Geeeeeeeeeeeeeeeeeeeeesi Qaran guuuuuuuuuuuuuuuul iyo gobanimo you are the best and true teller very out spoken good luck brother and Allah will help Smalilanders
Jamhuuriyada Somalilaand waa jiraysaa In shaa Allah . Allah waa jecel yahay, dagi maayo, mar kasta wuu u hiiliyaa! Mar kasta casawgeeda wuu jebiyaa, wuu duleeyaa ! Waa jiaysaa, aqoonsi way helaysaa, dawladaha ugu awooda badan Caalamka ayay noqonaysaa! Ka necebow bada ka cab, dhulka gal, sun iyo deebaaq ka dhereg, ka nax oo nafta was !
Xamse, doqonka Ogaadeen ee summadii Cali Dhuux ku dhuftay ay weli ku xardhan tahay maxaad kala hadli ! Waa ninka isagoo maanta 80 jir ah yidhi timo ayaan ku soo beeranayaa Turkey ee tigidh go and back u goostay, iyadoo kumaankun caruur ihi barakooyinka Muuqaadisho gaajo ugu dhimanayaan ! Maxaad kaga daalaysaa Cagdheer uu Xassan Damiin u taliyo !!!
ay ciyay waa ciyay tii loo doirtay ayaa quus aduunku ka taagan yahay markaa xamar oo aduunki quus iska taagay waan ka tashanay alla nqgumq kiin soo celiyo anaga badana ka kiraynayna itopia
Geeeeeeeeeeeeeeeeeeeeesi Qaran guuuuuuuuuuuuuuuul iyo gobanimo you are the best and true teller very out spoken good luck brother and Allah will help Smalilanders
Xuseen yare guulayso maam❤
Maashaa Allaah xuseen geesi ❤❤❤❤
Xamze waa dhadhaan lagu shaqaysto waa iskahadle inaigire Somaaliland waa dawlad calanleh leh guuliyogobanimo Somaaliland 💚🤍❤
Xasan cabdi landhere geis gesi dhalay iyo garii hooyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤noolow waliga
Guulayso Suxufi Xuseen❤ guul Somaliland❤
Wa ruuuuunta xaqiiq geesi kusoco walalo ❤️👍👍👍❤️❤️❤️❤️
Jamhuuriyada Somalilaand waa jiraysaa In shaa Allah . Allah waa jecel yahay, dagi maayo, mar kasta wuu u hiiliyaa! Mar kasta casawgeeda wuu jebiyaa, wuu duleeyaa ! Waa jiaysaa, aqoonsi way helaysaa, dawladaha ugu awooda badan Caalamka ayay noqonaysaa! Ka necebow bada ka cab, dhulka gal, sun iyo deebaaq ka dhereg, ka nax oo nafta was !
Mashalla Allah guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Gulaystay huseen❤❤
Guul Guul Guul Somali land bithmillahi kareem and Suxufi Hussein keep going and karbaash qadaad wayiinta❤❤❤
Midnimo wa suxufi hussien alla ku xafiido ❤❤👍
Gulaayso hanti qaraan suxufi husein TV ❤❤❤❤
❤اجلد faqash 🇸🇴👍
Geesi Qaran Mujaahid Saxafi Hussein Abdi TV ❤❤❤❤
HORTAA BAA GOONI UTAAGNAYN NACAS
Ay ciyay soomaliland horta bay dawlad ahayd yaa qushaash
Marxuunka hakudaalina isagaan Somaliba ahayn ee haku adkaydsto cidda uuyahay muxuu masaakiinta uwaali isagoo Ethiopian ah uu Somali utaliyo waanasiibdaro
Suxufi Xusseni TV geesi qaran kusoco somaliland guuuuuuuul insha Allah 💚🤍❤️💪💪💪
Mashallah suxufi hussein alla ku xufiido ❤
Xuseen cabdi waynu kabaadnay saaxiib kugaraac qadaadwaynta
Mr abdi suxufi noolow abikaa❤❤❤ nooloow
ManshaAlla TabarakAlla gesi gesi dhalay guul Somaliland.
Masha Allah geesi geesi dhalay Allah ha Ku xafido
Mashalah geesi qaran
Uf Somalia-Talyani
geesi geesi dhalay❤❤❤❤❤❤❤
Cadowga somaliland waa somalia iyo jabuuti ilaahay hajabiyo ishalahu
Gull somalillad gull kulmiye
Suxufi Hussein TV. Geesi Qaran. Noolow.
Somaliland ❤guul iyo gobanimo
Miyaan dib ugu xiisoonaya xamartu waa tiiye
Buufi cayayaanka legend baa thy suxufi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ somaliland
Shakh Abdirahman dhaary wayan magciso
Guulayso wll
XAMSA GOREYLE WAA NACAS ISKA NEFSDA KUWAGA AMXARO KAA XOORYE MEEYDYOW😅😅
Geesi Hussein
Xamse Cabdi Bare waa Dibjir. Xataa ma matali karo Somalia-Talyani.
❤❤❤❤❤❤
Gulayso abigay suxufi xusen
Wariyahan waa nin jira oo fariida cadowgaagu hajabo ishalah
fariid fariid dhalay noolaw mujaahid geesi ah somalilandar ah
Geesi qaran taariikhda ayaa kuxusi doonta Suxufi xuseen geesi geesi
XUSEEN OW NIN RAGEED QARAKIISA JECEL AYAAD TAHAY NOOLOW GEESI
Asc jimco Mubarak suxuf Hussein hamsay waa iska hadalaysa somaliland waxa uu ka xun yahay horomarka somaliland mudany mujahid muuse biixi ma gadh karo laa kiin waxa uu ka helay kal soni xukumad ciro hurdaay iyo xirsi oo raba in uu somaliland gacanta ugaliyo gurguurto iyo dhiigyacabka geelay laakiin waxay isku dhuftay number khalad ahy guul Somaliland
Free samaron free awdal state laangabow🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xuseenow xamse aragidiisu waameelsoke
Xamse, doqonka Ogaadeen ee summadii Cali Dhuux ku dhuftay ay weli ku xardhan tahay maxaad kala hadli ! Waa ninka isagoo maanta 80 jir ah yidhi timo ayaan ku soo beeranayaa Turkey ee tigidh go and back u goostay, iyadoo kumaankun caruur ihi barakooyinka Muuqaadisho gaajo ugu dhimanayaan ! Maxaad kaga daalaysaa Cagdheer uu Xassan Damiin u taliyo !!!
Salaan sare sucufi mujahid xuseen
Guul iyo gobonimo
Wa ruuuuunta xaqiiq geesi kusoco walalo ❤️👍👍👍❤️❤️❤️👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️ 2:58
Ciiro iyo xisbigisa wadani wa cadawga Somaliland xukumada ciiro down 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
Sxb.xuseenaw.magaca.sheekh.waa.(SHEEKH.CABDIRAXMAAN.DHEER)
Dowladi somaliland. Ee xisbiki WADANI ee ku olalenayay isbadeldon. meel umaray ilahada lamahayo. waxaa madaxdoyadi fadhiistay.niman hadalku ka sobaxayn oo hadalku dhiibayo.oo huurda.oo aan lasoconba siyasadaha aduunka ka socda .dowladi somaliland kamay dambeyn madaxweyne muuse biixi iyo xisbiki kulmiye. allah ha sahlo somaliland..
AFNOOLINA WUU HADLAA EYNA WUU CIYAA
Guuuuul soomaliland masha allah guuuuul xuusen cabdi 🎉🎉🎉🎉🎉guuuuuul ❤❤❤❤❤❤
Xukumadii ugu xumeyd oo wada iimanlaawe ubadan buu ahaa isbedelku iyoguurgurte inay u dhhiiban slandta qorshihii loogu dhicilaahaa madaxtoyda baa socda hada.afarta tuug iyo lixda malyan laga aqbalimaayo intaa in kabadan ineysii fadhiyaan madaxtoyda.
Soomaliland maaha somaliya italiya two countries different countries between borders afrika
Somaliland guuul iyogobonimo😅😮😢🎉😂😂❤😊😅😮
Somaliland alloow dhowr
ay ciyay waa ciyay tii loo doirtay
ayaa quus aduunku ka taagan yahay
markaa xamar oo aduunki quus iska taagay waan ka tashanay alla nqgumq kiin soo celiyo anaga badana ka kiraynayna itopia
Sowtaad lahayd xukunkay janada in aanu gaadho baan rabaa janada iska daayoo sidan aad wax u wadaa waa khatar
Kuwan awelba waa la ogan waxay sowadan Hussain
Culimadaasi huwanta gudahey ahayeen
Xamse,hanoolado
𝐱𝐚𝐦𝐬𝐞 𝐜𝐚𝐠𝐝𝐡𝐞𝐫 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐮 𝐨𝐠𝐚𝐝𝐞𝐧 𝐬𝐨𝐱𝐨𝐫𝐞𝐲𝐨 𝐡𝐚𝐲𝐧𝐚𝐥𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐨
𝐱𝐮𝐬𝐞𝐧 𝐠𝐞𝐬𝐢 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 💚🤍❤️✊💚🤍❤️✊💚🤍❤️✊💚🤍❤️✊💚🤍❤️✊💚🤍❤️✊💚🤍❤️✊💚🤍❤️✊
Somaliland waxba kama bedelayan cadawga tagta daran ee somalia😂
XAMSE BACAAAC WAAR XAAEKIINA KALAGURA MARKA HORE.ISASTURA KOONFUREEYOO XAARAANTAN UU KAMID YAHAY ISKA XOREEYA DABADHILIFTAA IS DHALAY.FUTA KAHADLAYAAL WAXBA KAMA QAADI KARAAN OO RAG AANEY KABTOODA GAADHEYN BEY KADABA DHAREERINAYAA XAARAANTAA XAARANTU DHASHEY 💚🤍❤🫡CADAWNA 🦶CAGTA HOOSTEEDA
Somalia waa in ayi sika ilawuudo Somali land simple
Ma maamul goboleedadi ayuu naga garan waayay
Buufiii faqashtaa
Yaaayakhsi
Kan oo kale noloshu waa deelqaaaf.
Wuxu u nool yahay hunguri iyo bahdil.
Adeer maxaa kaa khuseeya Xamse?
Isaaq ayaaa cay u miisay ,adigana waaa copigeraysaa kkkkkk
Xaqiir.
Ma kharanba ? xamz waxanad ogeybu ogyahay ee u firsoo
Fack failed soomalia Italian only 3km
❤❤❤❤❤
Somaliland waxba kama bedelayan cadawga tagta daran ee somalia😂
Somaliland waxba kama bedelayan cadawga tagta daran ee somalia😂
Somaliland waxba kama bedelayan cadawga tagta daran ee somalia😂