Deg-deg lafta-gareen oo dhabar jabiyay xasan/saciid Dani markale guul siyasadeed gadhay...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @bby6
    @bby6 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mooryanta ader dowlad ha ugu yerin wa xayawan Mr qabuure faagte iyo teamkisa

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hadhow baad oranaysaan mj baa munaafaq ah iyo Deni baa eedda leh tolkayo Ogaadeena Hassan wuxuu ka dhaadhiciyey in mj ka xunyahay Hamse jagadiisa oo been ah Puntland waxaa u fiican iney kaba goosato dowladda Hassan sheekh

  • @NourAmarehBidar
    @NourAmarehBidar 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Loo joojin ma waxaa laga dhaxlay fashil xasan dhiqo

    • @MrSheikh778
      @MrSheikh778 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xassan Xaabsade dantiisa ayuu ka arkaa khilaafka, hadii la hishiiyo doorasho ayaa la aadayaa dan uguma jirto Xaabsade inuu khilaafka taagnaado si kursiga ugu sii fadhiyo sidaa ayuu is tusiyey

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Raggaani maxay u muuqan waayeen wixii ka horreeyey sharka fashilmay ma dhinicii ay la jireen baa guuldarraystay.

  • @MaxamedKhaliif-u6l
    @MaxamedKhaliif-u6l ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bar.buntilan.miyuukudhuuayaa
    Waadawlad.kaxoog.badan

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Magafe Mooryaan culusow hogaamiye kooxeedka xaafada kaaraan iyo bahaa'inkiisa yaa wali is gaaray.

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Loojooji maayo doorasho qof iyo cod waa dhacee

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runta in u garamo doni mayo. Maxa yelay wu gardaran yahay wa is okyahay

  • @cabdirisaaqfaarax7730
    @cabdirisaaqfaarax7730 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin xaaskaada Raba gabadhayda hoo maqaato, Xasan burburka P/land baa ucuntanta oo qura .

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qorshaha Xassan Xaabsade ayaaba sidaa ah khilaafka dheeraada waa Xassan Xaabsade oo kursiga ku sii fadhiya hadii la hishiiyo doorasho ayaa la aadayaa ma doonayo in doorasho la aado khilaafka ayaa dantiisa ku jirtaa Xaabsade

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏💯VIVA Puntland iyo jubaland iyo SSC KH Guul insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴