Cajiib saaxiriinta umada waalaya Alle sharkooda ha inaga qabto hada wixii.ay gabadha yari qisada bilowgeedii ka sheekaynaysay ma wax iyada uun loo sawiray bay ahayeen wllhi hooyadeed oo jiman iyo balaayo ku shaqaysanayaan baan moodayay
Qisadan sheeko ayan ku xasustey igu dhacdey sheekh ba la ii geeyey dadka quran saara kadib uman bogin siduu wax u wado wuxu isiiyey dhir la marsanayo halmar aad dhuxul moodo sidas markan u marsadey bn jiifsadey wn is dhaqaajin kari waayey waxn arkey laabteyda oo ilmo yar oo madaw ku jiifo ilaa 3 bilod jiraaa xanun bn daremey badan malintii ba igu horeysey lugo xanuun ila hada luguhu wey ixanuunan
Wcs sowdoy waxaad naso wado dhahno hoyaded waa lagu shaqeysaa jinigu matalaad badnaa abtiyadana ma wanaagu umataalaa gadhana ma cabsiyo u matalaa ee ku so biyo shubatay gabadha cajiib
Pls Qofkii arka qoralkyga ha ii duceyo qalbigaa iholcaya 😢
Sikhayrle huno
Ilahey murugta farxad hakugu badalo apayo
Allah qalbiga hakuu qabojiyo wllo qu,aanka ayaa qalbiga dajiye dhagayso
@@sawdamqaalib Hye wll wxn kamid ahay dadka Sidaa jogtada kugu xidhan Runtii wan ku jeclahy wlshay Allah haku jeclado Waxn ku nolahy qurbaha ardayad ayan ahy qiso aya ihaysata Cidna hada lama wadagi Karo Malin waan wnkuso Gudbin inshllh qusadayda mrkad video kle sogaliso pls duco ii waydii asxabtada wlashayey .
Allah ku caafiyo wll
اللهم امين يارب العالمين
Salallahu Calayhi wasalam ❤❤❤❤
ولا يفلح الساحر حيث أتى
Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu.
Shukran. Jazaka Allahu kheyraa
Subxanallh ilaHyba ka magaN galnay saaxiriiNta ilHy ha Naga Ilaaliye Mahdzanid abyo😍😍😍
Khayr hel quruxeey sidan usugaynay alluunba og qaybtan thanks
Allow sixirka nagaqabo. Wxn maantoo dhan moodaaye islaantu iney xanuunsantahay maa gabadhaaba xanuunsaneed waa yaab
shukran wllo walaahi wa qisooyin muhiim ah ilahay hano kaa xidiyo wllo hana ku barakeeyo ❤
Masha allaah mahsanid abayo
Masha allah wll waad noo dadaashey kheyr baan kuu rajeynaa.
Wcs wr wbrk MaashaAllah waad ku mahadsantahay juhdiga aad ku bixisay qisooyinkaagoo idil Alle hakaa jaza mariyo
Wcs walaashey sowda sharafeey waanku salaamay
AAMMIIN AAMMIIN
Masha allah aad iyo aad Ayaaad u xurux bada tahay
Waa qiso cajiib ah runti
Sawda mohamud abaayo alle hku xifdyo wxaa tahy gbr multazimah dhanka Shareecada Islamka.
Dacwa io Dhiira galin ba waad isku wadaa mashallah.
😢😢😢😢😢
Subhanallah 😢
شاء الله يا سوده شكرا جزاك الله خير الجزاء واحسن الله اليك
MashaAllh Abaayo waad mahadsantahy min bilaaw ilaa dhamaad qisoyinkaada dhaman wan lasocda lek iyo sher wan siiyaa Allah haku xafido
Mansh Allah wllo kharna dhamaan Alle hakusiiyo inaka iyo ubadkenaba kuwu ku ciimra qata Alle haynaga dhiigo aamiin
subxanallah allow adaan kaa magan galney xasad
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته سوداء اختي
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Mashaa Allah walashey Allah haku xifdhiyo horay usoco Inshaallah
bells soo badi qisooyinka cabsida badan🥲
Mahadsanid walashey sawda qaalib runti aad ban ku jeclahay wankugu deyda❤❤❤❤❤
Acudu bilalhi mina sheydhani rajiim
Carab Waxay Dhahday
كلٌّ آت قريب
Sheekadi Mudada Sugnaba Wey Dhamaatay
حسبنا الله ونعم الوكيل
Ilahayow Kuwa Saaxiriinta Shartooda Naga Hay Nacudubillaah
Hoŕe u soco
Subxana allh
Rabi hana xifdiyo
Wcs abyo aamin adne alle haku xifdiyo
Allaha cafiyo
Subaxanalha 😢
Masha alah mahadsanid
فقصص القصص لعلهم يتفكرون❤❤❤❤❤❤
Run❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid abyo❤❤❤❤❤😊😊😊
Way way alla xppti maxaan sugay qisadaan thanks abaayo
Alaha kuxifdiyo abyo mcnto
❤ASC WLLSHY DAR ILLAAHAY AYAN KU JECELAHAY
Wcs wllo allah hakujeclado
الله اكبر
Scw scw scw
Wcs xabibti soodhowow
Waan dhawahy macny maanta dhan baan kolba halkan imaanayay
Cajiib saaxiriinta umada waalaya Alle sharkooda ha inaga qabto hada wixii.ay gabadha yari qisada bilowgeedii ka sheekaynaysay ma wax iyada uun loo sawiray bay ahayeen wllhi hooyadeed oo jiman iyo balaayo ku shaqaysanayaan baan moodayay
Manisha alaa
Sowda abyo Heshiiskii isku badaly jacylka medy gabdhii matanha dhalysay waan ka wayey jenelka
Wan sodubi donaa insha allah
@@sawdamqaalib
Qisooyinka cabsi cabsida jeclahay soo badi qisooyinkan oo kle😅
Masha allah allaha noo xafido
Gooooooood
Nooso badiy wll😊😊
Good morning
Wcs sodhawow walashay
🎉🎉tanks
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Soobdi qali❤❤❤🎉
Asc
Alaa maxaaaan sugaay qasadaaan
سبحا ن اللة
الله يحفظكم
آمين
abyo qiso saas cml gbr isku dugsi aheen ku dhacday gabr fiican iska aheed malin waxay aaday aroos marke cabr iska bashaleysay ayay wax cunta raadsatayy jikada ayay gaashay xalwo weyl ku jirto oo meel lagu qariyay ayey inte so heshay isku daldshay maalmo kadip gabadhi wa laga yaabay xalkeeda macalinkeena quran badan saaray kdip.way hadashay waxa la ogaday xlwadas in sixir ku jiray oo naag arooska joogto so diyarisay si u cunsiiso naag lala qabo oo arooska joogto alxm gabbdhii wayy iska cafimaday lkn awel waxay aheed gabbr diinta ku adag oo asturan lkn hada qofki arka aya ka naxaaya wax aann qiimo laheen cml ayay nqotay sixirkaas loogamma horeena
Bisinka xasdka wx ka xun ma jiran
😮😮😮😮
😢
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤
Qisadan sheeko ayan ku xasustey igu dhacdey sheekh ba la ii geeyey dadka quran saara kadib uman bogin siduu wax u wado wuxu isiiyey dhir la marsanayo halmar aad dhuxul moodo sidas markan u marsadey bn jiifsadey wn is dhaqaajin kari waayey waxn arkey laabteyda oo ilmo yar oo madaw ku jiifo ilaa 3 bilod jiraaa xanun bn daremey badan malintii ba igu horeysey lugo xanuun ila hada luguhu wey ixanuunan
Intaan dawanayey qaybtii afraid markii la gaadhay madixii ba ixNuunay cabsi
Wcs sowdoy waxaad naso wado dhahno hoyaded waa lagu shaqeysaa jinigu matalaad badnaa abtiyadana ma wanaagu umataalaa gadhana ma cabsiyo u matalaa ee ku so biyo shubatay gabadha cajiib
subxnllh.😢
Waxaan lee yahay hami isoo duceeya please🙏🥺❤
Illhey amuurahaaga ha sahlo wllo
asma maad ila cabsatay wadnaha baa igaraacaya
Sadaqaaliwaxaadsoodiktaaqisadaqeybtiikoowaad1
cabsi batna😂
❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Asc
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Asc
Wcs wllo❤❤