Mashallah somali hada nahay goob anahay maxa yelay cid kale cawisay ma jirto Allah u qasbay an iskadayno cayda an is cayeyno wa u jeedin gabadhas waxaa cawiyey wa somali Allah nadaysto mel kasto adunka ka joogno
Waxan adunyo wa imtaxan socdo illahey aqiiro nogoma daro waxan somaray aniga ciil iyo baahida ilmaheyga heso inala oyo wan arkay calol xumo😭waxan u adkestay baahi waxa u adkestay xanun aniga o ah xamiilo ah an wayay wax an cuno saaqdhahe habeenki an bahii saiid daremi jiriy iyado dahay ramadan hadana wan iska somi jiriy xajikeyga shaqo la an ba heysay insha Allah ilahey agdiis lagama qosto waxa rajeyna ina mar un risaqad xalal ah halidono aniga iyo gabadhan iyo inta muslim ah insha Allah farxad weyno imane shaqadada Allah ka arsaqo aniga na youtobe keyga heer kagaro aya rajeyna in........
Ax aad baan uga xumahay wllo ilahay irsaqad waasac haku siiyo adiga iyo caruurtada Ninkas nin rageed ma ahan ilahay ku dhafiyay ku xamdi adkeyso wllo sabir nolosha waa caqabad iyo duruufo tan kale hadii nairbi nolosheda adag tahay ka soo tag magaalo dhanto raadi dadkaga is ka dhexgal iyaga ku dhamo shisheye
Subhana Allah ineenan comments ka bixisay ahaan wax iskugu darno gabartaan wey caa win kartaa. Ilaahayow hoyoyenka Somali ee meelkasta ku dhibateeysan dhibka ka qaad
Gabadhan hala caawiya , hada oo lajoga waxbo maheysata hala caawiya gabadha, cambuulo shaqa ma ahan. Sxb qeyr Allaha ku siiya gabadhan numberkeda isoo dir.
Mcnto Allah waa ku gargaaray inta ku dhiman cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban. Waxaan ka xumaadhay adhiga oo gabar Muslimad Somali ah oo dhaheyso oooh my God sidha caruurta qaarkoodha qurbaha tarbiyadda aan lagu barin. Adhigoo heli yaa Allah Alxamduli'Allah cajiib waan yaabay caruurteidha xataa wey yaabeen qoftaan weyn sifhey u dhaqmeyso. Allah SWT ha ku soo hadheeyo.😢😢😢
Cakuye nin masuuliyada illaahey saarey dayaca war ina ragow sidan isu dhaama oo naga xishooda illaaheyna nooga baqa masuuliyadan waa la idin weydiinaa maalinta qiyaamo mida kale ninka caruurta dhaley hadii uu dayacey aawey family geeda waalid walaal ehel qaraabo Allaha u gargaaro wllsheen 😢
qisadaan waxay i xasuusinaysaa sheeko qoyskeenna soo martay: 1978 hooyaday oo umul ah iyo saddax carruur ah ayaa hal mar dhiig la'aan lala jiifiyay Digfeer.Allaha u naxariisto Aabbo wasaaradda dalxiiska ka shaqayn ayaa u qaylo dhaansaday Shaqaalihii Hotel Taleh si dhiig loogu shubo qoyskiisa.way soo gurmadeen oo illa 30 qofood ayaa dhiig shubtay.alla mahaddii carruurtii way wada koreen oo wada degeen.ILAAHOW DADKEENNA FAQRIGA IYO DHIBKA KA SAAR.
Wlhi wan ka naxay maskiintan ax wa hooyo fiican ilahay irsaaqad khayr qata ha siiyo Gabadha meel lagala xiriiro soo qora an cawinee bil kasta Ana u diri lahaa wxan awoodo wlhi ilahay dartiis
Nin aan ku biilan ka rin diinta ma ogala inaa guursato, marka hore iska fiiri meesha aad lugtaada dhigayso. Anigu waxaan qabaa xaasas badan mid kastoo aan soo siyaadiyo waxaan hubiyaa jeebkayga ilmo aan dhalay see wadada looga tuugsadaa???
Subxaanallah tolow gabadhan ninkii qabay sow ma oga maalinka qiyaamo inla weydiinayo gabadhan dayacaada intaas la eg u ku sameeye 😢😢ilaahey muslimka aabe iyo hooyo ha kaga dhigo
Nin balwad Leh muxu ogyahay
aan caawino dadka nuucana ilaahi baa awood leh oo irsaaqadda gacantiisa kujirtaa
Run ahaantii ilin baa isoo dhaaftay Allahayow u gargaar oo hanti ku filan sii🤲🤲🤲
Gabadhaan waa boqorad waana in lacaawiyaa iyada iyo kuwala mid ah. Ilaahoow gabdhaha heena soomaliyeed xifdi
Mashallah somali hada nahay goob anahay maxa yelay cid kale cawisay ma jirto Allah u qasbay an iskadayno cayda an is cayeyno wa u jeedin gabadhas waxaa cawiyey wa somali Allah nadaysto mel kasto adunka ka joogno
Allah haugagar wa gabar qalbi wanagsan. Hala caawiyo lambarkeeda halaso dabaqo
Irsaaqad waasici ah allaha ku siiyo
🤲🤲🤲
Allha ku xafido
Kusaliya xabiibkena nabi Maxamad scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dadka somaliyed qaar kaa mid ah wa luugooyo gabadha somaliyed ee xoogega kuu shaqeysaneyso maxay uu lug goyseey
illahay wax walba haku dhib yareyo walal telefon hadey ledahay so sheega walalaha somaliyed
From Djibouti
😭gabdhan wa gabr fiican canbulada kso gada ilahy nolol qurxbadan hasiiyo
kowsar Abayo numberkada iso raadi aan ka farxiya walahi waan oyey
Allaah haku caawiyo caawi aniga ma cawin karo wanse la damqaday ax@@BensonOgonda
@@BensonOgonda haye byo wakagso qoraya wlhi
ALLAH HU AKBAAR ABYO ALLAH HA KU SAQIRO
Cajiib waa gabadh qaali ah khayr allah ha siiyo waxaan aad u jeclaa in aan dhamysto lakin may dhameyn sheekada
Illhey hku cafiyo adigana rbi hku grabgalo abyo
Hooyo soomaaliyeed Allah janadii haku geeyo adi iyo dhamaan hooyooyinka soomaaliyeed
Yaa Allah hooyo kaste u denbi dhaaf
Allah hakuubarakeeyo wixi gacantaada kujiro walaal
Alxamdulillaah waa ka gudbeeysaa waxaasoo dhan insha allaah ilmahaagaas daney jab kaa hesho sii cid ha u gacan hoorsanin ayagaa kuu abaal gudaayo abaayo samir dhib danbe allaha maku tuso
Illaah beniaadim hano jabin.
Waa gabar yar oo hooyo ah hadane darufi adun aragtay ee ale ha uu dhib dhaamo. Sabra sadki hela iyo dadaal waa guuleysan inshaallah.
Waxan adunyo wa imtaxan socdo illahey aqiiro nogoma daro waxan somaray aniga ciil iyo baahida ilmaheyga heso inala oyo wan arkay calol xumo😭waxan u adkestay baahi waxa u adkestay xanun aniga o ah xamiilo ah an wayay wax an cuno saaqdhahe habeenki an bahii saiid daremi jiriy iyado dahay ramadan hadana wan iska somi jiriy xajikeyga shaqo la an ba heysay insha Allah ilahey agdiis lagama qosto waxa rajeyna ina mar un risaqad xalal ah halidono aniga iyo gabadhan iyo inta muslim ah insha Allah farxad weyno imane shaqadada Allah ka arsaqo aniga na youtobe keyga heer kagaro aya rajeyna in........
TH-cam ka subskarab kusaray
Gabdaha somalida werafatsan yihin😭😭😭 meelkasto aduunka ee joogan SubhanaAllah waxas nimanka somalida waye sawabta
Maahmaahdaan aad baan uga helay waana kudhaqmaa adinkuna waxaan rajeynayaa in aad kudhagtaan(MIRO FARAQA KUUGU JIRO KUWA GEED SAARAN LOOMA DAADSHO) gabadhaan sidaas baa kudhacday ayadoo shaqa heesato ayaa mid kale looguwacay ee aysan hubin waxa ka imaan doono ,Waligaa NAAG ha aaminin intaan ka aheyn HoOYADADA MACAAN gar iya gardaraba dhibkaada marna kuma farxdo..
Maashalaah
Waageesiyad
Samirbadsn
Wiilkaan JANUTUFARDOOS
ALAAH HAGEEYO
WAXEEY AHEED IN AAD QOFKALE SIIGEEYSATI OO WAXIIKA SOOBAXA KALA QEEBSATAAN
Heartbreaking to hear what she went through!!! May Allah bless her and provide her with everything she desires and needs ❤❤😢😢
ا لله يحفظها ❤❤
Ax aad baan uga xumahay wllo ilahay irsaqad waasac haku siiyo adiga iyo caruurtada
Ninkas nin rageed ma ahan ilahay ku dhafiyay ku xamdi adkeyso wllo sabir nolosha waa caqabad iyo duruufo tan kale hadii nairbi nolosheda adag tahay ka soo tag magaalo dhanto raadi dadkaga is ka dhexgal iyaga ku dhamo shisheye
SOOMAALIYEEY. HALOO GURMADO. GABADHAAN. WAA GEESIYAD. WAA AWOODNAA. ..YAA BILAABAY. OO KHAYR UGU. DUCEEYNAA. .. ..
حسبنا الله ونعم الوكيل
الحمد لله على كل حال
اللهم انصر أهل غزة
Sorry so sad 😭
Alle haku barakeeyo. Ganacsigaga.
Ilaahey wax qayr ha siiyo laakiin abaayo nin aan adiga iyo ilmahiisa wax ku siin karin maxad ugu sii dhal dhalaysaa jooji xitaa haduu dadaal wadi lahaa waa wax dhan ilaahey faraj qayr haku siiyo hooyo Fiican baad tahaye
War shaqo yeesha. Ninkeeda xaq buu ugu leeyahay taageero aduun iyo mid diineedba. Ee tiina ku mashquula bilaa macnaa buux dhaafiyay baraha bulshada
Raggow ilaahey ka baqa💔💔💔😭😭😭 wallahi aakhiro intaan la gaarin yaa ilaahey kaa jaaseyn oo lagu marsiin imtixaan aduunka nooc walba oo kow lagaaga dhigaayo kan kuugu dhow ee u jeceshahey waalid iyo walaal
Dumarka hadii aad guursataan iskana furtaan ogow xaqiiq uurka ,dhalmada , dhaliinka, nafaqeynta iyo koriinkiisa ilaa uu qaangaaro ilaahey agtiisa maxaa xisaabtan weyn idiin taalaa
Wabilaahi tawfiiq
Hassan sheikh ha dhagaysto gabdha somaliyeed 😭‼️
Waa oyey nabarkeda rabaa
Subhana Allah ineenan comments ka bixisay ahaan wax iskugu darno gabartaan wey caa win kartaa. Ilaahayow hoyoyenka Somali ee meelkasta ku dhibateeysan dhibka ka qaad
Mash'Allah walaal ilahay ayaka abaal sin🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Allah akufanyie sahal, it's really touchy
Ilaahay hakuu gargaaro
Maxaa u soobqaadatay hadaadan lambarkeeda dadka u soo gudbinayn soodhig lambarkeeda ayadoo afka ka sheegaysa hasooqaadan dadka hadaadan caawinayn
Painful story 😢wlhi
ربنا يسعدك ويبارك فيكي ويسعدك ويحفظك يارب
Masha Allah sister,waa walaal imaan liix...
Gabadhan hala caawiya , hada oo lajoga waxbo maheysata hala caawiya gabadha, cambuulo shaqa ma ahan. Sxb qeyr Allaha ku siiya gabadhan numberkeda isoo dir.
Mcnto Allah waa ku gargaaray inta ku dhiman cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban. Waxaan ka xumaadhay adhiga oo gabar Muslimad Somali ah oo dhaheyso oooh my God sidha caruurta qaarkoodha qurbaha tarbiyadda aan lagu barin. Adhigoo heli yaa Allah Alxamduli'Allah cajiib waan yaabay caruurteidha xataa wey yaabeen qoftaan weyn sifhey u dhaqmeyso. Allah SWT ha ku soo hadheeyo.😢😢😢
ارى شغل كويس ماشاءالله
الله يحفظها❤
Allaw u gargarr ❤❤❤
Manshalah she is strong women 🚺
😢😢very painful may Allah swt provide them a good rizq
Cakuye nin masuuliyada illaahey saarey dayaca war ina ragow sidan isu dhaama oo naga xishooda illaaheyna nooga baqa masuuliyadan waa la idin weydiinaa maalinta qiyaamo mida kale ninka caruurta dhaley hadii uu dayacey aawey family geeda waalid walaal ehel qaraabo Allaha u gargaaro wllsheen 😢
Dhibatada jecaylka waye. Jecaylka baa ugaysa qofki sharciga raaca dhibka uu ku yar yahy badi
Aaqiro ma ogyihiiin waa wasaqiina oo xaaranta lagu so koriyo acudubilaah
qisadaan waxay i xasuusinaysaa sheeko qoyskeenna soo martay: 1978 hooyaday oo umul ah iyo saddax carruur ah ayaa hal mar dhiig la'aan lala jiifiyay Digfeer.Allaha u naxariisto Aabbo wasaaradda dalxiiska ka shaqayn ayaa u qaylo dhaansaday Shaqaalihii Hotel Taleh si dhiig loogu shubo qoyskiisa.way soo gurmadeen oo illa 30 qofood ayaa dhiig shubtay.alla mahaddii carruurtii way wada koreen oo wada degeen.ILAAHOW DADKEENNA FAQRIGA IYO DHIBKA KA SAAR.
Subxaanallaah 😭😭😭😭😭😇😇😇😇
Allaha u gargaaro dad badan oo soomaliyeed ayaa dalka io dabada ku dhiban inta hantida heystana waxbo tarin
Illahay haku dhib yarayo aaamin yaarabi
Allow irsiq xalal ah sii😢
Where is the father of these children??
Soory abyo saliga nabiga badso inasha allah wadkabixidontaa
wallahi waa Yaab War Ninkaas maxaa Noloshada ugu soo biirisey wll kaas Nolol kuu ma Noqdo
Ilahay U gar gar
Wlhi wan ka naxay maskiintan ax wa hooyo fiican ilahay irsaaqad khayr qata ha siiyo
Gabadha meel lagala xiriiro soo qora an cawinee bil kasta Ana u diri lahaa wxan awoodo wlhi ilahay dartiis
Sorry Abyo mcn 😢😢😢 ilaahi hakucaawiyo
Alloo kuwahada kujuro kabixi
Yaaa alaaaaah daruufta waa dhib
Wll nabarkeda wll
rafad wadso marte nolasha intu kudiman ilahi farxad hakugu dameyo akhirana janno🤲🤲🤲
Illahay hauwaasiciyo arzaaqada
Yaa rabbi ugar😭😭🤲🤲🤲
😢😢😢😢😢no words
Asc, how is this sister doing now? Is she still in similar situations? If so, I would like to help with whatever she needs to restart her business.
No she is ok right now, she is working and helping her children
But o think she still need some help so please leave her contact details then we will help her in shaa Allah
Allaha ku gargaro o arsaq kuku filan allaha ku siyo
😢😢😢😢😢wlh waigaoysis
Nin somalia masuul mahan
Ganacsigeeda Allaha u barakeeyo 😢
Saa maxaad numberkeeda usoo dhigi waydeen gabadha
Gabadan sec 3 jiiran kunahen Lkin waxbo imashegin qof ladan ila ekeet ani iskabulo iska ahay asxab isladagnen 😢
Somaaliyey gabadhaan cabuulada halooka bedelo dugaan ay ku shaqeysato plz
Nin aan ku biilan ka rin diinta ma ogala inaa guursato, marka hore iska fiiri meesha aad lugtaada dhigayso.
Anigu waxaan qabaa xaasas badan mid kastoo aan soo siyaadiyo waxaan hubiyaa jeebkayga ilmo aan dhalay see wadada looga tuugsadaa???
Ilamaha Halakala fogeeyo
Family planning is so important
Gawadaan walasheena nambarkeeda xagee laga hela Walalo mise xage lagala xariiraya
Allahumansuur🏘️
Oh wa sheko xanunbdn alaha kusacido abayo 😢
❤️❤️❤️❤️
Abo Allah kusahlo
AX😢AX😢
Wlloh saliga nabiga badso marwalbo afka ku hay wllhi nolashada guul baa ka gaadhi
Fadlan see lagu helaa telefonkeda loo hela plz isoo gudbiya tln nrkeda
MaashAllaah walalkay numberkeeda cabdullaahi soo geliye soo raadu dheh
Cabdulaahi. Keewaa. Wll@@xaragoxaaji1782
Hooyo❤
😢😢😢😢😢ax
Wa khalad arimaha qoyska in social media galisaan
Lamarkeeda yaa haya
Mid aaan nafteyda uhibayey waxkasta aaan usamayey meel cidlo igaga daqaqdey bal eeg gabdhan maskinta ah allah maxaa uheli waayey gabdh sidaa uwanaagsan walhi billahi inaa cambulo karin lahayn balse nasiib uma yeelan mid xuun xasid iso martey lkn alhamdullilah waa gadar allah dhacay
Wll qofka wngsan qofkiisa ma helo
Very painful
#GALGAL MEDIA.. Please Gawada Nambarkeetha Meesha kusoqorr Si Aan U Caawinna inshallah.
That is sad 😢
😢😢😢😢😢😢😢
Aabihii ilmaha dhalay aaway xabiibti
🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏
We need part 2
Ninkasa hadhow markay qayrkod dhafan shaqestan orange Ana dhalay kawar wacal alle haka hordilo intasan korin😢
Alaahu akbar
Ax ax sorry wlahi abaayo waa qiso cajiib ah sabarka waa shay qaali ah nolol quruxbadan Allah ku siiyo iyo inta haysaninba wlashy 😊❤
Gabada see lugu cawin Kara fadlan
Amin ya rabi😢