MASAYRKII QADRIYAH!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • #sawdamohamud #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

ความคิดเห็น • 70

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +11

    Wcs walaashey igu qaaliya sowda sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan abaayo adiga iyo asaxaabta iisooduceeya waan xanuun sanahay alle icaafiyo aniga intii muslim ah amiin yaarabi

  • @XaawoCandilaahi
    @XaawoCandilaahi วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว +2

    Taaa hooyo maaha balayada alle ha cinqaabee allow ha nagu keenin

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv ปีที่แล้ว +2

    Sawday wxs masayr ma aha acuudu bilah mina shaydani rajiim way walatay mrki hore mindha dadk la caqli bdn yhy ahyd subxanallh

  • @user-rp3rj2vr7q
    @user-rp3rj2vr7q หลายเดือนก่อน +1

    Xasbunallaah

  • @Khadiijo-ps7ss
    @Khadiijo-ps7ss 3 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaan allah walahay iyadii ayaaba shaydaan isu badashay mid dhintay ayay saas uyeelaysay anigu wakhti laga joogo 5 sano ayaa layla guursaday markii uu iisheegay waliba sida uu iigu sheegay waxay ahayd si yaab leh waan guursaday waliba uurbaa layleeyahay waan isdajiyay shaydaankaan iska naaray waxase sabab u ahayd wanaagaas walaashay khayr allah hasiiyee oo xoog iidajisay waliba wakhtigaas waxan ahaa umul kudhashay qaliin aadbaqn unuglaa 17 bari bas ayaan umulanaa waa xanuun lkn waan isdajiyay xaqiiqdii xooga kadibna xaaskii iyo xaajigaygu waykala tageen waliba iskood macnaha anigu sabab uma ahayn fur iyo hafurin toona madhihin alx inaan dambi igasoo gaadhin

  • @abdiayanleh1155
    @abdiayanleh1155 3 หลายเดือนก่อน +1

    Goono iyo ramar explique

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf ปีที่แล้ว +3

    Subxaana allaah taas hooyo ma aheyn qalbi adkaa😢😢

  • @MaryanMaxamed-gm5ku
    @MaryanMaxamed-gm5ku ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah Tabarakallah Sowdo Qaali Alle Haku Xafido Sad Nogu Hagar Baxdo❤❤

  • @Nurromohamed
    @Nurromohamed ปีที่แล้ว +3

    Asc subxaana alaah kaa masar lama yidhaahdo waa waali aan miyir qablahayn.

  • @Fatima-dagan
    @Fatima-dagan ปีที่แล้ว +1

    Xasbunallaah wa nicmal wakiil
    Ilaahow waan kaa magan galney masayr iyo waaliba

  • @deeqaomar8670
    @deeqaomar8670 ปีที่แล้ว +2

    Aswb Abaayo Subxanallah Xasbiya Allahu wanicmal wakiil

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wlshy sawda alleh ha ku xafido

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว +1

    Habo sowda dagan aad baa ujeclahy qusoyinkaaga alle ha kuxifdiyo

  • @QadijoCqaadir
    @QadijoCqaadir หลายเดือนก่อน +1

    Maseerow xaalqaado

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah sawda subxanallah hooyo aqli xuun waaye sheeytaan waaye

  • @raxmodeeq188
    @raxmodeeq188 ปีที่แล้ว +1

    subxanalah taas hoyo ma ahayn abeeso ayay ahayd

  • @HiboMaxamed-wu2zo
    @HiboMaxamed-wu2zo 6 หลายเดือนก่อน

    Kasimasayr maha wadiqonimo😢😢😏😏

  • @hafsaibrahimhassan
    @hafsaibrahimhassan ปีที่แล้ว +1

    Sada waan ku salaamay
    Abaayo horta ma ogtahay aniga iyo adiga isku magaalo ayaan ku dhalanay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  ปีที่แล้ว +2

      Wallahi masha allah Sodhawow ❤❤❤❤❤

    • @hafsaibrahimhassan
      @hafsaibrahimhassan ปีที่แล้ว

      @@sawdamqaalib haa wlhi maalin aad wareysi bixineysay ayaan dawaday mncto
      Waan dhawahay qaali hafsa waxa joog nairobi

  • @Luul-ps7ym
    @Luul-ps7ym ปีที่แล้ว

    taasi hooyo ma aha hooyo naxariis baa lagu ogaa

  • @sabiriinfaysal4290
    @sabiriinfaysal4290 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا اختي الغاليه ❤❤❤❤❤

  • @hafsaabdullahi7832
    @hafsaabdullahi7832 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah

  • @hodancabalahi7445
    @hodancabalahi7445 ปีที่แล้ว +2

    Inaalila

  • @user-lt2kv8hq6u
    @user-lt2kv8hq6u 11 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah hoyo cunugeda dil uquurty inye nolaataba xaq umalaha aawey naxariistii hoyonimo qalbiga nudaji hana nagu sababin quf muslim ah yaarabi wax joga iyo wax maqan allaha ogoo fidna aduukA naga badbaadi walahi maserku waa qeb walida kamid ah anigoon gursan ayaa quf u maserayey walahi wan kujiraa allahana badbaadiyo

  • @badriabdiqaadir-rw7se
    @badriabdiqaadir-rw7se ปีที่แล้ว +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @somaliqueen7492
    @somaliqueen7492 ปีที่แล้ว +1

    😢wa yaaab wlhi 😢nin aduunyo joogow maa aragti ku laaban😢waxas maseyr wuu dhaafay

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abaaye mahadsanid jasaka allaahu khayran jasa❤

  • @MaaidolMaxamuud
    @MaaidolMaxamuud ปีที่แล้ว +2

    وعليكم السلام ورحمة اللة وبركاته abaayo sawdo illaahay ban ka magan galay maseerka nuucaas inkastoon weli gabar ahay lkn aniga ninkayga inuu shukaansado iska daayee inuu afarta guursado baan u ogolahay sbbto ah alle baa ubaneeyay aniga hadal alle uu dhahay kama hor imaankaro dumarkeena alle ha noo hanuuniyo

  • @farhiabasal1227
    @farhiabasal1227 ปีที่แล้ว +1

    Wcs sawda qurux sis ❤
    Somalia hadaan imaado Waa ku raadinaa insha allah

  • @abdiayanleh1155
    @abdiayanleh1155 3 หลายเดือนก่อน

    Huno qalii sawda on n'a besoin si nous sommes des Djiboutien le vrai langue somali on comprend peut

  • @Fadumo-kn9mb
    @Fadumo-kn9mb 6 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 ปีที่แล้ว +2

    Qof dhintay maxa maserkis igeyay bisinka

  • @MaryamMohaed
    @MaryamMohaed 27 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SahraCiire
    @SahraCiire หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @CanabAbdullahi-ke1dr
    @CanabAbdullahi-ke1dr ปีที่แล้ว +3

    Sawada wll waxa lila gursada labo dumara aha mana masayrin ninkayga waxan wadajogna labatan sano

  • @FardowsaAli-md2eh
    @FardowsaAli-md2eh ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @hooyo994
    @hooyo994 10 หลายเดือนก่อน

    Taaasi Hooyo Maaha waa Bilaa Dameer

  • @nimcodahir3549
    @nimcodahir3549 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wll

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @fartuunqaali5211
    @fartuunqaali5211 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan masayr na maahaa aargoosina maahee inaadeer naag balaayo martay bay ahayd shaydaana duufsaday qof nool baa loo masayraa lagana aargoostaayoo dhibka la dhadhansiiyaaye qof dhintey oon dabqanaynin baa laga aargoosan karaa walee intaan sheeko maqlayey waa tii ugu waalnayd maskaxdayduna qaadan waydey in qof saa doqon u ah oo hantidiisa iyo awlaadiisa qof dhintey ciil uu uqabo darteed u bur buriyey uu aduunka ku noolyahay

  • @hooyo994
    @hooyo994 10 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah Rabbiyow Naxasiita Haga Qaadin😢

  • @user-jd9dk6vp5l
    @user-jd9dk6vp5l หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮😮😊😊😊

  • @abdullkadirkuti3031
    @abdullkadirkuti3031 ปีที่แล้ว +1

    Wankahelay

  • @Binta-s
    @Binta-s ปีที่แล้ว +2

    Sawda cadeey , sister aniga waa yaabaay sabaabta na waxaa waaye…. Gormee qisooyin somali ah Noo sheegeeysaa saxiibeey. Ilaah ha ku barakeeyo

    • @ganggang1316
      @ganggang1316 ปีที่แล้ว +2

      Soomalidu qisoyinka waa qarsadan
      Marka sowda xageykakeeni

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  ปีที่แล้ว +2

      Markaan helo wllo qaali

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf ปีที่แล้ว +2

    Waxaas maseyr ma ahan sowda waa xanuun

  • @siciidomaxamud7282
    @siciidomaxamud7282 ปีที่แล้ว +1

    Wcs sowda qurux

  • @filsanmohamed4021
    @filsanmohamed4021 ปีที่แล้ว +1

    Wcs sawda Qaali ❤anaa u horeeya cawa 😂

  • @FarxiyoCalixalane
    @FarxiyoCalixalane ปีที่แล้ว

    asc

  • @axmedtiktok5410
    @axmedtiktok5410 ปีที่แล้ว +1

    Wca

  • @hodanxuseen8053
    @hodanxuseen8053 ปีที่แล้ว +1

    Ready sowda❤❤❤

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 ปีที่แล้ว +1

    Horta carabtu maxay xalka uga dhigtan dilka subxanalah

  • @user-uy3ub7me2i
    @user-uy3ub7me2i 7 หลายเดือนก่อน

    Markaharesalaansawdakawarantamaysarka

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 ปีที่แล้ว +1

    waxaa jiirta hoyoyiin somaliay o samayrka u washay kumana fekeran inay ciiyaalkoda diilan u madan silalaned qisada kaso dugbiiso waa dad diilkuso ababay

  • @Istahilshugri
    @Istahilshugri 5 หลายเดือนก่อน

    Maseer u dhafay ee wa doqoniino

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️❤️❤️

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 3 หลายเดือนก่อน

    acudu bilah Nin nol waba macqul kkn nin woba dhinti nakta hado qabo iyada neh wela dhimate maxa waye argisigas😢 moxo galabsadi wilkas

  • @AbdirahmanHassan-xr6jo
    @AbdirahmanHassan-xr6jo 10 หลายเดือนก่อน

    qisayab❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Wcl sister ❤

  • @HiboMaxamed-wu2zo
    @HiboMaxamed-wu2zo 6 หลายเดือนก่อน

    Kasimasayr maha wadiqonimo😢😢😏😏

  • @hodancabalahi7445
    @hodancabalahi7445 ปีที่แล้ว +1

    Inaalila