MACRIFADA ALLE BILAWGII ABUURISTA KAWNKA SH CABDIRASHIID KAAMIL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • ADILADA TUSMAYNAYA JIRITAANKA ILAAHAY , WAXDAANIYADIIS , ASMAA'DIISA IYO SIFAADKIISA WAXAA KA MIDA , BILAWGII ABUURISTA SAMAAWAADKA IYO ARLADA...
    OGAANSHAHA ARINKANI , WUXUU MEESHA KA SAARAA ARIMO BADAN OO BANI AADANKA MADMADOW KAGA JIRA...
    IIMAANKA IYO YAQIINTA WUU KORDHIYAA...
    MACRIFO IYO GARASHO DHEERAADA AYAA LAGA HELAA...
    FIKIRKA IYO CAQLI AYAA DIKRIGA ILAAHAY XOOJIYA SAAMAYNA U YEELA...
    TARAQI IIMAANIYA YAQIINIYA RUUXIYA NAFSIYA FIKRIYA AYUU LAGU GAADHAA...

ความคิดเห็น • 8

  • @khadraaxmed6784
    @khadraaxmed6784 5 ปีที่แล้ว +3

    اللهم اجعلنا من الذين يسمعون القول فيتبعون أحسنه

    • @sh.cabdirashiidkaamil3124
      @sh.cabdirashiidkaamil3124  5 ปีที่แล้ว +2

      امين اللهم تجعلنا كذالك
      بارك الله اخت خضرة

  • @kamg3450
    @kamg3450 ปีที่แล้ว

    جزاكم الله خيرا

  • @wardazamawi7421
    @wardazamawi7421 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazak Allahu khairan jazaa wllo ado raaliya taxanahan noso dhamaystir. Channel kana dib uso noole oo noso badi casharada sheekha Allah haka Abal mariye

  • @sharmaakeyareosman2597
    @sharmaakeyareosman2597 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah sheekh alle hakaa jazaa i siiyo

  • @axmedxassan2361
    @axmedxassan2361 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sheekh Alle haku barakeeyo.in bdn ayaaan kaa faa,iday.

  • @nuurcabdiraxmansayid7185
    @nuurcabdiraxmansayid7185 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah