“Dumarka maxaa u diidaya inay yagoo 40 jira ay Wiil yar Guursadaan” Wasiir Yurub Abiib.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 39

  • @HappyDominoes-ef3pk
    @HappyDominoes-ef3pk 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan diyaar u ah wasiir Yurub in aan guursado haday madaxbanaantahay❤

  • @Gudhuudhe058
    @Gudhuudhe058 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kaayar ee wariyaha ahi waxaan u malaynayaa inaanu ilma xalaal ahayn

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe1857 2 หลายเดือนก่อน +1

    40 jir dumarku mar kay gaadhaan waa marka ay ugu
    1.. xarago badan yihiin
    2.. ugu cunto macaan yihiin.
    3.. ugu hadalka macaan yihiin
    4.. ugu gogosha fiican yihiin
    5.. ugu Hammada badan yihiin
    6.. ugu masuulsan yihiin
    7.. ugu Nin jecel yihiin
    8.. ugu dulqaadka iyo adkaysiga badan yihiin ❤😂😢
    9.. ugu udgoonka badan yihiin iwm

    • @farahyusuf9335
      @farahyusuf9335 2 หลายเดือนก่อน

      Lakin ilmaha inay dhalaan calaamad suaal culus 😅

    • @saamisomalilovepartnerexpe1857
      @saamisomalilovepartnerexpe1857 2 หลายเดือนก่อน

      @@farahyusuf9335ubadka Alle ayaa bixiye lkn gabadh ku jecel haddii aad haysato wax kaa maqani ma jirto

  • @YusufYusuf-xg4ny
    @YusufYusuf-xg4ny 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo wasiirada jawaabaheeda iyo aragtideeda qiimaha leh ❤

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waad gumawdeen maciidanbaa jira

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 2 หลายเดือนก่อน +3

    deee kalay na guurso waayeee 😂😂

    • @khadrasiciid4044
      @khadrasiciid4044 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 2 หลายเดือนก่อน

      @@khadrasiciid4044 😁😁

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 2 หลายเดือนก่อน

    Waan ka xumahay wasiirada qaaliga ahi inay hor fadhiisto ama waraysi siiso ka yar ee qabyaaladu madax martay, ee ka madhan akhlaaqda iyo anshaxa saxaafada.

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyo inka hala ixxtiraamo aloow hooyaday unaxariusto

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaalagugufali waad gabawdaye

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 2 หลายเดือนก่อน

    HABAR YAA GUURSANAAYO,.

  • @Hanuunalle
    @Hanuunalle 2 หลายเดือนก่อน

    Haa orod guuuuuurso adeerkey.....

  • @SuleymanAlinAbdi
    @SuleymanAlinAbdi 2 หลายเดือนก่อน

    Dumarka imika jooga khadejah maha

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 2 หลายเดือนก่อน

    Dumarku waxay rabaan oo si dabici ah ugu abuuran in aay helaan Nin wax uun ka sareeya , da,da, lacagta , iyo mansabkaba Ninkuna waxaa ku abuuran oo uu rabo gabar da,ahaan Yar si uu Nolol u siiyo , waa farqi aduunkoo dhan wax lagu qiimeeyo , mays indho tirnaa macanaha

  • @aadamisports446
    @aadamisports446 2 หลายเดือนก่อน

    Farqiga u dheexeeya Raga Iyo Dumarka Da'da ah, Waa Dhalmada Odayga Inanta yar ma lug'gooynayo, Laakiin Maamo Weyn wiil yar Ubad badan uma dhali karto.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 หลายเดือนก่อน

      xitaa haday dhaho ma korin kartaa horta hhhhh isgauna ma orgi baa mise waa Nin lol

    • @amalyusuf1210
      @amalyusuf1210 2 หลายเดือนก่อน

      Noloshu dhalmo Uun maha walaal, wayka balaran tahay

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 2 หลายเดือนก่อน

    De naagtu waa inay lacag le.dahay markay naagtu naag wayn tahay🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 2 หลายเดือนก่อน

    WIIL YAR IN LA GUURSADA WAA CEEB ADIGA QOF WEYN AH MARKAY UGU YARTAY WAA INAAD IS LEEGTIIN

    • @user-gl9ni8sl6l
      @user-gl9ni8sl6l 2 หลายเดือนก่อน

      inu ka way nado mashar ciga dhigay

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 หลายเดือนก่อน

    Anagu dadkayaga matoogano sida mooryaantiina

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 หลายเดือนก่อน

    Ma adigaa inanyare raadinaaya

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 2 หลายเดือนก่อน

    Wasiirad diyaarcwxn u ahay inan ku guursado

  • @mohamedidleh5785
    @mohamedidleh5785 2 หลายเดือนก่อน

    Yaaan la guursaan naag wayn oo duqa ragow yaan la guursaan naag bila a lacag ah hada bay gaadho 40 jir ilahay baan ka magan galnay naag wayn

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 2 หลายเดือนก่อน

    FIQIIR WAA LA GUURSAN KARA WAABA KA UGU BARAKADA BADAN ❤. LABA NIN OO EX AH MID FIQIIR WAX YAR SHARCI HAYSTAY AYUU AHAA MAANTA WAA NIN LABA SHARCI OO YURUB AH HAYSTA SHAQAYSTA OO TAXI SHUFEER KA AH QAARADA YURUB KKKK. MID TITAANIK AYUU AHA WAXBA MA HAYN AAN KA AHAYN BIILKA REERKA MAANTA WAA NIN SHARCI YURUBIYAAN AH HAYSTA SHAQAYSTA AH KULMIYA "YURUB IYO AFRICA" MARKUU DOONANA BADA GALA KK. HABLOOW GUURSADA FIQIIR AAD TAQAAN OO AQOON IYO GARASHO KU RAAC HADDII TAAJIR ALLAAH KU SIIYANA WAA KHEYR LKN U OGOLOW DADKA BAAHAN IN UU WAX TARO

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille 2 หลายเดือนก่อน

    Heer boorame Uma codaynayaan muuse

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 2 หลายเดือนก่อน

    (Sexual market Value ) ayaa loo yaqnaa waana wax aduunka dhan ka jira oo laysku qiimeeyo aqoon yeesh

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 2 หลายเดือนก่อน

    Dumarkii rersolland maxa heelaay waaraabayaa baa ai0 Soo kaakqcqqy

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 2 หลายเดือนก่อน

    Csw

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 หลายเดือนก่อน

    Cidnakuu soobiximayso adiga waayo cidna kumajecla

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 หลายเดือนก่อน

    Ragusa 90jiraka waakudhalaa laakiin 40jir dumarku kumadhalaan yaa qahba

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 2 หลายเดือนก่อน

    farweyne ayuubna ma dagan yahay

  • @farahyusuf9335
    @farahyusuf9335 2 หลายเดือนก่อน

    Ciidanku meeyey kkkkkkk
    😂😂😂😂😂 maxaabiista iyo dhowr bilaa qoryo orod kusoo noqdey miyaa tolow mise kuwa dhurwaagu cunayo meydkooda 😂😂😂😂😂😂

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 2 หลายเดือนก่อน

    ICTIRAAF raadinta BEENTA ah ee loo isticmaalayo ololaha DOORASHO ee MUUSE wado halaga hortago.

  • @XAAJILAFARUUG
    @XAAJILAFARUUG 2 หลายเดือนก่อน

    Beenalay