Ilaahay ha ku barakeeyo waad iska gaartay mamo alaha ku xafido ilaahay quluubta asagaa og waxa ku jiro qalbiga alaha kuu dejiyo Aduun iyo aakhiraba alaha ku badbaadiyo shaydaan baa ku heshay
Ana waan sugilasyshay in aan dhanaysti sslasd subax bas ii soo gashay e qofkii qoraalkaaga arkoow ii sooducee in ilaahay adiga iyo anigaba ehlujannah inaga dhigo sidoo kale wsslidointeen ubadkeena iyo wslaslaheenba inoo naxariisto
Mashaallah waxaa tahiin dad wanaagsan oo diinta islaamka jacel cariiri illahay ma abuurin halaga leexeedo wiilka maskiinka ah waxaa ka muuqdo family’s diin iyo sharaf badan Allaha barakeeyo hana laws to kuwa diinteena macaan cabdishariif ku ah
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته Maasha Allah, waa garbaxday ee Alle ayaa kuugu filan markhaati, kuwii Nabi ciise caabuday ee uu illaaheey ku barii'a yeelay Nabi Ciise suuratul Ma'ida waaka Alle noogu sheegay, Allana ugu markhaati furay inuu Barii'aka yahay. Noloshaada raaco waa imtixaan waanad ku guulaysatay. Allaha ku xafido.
War iska ilow warkeeda oo horay u soco . Baadariyad ma aha ee waa baadiyad . Walaal haa iskumashquulin. Waa shaydaanul insi . Iyadaa isbaadiyeysay , ee u duceeya .
Munasar wa kusalamay. Hoyad SMLYT iyo Wilkeedan wa salamay. Wilkega an edad uhay karaamo ILAHIY Ku yelay adane kam qaadi karo. Abaayo adiga iyo wilka yar sabar jamiila ALLAH HA IDIN SIIYO. Huguriki aya melxun ka galay.
Mashalah hadii ey isla egyihin waa dad muslina hadaa ba dhib heystaaye alaha u hiliyo o sheydan ka xijabo waa dad muslina hoyoda iyo wilkeda guul amin asc
@@mmcc4347 Waxuusan is waydiin horto naag ilaahay iyo rasulkiisa beenisay maxay is qaawin la tahay wax qarsoon ama ku adag ma tahay Ballan iyo isku hallaynse ma leedahay illeen ballan kii ilaahay ayayba ka baxdee
Salaam alaikum warahmatullah wabarakatu Ninyadaada diji cidna kuma gaaley karto ilaa Allah amarkisa ma ahane. Diintaada macaan ee sharafta leh ku soco Waxaad dhahdaa xasbiyaAllahu wa nicmal wakiil Allah ka magan gal shaydaamada
ilmo galeenka ALLOOW KA XIR haddeyba wiilasha muslimiinta ah gaar ahaan wiilasheena soomaaliyeed ay la rabto iney diinteeena islaamka ah ka baxaan 😢💔🥺😭😭🤲Alloow Dhul gariirka dhacayo ku dil nacaladda ooo gaasha ah muslim maba aheee💔😭🤲🤲
Dhalinyarooy is ilaaliya allahna ka cabsada qof kasta oo aad umalaysid in uu kuu danaynayo dan buu kaaleeyahay adduun is aamin waa ka dhamaaday
Ilaahay ha ku barakeeyo waad iska
gaartay mamo alaha ku xafido ilaahay quluubta asagaa og waxa
ku jiro qalbiga alaha kuu dejiyo
Aduun iyo aakhiraba alaha ku badbaadiyo shaydaan baa ku heshay
Waxba cabsi haa isku abuurin bro Rabigaa waa ku jecel yahay rabigana wuxu fiirinaa qalbigada ❤
Maashaa'ALLAAH, WIILKAAN ILAAHOOW BARAKEEY...YAA RABBI
Strong mum... Hooyo kheyr Allah hakusiiyo wiilka aad sida wanaagsan noogu korisey
Mash allah wlle muhiimada waa ina ilahey aaminsan tahay aad tahay qof muslim ah
Subxanallah subxanallah subxanallah. Dhalinyarada soomaaliyed sidaas ayaa inbadan lagu galaysiiyey RABBIYOOW cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.
Wiilka hadalkiisa ma fahmin walal maxa tiktok laga soo dhigay bal ifahansii
Wiilka ma waadixinaayo warka laakiin Sawiro Qaawanaan iyo diinta iyadoo ka Saareeyso ayaan u Qaatay
Ilaahay ha Cafiyo
Ana waan sugilasyshay in aan dhanaysti sslasd subax bas ii soo gashay e qofkii qoraalkaaga arkoow ii sooducee in ilaahay adiga iyo anigaba ehlujannah inaga dhigo sidoo kale wsslidointeen ubadkeena iyo wslaslaheenba inoo naxariisto
Masha Allah ilahay ha idinka
qabto nagta
Nabiga ( scw) wuxuu tilmaamey xabakiisa ayuu garaacey
Ataqwaa Haa hunaa
Subxanallah ilahay sharteedeeda ha mootiyo wiilasha. We believe you habo. Iyadanada ilahay dhalinyarada ha nooga qabto.
Mashaallah waxaa tahiin dad wanaagsan oo diinta islaamka jacel cariiri illahay ma abuurin halaga leexeedo wiilka maskiinka ah waxaa ka muuqdo family’s diin iyo sharaf badan Allaha barakeeyo hana laws to kuwa diinteena macaan cabdishariif ku ah
Allah hakaabad baadiyo aboowe quraanka Allah qabso sheeydaamadah
🎉❤mashaallah aad tahay muslim somaali hooyadaana u ducee sida ay kuu difaacayso in sha
Ilaahay waa ogyahay wax kastoo jira qof kastoo Ilaahay Abuurtayna Ilaahay waa ogyahay wuxuu yahay warqad akhri diinta malooga baxo
Wax shaki ah hays gelin Ilaahay haku xafido isha alaah
Allahuma Amiin Wbt
Sharteeda Illaahay hakaa Qabto 🤲🤲🤲
Mansha.allah alle ha ku sharfo, daacadnimo ayaa ka muuqata
gabadha ayaa sheeydaamad ah walalkey adna Allaha kuxafido wiil wanagsan ayaa tahay weyna kaa muuqataa❤❤
Masha'Allah
Gal matihid khiyano danbe iska ilaaliya dhalinyarada dhofka kuwalata yey RABBIYOOW dhalinyarada soomaaliyed noobadbadi Aamiin yaa Rabbi.
Amiin
مشاءالله ماما الله يحفظك ويحفظ لك عيالك الله يحميك ويحمي امهات المسلمين يا رب
Allaha ku xafido kuuna dambi dhaafo kore usoco habo taasi waa sheydaamad waxna kaama qaadi karto .allaha kaqabto sharteeda dhalinyarada muslimiinta ah muslimiinta
Ilahay waxaa tahay wuu ogyahay bro hore usoco naagta shartededa allaha kabadbaadiya mahada leh
Mashaa alaah
Gabadhaa ilahay haka qabto umada
Masha allah wllkeyga allaha ku barakeyo iska ilow sheydamada
Alle waxba kuma yeelayo insha'alla sheydaamad baa ku heshey
Walal weligaas ciday kuusheegtay iyo meeshay kasoo jeedo runmaaha khof xuni cidna maaha taas Aamin asc
Maasha allah, mahadsanit 🎉
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
Maasha Allah, waa garbaxday ee Alle ayaa kuugu filan markhaati, kuwii Nabi ciise caabuday ee uu illaaheey ku barii'a yeelay Nabi Ciise suuratul Ma'ida waaka Alle noogu sheegay, Allana ugu markhaati furay inuu Barii'aka yahay. Noloshaada raaco waa imtixaan waanad ku guulaysatay. Allaha ku xafido.
MashAllah wllkey qalbigada dajiso waxaas waxay kudhibeyso malahan nijaastaas Allah ka qabto bulshada islaamka ah
Stay happy stay strong brother 💪
Subxaanalaah aduunyo jaceyl ayaa ku galiyey deg deg u tawbad keen wll way furan tahay tawbadu.
Danbi dhaaf ilaahay weydiiso.
Subxaanallah Subxaanallah illaahow daalimiinta naga qabo Aamiin yaarabi yaawaduud 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏😭
Illh haydin xifdiyo dad badan oo la gaaday wayjiraan ee ha isku waalin ee taada ka raaco illhna haku xifdiyo
Subxanallah Subxanallah Subxanallah Allah akbar naag aad aragtay inay Muslim ba ahayn waliba ayadoo qaawan kuu soo dirtay sidee guur uga rabte.
Wiilkaan waa iska qalbi saafi waana daacad ilahay.
Walaal diinta oga bixi maysid sidaas muslim mu’min baa tahay.
Qalbiga baad Allah iyo rasulka scw ka rumeysay
Markii lagu dhagraye ilaahay waa arkaye inaadan gaaloobin ilaahay waa og yahay
Ha murgin hana walwalin Qalbigaaga rabbi waa arkaa
Gaal nimo wax la naco laga yaqyaq sado waa tahay Allahuma najinnaa.
Qiyaanada ee wadatay ilaahey ayada haku celiyo
Walal ilahay Talo saaro iyaduna waa wax ay meel dhiigtay dib bay ugu soo laban doona
Aad baan uga xumahay walahi walal 😢
Kalyaha iyo beerka hakaala baxdo qof aad qadka ka baratay see u aaminee
asc brother iska ilaali shadaadiinta qalbigaaga allah baa og Allah ha ku xifdiyo amiin
Subaxaan Allah
Al xamdulilh Allah cadwgi kaqabty masha Allh
Masha Allah ilahay ayaa ku badbaadiyey oo ku jecel horey u soco qalbiga ilahay gacmihiisa ayeey ku jiraan ilahay ku cornrow Bro
Maasha allaah walaalkey allaha kaabad baadiyo insha allaah
War iska ilow warkeeda oo horay u soco . Baadariyad ma aha ee waa baadiyad . Walaal haa iskumashquulin. Waa shaydaanul insi . Iyadaa isbaadiyeysay , ee u duceeya .
Ilaahay haku xafido wll
Ilaahy ha xafido dhalinyaraderna
Maasha allaah illaahay ha kakhabt0
Maanshaa Alaah, dad diini ka muuqataatihiin waaba loojeedaa siday idiin gubayso gaalnimada la sheegayaa ilaahayna waa idiin jeedaa cidna ha ujoojinina ilaahay isku xidha shayaadiinta yaanay waswaas idinku riding,
MashaAllah. Dont worry walal. Qofna diintaada kama saari karo.
Ilaahay waa qalbi daalacde qalbigaaga ilahay ayaa og haku War warin mihiimadu waa inaad Islam tahay, shaydamada ku heshay iska near,
Munasar wa kusalamay.
Hoyad SMLYT iyo Wilkeedan
wa salamay. Wilkega an edad uhay karaamo ILAHIY Ku yelay
adane kam qaadi karo.
Abaayo adiga iyo wilka yar sabar jamiila ALLAH HA IDIN SIIYO. Huguriki aya melxun ka
galay.
Subxanallah Allah ha ku xafido
Alle ayaa taa kaa badbaadiyay Musiibo waaye imtixaanad sharteeda Alle haka umadeena.
Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii hadii janalkeyga soo boqato wll ❤❤
Hada so boqaniin kwrn 😂😂😂
Waasax
Maasha alaah
ما شاء الله تبارك الله
Alle hanaga badbaadiyo walaalayaal
😢😢😢😢ALLAHU..AKBAR..😢😢😢SORRY..BRO..AMIN.YA.RABI
Mashalah hadii ey isla egyihin waa dad muslina hadaa ba dhib heystaaye alaha u hiliyo o sheydan ka xijabo waa dad muslina hoyoda iyo wilkeda guul amin asc
Manshallah walal ❤, qof daacad baad tahay, si Fiican yad samaye
Ilahay ha ku bargayo wll ❤❤❤
Subahanallah😢 Kalsoonida ma sawir qaawan ayay gashay shukaansigii wuxuu noqday foolxumo iyo fwaaxish in lays weydaarsado.
Sawirka xataa ayada maaha inta badan balse maadaama aysan wiilasha somaliyed aqoon gabar dheel dheel isku qaawisa waxay isdhahan tan arinku waxuu ka joogaa halkii ugu dambaysay
Lakin sidaa maaha oo ayada lafteed ayaa ah eey lagu qaraabto
Haa sidaasay iminka u badan tahay malaa waa badawnimada
@@mmcc4347
Waxuusan is waydiin horto naag ilaahay iyo rasulkiisa beenisay maxay is qaawin la tahay wax qarsoon ama ku adag ma tahay
Ballan iyo isku hallaynse ma leedahay illeen ballan kii ilaahay ayayba ka baxdee
qurbo jacayl ayaa kuu geeyay waana dhibka Soomaali haysta
Subxana Allah naag waalan ayaa heshey Quran hala saaro ineey gaaleyso ayey rabtay
Masha Allah ❤❤❤
Allaha ku sugo tawxiidka
Sheydanada Allaha umadda kaqabto
Ascw Ilahay ayaa ku badbadinayo Iyada ayaa hoosteeda ka helayso haday qayamayso walaalaheed . Allaha nawafajiyo Xaqa dhammaantiin .Allahuma Amiin Wbt
Wall..runtaa..diinteeni..ayaa.lagu.so.dulay..kuwa.ku.so.dulayna..waa.kuwo.somali..nala.sheegto..shayadin.ah.ayagana..ugu.xun.gaalad.kale..way.ku.xush.menayan..walla.. waxas.iyo.wax.ka.xunba.dhacaan🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Asc 😮😮😮 sidaad sheegeyso sheydaamad baa ku heshay binu aadam waa khaldamaa 😮 ilaahay istaqfiruleeyso cid aan rabbi aheyn wax kuyeeli gartaa majirto 😮isdeji Rabbibaa qof walba qalbigiisa og 😮😮😮
Subxaanalah ninkaan way waashay naata
Walaal kor uga bax shaydaantaas😢😢😢
Maasha allaah
TIKTOK ISKA FOGEEYA?
ka saar addeegyadaada.
ماشاء الله تبارك الله الله.. واضح ان ابنك محترم.. الله يحفظ لك قلبك.. في هذا الزمان يوجد فتن كثير.. الله مستعان عما يصفون..
سبحان الله
Abshiroow ilaaheey talasaaro qofna haqancinin waxaas na kuma gaaloobeeysid kor uga bax nin ragaa tahay
Salaam alaikum warahmatullah wabarakatu
Ninyadaada diji cidna kuma gaaley karto ilaa Allah amarkisa ma ahane.
Diintaada macaan ee sharafta leh ku soco
Waxaad dhahdaa xasbiyaAllahu wa nicmal wakiil
Allah ka magan gal shaydaamada
Axamdullh dhe ilhayba kaa badbadiyayy
Bisinka waad badheedhay amarow xaasil oo diintaadiibada dhoof dhafsatay sidan hadlkaga fahmay markaad waydayna waad soo jawaabtay anaga hana qancin ee ilahay u laabo isaga qalbiyada dalacdee waa hadad run tabato naag xunku laha oo adigu diintuu kula fududa waa dhankaaga waayo
لا تخاف ان الله معك يا اخي.
ilmo galeenka ALLOOW KA XIR haddeyba wiilasha muslimiinta ah gaar ahaan wiilasheena soomaaliyeed ay la rabto iney diinteeena islaamka ah ka baxaan 😢💔🥺😭😭🤲Alloow Dhul gariirka dhacayo ku dil nacaladda ooo gaasha ah muslim maba aheee💔😭🤲🤲
Ha ha baarin dadka lama habaaro ee u ducay hadii illh hanuun la doono inuu hanuuniyo
Hooyo illh haydin xifdiyo adiga iyo awlaadaada dadka yey idin waalin ninkaan saas gaal kuma noqonaayo qofkii qof muslin ah gaalbku sheegana isaga ayaa gaal ah
Waxhba hawalwalin abooowe dhintadha wa dhinta Nabi muxammad scw rabigana wa Allah
Masha allah wan ku aminnay sxb
Waa DACWEYN KARTA TIKTOK EY KUSO DHIGTAY DACWEEY WA LAGA BAXIN KARA TIKTOK 😢
TikTok ciwaanka mxaa ku Qoran 😮
ciwanka mxa ugu qoran
Illahay si dagdaga ha u qabto naagta dhalinta muslimiinta ah diinta inay ka saarto rabta sharkeega rabi ha inaga qabto
Sistar iyo wiilkaygoow qofkii kugu sheega gaal aadan ahayn gaalnimadu meel ma aadayso beer baa laguu fali sidaas ku samir alle ayaana idin xaq soori dhibkiinana dhiif allaha idinkaga dhigo dambigiina iyo kii waLidiinteenoo dhan allaha cafiyo samir iyo dulqaadna allaha idin siiyo gaaln alle kaama dhigo ciddii dhib waddana ayada allaha ku cesho
Allaah hanna xafido
Ayada na Allaha kusoo celiyo diinteeda Islaamka
Stay safe 😢am proud of you
Rabbiyoow nabadbaadi
😢😢😢😢 subxanalla
Walaal ha wel welin naagtaas shaydaanka ahayd way ku dhagartay laakiin meel fiican ayaa ilaahsy sec kaa qabtay isags syaana ku jecel.
Subxaan allah
Ihadii adana ka heyn cadeen ama sawir yaa ku aaminaayaa
Subxanallah wiilka halaga leexdo soomalia lama qancinkaro adigana mar hadaa illaah kugu ogyahay waxbo dharanin qof muslim ah yala dhihin gaal waye
Maamo wiilkaada ma ahan Gaal hooyo hurdo raaxa leh hurud sheydaamad ayaa afka udhiga rabtay Allena wuukuu badbaadiyo Muslim Alle haka qabto.
Somali ilahay ha hanuuniyo. qof muslim ah in la gaalaysiiyo gaalaysiinaayo waa wax xun.
OK sxb
Runtii maamada hadalkeeda herting Touch aniga wan necbahay TikTok
Ineey gaalisiiso Ayey Rabtay Balse wiilkan Uma Eka Ruux Kas wax U yelay M.a Waa wiil Islaam ah horay usoco wll
Maraykan waa lagu gaaloobay dadbadan aa kiristsn ku imaaday subxaana laah😢😢
Allaahu Akbar ilaahoow qabo naagtaas.