Dumashi oo diraac ka farxisay❤️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 57

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 2 ปีที่แล้ว +150

    HADA ILAAHAY JECESHAHAY LIKE iyo subscribe

  • @bosslyrics252
    @bosslyrics252 2 ปีที่แล้ว +21

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥

  • @zuexsiman7009
    @zuexsiman7009 2 ปีที่แล้ว +4

    Wiilka dilsilada xiran iyo ji jint ma dumr baa mise waa qurux buu isleyhy subxnallh

  • @dr.mhummedshawari7866
    @dr.mhummedshawari7866 2 ปีที่แล้ว +1

    Klay bulo.yaaa ila arky iney wax sarn yihin 🤩🤩🤩like dhac kusii🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nataazhanaazir3449
    @nataazhanaazir3449 2 ปีที่แล้ว +12

    FARXAD WAARTA WALAAL😋

  • @alasabdifarah5505
    @alasabdifarah5505 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @xamsafarax4038
    @xamsafarax4038 2 ปีที่แล้ว +2

    Diraac sxb iska fur siliska ququnta kaga xiran maha dhaqankii raga bro

  • @hoododagan2597
    @hoododagan2597 2 ปีที่แล้ว +6

    Silsilada waxay diraac iska saar wll

  • @mascuudahmed7525
    @mascuudahmed7525 2 ปีที่แล้ว +4

    Diraac alxam dulilah dheh

  • @bishaarobilan590
    @bishaarobilan590 2 ปีที่แล้ว +1

    Bulo iyo diraac wey isku socod eygiyiin adhiga mey wada raaci jiren😁

  • @apdirahman2374
    @apdirahman2374 2 ปีที่แล้ว +3

    Waligayba nio aniga hadyad layma siin anOo wax siiya mOoyE

  • @deeqowarsame3170
    @deeqowarsame3170 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah

  • @ahmedabdiindho6737
    @ahmedabdiindho6737 2 ปีที่แล้ว +2

    BULO GABAR BOQORTOYO nolow ina ader qali

  • @warsanmaxamud5445
    @warsanmaxamud5445 2 ปีที่แล้ว +2

    Suaal
    Meesha horta ma ciyaal uun baa wax daawada yaab wax la isla ogyahay ayaa lanaga dhaadhicinayaa ma ogin yaab atentionka qofkaa la gartaaba been

  • @hilwahassan7372
    @hilwahassan7372 2 ปีที่แล้ว +1

    bula diraac iyo team ka intiisa kle

  • @cabdiqanidaahir9856
    @cabdiqanidaahir9856 2 ปีที่แล้ว +1

    Kan sii kulahaa midka ugu yar ayuu leeyahy sii.kkkkkkkkk

  • @abdidibitati4846
    @abdidibitati4846 2 ปีที่แล้ว +3

    Silsiladaha khaniisiinta iyo dumarka ayaa gashta.

  • @idilkabaibraahim6118
    @idilkabaibraahim6118 2 ปีที่แล้ว +1

    Aroos miyaad ka sooxadeen ku lahaa 😅😅

  • @isracabdi9799
    @isracabdi9799 2 ปีที่แล้ว

    Ayy HANBALYO

  • @hanadcishqi5902
    @hanadcishqi5902 2 ปีที่แล้ว +6

    Bulo waad ilbaxdaye waxay waxan aan arkayaa🤣

  • @safiirkareermiyiga1645
    @safiirkareermiyiga1645 2 ปีที่แล้ว +3

    Ax bulo naaso macaan baa kuyaal😘

    • @hanaaxmedxayaad8057
      @hanaaxmedxayaad8057 2 ปีที่แล้ว

      حسبنا الله ونعم الوكيل
      Ninba meeshii buktaa isagey balbashaa

    • @hanaaxmedxayaad8057
      @hanaaxmedxayaad8057 2 ปีที่แล้ว

      @@ubahgeele6199 🤣🙈

  • @nasriinaxmed2518
    @nasriinaxmed2518 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤️🥰

  • @xaajiabdirsaq9919
    @xaajiabdirsaq9919 2 ปีที่แล้ว +1

    War siliska iska daaa diracow

  • @qunyarsocod4911
    @qunyarsocod4911 2 ปีที่แล้ว +1

    ninka duubaya ani maaho😂😂

  • @abdirahmanbihi1112
    @abdirahmanbihi1112 2 ปีที่แล้ว +1

    Bullo bahasha way kawayntahy mid ku le eg so iibso🤣

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 ปีที่แล้ว

    Wll katinada ku xiidhana iska sara

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 2 ปีที่แล้ว +2

    ❤💕💗💚

  • @iftinmaxamed6820
    @iftinmaxamed6820 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhh

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 2 ปีที่แล้ว

    Dani Marku soo noqdo waa inu xiraa difaac Iyo karbaasha somaliland garoowe aqoonsi ugu raadinayao

    • @mohamedabdirashid0443
      @mohamedabdirashid0443 2 ปีที่แล้ว

      cuqdada iska kala yaree sis

    • @sagalmo6075
      @sagalmo6075 2 ปีที่แล้ว

      Dani markuu soo noqdo kute soomalidu ninkay maqasha kala quusatay geela udirta 🤣🤣

    • @hodanmohamed8046
      @hodanmohamed8046 2 ปีที่แล้ว +1

      Growe ma aqoonsi baa yal mida kale garoowe unukaa leh

  • @fuadartansaid6891
    @fuadartansaid6891 2 ปีที่แล้ว +2

    Bulo 💔

  • @caaliyafaray8553
    @caaliyafaray8553 2 ปีที่แล้ว

    Bullo RB weliged ba way ahyd😂😂

  • @samiiraahmed813
    @samiiraahmed813 2 ปีที่แล้ว +5

    Maxaa in kagalay 18 may waa Malit qashinka ma qashin baa tihiin

    • @umulkhairmohamed9152
      @umulkhairmohamed9152 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay wuxuu abuuray qashin ha ku sheegin

    • @clraxmanqirdi8745
      @clraxmanqirdi8745 2 ปีที่แล้ว +3

      Inaad ka xuntahy waa macquul

    • @ayaannuuramohamoud9933
      @ayaannuuramohamoud9933 2 ปีที่แล้ว +1

      Wixii kugu jiray uumbad matagtay naa

    • @filjannochannel496
      @filjannochannel496 2 ปีที่แล้ว

      Gobtu Somali guusheeda kama xumaato guntu se qashinkay biirsadaan ilaa 18 mayga 💚🤍❤💚🤍❤

    • @dagancali754
      @dagancali754 2 ปีที่แล้ว

      Wa sax

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhuloska. Difaac waa in lagu xiraa garoowe sabab calanka somaliland ugu xayesiin garoowe idoorka muu aqoonsi u raadin dhaqan xumo baa wadaan

    • @aqueen3914
      @aqueen3914 2 ปีที่แล้ว +1

      Diraac garoowe ya ku xiri kara dhaqan xumidaa abyi nin dhulkisa lagu goodinayo wa yaab from mj

    • @salmamohammed4699
      @salmamohammed4699 2 ปีที่แล้ว +2

      Diraac isagaa growe leh cidnana uguma goodin karto from naag ciise riyoolaa

    • @hodanmohamed8046
      @hodanmohamed8046 2 ปีที่แล้ว +1

      Duriyadah ma cidbaa diidi karta waar fadhayso idoor yuuna ku fuuline dabada ka ilaashoo

    • @hodanmohamed8046
      @hodanmohamed8046 2 ปีที่แล้ว

      @@salmamohammed4699 ciise royoole wa ayo wll ma ciisihi Djibouti 🇩🇯 baa ciise wayne ayaan u aqaanaaye

    • @salmamohammed4699
      @salmamohammed4699 2 ปีที่แล้ว

      @@hodanmohamed8046 maya reeraha garoowe daga

  • @iftinmaxamed6820
    @iftinmaxamed6820 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣

  • @Najahchannel12
    @Najahchannel12 2 ปีที่แล้ว +1

    Subscribe idheh huno 1000 igar siya somali

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah