + UKRAINE OO RUUSHKA KA YAABSATAY + IIRAAN/ISRAAIIL + BADDA CAS
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #somaliartist

ความคิดเห็น • 51

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  22 วันที่ผ่านมา +14

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 22 วันที่ผ่านมา +3

    Allow u hiili xaqa u dirir reer qaza xusbulahi xuutiga iiran Allow guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @faysalfaysal7122
    @faysalfaysal7122 21 วันที่ผ่านมา

    Waaxidow Allahayow u gargaar wlaalahayaga falastiin qaadirow Allahayow yuhuudana dullee oo kadaahiri dhulka falastiin aamiin aamiin aamiin

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 22 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha u gargaaro falastiin.

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 22 วันที่ผ่านมา +4

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

    • @AbdirnasirAbib
      @AbdirnasirAbib 22 วันที่ผ่านมา

      Saaxib wad hhalmaamtaye306mah ee waa320weyanltu dagalku socdo EE dibudhagayso cnaasir dirdhaba

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t 22 วันที่ผ่านมา

    Allaah Ha U Kaalmeeyo Dadka Reer Falastiin Aammiin Aammiin Aammiin Yaa Allaah

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t 22 วันที่ผ่านมา

    Allaah ha U hiiliyo falastiin & Diinta Islamia iyo masjika alaqsa

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 21 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahaw goormaa arkaynaa Jabka Yahuuda? Maku faraxsan tahay guusha falastiin like saar

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e 22 วันที่ผ่านมา

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 21 วันที่ผ่านมา

    Guul.falastiin.ilaahay.ayaa.u.maqan..dadka.muslinka.sunaha .ah.oo.dhiban.yaa.alaah.guul

  • @user-us3iv3lg5k
    @user-us3iv3lg5k 21 วันที่ผ่านมา

    HBN wey ku mahadsan tahay wararka hufan.

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 22 วันที่ผ่านมา

    our Palestinian 🇵🇸brothers and sisters🇵🇸

  • @yaxyecabdiqani-w6t
    @yaxyecabdiqani-w6t 22 วันที่ผ่านมา

    waa mahadsantahy zhp sida sharfta leh aad noogu soo gidbinaysoH saacad kasta last updtka aduunka🤍🙏🏻

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t 22 วันที่ผ่านมา

    Qasa waxay maraysaa Qasarkii ALLAAH

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 21 วันที่ผ่านมา

    Guuleysta.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 22 วันที่ผ่านมา +1

    Gesiyada Muqawamada waa eey kaguleysteeyn Cadowga oo horay Carapta iyo bariga dhexe kusan duleyn jirtay,

  • @user-oj3ug3jv8j
    @user-oj3ug3jv8j 22 วันที่ผ่านมา

    Asc mowliidow wan idin salaamaya adiga iyo m.m.cadde sida aad noogu so tebisaan wararka adduunka.
    Waxaan ALLE ka baryeynaa inuu ka dulqaado walaalaheyn falastiniyiinta guulna ugu bedelo .

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o 22 วันที่ผ่านมา

    Iyagaaba.laayey.maxaabiista.ee.maxey.culeyska.qaadi sida.la.xaqiijiyey israel.ayaa.dishey
    Caafimaad
    Madaxbsnaan.baa
    Cadeeyay.iyo
    Ehelkoodii.❤❤❤❤❤

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 22 วันที่ผ่านมา +1

    Rushka Dagalka ka socdo waa mid mareykanka Gumeystasha reer Galbeydka oo dhan eey kuwada jiraan,Yukreine Awood malaha eey Rushka gudahisa weraro kawadaan.

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 22 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 22 วันที่ผ่านมา

    MAHADSANID MOWLIID XAAJI SIDA AAD NOOGUSOO GUBISID WARARKA XAQIIQADA AH. FROM LAASCAANOOD SOMALIA

  • @sabdullahi5292
    @sabdullahi5292 22 วันที่ผ่านมา

    HB dhanka rer galbaad maahane dhanka kale nagatusa- Butin masajid laga furaayo chechniya ayu ka qeyb qaadaaney.

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t 22 วันที่ผ่านมา

    Sharing with HBN TV Online Alwise

  • @Cali-tu8fg
    @Cali-tu8fg 21 วันที่ผ่านมา

    H,b,n,waan ku,salaamay,,waxaan,ku,xidhan,nahay h,b,n,habeen,iyo,marlin,kasta,waxaan,codsanayna,inaad,noosodayso,rushka iyo,argagixisad,yukreen,side,rear galbeedku,leeyihiin ma aha

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o 22 วันที่ผ่านมา

    Trum.ayuu.sugayaa.natenyaaho.Biden.iyo.xisbigiisa.dhulka.syuu.ls galayaa.natenyaahu❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiSalam-i1x
    @CabdiSalam-i1x 22 วันที่ผ่านมา

    Mowlid xaji iyo maxamad cade ad ayad umahadsantihin wararka mihimka ah ednosogudbineysan walalahan falastin ilaahay haugargaro ale hajabiyo yuhuda iyo reergalbedka kutageraya yuhudu xasuqa aykuhayso shacabka falastin illahay hajabiyo esaga awodbadan

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 22 วันที่ผ่านมา

    Ruushka xaniinyaha ayaa la hayaa goor hore ayaa la hareereeyay

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 22 วันที่ผ่านมา +2

    Cidamada Jejniya waa kuwa Gesiyal ah,Tarikh hore dagalo soo dhacay Guulo kasoo hoyiyay.

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j 21 วันที่ผ่านมา

    Scw.scw.scw.❤❤❤❤❤

  • @ibrahimabdulkadir8660
    @ibrahimabdulkadir8660 22 วันที่ผ่านมา

    Asc❤

  • @timacadealimaadhle4310
    @timacadealimaadhle4310 21 วันที่ผ่านมา

    Juruslaan waaa maxay queues ayaa ladhahaa magaalada

  • @hawashire4568
    @hawashire4568 22 วันที่ผ่านมา

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 22 วันที่ผ่านมา

    DHIB MALEH FALASTIIN WAY GUULEYSANEYSAA INSHA ALLAH LKN CARABTU HAYSKA DAAWATO XASUUQA REER GAZA INSHA ALLAH IYAGA AYAY GUULDARRADU KUDAMBSYNDOONTAA KUWA XUKUMA WADDAMADA CARBEED EE YUHUUDDA TAAGEERSAN

  • @gouledahmed7941
    @gouledahmed7941 22 วันที่ผ่านมา

    Malinti 310 naad

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 22 วันที่ผ่านมา

    ✅🙏🏾🇸🇴

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t 22 วันที่ผ่านมา

    Mawliid Xaaji Cabdi kusoco

  • @MubaarigIsmaaciilcumar-h2e
    @MubaarigIsmaaciilcumar-h2e 22 วันที่ผ่านมา

    Ma 321baa mise waa306

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 22 วันที่ผ่านมา

    Putin muxuu ka tari karaa reergalbeedka mar walba waa hanjabaa waana looga daraa lkn HBN Ruushka wax kale ayaad u haysataan

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 22 วันที่ผ่านมา

    Wcs HBN wnkslmy press Hamas support Palestine Gull gobonimo xiisbuulaah yamane iran Palestine 🇵🇸❣️

  • @bigphish1983
    @bigphish1983 22 วันที่ผ่านมา

    Iran 🇮🇷 waxbo mesha kuma hayso

  • @blackpanther68229
    @blackpanther68229 22 วันที่ผ่านมา

    Free Free palestine ❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 22 วันที่ผ่านมา

    Maydadkii 6da ahaa baadhitaan khaasa oo madaxbanaan ayaa sheegay in Sun ay ciidanka IDF ku dileen kuna neefqabatoobeen. Markaa maxay Bibi Netanyahu faaiido ugu yeelanba ?????

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 22 วันที่ผ่านมา

    CARAB MAJIRTEE OGOOW

  • @alidiiriye9760
    @alidiiriye9760 22 วันที่ผ่านมา

    Mawliidaw Ruushku miyuu is dabaalinayaa mise xaalku waa ku xun yahay maxay kula tahay bal nala wadaag xaqiiqda ruushka

  • @user-ug9zc1kv9f
    @user-ug9zc1kv9f 22 วันที่ผ่านมา

    Moscow hit by drone attack

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 22 วันที่ผ่านมา

    Hhhhh sanadkan waxa la yidhaahdaa
    Nin yar oo min waym dilay ma aragteen
    Somalilad oo jirtay 33 sano
    Khaatumo ayaa caydhsatay oo furatay
    Ciidamadi israael iyo saaxibadod oo dhan waxay far kala bixi waaywn xamaas oo ah urur yar oo cuna qabatyni saaran tahy
    Ruushki waynaa ee awooda labaad sheeganayay
    Ukrine ayaa naftii u keentay
    Ragoow kibirka waa lagu jabaa kaa ha la ogaado

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 21 วันที่ผ่านมา

    Israel difaca iyo heganka 24hrs muda sadex todobad gudhisa, aya dagal lagu so qadho ugasi daran daman cidanka iyo madax dodhi. Wa karto caburin, daal iyo qadiro badan ku hayo Israel iyo mareykan. Hegan jogto, hanjabad usi deer tahay oo gorta lagu werar aya adan garaney nin, wa dibka haysto manta !!! 😂