DEG DEG : Cisbitaalada Hargeysa Oo La Geeyey Dhimasho Iyo Dhaawac

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 510

  • @omaryounis6754
    @omaryounis6754 2 ปีที่แล้ว +13

    Ilahay ha qabojiyo nabadna ha dhex dhigo walalaha Somaliland guuleysta.

  • @nafiisaqali2336
    @nafiisaqali2336 2 ปีที่แล้ว +17

    Alle ha u naxariisto qofka dhimanty inta dhaawaca ahna ha cafiyo dhibaatadu wxy ku dhacaysa uun shicibka alle ayaa u maqan wlhi cidina uma tudhayso cirrona idinma yaqaano muusena idinma yaqaano dantiina alle ha idin garadsiiyo😪😪😪😪😪☝️☝️

    • @Somali_shorts-m9s
      @Somali_shorts-m9s 2 ปีที่แล้ว +1

      Runta weye wll lkin dadka lacago ayaa la sinayaaa si ay usoo baxaan

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

      Warun Midwax utaraya majiro midwalba wuku danaysanaya inay uso baxan ma aha wll

    • @dhulkaygahooyo3023
      @dhulkaygahooyo3023 2 ปีที่แล้ว

      @@ugbadomar5881 isbedel xagguu ka iman markaas ..

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว +1

      @@dhulkaygahooyo3023 isbadalku wuxu ku Iman kara nimankan marba mid kursiga fulaya o ilahay masuliyada ay qaden kaga baqa o hagaga o wadanka dhisa o bero usameya o shaqo abur usameya lkn midwalba 5 Sano intu kursiga sarnado ayu ka tagaya isagon waxba qaban wll

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว

      Muse and Kaahin are the criminals responsible for this massacre of peaceful protestors

  • @leilacaynab6305
    @leilacaynab6305 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha u naxariisto marxuum somaliland doorasho waa laga marmaan nàbada hala ilaaliyo

  • @abdis70
    @abdis70 2 ปีที่แล้ว +20

    INBADAN AYAA LAGA DIGAY MUDAAHARAAD. TANI WAA UJEEDADDII AAD MUDAAHARAADKA KA LAHAYDEEN. WAA LA IDIIN DIGAY WAX BADAN.

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 2 ปีที่แล้ว +2

      وتعيها أذن واعي

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 2 ปีที่แล้ว

      Kolay waa ka dhimay kugu dhimay isaaqow dantiina hadaad garan weyday dan baad u garan doontaan

    • @abdis70
      @abdis70 2 ปีที่แล้ว +1

      @@American_patriot110 Waan kugu raacsanay 100%.

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 2 ปีที่แล้ว

      @@abdis70 mahadsanid walal anigu reer Puntland ban ahay wayna idhibeyso ummada somaliland ee dariska il ah oo maanta nabadaas kali ah oo ay haystaan ku barwaaqoobay in laga burburiyo. Meel kasto somali joogo illahay nabad haka yeelo walal.

    • @abdis70
      @abdis70 2 ปีที่แล้ว

      @@American_patriot110 wll Bini Adamku waa Daciif. Njmcadda ay haystaan ma dareemaan ilaa ay waayaan. Rag kursi raba ayaa ku khasaaray caruurta Naftoodii. Kuwiisiina waxay joogaan Finland.

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 2 ปีที่แล้ว +1

    Axmaqsanaa wuxu yidhi dhimashada iyo dhaawacu waxba maaha waa runtime dhiiga dadkuu danihiisa Ku gaadhayaa

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay amniga iyo iimaanka ha inoo kobciyo.
    اللهم انا نسألك الأمن والايمان.

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 ปีที่แล้ว +1

    Alloow nbd wrto inta dhmtay allaha u nxristo kuwa dhawacana alle haboksiiyo somalind nbd rabi heydin so dejiyo

  • @G36-u8l
    @G36-u8l 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka halkan ku dhintay waa shahiid. Ilaahay ha u naxariisto. Geeridu waa xaq! Qof waliba wuu dhimanayaa ee sharafta ha lagu dhinto. Raggaa waxaa ka masuula muslim maaha oo dhiigoodu waa xalaal.

  • @warsameahmed1501
    @warsameahmed1501 2 ปีที่แล้ว

    Xildhiban aakhir saban, waliga xil mad qabane, ha iska burburin intan yare alle ku siiyey

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 2 ปีที่แล้ว +1

    war dhaqtarka camer galiya oo dadka natusa oo caalamka tusa qofka dhintan u dila qof

    • @asmahussein4275
      @asmahussein4275 2 ปีที่แล้ว

      Kaalay u dil dee meelahaasad ka soo dhakhdhakh leedee kaalay xiniyo iska baadhoo

  • @hiboibraahim683
    @hiboibraahim683 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalllaah ruuxaas dhintay hooyadiis iyo aabihiis uun Buu ka dhintay Ciro iyo faydalna kuwoodii way dhoofsan yihiin

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 ปีที่แล้ว +7

    REER SOMALILAND ILAASHADA NABADA BELAAYA HAW YEERANINA WALALAYAAAL ALAH HAYDIIN GARGAAREE

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      Warsan faarax
      belaayo aan Ciro ahayn somaliland kuma ogi Ciro daacuun wax kabadan buu soo siday ee waa laga hortegay, maxay isaga ugu dhici weyday ama xirsi? masaakiin bay galaafteen!

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

      @@ijoxasan9132 muxu dadka ukicinaya wa oday Wayne bisinka wll

    • @bilana289
      @bilana289 2 ปีที่แล้ว

      @@ijoxasan9132 nacdal yahay adiga iyo muuse biixi xabadi haydin jarjartoisku bax habaarka aad C/Rahman Ciro la doonaysid muuse xaar la hel nijaas yahay

    • @bilana289
      @bilana289 2 ปีที่แล้ว

      @@ugbadomar5881
      Doorasha in xiligeeda la qabto ayuu doonaya muuse xaar na wuxuu doonaya in mudo kordhin loogu daro waa saqajaan iimaan laawe ah oo lacag urursi ku jira

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

      @@bilana289 wll cayda joji horta dabiga iskada talabad madax waynhu inu mudo ku darsado ma aha cirana inu dadka masakinta sosaro wu ku qaldanyay wixi kudhaca isaga masul ka ah inay madaxdu isku tanasulan weye

  • @abdiyousuf114
    @abdiyousuf114 2 ปีที่แล้ว +15

    dambiga, dilkas,dhawacaas, cirro iyo xisbiga wadani ayaa madaxa ku qaatey. cirrow waad ku baaneysey caruurtadi Finland 🇫🇮 caruurta reer somaliland cab

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว

      Muse and Kaahin are responsible for this massacre of innocent civilians

    • @abdullahkadar2940
      @abdullahkadar2940 2 ปีที่แล้ว

      exactly ciro iyo xusbigiisa ayaa ka dambaysa .dadkani sidii xoolaha ayay u daba galayan

    • @md5m164
      @md5m164 2 ปีที่แล้ว

      muuse biixi aduunkan boqoro iyo madaxwayne yaal dadka laaya way soo mareen waqtigaaga qaado oo waxaad rabto samay kuwa kula mid ah aduun kan way soo mareen hadana Qabuuraha ayay ku jiraan xisaabtii aaqirane way sugaysaa cida ku taageertana in dadkaas la laayo ayaduna danbiga way kula jiraan wabilahi towfiq

  • @theman8189
    @theman8189 2 ปีที่แล้ว

    Don't take people being killed lightly my people... That's a big injustice

  • @Ali34388
    @Ali34388 2 ปีที่แล้ว +8

    So sorry for the people who are die for no reason sheme on you muse biixi 😭😭😭😭💔💔💔

  • @deeqaabdikarim9233
    @deeqaabdikarim9233 2 ปีที่แล้ว

    AHEEY AH Caruurtii Somaliland Ayey Xaabo La Shito Ka Dhigteen Si Ay Dhiigooda KURSIGA Ugu Gaadhaan Ilaahay Haka Qabto Fidnadooda

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 2 ปีที่แล้ว

    Dhaawacu waa 16 qof
    Dhimashadu waa sadex wiil
    Ilaahay inta dhaawaca ah ilaahay hano caafiyo inta dhinatayna ilaahay ha unaxariisto allahuma aamiin aamiin aamiin yarabii

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ปีที่แล้ว +6

    SOMALILAND SHACABKEEDA, 2 KORNEYL SIYAD BARRE CIIDANKIISA KA MID AHA, IN AY KIS KIS U LAYAAN WA DABACSANAAN LAGU ARKAY.

  • @canabxirsi7763
    @canabxirsi7763 2 ปีที่แล้ว +1

    Musa biixi fariid guryihiina gala ku dheh

  • @laraahmed6592
    @laraahmed6592 2 ปีที่แล้ว +2

    dabagali maxkamad haa laa saaro amba haa laa tuugto

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 2 ปีที่แล้ว +1

    Ciriow hadaanad muuse kasaarin hargeysa adaa dhaqso u dhimanaaya caruurta yaan dib loosoo lugooyen

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 2 ปีที่แล้ว +22

    Shame on you Somaliland police 😭😭😭😭😭

  • @ccasiisdigaale1360
    @ccasiisdigaale1360 2 ปีที่แล้ว +7

    wanka xumahay wiilka dhintay aleh how naxaristo w

  • @zakiaywa4338
    @zakiaywa4338 2 ปีที่แล้ว

    Muusa biixi halabirsado Kaligii taliyaha W
    XANUUNSAN

  • @sharmaboy8358
    @sharmaboy8358 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaa khalad in lagu mudaharaado dawlada dadka reer hargaysa islam maaaha ayaan umalayni islamku ma ogolo banaan.bax

  • @kaltumaibrahim9979
    @kaltumaibrahim9979 2 ปีที่แล้ว +4

    Idinkaa aduun iyo aakhiraba ku seegaya markaad qabiil ku banaan baxdaan oo u dagaalantaan
    War Ilaahay ka baaqi
    Caruurtaa dhimatay Ilaahay ha u naxariisto. Intaa ku joojiya dhalinyarada mustaqbalkooda haka baabi ina. Wixii aad diidaysaan si habsami leh ku soo bandhiga
    Qabyaalada joojiya

    • @laraahmed6592
      @laraahmed6592 2 ปีที่แล้ว +1

      yaa yaab muusa kaa masuule dhiiga daata wana loo aaraya

    • @asmahussein4275
      @asmahussein4275 2 ปีที่แล้ว

      @@laraahmed6592 maxaa la aari karaa aabahaa was naftaada runta u sheeg dadka dhintay bal magacyadooda ha la sheego shidh nin baa ku shaadh tagay

    • @laraahmed6592
      @laraahmed6592 2 ปีที่แล้ว

      @@asmahussein4275 indhahaagu wax bay ku tusi

  • @xogahadhabtaa1932
    @xogahadhabtaa1932 2 ปีที่แล้ว

    Ale ha u naxariisto qofkaa dhintay kuwa dhaawacaa ilaahay ha caafiyo

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 2 ปีที่แล้ว

    Inna Lillahi wa inna Ileyhi Raajicuun,
    Allah ha u naxariisto inta dhimatay inta
    dhaawaca ahna Allah ha u booga dhayo.
    Allahuma Ameen

    • @sabahhassan673
      @sabahhassan673 2 ปีที่แล้ว

      Ilahay ka baqo akhiro lagu weydiiyeen

  • @nasraabokor9344
    @nasraabokor9344 2 ปีที่แล้ว +1

    Bisiinka ma nabadii baa loo dhigtay

  • @khadraarten3817
    @khadraarten3817 2 ปีที่แล้ว

    Awelbay laascaanood afka u soo xirtaan laynjireene ma shacabkii hargeysey ku dareen

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 2 ปีที่แล้ว +1

    war ha ka hadhina

  • @abdiyusuf1982
    @abdiyusuf1982 2 ปีที่แล้ว +1

    It's very dark day for somaliland..... ilaahay dadkaa masaakiinta ha u naxariisto. Dadkoodiina samir iyo iimaan haka siiyo.. dawlad na ma haystaan mucaaradna ma haystaan..... is af garad Bay aduunyadu ku caano maashay.....

  • @queenzuzan3307
    @queenzuzan3307 2 ปีที่แล้ว +1

    Taaa inikaa usabab illahy ha idin cadabo cirro io faysal waydinkii laha cabada isku dhigee mxad kafaideen 😥😥😥😥😥

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว +1

    Tanaaba Siyaad Barre nooga daran.

  • @adoontialle4681
    @adoontialle4681 2 ปีที่แล้ว +6

    WAAR REER SOMALIND NABADIINA ILAASHADA ALLE HAW NAXARUSTO INTA DHIMATAY INTA DHAWACANA ALLE HACAAFIYO

  • @jasmin3916
    @jasmin3916 2 ปีที่แล้ว

    Guul guul
    ماضاع حق وراءه مطالب

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ปีที่แล้ว +6

    HARGEYSA WA U NASIIB DARRO, IN AY MAANTA XASUQAAN, 2 KORNEYL OO AH HARAAGI ASKARTI SIYAAD BARRE.

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 2 ปีที่แล้ว +4

    CIRO IYO FAYSAL AYAA KA MASUULA.

  • @kalunyassin658
    @kalunyassin658 2 ปีที่แล้ว

    Huhuhuhu. Muuse Allah ayaa u dhiibey xukunka isagana markuu doono kaqadaya. Ee Allah hiin aamina.

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 2 ปีที่แล้ว +3

    Mujaahidiin kusheegtii sow lamalaheyn dalka iyo dadka ayaa loosoo halgamey show naftooda ayey u halgamayeen 32sano in caruurti xabad laladhaco waalafilayey lkn cawaanta uu qabiilka madaxmarey yaa loogu sheekeyjirey.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      Saad hussin
      caruurta Ciraa cunaydee Ciro juudaan weydii imsa cisho ayaa lalahaa joog oo mudaharaadka jooji

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ijoxasan9132 inkaarqabe qabyaalad baa ku indhotirtey sow dastuurka somaliland kumaqorno waalamudaaharaadi karaa maxey labadan askari waalan udiidayan in dadku isusoobaxan.maantey dhamatey beentad dadka usheegeysen.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      @@saadhussein5466
      somaliland buuq uma baahna 2askari
      waa rag qaali nagu ah illaahay denbigooda ha dhaafo, madaxweyne muuse iyo Maxamed Kaahin dalka waxay ka xoreeyeen yamyam iyo qadaadweyn. lamalama deey kuwii odhan jiray intay cusbataalka umulaha duqeeyaan, looma baahna dad xun oo dalka naga qariba iyo argagixiso

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ijoxasan9132 yaan loobaahneyn lixlayaashii faqash kaxoreeyey labadan aad sheegeyso weydhuumanjireen hadey ragyihiin caruurtii lixlayasha xabad lameydhaceen
      Qasiiseen dhadigyo ah waaye

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      @@saadhussein5466
      lixle iyo afarle midna mataqaanide
      dadkan waa loo talinayaa hadaa maskaxda
      ka xadeen! garxejis stockholm syndrome
      ayaa ku dhacay oo faqashtii madaxdoodii laysay ayay dub u jeclaadeen, waanu ka dawaynaynaa aamus adigu bariiskaaga iska cuuro munaafaqadana jooji

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 10 วันที่ผ่านมา

    Dagaalama faqash fooqal Faqash.
    Askarda xaafadiihiinu waa qabiilkiina.

  • @deeqaabdikarim9233
    @deeqaabdikarim9233 2 ปีที่แล้ว

    Fidnadaasi Mucaaridku Toosiyey Aakhiro iyo Aduunba Idinkay Dumadiisa Saaran Tahay Ilaahayna Ha Idiinka Qabto Caruurtoodii Ayey Finland Geysteenne Intan Haleysana Waxaan Leeyahay Ciro iyo Faysa iyo Xirsi Janno Idiin Gaynmaayaane Dantiina Garta

  • @Omeerz
    @Omeerz 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha unaxariisto muyu oron ba.

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il 2 ปีที่แล้ว

    Heego cadhooley haashterigii moorgan iyo buule afbalaadh waa ciil qabyaal ee halala gudhiyo ✅💯💪💪💪💪📢📢📢

  • @aliismail1539
    @aliismail1539 2 ปีที่แล้ว +1

    Siyaad Bare halkuu maray waa ogtihiin kuwa askarta taageersyoow.

  • @ismacilmahdi3578
    @ismacilmahdi3578 2 ปีที่แล้ว +2

    Kuwahada haysta iyo kuwa kursiga raba inay kufulan dhiiga shacabka caqli kursi anahayn malihidina lakin ogaada malin baa imanaysa xisaabeed dadkan shacabka ahna waxan lehay warwakuwaa kuwad magacyada asan isaahilin ubixiseen dibufikira oo cidaad doranaysaan iska hubiya kolba ha udurmaan tumina damirlawe unqimo ugu fadhin dhiigiinu wabilaahi towfiiq

  • @weriscali9103
    @weriscali9103 2 ปีที่แล้ว +4

    Bal ufiirso cidii wax ku noqotay magacyadooda lama garanayaba, sidii dameerkii ayaad udhimanaysaa hadii uu dhawac ku soo gadhana kharashkaaga adaa isku qaba😔😔😔😔😔😔😔Allah hakuu naxariisto uunbaanu ku odhan cidii dhimatay

    • @bilana289
      @bilana289 2 ปีที่แล้ว

      Weris adigaa dameer ah

    • @SaidAdan
      @SaidAdan 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa ciro iyo faysal caruurtoodii Findland bay ku nool yihiin

    • @bilana289
      @bilana289 2 ปีที่แล้ว

      @@SaidAdan
      Muuse xaar caruurtiisii dadkii ayay isbaaro u dhigteen ilma gaajo ku kor

    • @SaidAdan
      @SaidAdan 2 ปีที่แล้ว

      @@bilana289 faqash yahay la bax meesha inaan habar awal gaajo ku korin waala og yahay tuulooyinkiina gaajada jooga daarood gaajoonaya muqdisho kaga dhagtay

    • @bilana289
      @bilana289 2 ปีที่แล้ว

      @@SaidAdan
      Faqash adiga iyo hooyada baa ah gaajo waa waxa xamar shir kuugu qabatay dawladu xaqayaga hana siiso caaac meel walba xaq bay ka daydayayaan yaahuu ina Xaashi muuse saqajaan habeen walba telephone Kay wada hadlaan xamar yaa kaaga badan iimaan laawayaal hana cunina

  • @ismailahmed5691
    @ismailahmed5691 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk Beenaywaarun
    Argagixiso Allshabaab.

  • @AN-yf9mv
    @AN-yf9mv 2 ปีที่แล้ว +3

    wan ka xumahay iyo Allah ha u naxariisto ayumbay ku dambaynaysaa

  • @yastomohamed7408
    @yastomohamed7408 2 ปีที่แล้ว +5

    waar dadka ha ku gumaadina danta yar eed leedihiin ilaahay ka baqa joojiya mudahraadka oo dalka ma qaadi karo dhibaato

  • @fadxiyamaxamedcabdilaahi4079
    @fadxiyamaxamedcabdilaahi4079 2 ปีที่แล้ว

    Nabad by inoogu dhamani inshallh

  • @iamhamzaaziiz777
    @iamhamzaaziiz777 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay qabriga haunuuriyo

  • @fatimaosman2653
    @fatimaosman2653 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc walalayaal ilaah kabaqa waxaan waa aduunyo isfahma

  • @kaysexaashi4592
    @kaysexaashi4592 2 ปีที่แล้ว

    Hargaysa ha odhane xafada new hargaysa dheh mgaaalada inteeda kle wxba kma jirraaaane

  • @saidjuma8853
    @saidjuma8853 2 ปีที่แล้ว

    Saab TV waa shaydaanka ugu wayn ee qaska geliyey dalkeena

    • @aliaarka2290
      @aliaarka2290 2 ปีที่แล้ว

      Maxaad doonaysa hadaa in muuse loo nacam leeyo?

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 2 ปีที่แล้ว

    Muuse shaani should pay the price of those who have been wounded as well as of those who have been brutally killed

    • @asmahussein4275
      @asmahussein4275 2 ปีที่แล้ว

      Qurbahaaga aduu iska dawrso caaqow aduu dalka dadka ku nool waxba kaama galine muuse halyay qaran

    • @abdullahiguled
      @abdullahiguled 2 ปีที่แล้ว

      @@asmahussein4275
      Aad baad u Akhlaaq xun tahay noocaagaa oo kale lama sheekaysto haduu muuse shaani adeerkaa yahay I don't give a shitt waadse bugtaa oo qabyaalad baa kaa buuxda oo kaa muuqata

  • @hodanabdirahman8080
    @hodanabdirahman8080 2 ปีที่แล้ว

    Ciyalka dhimanaya dadki dhalay ha cishadan ragan waaa wada danyste

  • @skaba6390
    @skaba6390 2 ปีที่แล้ว

    Xildhibaano ma tihidin ee Xamarbaad tihiin

  • @maqalxaqiiqada6120
    @maqalxaqiiqada6120 2 ปีที่แล้ว +1

    Siyasiyiiin lala kala saftaaa faidadasay leedahay waxba adoon cid gaara ku mar marsoon nin kursi u ordaya barina albabka kaso xidhanaya ugu dhimanaysaaan shacaboow cod baynu lenahay codkeena aaaynu ku ciiil baxno inshallah Buuq iyo qabiil meel inaga dhiga shaqdena maha 🙏

    • @ibrahim-tj1st
      @ibrahim-tj1st 2 ปีที่แล้ว

      Somaliland doorashoo somaliland sidaa jaabuti noqon maayso dictator waan diidnay

  • @axmedkayse1060
    @axmedkayse1060 2 ปีที่แล้ว

    Maamulka cisbitalka oo qudha ayaa xaq u leh in ay ka warbixiyaan wixii dad soo gaadhay

  • @sucadbileahmed8004
    @sucadbileahmed8004 2 ปีที่แล้ว

    Naacda daaya uf yaa guryihina idinka soo saaray

  • @musekhadir3888
    @musekhadir3888 2 ปีที่แล้ว +4

    Unacceptable,i thought Somali/land was an example to the region as a hole.

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 2 ปีที่แล้ว

    KUEAN WAXAY SOO XAWILE DAQANKI XUUMADI HOTEL JAZIIRA KAWADEN XASAN SHEKH MAXAMUUD IYO CABDIRAXMAN CABDISHAKUR !

  • @lovenmercyfdc4291
    @lovenmercyfdc4291 2 ปีที่แล้ว

    Mucaaridka ayaa ka masuul ah

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 ปีที่แล้ว

    Haye muxuu hada kudhintay dawlad iyo mucaarad midna kama dhiman wuxu kadhintay qoyskiisa

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 ปีที่แล้ว +2

    Inbadan ayaa laga digayey waar jooga waar doorasho lamagaadhin waar wax loo raadiyaa belo ma jirto waar nabada hala ilaadhado

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      Amina Hass
      ciro iyo xirsi baa ku soo duulay somaliland waxay ka helaan aya leeyihiinan

  • @khalifaabdirashid2706
    @khalifaabdirashid2706 2 ปีที่แล้ว +2

    Wixii khaldan ha la edbiyo

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 2 ปีที่แล้ว

    Ragaw Kibirka Waa lagu Kufaa Kaa Hala Ogaado
    Hanoqon Dameer Nin Danlihi Ku Dhaansado
    Ee Qalbigiinu hashaqeeyo ilayn xoolo Matihiine

  • @abwaancaqlisame
    @abwaancaqlisame 2 ปีที่แล้ว +1

    Maa la W*so waliba si nabada xarumihiina ugu banaan baxaa la yidhee ma ciidanka shiidaa la yidhi
    waxaaso dhana waxa ka masuula madaxda Axzaapta mucaaridka ah waxaany ku saxeexnayd Heshiiskii shalaY

    • @bilana289
      @bilana289 2 ปีที่แล้ว

      Hooyada baa la wasi

    • @abwaancaqlisame
      @abwaancaqlisame 2 ปีที่แล้ว

      @@bilana289 adaa lagaa bilaabayaaye isa sii diyaari

    • @bilana289
      @bilana289 2 ปีที่แล้ว

      @@abwaancaqlisame
      Ayeydaa number one, hooyada number two, walaasha number three Dumarkii family gaga ayaa saf laga galayaa

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 2 ปีที่แล้ว +1

    *Aakhirona su'aalo ayaa idin sugaya dadkiinaan Bilaa macnaha ku dhintayoow* Alle ha idiin naxariisto😪
    guryihiinna iska jooga markasta adi uunbaa dhibka qaba shacabow
    *From Muqdisho* 👍🥰

  • @hamdayar1339
    @hamdayar1339 2 ปีที่แล้ว +4

    Waar muuse aminiga ayuuu sugayaaa waxz idinka dhintay ama indinka dhawacaa waaa ciro oo khalkhal wada waaar wax fahma😢😢😢😢😢😢😢

    • @bilana289
      @bilana289 2 ปีที่แล้ว +1

      Naayaa muuse xaar laga yeeli maayo

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว +1

      Muuse siilkaaguu sugayaa fataalka gaboobay

  • @khadarahmed9586
    @khadarahmed9586 2 ปีที่แล้ว +3

    Maa fadhisan maxa idinka maqan maydinka madaxweyne kanoqonaya nimanba isku haysta kursige

  • @faaraxmuuse8721
    @faaraxmuuse8721 2 ปีที่แล้ว

    Waxaad sheegtaan cidda dhaawacday ciidanka qaranka

  • @malomali2903
    @malomali2903 2 ปีที่แล้ว

    Waan gaaranayey in ey waxas dhici doonan labada madaxa xiiran ayaa ciyaalka ku guurey Alle haw naxariisto inta dhimatey dhawacana ilaahey ha caafiyo

  • @pharroekemet529
    @pharroekemet529 2 ปีที่แล้ว +1

    Mucaraad Fashilmay dhiigi umedaa Madaxtoyadaa ku dooneya. Cirro Finlandese waxa mamuula Tuugi Hersi.

    • @bilana289
      @bilana289 2 ปีที่แล้ว

      Hooyada baa maamusha

  • @abdit8270
    @abdit8270 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxay ku dhinteen dadkaasi bal. Ninbaa kursi doonaya?

  • @umxasan7407
    @umxasan7407 2 ปีที่แล้ว

    Banaan baxa iyo midaharaadku maaha wa diinta waafaqsan waa shuqul gaalo.
    Dadka reer soomaliland wey kibreen nabad iyo nicamkii ilahay bay ku kibreen may guryahooda fadhiyaan

  • @habibaabdalla8264
    @habibaabdalla8264 2 ปีที่แล้ว

    Yey udhinteen dadkaas yaab badanaa Illahey faraj hafuro waa musiibo Somali kudhacday

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 2 ปีที่แล้ว

    Saab tv war fiicana

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว

    Ismaamulka waqooyi galbeed ayaa dawlad gobaleedkii ku heshiin waayey.

  • @abdihamiiddaahir532
    @abdihamiiddaahir532 2 ปีที่แล้ว +4

    Ciyaar ayuu ku dhintay ee ciro ha aaso uun ma hooyadiiba kursiga fuulaysay ciro iyo faysal wax ha u taraan

    • @mustafeaxmed8807
      @mustafeaxmed8807 2 ปีที่แล้ว

      Qalbadaada iyo heegadaadtyba was

    • @mustafeaxmed8807
      @mustafeaxmed8807 2 ปีที่แล้ว

      Waa inoo 1954

    • @asmahussein4275
      @asmahussein4275 2 ปีที่แล้ว

      @@mustafeaxmed8807 waar aabahaa iyo awoowgaaba wase orod adna nin dartii u dhimo cidna waxba kama qaadi kartaan been iyo baalo xoofto bd meelaha la taagan tihiine guryihiina dadhiya aayar hadii kle adna kaasad ka dabo tagi oo bilaa macni bd u dhiman🔪😠

  • @ladamuxumed9101
    @ladamuxumed9101 2 ปีที่แล้ว

    Alla muxuu qabiil INA indha tiray

  • @najmasuufi8997
    @najmasuufi8997 2 ปีที่แล้ว

    Legends baa tihiin nio❤

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 2 ปีที่แล้ว +1

    Walee waa yaab Dadkan la Iska laynayo

  • @zharmavicdelta9504
    @zharmavicdelta9504 2 ปีที่แล้ว +6

    Hala ilaaliYo qaranimada wadankeena hala dhawro wadajirka Dadkeena Ma jecli magaalo somaliland kamida in mashaakil kadhaco dhalinyradu wxan odhan laha hakala garTaan qaran nacaybka iyo qof nacaybka siyaa siyiinta waxn odhan lahaa hakala saaraan danahooda gaar ahaaneed iyo danta guud wxan idin kazo dhaleecaynaya East Africa Uganda KaMpaLa aynu ku dadaalno midnimadeena iyo dawladnimadeena anigu kolay Nin ZooL aH baan aHaYo wx faa Ida kuma qabo dawLada Hadana ma jecLi dHipaatada iyo qaxa Reer somaliland gaar aHaan caaziMada aan kuzo BarbaaRay

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

      Wasax wll

    • @bilana289
      @bilana289 2 ปีที่แล้ว

      Wadajir iyo qaranimo ma jirto way sii dhamaatay

    • @zharmavicdelta9504
      @zharmavicdelta9504 2 ปีที่แล้ว

      @@bilana289 Nabadu qof walpa ayay Dan utahay bilaneey kudarzo xizaapTa yayzan kuqaadon xamaazad yaroo ziyaazi Dantii eegta ahi soo abaabulay

  • @jirdequle1687
    @jirdequle1687 2 ปีที่แล้ว

    Ciro ilmo ma u dhalayaa reerkii uu ka dhintay inanku

  • @somaliasliah111
    @somaliasliah111 2 ปีที่แล้ว

    Joojiya dhibaatada ReeR waqooyi NAbAd baa bass la nuova leh waar kibirteen joojiya fowdada

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 2 ปีที่แล้ว

    KUWAN WAA XOOLE CADIYA NOLASHA BINA AADANKABA EABA LAMA AHA😭😭😭😭😭😭
    ILAHAY AGTISA IN QOF BINA AADANA MACNO LA,AAN LAGU DILO WAXA KALA FUDUD ADUUNKA DHAN OO HALIGMA!

    • @mrdevicesomali5004
      @mrdevicesomali5004 2 ปีที่แล้ว

      Waaa yahee kuwii Zoobe ari bay ahaayeen soomaahan ???

  • @hibaaqcali234
    @hibaaqcali234 2 ปีที่แล้ว

    Alle haynaga qaboojiyo

  • @axmeddaakir6191
    @axmeddaakir6191 2 ปีที่แล้ว

    Niman siyaasad iskuhaya ha udhimanina iyagu gacanta ha iskula tagaane mid wax kuutarayaa majiro ayaan laidin adeegsan

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 ปีที่แล้ว

    Weli waxa idiin soo socotaa Amison somalilaan way kibirtay

  • @hamdayar1339
    @hamdayar1339 2 ปีที่แล้ว

    Ciro iyo feysal waaa rag ciyaalkoodi caalamka soo sexisay eee wadankiina yaan laydinka baabiiin

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 2 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland nabad ku waara jooji dadka aa dileeysan hal qoys ba tihiineh isku dhaxariista wa inii so duceynaya inad nabad ku wartaan.... from growe puntland

  • @samsammaxamed5505
    @samsammaxamed5505 2 ปีที่แล้ว

    dhibaatadaa soodhan waxay kudhacday shacabka

  • @ahmedosman7516
    @ahmedosman7516 2 ปีที่แล้ว

    Caqiliiku haa shaqeeyo maxaa laga fa idayaa mudaharaad khasare mooye

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 2 ปีที่แล้ว

    Ciro soo muu odhan dhiigiina ii shuba oo ii dhita dee waa sax ciro waydii soo muu rabin reer sheekhi sixaaq ilaahyoow baxa ku badhaxn ilaahayoow kasaar hadaanu nahy harti waanu daafici wadanka anagaad noo keenaysaan buuq

  • @canabxirsi7763
    @canabxirsi7763 2 ปีที่แล้ว +1

    Bravo

  • @sidayudhacday8025
    @sidayudhacday8025 2 ปีที่แล้ว

    Muuse wuu ceeboobay dadkiisii buu laayay

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 2 ปีที่แล้ว

    Niyad jabi mayno 100 haday dhintan kulaha warya dadka jahanaba hakugurin waxan waqalad dadka wad kuduusheen uf

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 2 ปีที่แล้ว +4

    Somaliland dhismaheedu waa socdaa waxa cadaatay in aynu maalinba talaabo qaadayno dawladaha aduunkuna waa soo wada mareen,koox qabiil,xisbi,nin,sharciga gacanta ku qaata oo amarka dawlada iyo ciidanka diida jawaabteeda ayuu helaa ,waxana maanta laga barankaraa in lays maqlo oo dawladnimada la tix galiyo waxii aynu dhiganayna la adeeco.

    • @haajii9127
      @haajii9127 2 ปีที่แล้ว

      Nacas Habar Awala oo dantiisa iyo ta reerkiisa uun ka hadla xiligii la dhagaysan jiray waa la dhaafay. Waxaan kuu sheegayaa cida aad xukumi doontaan ayaa la idiinka baahan yahay ee aad Madaxweyne u noqon doono Dhagar qabe Muuse Biixi.

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว +2

      Shut up heego naaso dheer

    • @asaldhaladsland9655
      @asaldhaladsland9655 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa bila dawlad dad cadalad waynah ma rabban.dal hush