Thanks HBN. Su'aasha isweydiinta mudani waxay tahay, Iran 🇮🇷 maka difaaci kartaa raadaarkan cadowgeeda in la burburiyo ama la bartilmaameedsado qalabkan ?
The American citizens who were imprisoned for the 30 cases that Trump was spared should be released from prison, and those cases should no longer be recognized as crimes.
🥺 🥺.🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Kulan wanagsan waxa ka fican inaad ka bilowdo Asc wmw mahadsanid
Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan Allow mareykan usiyaadi dabka kasocodo Allow adigaa awoodbadan Allow
Allow u gargaar qasa iyo dunida islaamko dhan
ilaahayow ugargaar faylastin
manshaa alaa
Mahadsanid mawliid hajji 😊
dabki majog sadey ilahay haku wado iyaga iyo Israaiil
Thanks HBN. Su'aasha isweydiinta mudani waxay tahay, Iran 🇮🇷 maka difaaci kartaa raadaarkan cadowgeeda in la burburiyo ama la bartilmaameedsado qalabkan ?
War iran ben hakashekina iraan tawar malahab ay kusamesato radero iyo waxyabo kale😢😢
Asc
Wuu iskeenay😊
The American citizens who were imprisoned for the 30 cases that Trump was spared should be released from prison, and those cases should no longer be recognized as crimes.
Aduunyada maraykanku sida uu doona ayuu kayeelaaa
Shurucuucdii caalamiga ahayd oo adanahubsamaystay. Marhore ayuu jebiyay asiga iyobxakiifkiisa isra il
Marka sharci waxaa ah kaliya waxa uu doonaayo.
Sharcigu masaaikiinta iyo dadka faqiirka ah ayuu qabtaa ee nin madax ah oo qani ah sharci ma qabto ee ha daalina
Iran hadey jug gaarto saldhigyada marekanka io isreal waa khalaas
Wa Cajiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiib
Broadcaster u r somali shaa believer Broadcaster stop ur shaa somali believer news broadcaster 😂😅😅