Askarigaan wax layaab leh ayuu sameeyay Bal ila fiiri Fadlan ha iloobin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah waan ku farxay walaahi sidaas ayaa laga raba qof kasta oo somali ah oo awoodo inuu dadkiisa caawiyo

  • @farxiya267
    @farxiya267 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 3 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah geesi weeye ilaahay ha xafido aamiin meel walba qof wanaagsan wuu joogaa🥰

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi ❤❤❤❤ waa askari wanagsan guleeso wallo ilhy haku xafido

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 3 หลายเดือนก่อน

    Masha'allah ❤❤❤❤❤❤❤ askarna sharaf leh, waxuu mudanyahay darajo❤❤❤

  • @MahdiFarah-o8v
    @MahdiFarah-o8v 3 หลายเดือนก่อน

    Askarigaa ilaahay hasiiyo waxa uurkiisa kujira ee wanaaga abwaan afka ala kuma gooyo hakadaalin dhirigalinta dadkaaga umada soomaaliyeed ilaahay ha kadhigo ul iyo diirkeed

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay khyr hasiiyo askarigaas

  • @Umo580
    @Umo580 3 หลายเดือนก่อน

    MAANSHALLAA ♥️ ♥️ ♥️ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Suaad8
    @Suaad8 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah asago kale alaha badiyo🎉🎉🎉

  • @IbrahimAbdirahman-r1q
    @IbrahimAbdirahman-r1q 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @CabdiCartan
    @CabdiCartan 3 หลายเดือนก่อน

    M.a allaha xafido

  • @CabdiBiir
    @CabdiBiir 3 หลายเดือนก่อน

    Szx weeye camaari hadalkaadu sidaas aan arkeyno waa iney sameeyaan askarikasta

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO 3 หลายเดือนก่อน

    Masha aalah

  • @suldancukaash6529
    @suldancukaash6529 3 หลายเดือนก่อน

    Abaaw aad ayaa umahadsantahey mida ayaan rabaa inaa kuu sheego baryahan muuqaalkaaga wuu ka duwanyahey muuqaaladii hore micnaha xogta aad soo gudbisey markaad dhameeso waxaa raacayo muuqaal aad u dheer oo madow waxaan jeclaan lahaa inaa kareebto mahadsanid

  • @fartunjama2269
    @fartunjama2269 3 หลายเดือนก่อน

    Maashaaallaah😚

  • @CabdullahiCade-om3xd
    @CabdullahiCade-om3xd 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi waan hooyay markaan arkay ama dhagaystay

  • @fahmokaahiye2372
    @fahmokaahiye2372 3 หลายเดือนก่อน

    Askariga ficilka uu sameyay wuu ku saxanyahay lkn gawarida ardayda lasaarayo sidee ku aamini karnaa amni ahaan walibo markaa gabadh tahay way ku afduuban karaan qurbaha gaari aad aqoonin lama raaco. Dalkii Hooyo caadi miyay ka tahay?

  • @hakimahassan2940
    @hakimahassan2940 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤