FAHAD YAASIIN OO KA FALCELIYAY GARNAQSIGII XILDHIBAANAD FOOSIYA XAAJI AADAN )3877)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 4 หลายเดือนก่อน +1

    ASC MAASHA ALLAAH AMIIRKENA FAHADYASIN XAJI DAHIR XAFIDAHULAH HALDOR WADANI HALYEEY HORMUDQARAN ALLAHA XAFIDO

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Aadam Iyo Bahda SMC, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleyso Inshaallah Adeer 🇸🇴

    • @abdulhersi8043
      @abdulhersi8043 4 หลายเดือนก่อน +1

      Suxufiga Soomaaliyeed, Abwaan Aadam, Heesta ( ISAGAA LEH ) Aad Bey Ii Soo Jiidatey Ereyo,, Laxan, Codka, Iyo Musicba, Guuleyso, Abwaan Aadam

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 4 หลายเดือนก่อน

    WLSHEEN FOWSIYO XAJI ADAN AAD IYO AAD BAAN UGA XUNAHAY DHAQAN XUMADA XASAN MUNAAFAQ WLSHEY FOWSIYAY BADAL KHEYR LEH INSHA ALLAAH LACALAHAA KHEYR

  • @wayraxali2944
    @wayraxali2944 4 หลายเดือนก่อน

    Allah waxan ka baryaya in u u hiiliyo fozia xaji adam o kursiga ay ku guuleysato fozia in sha Allah xasañ dal xaraashena uu somali ka qabto Allaha awoodu u sugnatey & adam madoobe o asaguna xaraaska xasan qalinka ugu duuga asagana Rabbi ha ka qabto. Amiin.😢😢😢

  • @cureji7877
    @cureji7877 4 หลายเดือนก่อน

  • @FalastiinMaxamed-cg5ku
    @FalastiinMaxamed-cg5ku 4 หลายเดือนก่อน

    Sax wlh sxb

  • @barlinabdi9579
    @barlinabdi9579 4 หลายเดือนก่อน

    Asc Adam fowsiya iyo marwaba waa kahiiliyey dalkaan xasan madaxweyne uma ahan ee ismaaciil ayaa uah waa kaxumahay

  • @SacdiyaMohamed-j2f
    @SacdiyaMohamed-j2f 4 หลายเดือนก่อน

    Xasan qashin waxa Kalu sowada kadaran

  • @muqtarbarremahamed8641
    @muqtarbarremahamed8641 4 หลายเดือนก่อน

    Wat xitaa waxa ku duugan qubaarahas sidan umalaynayo jeneral DD dhaga badan oo mujahid ahaa

  • @sahroosman2092
    @sahroosman2092 4 หลายเดือนก่อน

    Ileen xasan waa imaan lacag uu kawadaa

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar 4 หลายเดือนก่อน

    Waad ku mahadsan tahay inaad taxday arrimuhu waxay laalaadiyeen waxa Xasan Sheekh aanu dadka ku kicin.

  • @AhmedMuhumed-d9k
    @AhmedMuhumed-d9k 4 หลายเดือนก่อน

    Xasan dooraale wakaas soomALIYA GOODKA KURIDAY

  • @siyadabdirahmanarte4810
    @siyadabdirahmanarte4810 4 หลายเดือนก่อน +1

    Fahad wa nin culus duurxul an caadi aheyn dhaqaalaha Malo sheegay xasan bu dhahay kkkk caadi mahan Fahad

  • @arashiidosman3367
    @arashiidosman3367 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan shikh khiyano qaran buu sameeye thi is treason 😂😂😂

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk

  • @nureinioufu3286
    @nureinioufu3286 4 หลายเดือนก่อน

    Macalin adanow horey baa waxaa arintaan u sheegey sheikh abdi xayi war yaan jaran jaro lagaa dhigan marka xasan sheikh inuu san weji leheen waala ogaa sheikh shariif xaguu ku tuurey waa ninkii ay isla soo halgameen maanta garoortaada meekha waaye madhaho ma, waxaad ka sugee xildhibaan foosiyo inuu isxaan u sameeyo tankale foosiyo iyada laftirkeeda khalad beey leheey maxey u kharisey tii horey iney kashifto ay eheed xiligii farmajo waxaa dhaci leheed inuusan soo nokhon leheen xasan sheikh iyadaa xasan u ceeb kharisey somalida waxey ku maah maahdeen waxa aad khariso weyku kharsadaan

  • @arashiidosman3367
    @arashiidosman3367 4 หลายเดือนก่อน

    Xasan shikh khiyano qaran buu sameeye thi is treason 😂😂😂

  • @arashiidosman3367
    @arashiidosman3367 4 หลายเดือนก่อน

    Xasan shikh khiyano qaran buu sameeye thi is treason 😂😂😂