DEG DEG Axmed Madoobe oo qorshe halis ku ah df ka wada Kenya iyo Md Xasan oo la yaaban sida wax u so

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • DEG DEG Axmed Madoobe oo qorshe halis ku ah df ka wada Kenya iyo Md Xasan oo la yaaban sida wax u soc...

ความคิดเห็น • 11

  • @RosiAswan-vv1zf
    @RosiAswan-vv1zf 17 วันที่ผ่านมา

    Hawiyeoow dont forget
    Ahmed wa darood😍

  • @mulkihussein9538
    @mulkihussein9538 17 วันที่ผ่านมา

    Waa laydin badheedhaye wax maqadi karta

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 17 วันที่ผ่านมา

    Axmed Madoobe waa basaas Itoobiyanka iyo Kenya u ah waa in aan qabiil aan lagu dofaacin waa in la,soo qabtaa badaas kaan cadowga Soomaaliyeed ee shisheeye yaha u ah oo xabsiga la dhigo naxkamada la hor keenaa.

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 17 วันที่ผ่านมา

    Ahmed madobe waa Somali dhab ah

  • @mulkihussein9538
    @mulkihussein9538 17 วันที่ผ่านมา

    Dawladnimada somaaliya waxaa wiiqay xasan buldaanana

  • @mohamedxamoow5340
    @mohamedxamoow5340 17 วันที่ผ่านมา

    Xasan iyo axmed kee eedaysana ah ma dawlad baa kajirta soomaliya warbeenta nagala tag

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 17 วันที่ผ่านมา

    Comments kayga Axmed Madoobe eaa qaa,unu wadan waa in la soo qabto po xabsiga la dhigo waa basaas dalalka shisheeye ee cadowga ku ah dalkeena Soomaaliyeed. Marka qiil uma helaayo qofka difaacaayo Axmed Madoobe waxaan u aragnaa in uusan ahayn Soomaali dhab ah ninka ugu hiiyp focilada xun uu wado Axmed Madoobe.

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 17 วันที่ผ่านมา

    Somaliya xasan baa burburyey dawlada ma jiryo

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 17 วันที่ผ่านมา

    Wadanka xasan tuug halaga qabto hadii Somali la rabo

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 17 วันที่ผ่านมา

    Maxay been isku sheegayan wa ogyihin warka wasiir Fiqi so saaray Xassan Gurguurte ku ammanay kan hadda hadlayana u warka Fiqi so saaray waxbu ka oga wa waxa Xamar 30 sano ka badan la dagi la'dahay