ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Ninka Xaaskiisa Markuu naco Side oga takhalusa Sir Muhiima Gabadha Ragu kadaba ooyaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.พ. 2019
  • Ninka Xaaskiisa Markuu naco Side oga takhalusa Sir Muhiima Gabadha Ragu kadaba ooyaan

ความคิดเห็น • 140

  • @umhishaaminahusein1019
    @umhishaaminahusein1019 5 ปีที่แล้ว +24

    Walalow waa runtaa ninka somaliyed wuxuu kaa dhaadhicihaa inuu asaga kaa xaqbadanyahay markasta . Tusaale hadaa xanuunsantahay xitaa waa inaa ilmaha iyo guriga ogaataa camal isaga haduu dhafro waa in ilmaha laga ilaalshaa yaaab

    • @rafiiif458
      @rafiiif458 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk ma ila aragtay asaga kaligiiis baa nafleh yahuu dheh

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 5 ปีที่แล้ว +15

    Masha allaah sheekh mahadsanid mar waliba waad noo hiilisaa waadna noo caqli celisaa illaah hakuu barakeeyo cilmigaaga caqli gaaga iyo cimrigaagaba mahadsanid kunjeer

  • @sahraali1650
    @sahraali1650 4 ปีที่แล้ว +4

    It’s amazing video jazakallahu khayran .👍👍👍👍👍👍😎all your voices are amazing and I watched a lot it’s really helpful thank you 🙏 so much

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux4541 5 ปีที่แล้ว +12

    Sheeqeena dumar caawiyaha jasaaka allaah sheekh

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 5 ปีที่แล้ว +7

    Subhanallah lagu sixir 😤 waa jaahil nimo Ayada ilaahay ka hadlayo ee dhaxalka waxaa laga wadaa in ay gabadhu inteeda iyadu nafteeda u isticmaalayso wiilkuna xaaskiisa caruurtiisa xataa gabadhan wax dhaxashay iyo hooyadii iyo cida uu ka masuul yahay ayaa la isticmaalaya marka gabadha ayaa faa ido qabto, mana qusayso nolosha aduun iyo maciishadeeda, Barakallahu Feek

  • @user-pb8cn2km5b
    @user-pb8cn2km5b 5 ปีที่แล้ว +2

    Barak Allahu fiik hadaan u diinta baranlahayn kuna dhaqmilahayn ismaynu dulmineen ilaahay uga cabsada qofkasto masuuliyad qaaday ku wii cabsida Ilaahay xaraanta ka xakamayso ha inaga dhigo.

  • @zamzamsaid3912
    @zamzamsaid3912 4 ปีที่แล้ว +9

    Kkkkhhhh wlh waa cajib sidad uga hadashay xaqiqdoda anigay iso martay arinkan lakin waan fahansana oo kama yelin dadkoo dhan wexey dhihi jiren wuu sixranyahay lakin nafteyda walaga dhadhicin wayay maxa yelay cqligaga wuu ku fahnsiya waxwalbo jira inta badan dumarka ayaga benta ushega naftoda

    • @aaminomohamed8037
      @aaminomohamed8037 4 ปีที่แล้ว

      Wlh warunta abaayo qof naag aqli leh nin xun maheshiinayaan

    • @amiiraxasan8077
      @amiiraxasan8077 3 ปีที่แล้ว

      Waa ruun shiikha hadalkis been mahan

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiiq iiso duceey plz ilaheey dartiis in ilaheey oowlaad baariya isiiyo

  • @marlaarag7613
    @marlaarag7613 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi bilhi Waa run taas anaa arkay wan sixranahay iyo qarashka igu yar waxas kama baxo

  • @asliahmed4844
    @asliahmed4844 5 ปีที่แล้ว +1

    Waanada wanagsan ha waarto ALLAH CWLH HA KU XIFDIYO SHEEKH. sax runtii qofkii Alle ka dhawrsada xumaana ka fogaada korkiisa ama jirkiisa xifdiya Allaa xifdiyaya baarakallahu fiik jizaakallahu khayran walaale

  • @monitorssedhuro3948
    @monitorssedhuro3948 5 ปีที่แล้ว +3

    mashallaah ilahy xigmadda ha u siyaadiyo shekhaan dhalinyarada ah aad ayn udhageystaa wa nin allaah jecelyahay annagana aan jecelnahay

  • @sglmhd6495
    @sglmhd6495 4 ปีที่แล้ว +3

    Shukran wllo alle haku jeclaado wanagad Nala jeceshahayee

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah shikh allahu yaxfiduk

  • @monaabukar1009
    @monaabukar1009 5 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhh @sixir الله يهديناه
    JazakuAllah khair sheikh

  • @fardowsasiciid8256
    @fardowsasiciid8256 4 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiqda ayaad ka hadashaa jizakallahuma qeyr

  • @mariansheemile5953
    @mariansheemile5953 5 ปีที่แล้ว

    Subahanallah sheikh waxa run aay ka haadash jazaka Allah kheir ,,,, sheikh

  • @addoontiialle5019
    @addoontiialle5019 5 ปีที่แล้ว +5

    ALLOOW CAQLIGA HA KAA QAADIN SHEEQOOW WAXAAD MOODAA IN LAGUU SOO DIRAY HANUUN UMADA SOOMAALIIYEED OON KA MID AHAY ALLE RAXMAAN HANA WADA XAFIDO DGAMANTEENA

  • @iqraiqra-hh1hy
    @iqraiqra-hh1hy 5 ปีที่แล้ว +4

    Allh nawada xifdiyo aamiin sheek jazakallh kheer waad mahsanty

  • @munasaeed2899
    @munasaeed2899 5 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaahu sheekh allaha ku barakeeyo. AAMIIN

  • @quruxsandaahir7008
    @quruxsandaahir7008 4 ปีที่แล้ว +1

    Ssc shiikh waxan raba inan su.alo ku waydiyo sidan kugu shega waxan rabay si goni ah ayan u rabay

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlh anaa eh midaa qaaliga ee raga an raadsan ee lasooradsado waxan aminsanhy in an raadin hdan wayo aan nin la aan joogayo

    • @user-zb6pw4yc5q
      @user-zb6pw4yc5q 9 หลายเดือนก่อน

      Naag nin raadiso xagee ku,aragti ayaga Lee laraadiyaa markasta lkn kuwa macsida laweydisto ayagana ogolaado kuwas sharaf malahan

  • @raaqiyaqueen8612
    @raaqiyaqueen8612 4 ปีที่แล้ว +1

    Ben ma ahan wlhi allow amurah salah aamiiin yarabi alxm alxm alxm alxm

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh Allah hakuxafido run baa kadashay

  • @nashaadnashaad1642
    @nashaadnashaad1642 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah sheekh jasakalahu kheyra horay usoco ilaahey haku barakeyo walahi waa liibantay sheekh cabdulahi faruq

  • @ayaanfaraax5300
    @ayaanfaraax5300 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah khayr sheekh

  • @quruxwanaag2561
    @quruxwanaag2561 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalaha shekh

  • @iqraachannel3866
    @iqraachannel3866 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheik

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +1

    True you said sheikh

  • @safiyoqaali8567
    @safiyoqaali8567 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a sax waye

  • @umuaniisa1124
    @umuaniisa1124 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh waad mahad santahay marwalba dulmiga malagu hayo qofka kaliya oo arka ayaad tahay 🙏🙏

  • @nimcocumar8733
    @nimcocumar8733 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalah sheikh

  • @luulali1873
    @luulali1873 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah runtadkahadshay shekh faruq jzkl qeeyr waxbadankafaidnay

  • @qalihonest2602
    @qalihonest2602 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah. Shukran sheikh

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 5 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaah khayr yaa sheikh

  • @fartunxaalifaraax5694
    @fartunxaalifaraax5694 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wa run dadki diinti wa hilamamen

  • @firstlast5234
    @firstlast5234 5 ปีที่แล้ว +2

    Raga soonaaliyeed ma ogola in diinta runta laga sheego waxay doonayaan inay waligood dumarka madkaxda ka haystaan oo ay harowsadaan Diintana ay ka dhigaan mid raga u hiilisa dunarkana cadaadisa
    Waxa la marayaa 2019 Dumarku sidii hore maaha waxbay barteen
    Diin danbe iyo khamiis danbe oo la isku harowsanayaa ma jiro
    Ilaahay dumarka kama xiftaan waa loo simanahay
    Diintuna maaha mid raga u gaara

  • @firstlast5234
    @firstlast5234 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh khayar badan allah haku siiyo. Jana fardowsa rabi hakugu casumo

  • @ayaanaadan9761
    @ayaanaadan9761 5 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah qeyr sheq

  • @muniiroxasan2773
    @muniiroxasan2773 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shiq ajir allah kasiyo

  • @nacimasherifahmed9373
    @nacimasherifahmed9373 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah

  • @SalmoAhmedSalmoAhmed
    @SalmoAhmedSalmoAhmed 4 ปีที่แล้ว

    Xaqiiiiq wllhi sheikh Masha allah

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 4 ปีที่แล้ว

    Wlh wa igagadanthy wan sixirnahy balo kuqaaday neh kkkk shiikhaan runbadanaa wlh xaqiiq unbaa kahadashaa shiikhow naaag aqli qabto kaaas masiijoogayaan

  • @hindasaid7774
    @hindasaid7774 4 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waa runtaa afkaada caano Lagu khabay Masha allah

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah subhanallah subhanallah

  • @iqraiqra-hh1hy
    @iqraiqra-hh1hy 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallh runtii rubat sheegty

  • @lovelysamawada2560
    @lovelysamawada2560 3 ปีที่แล้ว

    Ala wax bdn ka fahmay mnshlh xafidullah

  • @haliimodoowla6885
    @haliimodoowla6885 5 ปีที่แล้ว +2

    kķkkk allaaah kuxafido shiiq gobjoogban uhaaa qiso noocan ookalaaa

    • @asadgesey3517
      @asadgesey3517 5 ปีที่แล้ว +1

      Halima noogu shekeey qisadaas

    • @abdull8375
      @abdull8375 4 ปีที่แล้ว

      @@asadgesey3517 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂 adigaa waar jeclidaa walaley

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 4 ปีที่แล้ว

    mashallAllah mashallAllah mashallAllah shukaran

  • @aishamohamettcadey6278
    @aishamohamettcadey6278 ปีที่แล้ว

    Mnsha allaH 😘

  • @xagardheermidiachannelruma4189
    @xagardheermidiachannelruma4189 4 ปีที่แล้ว +2

    Shiqow astamahaas xajigayga ku arkaa maxa italaaa 🤔🤔🤔🤔

    • @nawelnalka
      @nawelnalka 3 ปีที่แล้ว

      Fadhi nimo yal anba wanku arkay🤣

  • @fardawsacaday628
    @fardawsacaday628 4 ปีที่แล้ว +1

    Been maha shiikhow ilahay ajar iyo xasanad haka siiyo

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk run badanaa markuu kudhicirabo marmarsi ayuu radiya wlh wa run nuucaaas wan arkay madaxeyga ayan dalbaday oon hada sugaa kkkkk

    • @caaliacabdimaalik6805
      @caaliacabdimaalik6805 3 ปีที่แล้ว

      Ragu wa khiyano badan yihiin aniga ninkayga 4sano sugayay kadib wxn ka daremay is badal xun wxn ogaday inu rabo marku inado inu xaas gursado ila taliya

    • @TUFAAX411
      @TUFAAX411 3 ปีที่แล้ว

      @@caaliacabdimaalik6805 walal mcn sorry waa xaalad sun, maxa hubaal ah oo aad haysa

    • @caaliacabdimaalik6805
      @caaliacabdimaalik6805 3 ปีที่แล้ว

      Wx I joga hal gabadh wllle

    • @amyafrah3234
      @amyafrah3234 3 ปีที่แล้ว

      @@caaliacabdimaalik6805 😭😭😭😒😒😒😒😒😒abyooooomxa smeeneee

    • @caaliacabdimaalik6805
      @caaliacabdimaalik6805 3 ปีที่แล้ว

      @@amyafrah3234 abayo runtii sidii alle ka dhigay noqon

  • @istaabdirahman8537
    @istaabdirahman8537 3 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq walhy marmarsiiyo

  • @sihaamcadeey3709
    @sihaamcadeey3709 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah 😊😃😃😃 👍👍👍

  • @lolotea3937
    @lolotea3937 3 ปีที่แล้ว

    شكرا

  • @hibo6389
    @hibo6389 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣 ilahow ben maxa la isku fahmey

  • @daahircaydiid4686
    @daahircaydiid4686 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekha dumarka ah nagu dirine kkkkk(kkkkkkk

    • @amallove2408
      @amallove2408 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😁😁 ruunt xanuun😁😁😂

  • @amiiraxasan8077
    @amiiraxasan8077 3 ปีที่แล้ว

    M.allah ruunta aa ka hashi

  • @freeab7685
    @freeab7685 4 ปีที่แล้ว

    Good point

  • @lulaweys6111
    @lulaweys6111 5 ปีที่แล้ว

    Sheeqoo waaaaa ruutaaaaaa🌹🌹🌹🌹🥀🥀🥀🥀🥀

  • @nimcoabdidahir6889
    @nimcoabdidahir6889 4 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 5 ปีที่แล้ว +2

    sheekhow warkagu daliil male ninku marku kunaco marmar siiyo ayuu sameya haysku dirin dadka isjecel dadkana hakashakisiin

    • @maryenmohamud6552
      @maryenmohamud6552 5 ปีที่แล้ว +3

      Walal wax jira bu Ka hadlay shekha

    • @fardowsaabdi334
      @fardowsaabdi334 5 ปีที่แล้ว +2

      Walaashey sheekhu runbuu sheegayaa ee daa isaguba waa nin waxyaabahan oo dhani wey jiraan

    • @firstlast5234
      @firstlast5234 5 ปีที่แล้ว +1

      Raga soomaaliyeed ma ogola in diinta runta laga sheego
      Waxay doonayaan inay waligood dumarka harowsadaan oo maskaxda ka haystaan

    • @farhiabeautychannel4612
      @farhiabeautychannel4612 5 ปีที่แล้ว

      Adigu in lagu cayrsho miyaad.Ka baqi

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 4 ปีที่แล้ว

    Maan sha allaah tabaaraka allaah tabaaraka

  • @Drawinggirl4121
    @Drawinggirl4121 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah walaal waa runtaa

  • @nimcoabdidahir6889
    @nimcoabdidahir6889 4 ปีที่แล้ว

    عليه افضل الصلاة والسلام

  • @alisaaram8287
    @alisaaram8287 3 ปีที่แล้ว

    Sheqo qiiso ba igu dhacdey side kula wadagaa

  • @sumeya7887
    @sumeya7887 5 ปีที่แล้ว

    That’s true sheikh

  • @shukrimohamud4468
    @shukrimohamud4468 2 ปีที่แล้ว

    Sheq shukran

  • @umeahmed7659
    @umeahmed7659 5 ปีที่แล้ว

    masha alah

  • @nawalabdi9594
    @nawalabdi9594 2 ปีที่แล้ว

    Shekhow Halka kala so xidhidha

  • @nuuramohamed5488
    @nuuramohamed5488 5 ปีที่แล้ว

    waaa xqiiq shiikhow

  • @filsanegal4101
    @filsanegal4101 4 ปีที่แล้ว

    Shiikh alle aku daayo

  • @yaareenyaareen3799
    @yaareenyaareen3799 5 ปีที่แล้ว

    ILLAAHEEY HANA XAFIDO

  • @zamzamjamac2571
    @zamzamjamac2571 4 ปีที่แล้ว

    Runbdana shiikha

  • @daahircaydiid4686
    @daahircaydiid4686 5 ปีที่แล้ว

    Sheekha dumarka khiyaamada doa ah hadal

  • @caaliacabdimaalik6805
    @caaliacabdimaalik6805 3 ปีที่แล้ว

    Asc wlle yal wxn rabaa inad talo isisaan wxn ahay xaas hoyo hal ilmo haysata ninkayga 4sano ayu iga maqan yahay wuxu idhihi jiray lacag aan kugu imado ma hayo markasta cudu daar ayu la yimada wxn ogaday inu yiri wxn rabaa markan imado inan xaas kale samaysto wxn idinka codsani duco iyo tallo

    • @amyafrah3234
      @amyafrah3234 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭abyooo tashooo ilhy talo saaaro insh allh wlidkaaaga wareeso

    • @caaliacabdimaalik6805
      @caaliacabdimaalik6805 3 ปีที่แล้ว

      @@amyafrah3234 abayo cidna ma haysto lkn hada ka tashaday

    • @amalcali8443
      @amalcali8443 3 ปีที่แล้ว

      @@caaliacabdimaalik6805 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Aniga kula mid Ayaan ahay walasheey intee Kala soo xariraa

    • @caaliacabdimaalik6805
      @caaliacabdimaalik6805 3 ปีที่แล้ว

      @@amalcali8443 Hani abdinasir dheman Facebook

  • @youngash6411
    @youngash6411 5 ปีที่แล้ว

    Ho sh you right

  • @nimcoabdidahir6889
    @nimcoabdidahir6889 4 ปีที่แล้ว

    Ri walba meeshey is dhigtaa lagu qalaa sheeq kkkk

  • @halimabatri7515
    @halimabatri7515 5 ปีที่แล้ว

    Mnsh allh

  • @sumeya7887
    @sumeya7887 5 ปีที่แล้ว

    That’s right

  • @aishaelmi77uze26
    @aishaelmi77uze26 5 ปีที่แล้ว

    Shiikhow nin bah ben ii sheekay kkkkkk

  • @alzashariff2847
    @alzashariff2847 5 ปีที่แล้ว

    Maash Allah

  • @marwoabdi7623
    @marwoabdi7623 5 ปีที่แล้ว

    Shugran shiikh Alle ha ku xifdiyo Aduun iyo aakhiro ba

  • @quruxleydadumarkaahmed7859
    @quruxleydadumarkaahmed7859 5 ปีที่แล้ว

    Ala sheikhaygi weeye alaw kuxafid

  • @Habulaashoteam1
    @Habulaashoteam1 4 ปีที่แล้ว

    Isoboqa badbada wan kuboqday. Dumashi

  • @sadiodjibril8606
    @sadiodjibril8606 3 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍💖💖💖💖💖💖❤❤❤☝☝☝☝

  • @fadumoilaal4606
    @fadumoilaal4606 5 ปีที่แล้ว +2

    Horta wiilkan maxa gabdhaha daba dhigay inu caqli qabin aya u malaysaa war amuus

  • @hamdaabdisalam7626
    @hamdaabdisalam7626 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhh

  • @gsvejs4735
    @gsvejs4735 4 ปีที่แล้ว

    Sheqow ninkega sas ayau igula dhaqma

  • @nololwcn2658
    @nololwcn2658 3 ปีที่แล้ว

    😰😰😰😰😰😰

  • @farhiabeautychannel4612
    @farhiabeautychannel4612 5 ปีที่แล้ว

    Anuu hda wxn Rabaa inaan iska furo ninkayga mxn sameeya imana uu furayo xalkeena

    • @umucimraan8444
      @umucimraan8444 5 ปีที่แล้ว

      Ani iyo adi isku mid nahay abyo

    • @haniitahpihpi4533
      @haniitahpihpi4533 4 ปีที่แล้ว +4

      Naaag nin keeda amaaneso ama waa ii roonyhy dhaheeso.. taaas wa mid ay isku cusub yihiin o mudo an bdnen la qabo... u fiirsada wa inta la xiisenayo marba hda wada joogtan 3 4 sano waji cusub o laso baxaa... intaa ku waalan lahydeen Iska fura wlhi maalinkas a caafimad kugu horeenayo

    • @anisanuur6334
      @anisanuur6334 4 ปีที่แล้ว

      U sabr xbbti gurigaga ha iska dumin ilahey swt hakuso hanuuniyo ninkaga

    • @abdirazakahmed8780
      @abdirazakahmed8780 4 ปีที่แล้ว

      Ka fiirso dulqaad baa loobaahan yahay

    • @faysalelmi2091
      @faysalelmi2091 3 ปีที่แล้ว

      Aday ku talaa ama halagu furo ama yaan lagu furin lkn aqligagu hashaqayo

  • @fadumomaxamud594
    @fadumomaxamud594 3 ปีที่แล้ว

    sax sax

    • @leaderefooball1513
      @leaderefooball1513 3 ปีที่แล้ว

      Shiiqoow ninkeyga 4biil iskumana tagin 4isbuucna isma arag mana isoo wacin markaan waco maiga qabanaayo anigana nolashayda waxaykujirtaa murugo ee maxaa saameeyaa 1sano ayaa is qabnaa

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 3 ปีที่แล้ว

    Wlh.nuicaas buu ahaa Wana iskafuray kkkk hda wuxu leeyhy wan sixranay wala iquransaray kuyeh kkk balo

    • @ridwanishridwanish1304
      @ridwanishridwanish1304 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh Allah maxan isku midnahy tabtasu ila dhaqmayay wna iska furay wlh wna karaysta hda

    • @aaminomohamed8037
      @aaminomohamed8037 3 ปีที่แล้ว

      @@ridwanishridwanish1304 haa abayo naag aqli qabto nin doqon ah lasiijoogimee

  • @abdirahmankhadaab5352
    @abdirahmankhadaab5352 4 ปีที่แล้ว +1

    Wamahasantahahay sheep
    Sida fiican

  • @ShukriAbdirahmaanAfjar
    @ShukriAbdirahmaanAfjar 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh

  • @alzashariff2847
    @alzashariff2847 5 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @dombiroabdulkadirahmed9920
    @dombiroabdulkadirahmed9920 4 ปีที่แล้ว

    shugran sheqa mahad sanid

  • @SamsamIsmaciil-yl5gj
    @SamsamIsmaciil-yl5gj 9 หลายเดือนก่อน

    Waarun wlhi

  • @sihaamcadeey3709
    @sihaamcadeey3709 5 ปีที่แล้ว

    Acuudka Yaa Dhaxalka kuu diray mise Jahli kaa tahay

  • @salmahodaan5547
    @salmahodaan5547 4 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣