SAFARKAYGI CEERIGAABO TO DAALO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Buurta Ugu quruxda Badan Buuraha Sil Silada Golis Ee Gobolka sanaag
    Waxay dhanka Koonfureed ka xigtaa Magaalada ceerigaabo
    Fadlan hadaad muqaalkan Daawtay oo ka Heshay Subscribe Like share Aad iyo Aad Baad Dhamaantiinna Umahadsantihii
    ‪@maaweell‬

ความคิดเห็น • 180

  • @jaamaccabdale400
    @jaamaccabdale400 3 ปีที่แล้ว +28

    my home town erigavo sanaag somaliland

  • @awomohamed4615
    @awomohamed4615 3 ปีที่แล้ว +22

    What's beautiful place masha allh sanaag is my favourite allaw haydhilin anontagin ceerigabo❤😩
    from hargeisa😘

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 3 ปีที่แล้ว +17

    Waa " Yaasmiin "" ingilish ba mskxda idinka hyste "" Yasmiin "" mnsha allh waa Gobolka kaliye isku darsaday Buuraha durduro dhir nooc kasta doog ubaxyo waduun dee , Sanaag waa gobol talo brkdii mushekhdii awaw-yasheen illhy hw nxriste waa gobol nimcada eebe ku kulantay alxmdllh

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 3 ปีที่แล้ว +4

    #cergaabo #celafweyn #garadag dhul #museAbokor 💪❤️🚩

  • @husseinabdi1130
    @husseinabdi1130 3 ปีที่แล้ว +24

    Wllka marnaba haka quusan inaa TH-cam kaan aaa 1m subscribers aa gaarsiiso waad gaarsii dontaa wllky Insha allah
    Wakugu fanaa from UK 🇬🇧

    • @nihamcilmi5301
      @nihamcilmi5301 2 ปีที่แล้ว

      Insha allah wu gadhi donaa🤴🥰

  • @axmedgure2933
    @axmedgure2933 3 ปีที่แล้ว +6

    Beautiful Sanaag
    Beautiful Republic of Somaliland

  • @thiagotakaweyne6562
    @thiagotakaweyne6562 3 ปีที่แล้ว +2

    Cerigabo, Sanaag, Somaliland janno bari❤️

  • @xamdamaxauued3137
    @xamdamaxauued3137 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a wllo qlii mcn saxib keep going quruxda👏✅🥰

    • @asmayuusuf871
      @asmayuusuf871 3 ปีที่แล้ว

      Asc qays qeysar pro🥰👋

    • @xamdamaxauued3137
      @xamdamaxauued3137 3 ปีที่แล้ว +1

      @@asmayuusuf871 🤔🤔🤔 waa xamda

    • @asmayuusuf871
      @asmayuusuf871 3 ปีที่แล้ว

      @@xamdamaxauued3137 hhhh iga rali noqo wall qali 😅

    • @xamdamaxauued3137
      @xamdamaxauued3137 3 ปีที่แล้ว

      @@asmayuusuf871 tnx🤩

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah jamhuriyada somaliland waa dhul qurux iyo barwaqo ah🥰🥰

  • @sophiaahmed9991
    @sophiaahmed9991 3 ปีที่แล้ว +18

    Vivre Somaliland 💪💪💪💪👏

  • @hoodoabdi8596
    @hoodoabdi8596 3 ปีที่แล้ว +9

    Keep going my pro 🥰

  • @HassanAli-zi6sr
    @HassanAli-zi6sr 3 ปีที่แล้ว +10

    Keep going my brother ironman or shall I say The running man❤️💯

  • @yesboss4488
    @yesboss4488 3 ปีที่แล้ว +5

    Mchllha ZANAAG SOMALILAND DHUL HODANA

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 3 ปีที่แล้ว

    Abdi Samad M Maaweel Legend Guulleyso Had iyo Goor Muuqaladiina Adiga iyo Qeys Qeysar Waan jeclahay Waxaana Ku Noolahay Afgoye Somalia Guulleysta Maaweel iyo Qeys Qeysarba

  • @hayadadam3312
    @hayadadam3312 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa maansha Allah dhulkii reer Abtgay Daalo Somaliland ❤️

  • @sagalahmed7246
    @sagalahmed7246 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah sanaag my home

  • @jamaczergio4256
    @jamaczergio4256 3 ปีที่แล้ว

    Amazing video never keep up

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 6 หลายเดือนก่อน

    Maaweel the one and only legend

  • @ridwaanjirde2298
    @ridwaanjirde2298 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend to legend mawel best volg

  • @cayuzhcalih
    @cayuzhcalih 3 ปีที่แล้ว +5

    Welcome 🙏 sanaag cerigapo legend maweel 😃

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 ปีที่แล้ว +2

    Erigavo most beautiful city ❤️❤️❤️

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 ปีที่แล้ว +7

    InsHa Allah Next year I’ll be there 😋
    Good Job Mawel well done sHp 💯

  • @haboonahmed2277
    @haboonahmed2277 3 ปีที่แล้ว +6

    Walaalayaaloow kala hadha buuraha iyo dooxyada qeys udaa adna jidhka naga dhis ple🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼😍😍😍🙈

  • @kaju5593
    @kaju5593 3 ปีที่แล้ว +1

    beautiful machallah somali is very beautiful country

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alllah indero guulayso 🔥🙏

  • @sophiaahmed9991
    @sophiaahmed9991 3 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah 👍

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 2 ปีที่แล้ว

    Ceerigaabo insha allah wa melaha aanku taamo allow higuain intan imanayo🥰🥺🥺

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah magaladni maal gashi bay u baahantay waa dhul qurux badan dalxisayal dal iyo dibadba way iman lahaayeen 👍🏼

  • @faysaljanaale6402
    @faysaljanaale6402 3 ปีที่แล้ว +6

    Dala aragtideday clip qurxon weyeh sxp

  • @nuuranuux8840
    @nuuranuux8840 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha llah bilicda😘 dhulkeena aadbay uqurux badanyihiin

  • @hibaaqmubaarig5828
    @hibaaqmubaarig5828 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allh

  • @nihaalcali2480
    @nihaalcali2480 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayyy my bro waxa ijeclaysiinaysaa dadkayga hooyo horay usoco🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hibaaqmubaarig452
    @hibaaqmubaarig452 3 ปีที่แล้ว

    Mansh aallh ceerigabo

  • @Yusra793
    @Yusra793 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allah gobolkanku dhashay wan u xiisay allow barkey

  • @ubaxaadan5365
    @ubaxaadan5365 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllo cabdisamad mawel ilhy haku dayo waxyabo faidalad noso gudbisaye hore usoco wllo

  • @mohamedsiad6396
    @mohamedsiad6396 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend Camerda Oo kaliya Noo hagaaji sida Kale pest wlhi pro keep goiny

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaa ceerigabo That’s my hometown

  • @asmacali834
    @asmacali834 3 ปีที่แล้ว

    Abdisamad waweell🥰

  • @mahadciro8778
    @mahadciro8778 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxb drown soo iibso simuqalku tayo uyeesho
    Waa fikirkeyga sxb
    #im_support you

  • @SueOmar
    @SueOmar 3 ปีที่แล้ว

    Great video masha'Allah

  • @khaliyasin9962
    @khaliyasin9962 3 ปีที่แล้ว +4

    Nio vlog iga so hagaaji zxp qlih

  • @amalmahamuud7147
    @amalmahamuud7147 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnzha allH hore uzoco malinta 100k subsreb aad gaarto rabnssye dadaal

  • @fadumoqasimcabdulle4557
    @fadumoqasimcabdulle4557 3 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah qurux badnaa niyadan kajecelhay inan tago

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 ปีที่แล้ว

    wooow

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 ปีที่แล้ว +1

    waa soo beautiful waxaad tahayi dhalin yarada clip sameeya ka ugu dhadhan fiican ama ugu ilbaxsan macaa heesta waan ka helay keep going inshaa Allah well done ❤❤

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah sxb

  • @ugbaddiamond3451
    @ugbaddiamond3451 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah 💗 👌 dhulkena qurux

  • @Canjeex
    @Canjeex 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. Jasmine oil Waa qaali sidii saliida maydiga. Walahi dalkeenna barwaaqaa taal. caalamka wan ka gaabsanay ee. Dalka Dir badan oo dabiici ah buu leeyahay balse Waxaad mooda dhaqankeenii hore in laga sii tagayo kan caalamkanna aan ka gaabsanay amase warba aan u heyn. Mar walbo aan sawir ka arko cerigabo qalbiga I daga. Insha Allah maalin baan gaari doonaa. Asalamu Calaykum. Alle ha ku barakeeyo saxiib. Guul iyo barwaqo Alle ha kugu sharfo.

  • @barwaaqobedriya3511
    @barwaaqobedriya3511 3 ปีที่แล้ว

    Keep going my brother🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥀🥀🥀

  • @subeercumar4982
    @subeercumar4982 3 ปีที่แล้ว

    Erigavo haka tagin pro dhul cagaaran reer erigavo

  • @ajvlogs6312
    @ajvlogs6312 3 ปีที่แล้ว +1

    Moving forward brother 🙏

  • @hargeisasomaliland9399
    @hargeisasomaliland9399 3 ปีที่แล้ว +2

    maweel fitness pro hore usoco waxwacan dadka uwadaaye keep going pro

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jannadabari sanaag

  • @alihaajimucashaq267
    @alihaajimucashaq267 3 ปีที่แล้ว

    Go ahead Pro i like Travel's

  • @naimamohamed4312
    @naimamohamed4312 3 ปีที่แล้ว +2

    My bro ❣️🔥🔥🔥

  • @nimoadan6444
    @nimoadan6444 3 ปีที่แล้ว

    Home sweet home

  • @noorm.a.6531
    @noorm.a.6531 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah waa qurax iyo badha

  • @maryamaahmed2278
    @maryamaahmed2278 3 ปีที่แล้ว

    My Home erigavo sanaag mnzha Allh ❤

  • @Abdullahihassan1
    @Abdullahihassan1 3 ปีที่แล้ว

    Mash Allah walaal Horumar wacan

  • @gahayrvlog1085
    @gahayrvlog1085 3 ปีที่แล้ว +1

    keep going

  • @sabriinjaamac725
    @sabriinjaamac725 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa Meel aad u qurxoon 💯

  • @user-bf7nm7me1y
    @user-bf7nm7me1y ปีที่แล้ว

    M.a

  • @mohameddahir21
    @mohameddahir21 3 ปีที่แล้ว

    Maaweel

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 3 ปีที่แล้ว

    Hore u soco

  • @IfrahChannel86
    @IfrahChannel86 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah mashallah

  • @barkhadfootball9567
    @barkhadfootball9567 3 ปีที่แล้ว

    Abdizamad keep going

  • @khadraaxmed7718
    @khadraaxmed7718 3 ปีที่แล้ว

    Hotelka magaciisa soo sheegi

  • @fuadawil5884
    @fuadawil5884 3 ปีที่แล้ว

    Video quruxbadan weeye

  • @kiikolyrics3621
    @kiikolyrics3621 3 ปีที่แล้ว +5

    MaweeL gymer & vloger mid ila dawaneysa vloga uma jedaba adey kugu dakhrantey😅🤣

    • @HothoHeego
      @HothoHeego 3 ปีที่แล้ว

      Mxd ka xuntyy inder inankuh wx lguh dkhrmoh wuu u qalmayeh😂😂

  • @sahradharaglacade1096
    @sahradharaglacade1096 3 ปีที่แล้ว

    mansha allah walalkay 👑👑👏👏

  • @ssabtiqoslaaye2405
    @ssabtiqoslaaye2405 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Somaliland is beautiful country
    ❤️🤍💚

  • @iskaashicommunity837
    @iskaashicommunity837 3 ปีที่แล้ว

    waligeey ma daawan muuqaal sidaan cml ah wlhi muqaal aad u qurux badan sxb meshaada kasii wad adi iyo sxb badaaada sida qays oo kle muqaalo aad uquruxoon ayaa soo gudbisiin

  • @inabiniadam3037
    @inabiniadam3037 3 ปีที่แล้ว

    Sanaag insha allah waa meesha lafahaygu ku milmi doonan

  • @ahmett5835
    @ahmett5835 3 ปีที่แล้ว

    Hoygan ku dhashay aala maxan uxisay erigavo gaabo😘

  • @fatimaquruxwanag6223
    @fatimaquruxwanag6223 3 ปีที่แล้ว

    Maash allaah cabdi samad qof aan taageero hore usoco 🥰🥰❤

  • @munaabdillahi4333
    @munaabdillahi4333 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 💝

  • @faraxkhano
    @faraxkhano 3 ปีที่แล้ว

    Muuqaalo cajiib badan baad duub taa maxaad ku duubtaa

  • @sahrawarsame3646
    @sahrawarsame3646 3 ปีที่แล้ว

    So beautiful

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 ปีที่แล้ว +2

    Woow sa ku wad bro👋🏽

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa ku sare saxib na jecleesii wadankeena bro

  • @mohameddahir21
    @mohameddahir21 3 ปีที่แล้ว

    Abdizamad

  • @zaedzahid8217
    @zaedzahid8217 3 ปีที่แล้ว +1

    Form Qays Qasar

  • @MOXASHI
    @MOXASHI 3 ปีที่แล้ว

    ninka ugu horeya aan soo raadinayaa markaan wadanka kusoo laabto, inshaa allaah,sxb keep uploading from those amazing places in our country, I can't wait wlhi, I'm gonna upload some many videos during my trip, and I will find you and invite you inshaa Allah, I will not take no for answer. DADKA WADANKA KA MAQAN IYO KUWA KUNOOL BA WAY U BAAHAN YIHIIN VIDEOS KAN MARKA GIVE US MORE UPLOADS,
    AAD BAAD U MAHADSANTAHAY MUDANE.

  • @ahmednani1659
    @ahmednani1659 3 ปีที่แล้ว

    M.a pro

  • @rashiid187
    @rashiid187 3 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan dadku markay meelahan fasaxa u tagan qashinka ka ilaliya

  • @ahmedarale4457
    @ahmedarale4457 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @apdulhiniyadzame1459
    @apdulhiniyadzame1459 3 ปีที่แล้ว

    Hore usoCo brother✨

  • @fuaadbare1314
    @fuaadbare1314 3 ปีที่แล้ว +1

    Mzha allaah waxay kamid tahay meelaha aynu kufaano

  • @Siirmaqabe.
    @Siirmaqabe. 3 ปีที่แล้ว +1

    Hesti GAR JACEYL ee Abdirizak Anshax meshi laguduube

  • @abubeker1channel42
    @abubeker1channel42 2 ปีที่แล้ว

    Daalo ma soomaaliland baa

  • @faaraxcabdulahi1524
    @faaraxcabdulahi1524 3 ปีที่แล้ว

    First comment my pig brother💪🙏❤🥰

  • @hassansuleimanabdi5063
    @hassansuleimanabdi5063 3 ปีที่แล้ว

    goob walbana uma sharaxdid sidii la rabey, muuqaaladaada waan jecelahey, laakiin, sharaxa iyo heesaha kala fogee

  • @fardushaji4199
    @fardushaji4199 2 ปีที่แล้ว

    M.a wllky wanku taageraa lkn doorka danbaan kuraacayaa ha iga degin iisha allaah

  • @Aziinahenna11
    @Aziinahenna11 3 ปีที่แล้ว

    Mnzha Alh wl hore usoco maweel

  • @Inajaaburi
    @Inajaaburi 2 ปีที่แล้ว

    Allow haydiilin anigon daalo so arag

  • @SweetyDonaldTrump.1
    @SweetyDonaldTrump.1 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha'allah, Somalia is so beautiful

    • @yaziratash502
      @yaziratash502 3 ปีที่แล้ว

      That isn't Somalia caanow

    • @SweetyDonaldTrump.1
      @SweetyDonaldTrump.1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@yaziratash502 where is it honey ?

    • @yaziratash502
      @yaziratash502 3 ปีที่แล้ว +2

      @@SweetyDonaldTrump.1 it's somaliland country

    • @SweetyDonaldTrump.1
      @SweetyDonaldTrump.1 3 ปีที่แล้ว

      @@yaziratash502 Somali Land . Land of the Somali. Change a name if you think it doesn't belong to all Somalis!

    • @SweetyDonaldTrump.1
      @SweetyDonaldTrump.1 3 ปีที่แล้ว

      @@yaziratash502 Sanaag still part of Somalia. They want unity not divided nation : th-cam.com/video/qRP-jCBa3z4/w-d-xo.html

  • @hamse_harago01
    @hamse_harago01 3 ปีที่แล้ว +2

    Ceerigabadeydiih

    • @aaminacali3225
      @aaminacali3225 3 ปีที่แล้ว

      Wooooow ma shallah😍😍😍😍😍😍

  • @nurabile1946
    @nurabile1946 3 ปีที่แล้ว

    mnshallah Daalo

  • @zhakibmuse7817
    @zhakibmuse7817 3 ปีที่แล้ว +1

    DaaLo from somaliland❤️

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 3 ปีที่แล้ว

    waxaan maqli jiray "Nimaan Dhul marini Dhaayo la " maah maah daasi waa run ha odhan buurta buuraha Africa ugu qurxda badan booqo wadamada jaarka oo qudha intaanad qurux buurta go'aan ka gaadhin go to Ethiopia 🇪🇹, kenya 🇰🇪, Mozambique 🇲🇿, Tanzania 🇹🇿 etc. Buurta Daallo waxay ugu qurux badan tahay buuraha ku yaala dhamaan DHULKA SOOMALIDU DAGTO, buuraha Sheikh Waggar iyo Gacan libaax baa ku soo xiga waa siday aniga ila tahay.