Guddiga Anshaxa Ee Doorashooyinka Somaliland Oo Joojiyey Inay Milmaan Xisbiyada & Ururada Siyaasaddu

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @KhadarXasan-yb6dv
    @KhadarXasan-yb6dv 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kaah calan keedii ayuubeey sidataye kulmiye miyeey aleey kudhaarteen indhaha hakala qaadaan ❤❤❤❤❤kaah waa midab kaa arka

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xalay Ururka Kaah Borama kama seexan🙏

  • @abusa3adS
    @abusa3adS 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Qurmiye ayaa saaka isbahaysigii ka naxay😂😂😂😂😂

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fahanay laakiin halkana sawtan ictisaamti ictisaam horey u jabiyeen dhaartii

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sax waa la idin dhaariyey hadaad wax qabaneysan intaas oo dacwad ayaa laga gudbiyey kulmiye shuuf maxad wax uga qaban laadihiin xaley oo u dambeysay kulmiye wuu soo baxey hatgeysa gudaheeda maad soo hadal qaadin horana gabiley iyo burco boodhadhka uu jarjarey wadani qudhuisa burco dacwo ayaa lagu heystey xilima ayaad wax ka qabaneysan oo aad talaabo qaadeysan nimankaa xisbiyada labada xisbi ee wadani iyo kulmiye waxka qabasho ayey u bahan yihiin sheekow dadka u cadaalad fala

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 56 นาทีที่ผ่านมา

    Haday idinka dhabtahay annagu meesha aanu joogno oo ah meelkamida gobolka daadmadheedh xisbiga wadani ilaa maanta oowaliba galinkiidambe dabaaldeg iyo ciyaar mayjoojin

  • @MustafeDaffo
    @MustafeDaffo 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadani iyo kaah inaad usocoto waanu fahanay masuul lkn yaa kala guraya waa biyihi cirka iyo kuwii dhulke

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afqadhmuunayaal ma diinta masaariifta iyo shubabkiina ayaa haysataan..hypocrites and campanian of hell fire

  • @sakariyefeyesal
    @sakariyefeyesal 40 นาทีที่ผ่านมา

    Inta ka xun kaah iyo waddani calalcalka iska daaya

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhexdhexadki wad lumisen oo kulmiye ayaad 😂😂la safaten waayo hadii kale wixii xalay gabilay ka dhacay wax ka qabta.

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar idinkaba bilaa anshax xumida nacladyey tuuta fatalin baad tihiin juudan dabada u dhaqa anshax xumidu idinkay idinka timiba dhaarna ma taqanan shilin baad taqanan tuug tuug dhashay