XAMDA QAALI" OO WACDARO KA DHIGTAY SHOW KA DHACAY HARGEISA OFFICIAL VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • XAMDA QAALI OO WACDARO KA DHIGTAY SHOW KA DHACAY HARGEISA OFFICIAL VIDEO
    Artist voice: Xamda qaali
    Song: Kuraba
    Released on: 2021-July-24
    Lyrics & Melody: Maslax Mideeye
    Music By: Ustaad Haatuf yare
    #xamdaqaali
  • เพลง

ความคิดเห็น • 740

  • @apdirahmanapdilahi8261
    @apdirahmanapdilahi8261 3 ปีที่แล้ว +60

    Ilaahayow dadkan dartood hanagu cadaabin 🥺🥺🥺😭😭😭

    • @shamsaqaali4808
      @shamsaqaali4808 2 ปีที่แล้ว +2

      Aaamen aaamen yaa rabi rahman 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭😭😭😭😭

    • @princessjoury1096
      @princessjoury1096 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiim Aamiin🥺🥺😢

    • @zakaramahmud7673
      @zakaramahmud7673 ปีที่แล้ว +1

      aamiin yaarabbi

  • @fardowsojamacgurxan4480
    @fardowsojamacgurxan4480 3 ปีที่แล้ว +37

    Subxaanallaah 😭 walle dadkan hadda kuu saxabo tumayo barri inanay kula galeyn iilka oo kaligaa Lagu dhigi qabri madow ee walashey ilahay hakuso hadeyo bi idnillaah🤲😭😭😭

  • @calimaxamed111
    @calimaxamed111 3 ปีที่แล้ว +30

    سبحان الله!!!
    War waxan miyuuna xataa ku jirin hal qof oo alle yaqaana!!!
    waa fisqi iyo fasaad kiigu daraa!!!

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 3 ปีที่แล้ว +36

    Gabadha ayadoon la caayin hala waaniyo oo wax haloo sheego fadlan walaaalo adiguna sida isku dhaan oo is astur

  • @maryamisxaq3421
    @maryamisxaq3421 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah heesa banba dirqi katagnene ma qaawanan bad kudarsaty wllo allow nawada hadey oo nacafi ya rabbi🤲🤲🤲

  • @hamdacudon3937
    @hamdacudon3937 ปีที่แล้ว +13

    Heestan markay soo baxday jawi dagan ban ku jiray 2021❤😍
    2022 murugo io walwal bu igu bilabmay alle dhamadka hay Qurxiyo😭💔

    • @Malakdays1
      @Malakdays1 ปีที่แล้ว +1

      😊 way imaan farxada

    • @fasiixmadia3636
      @fasiixmadia3636 ปีที่แล้ว

      xasuus ayuu kugu reebay soo ma ahan oo dareenkada ayu damqiya

    • @cadnanali7277
      @cadnanali7277 ปีที่แล้ว +1

      Alle hakuu qurxiyo wlll waxkastooad tabayso kaliya ilaahay u dhawoow waxkasta asaga kuu fuduayn farxad kastana isagd ka heli

    • @xuzenkartizame2642
      @xuzenkartizame2642 ปีที่แล้ว

      Hda oo lamarayo 2023 jawigaagu wa sidee wlaal

    • @hamdacudon3937
      @hamdacudon3937 ปีที่แล้ว

      @@xuzenkartizame2642
      Wali nolosheydi isma badaliin💔

  • @abdiqanibaradho5384
    @abdiqanibaradho5384 3 ปีที่แล้ว +31

    سبحان الله العظيم ربنا الغفر لنا wll miyad ilowden inay malin wayn danbeso o nafkasta khayr iyo xuman waxy shaqesatay ay la kulmeso illahay wa qafuru raxime uso noqda o towbad kena naaar aya danbesa iyo nolol qofki xuman shaqesta in si kulul lo ciqabayo aburta alleh ina siyay yaynan ku casiyin

  • @xasanronaldo5286
    @xasanronaldo5286 3 ปีที่แล้ว +5

    War yaa wax usheego hore ayaa waxaa loo dhahay qof wax kuu sheego ma waysid laakiin qof wax ku siiyo ma heshid😭😭

    • @sadikhozow5272
      @sadikhozow5272 3 ปีที่แล้ว

      Hhh Qof wax Ku sheego Ma aragtid dheh Caanow

  • @sucaadoabdulkadir9978
    @sucaadoabdulkadir9978 3 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallah hada wey isla fcnthy quruxdi dunidey ismoda ilaahayow xishoodka hanaga qaadi ilaahey haso hanuuniyo

  • @Ifraax-fl1pw
    @Ifraax-fl1pw 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxalanaalaah ilahay ha ku so hanooniyo😢😢😢

  • @miremaxamed8479
    @miremaxamed8479 3 ปีที่แล้ว +17

    Hadba mid Walidkeed habaareen sharafta hablaha Somaliyed meel hakaga dhacdo
    Sababna waxa u ah madaxda dalka mamulaysa waayo xeer ayey also saari lahayeen

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 3 ปีที่แล้ว +40

    Hayaay sowta sidi wastarenka loga labistay hargays culumadu sidhigi ha afuufaan sidani nolol maha

    • @ikramakram7448
      @ikramakram7448 3 ปีที่แล้ว

      De wa la xidhi hadey hadlan

    • @ugbaadsaid5156
      @ugbaadsaid5156 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ikramakram7448 wax xoriyad haystaba culumada somaliland baa jira dhinacay donana bay u ridaan walhi berigi hore qoorta lo dheraynnjiray ki hadla

    • @caashojamac2380
      @caashojamac2380 3 ปีที่แล้ว +3

      Hargeysa waxa xun lagama Arko lkn gabadhi maro buluga xirata xabsiga la dhiga inakacudubilah

  • @kaahalaki4808
    @kaahalaki4808 3 ปีที่แล้ว +8

    Bisinka naag waa side lapta ayey soo qawisay subxanallh 😳😳😳😳

  • @maandalmar2791
    @maandalmar2791 3 ปีที่แล้ว +11

    Caawa Ana ugu horeeyay nacala sheydan kuyaale like ta igu sharfa

  • @cumaranshax9562
    @cumaranshax9562 3 ปีที่แล้ว +19

    War waa qiyaamihii alle dumarkeena haynooso hadeeyo

  • @sahraabdi1996
    @sahraabdi1996 3 ปีที่แล้ว

    Waa dadku cabdi malik coldoon ka diigayay walala xowle wala quwati gayiigi soomaaliyeed dhexdisa allahayow inoo gargar aada weeyno waxiid eehe

  • @kingck859
    @kingck859 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa gabar somaliyed alla soo hanuuniyo

  • @Shaashaa-fs8uy
    @Shaashaa-fs8uy 3 ปีที่แล้ว

    Hadhowna qaarbaa ku odhanaya xamar ayaa hoyga xumanta iyo reer xamarku dhaqan xumaaa ...walhi waa cajiib kuwa nucaan hargeisa joga tolow wuxuudu ma wanaagba iyo dhaqan wanaagsan WAA su.aal jawaab ubahan

  • @Mrguuto1
    @Mrguuto1 3 ปีที่แล้ว +6

    Camera man ki duubayay ayaan aha
    markaan qajilay dhabarka ayaan camerada uga aadiyey ☢

    • @umumeyzxuseen5884
      @umumeyzxuseen5884 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaba ha edeynin camera manka ayada qalad leh kos iso iyo hosba

    • @idirismaxamed8209
      @idirismaxamed8209 3 ปีที่แล้ว +1

      Inad iskadida ku ficned wlo

    • @ugbaadibrahim9638
      @ugbaadibrahim9638 3 ปีที่แล้ว

      Waxaso kale lama duubto inadeer

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 3 ปีที่แล้ว +8

    Xasbunulah ayada iyo kuwa duwanayo aqlad xishod maleh is astur mey dhahaan acudubilahiminasheydani rajiym walahi ale kacabsi wuuh dhamaday sanah alow xaqa natus dhamanteyn

    • @TUFAAX411
      @TUFAAX411 3 ปีที่แล้ว +2

      Meel tumasho loo tagay ma wacdi la galaya kkkkk

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 3 ปีที่แล้ว +1

      Wey ficnanlaheyd in marwalbo ale laisxasusiyo kuwakalabo wey yara asturanyihiyn waxba waxbakadaran

    • @asalibashir5886
      @asalibashir5886 3 ปีที่แล้ว +2

      Subxanalah ale ceeb astura marwalbo waxa wanagsan qofka inaa loshego waxa fcn hadi kale huush 😳🤫

  • @HiboMaxamedcali-bf1dn
    @HiboMaxamedcali-bf1dn 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaah abyo allh haku sohaditeeyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nafisoahmed899
    @nafisoahmed899 3 ปีที่แล้ว +3

    Nimanki Somaliyed Qaarbaa Damiirki ka Dhintay Naagta saa u qaawan ayey sidi Nanamki u Agtaagan yihin oo isku Sawirayaan

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 3 ปีที่แล้ว

    Waa naag masarsan baan umalanya ama maskuxiyan bay u xanunsantay
    Iyadoo gabar Muslim ah wiliba Somali ah in sidaan isku qaawiso
    Xitaa gaalo badan ma samayaan markay bulshada hor jogaan
    Xageese waye mashay dhaqan xumadan
    Ku soo ban dhigso kuwa firsanya baa kasii xun

  • @bishaarobilan590
    @bishaarobilan590 3 ปีที่แล้ว +3

    Aaaaaaaaaax saan miyaa xishoodkii udambeysey intaas oo nin wey dhax joogtaa. Ilaahow na astur😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💚💚💚

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa madaxa xuun markii layidhi waa hoygii faka ayaa cid walaba dalaq

  • @alidirieduale6365
    @alidirieduale6365 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal gabar soomaaliyeed ayaad tahay sidaan iska bedel is astur jirka haweenka waa qaali ee banaanka ha keening quruxdaada mahadsanid

  • @yacinwaberiharoun2020
    @yacinwaberiharoun2020 3 ปีที่แล้ว +16

    Subxana Allah walal xisho gabar tahy

  • @hibomahamoud8989
    @hibomahamoud8989 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah kabaq waad qawantahay walashay muslim baad tahay

  • @nimcomohomed5547
    @nimcomohomed5547 3 ปีที่แล้ว +2

    Tolow waxan ma qurux bay moodaysaa oooc subxaanalah🥺😂😭

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 3 ปีที่แล้ว +12

    Subxana allah War waa xey gabdhan qaawan

  • @ahmedhayan8921
    @ahmedhayan8921 2 ปีที่แล้ว +1

    Wuxu miyaan cidi dhalin saan isu qaawinaysaa,wax wax u sheegana ma wayday subxaanallaah. Adduunyo mijiaha madax loogi rogay.

  • @ferihahassanmohamed1739
    @ferihahassanmohamed1739 3 ปีที่แล้ว +6

    Subxana allah
    Markaan Somali way galowday xasvuna allah

  • @laylasiciid3323
    @laylasiciid3323 ปีที่แล้ว

    Subaxanalaha war gabadh maxa qatay wale Ana inan waxaso nina dhex galo ayanba ka khajila iyana iyado qawan bay dhex tagan tahay oo weliba is ruxaysa

  • @abdirahman9125
    @abdirahman9125 3 ปีที่แล้ว +1

    Dardaaran walashey macaan kusocda hees lakiin ha isqaawin jirkaaga waa muhiim inaad qarsatid maadama gabar Muslim ah tahay i love you sister ❤❤❤❤❤❤

    • @ibraomar461
      @ibraomar461 3 ปีที่แล้ว

      MA aadan waanin ee wxad ku Tiri qeyb shaydanka hakaa qaato ee hees qof lama Idhahdo inantani iyo kuwo Kalo badan ad bay u fasahaaden

  • @maxamedhubbi6860
    @maxamedhubbi6860 3 ปีที่แล้ว +1

    Hooyada naasaha balaqa kawas

  • @saidismail4529
    @saidismail4529 2 ปีที่แล้ว +1

    Naag qaawan bad meesha ku haysaan hees kuma haysaan.

  • @hargeisamediagroup706
    @hargeisamediagroup706 3 ปีที่แล้ว +1

    Kii fanka aha axankiisi iyo fidihi aya la cuney
    waxabu noqdey midkasta oo dhileynimo ku dhalatey iney hablihi somaliyed dhaqabka ka lumiso kagana daydan dhaxan xumada lakiin hada wixii xuma ayaba lagu faana hada
    waa mid subxanalah walahi

  • @drmohamed6442
    @drmohamed6442 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallah away taliskii hargesa meysan waxaan arken umadan fasaadka wadata mey iska qabtaan

  • @deqawarsame9018
    @deqawarsame9018 3 ปีที่แล้ว

    Oo aaway Culumadii Soomaliland. Nasteexo Indho qaawanaan baa lagu eryey. Tana waa ok miyaa.

  • @hodanmacalincumar9634
    @hodanmacalincumar9634 3 ปีที่แล้ว

    Marki wax ladubayo qufka wuxu kuqaldanyahy wa inlosheka san maficno quruxna ma ahan allah wey isku dirtay subxanalah wa in wax lesku shekaa

  • @nimcociisecali2618
    @nimcociisecali2618 3 ปีที่แล้ว +1

    Naagtan naashedi muqadan

  • @zakaria-tas6428
    @zakaria-tas6428 3 ปีที่แล้ว +1

    Inyaar ayaa dharkaga is haystaa intana dadka masakinta maad u wadaa sartiid wll hamda, illahy haa guu soo hadeyoo

  • @AsmaMohamed-f2m
    @AsmaMohamed-f2m 6 หลายเดือนก่อน +1

    Towbad keen hn oo allah subxana watacala ka baq isla xisho gabadhey hana iga xuman

  • @bulshobarashochanaal7261
    @bulshobarashochanaal7261 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana laaah qaa khatar naagtaan waa sheydhaan caadiya Allaha soo hanuun sho

  • @mustafejahaad7182
    @mustafejahaad7182 3 ปีที่แล้ว +18

    لاحول ولاقوة الابالله gabadhu layaab malaha laakiin waxa igaga daran kuwa uraxlaynaya ugu sacabtumaya eee inay kusaxsantahay umuujinaya halkay kawaaninlahaayeeen

    • @aydarusjama9005
      @aydarusjama9005 3 ปีที่แล้ว

      Waa nolosha ladonayo qudhacoo

    • @xiinxiin8922
      @xiinxiin8922 3 ปีที่แล้ว

      Kawaran adiga daawanaya

    • @asalibashir5886
      @asalibashir5886 3 ปีที่แล้ว

      Waa la yabay nagao xasiden waye xunta aye dadka ugu tagerana

  • @mohamednoorabdullahi6617
    @mohamednoorabdullahi6617 3 ปีที่แล้ว +8

    sunxanaAllah wa lunsantahay ee Ehel kanaxayo miyadan lahayn. Alle hakuso hanuuniyo

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia 2 ปีที่แล้ว +1

    Qoftan San le weye hees walba dharka sii dhigan heysa

  • @zamzamsaid8449
    @zamzamsaid8449 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanaka yacadiim war tani ma dhul somaliyed ayey jogta ay kunoshahay gabigeedba way qawantahy timo naaso candho meel u asturan maleh ilahow ada casiis ah oo na daalacanayaa

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 3 ปีที่แล้ว +18

    ALLAH ka cabsada

  • @abdiqani8574
    @abdiqani8574 3 ปีที่แล้ว +9

    Subxanalaah xawadkay soo qaabisay

  • @asmacali454
    @asmacali454 3 ปีที่แล้ว

    Wax iga daran kuwa isla sawirya subxanllaah

  • @nabadoonahmed5124
    @nabadoonahmed5124 3 ปีที่แล้ว +1

    qoftani manaasaha jilbaha maraya ayy dadka tusaysaaa tolow miyysan ahyn qof ilaahy kabaqaysa kusoco waaaad gaadhi meeeshaaad doonayside

  • @kadheripioofficial6654
    @kadheripioofficial6654 3 ปีที่แล้ว

    Tani ma school ka abaarso iyo burwaaqo ayay kasoo baxday subxanalaah

  • @abdirahmanmuse3847
    @abdirahmanmuse3847 3 ปีที่แล้ว +2

    Subaxanalaah saan miyey Hargaysa ku joogtaa🙊

  • @fartuungaraad2396
    @fartuungaraad2396 2 ปีที่แล้ว

    Qofkaas oo kale ayaa waxaa lagu dhahaa wa muslim rabiyoow soo hanuuni

  • @ریان-ع3س
    @ریان-ع3س 2 ปีที่แล้ว +1

    waxn qaawn uf

  • @maryancabdi8861
    @maryancabdi8861 3 ปีที่แล้ว +1

    Naa heedhe maad alle ka cabsatid alle haku hanuniyo waabad kasii kaladaysaye

  • @ah5023
    @ah5023 3 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah
    Illahay ha ku soo hadeyo

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha Qawan

  • @abdihamidofficialchannel2802
    @abdihamidofficialchannel2802 3 ปีที่แล้ว

    Habarta Waalan Magaalada ha laga qabto

  • @ayatulahiabu6
    @ayatulahiabu6 3 ปีที่แล้ว

    Asxabey dharka hurdada may wadataa misa anaa umaleeyo

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 3 ปีที่แล้ว

    Akhas naasaha qaawi sida gaalada uf uf

  • @aadancabdullecusmaan6425
    @aadancabdullecusmaan6425 3 ปีที่แล้ว

    Subxana laah qoomu ludhka adunka wu kuso batay Allow naga bad badi

  • @asmaaxmed5746
    @asmaaxmed5746 2 ปีที่แล้ว

    Walee aakhiro aya damabaysa

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow hana qaawin subxanalaah

  • @abdirishiidmohaa31
    @abdirishiidmohaa31 3 ปีที่แล้ว

    War wuxu dhaqan xumaa waa faasiqnimadii oo qofa
    Laakiin inta umad agjoogta ma raaliyay kaga ahaayeen
    🤔🤔

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 2 ปีที่แล้ว +1

    allahow soo hadee gabadhan oo khaatumo xumo ha ku dilin yaa rabbi anagana allow wanaaga na waafaji

  • @moemahir1653
    @moemahir1653 3 ปีที่แล้ว

    Nasaashaa meshaa kagaa dhuqii lahaa walee ma waxaan baan dawaan karaa

  • @Cawaale2024
    @Cawaale2024 2 ปีที่แล้ว +2

    Naagtani waa bilaa KITAAB.

  • @salebaanhaybejaamac3145
    @salebaanhaybejaamac3145 3 ปีที่แล้ว +2

    Inanka heesta edit gareeyey ma fanskii qamar suugaani baa tolow. Eeg dhammadka😂

  • @wanaaggaraac3243
    @wanaaggaraac3243 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxas islaa qaawinaysa!!!!

  • @ayaanlerooble4793
    @ayaanlerooble4793 3 ปีที่แล้ว +1

    Naaz io bar

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 2 ปีที่แล้ว

    Waxaanu fan maahan ee waa kala kicis iyo baqtigi la sheegi jirey yaahuu🙈

  • @queenhassen5743
    @queenhassen5743 3 ปีที่แล้ว +1

    Khasa o xagaya isaku qawisa

  • @xamsemohamed3540
    @xamsemohamed3540 3 ปีที่แล้ว +1

    War waaa maxay gabadha qawan subxanalaha

  • @ahmedabdi8725
    @ahmedabdi8725 3 ปีที่แล้ว +1

    13kii qowmuluud ee hargaysa lagu qabtay sacad muusey ahaayeen tana waa sacad muuse kuwa abaarso iyo jamacada barwaaqo lagu gaalaysiinayaa ee muuse baadari sacabka utumayaa waa habar awal waa boog magaca isaaq kutaal habar awal waana magac dil isaaq yaan lanoo qaban garxejis xabad khaniisa maleh

  • @seynabxuseen4444
    @seynabxuseen4444 3 ปีที่แล้ว

    SUBXANA.LAAH.WAXLATALIYA.MALAWAYAY.QOFTAN.XANUNSAN.YAAHUU .QANDHA.CADINBADAN.OO.MANYAR

  • @yacinhassen1031
    @yacinhassen1031 3 ปีที่แล้ว

    Wll allah ka baq oo tobaad keen jidhkaaga astuur

  • @ayuubcabdi8278
    @ayuubcabdi8278 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah War xishodkii
    Hablaheena lagu kasi jiray
    Intey ka baxday yaab

  • @suhuuraxmed6839
    @suhuuraxmed6839 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalah akhiro may ilowday

  • @xamsebulshaawiofficial7512
    @xamsebulshaawiofficial7512 3 ปีที่แล้ว

    Haw haw Xamda qaalida la sheegaa ma gabadhan baaa Shidan Ee Dabada weyn Woooow waxaa kaaa culus ayaa ciil nagu dilay anaga hadanu nhy rag hadaan moodayo in ay gabadh sidan ahi fanka Ku jirto mar horaan Fanka Ku biiri lahaaba Hore u soco Xamda Qurux Niki minaj bikh adigaa ka sita Dabada sii weynee plz

  • @farhanqalib5481
    @farhanqalib5481 3 ปีที่แล้ว

    Xayada ala kaaqaad naa xishood waad dhimanay saaye aduunka Joogi maysid

  • @ahmedkhaliif2488
    @ahmedkhaliif2488 3 ปีที่แล้ว

    Uf uf habar kastaba nasaheeda ayey natusi qurux ayey mooden gabdhihii somaliyeyd

  • @mohameddheere7998
    @mohameddheere7998 3 ปีที่แล้ว +1

    Naagihii soomaaliya
    Way lumeen
    Ceeb xarago noqotey

  • @maxamedmarsin5812
    @maxamedmarsin5812 3 ปีที่แล้ว +4

    Subxaaanalaah xamda qaaliyeey timaha iyo laabta qari walaal

  • @amiiraxmed5139
    @amiiraxmed5139 3 ปีที่แล้ว

    Subxanalah wax kale ma garanaynee Alle xaqa ha ku waafajiyo subxanaka yaa cadiim

  • @hodankayse9495
    @hodankayse9495 3 ปีที่แล้ว

    Bisinkiyo burdaha
    Subxanaalllah😱😱
    Xay thy saaani

  • @cabdulcismaan9870
    @cabdulcismaan9870 3 ปีที่แล้ว

    naa orad naasaha sharabaadka ah meesha kaladhaqaaq

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 3 ปีที่แล้ว

    Qawnida miyaa noqotay wax lagu faano allah maanajeynaa

  • @ahmedhusein723
    @ahmedhusein723 3 ปีที่แล้ว

    Allow. Umuuraha. Sahal. Hablihii. Somliyeed. Xlad xun ku sugan yihiin

  • @NH-lb2tw
    @NH-lb2tw 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadkii liinta loogu tala galay weeye gabadhan

  • @nimcomohamed9191
    @nimcomohamed9191 3 ปีที่แล้ว +1

    Wxpaa muuq muuqda😂

  • @boqolgeelechannel2961
    @boqolgeelechannel2961 3 ปีที่แล้ว +2

    Qof imaan lahyn waaye gabartas
    Qurux qawanaan laga raadinayo waa imaan la.aan 😡😡😡

  • @sunduscagaf2965
    @sunduscagaf2965 3 ปีที่แล้ว

    Badeeco waatii banaan taal show kuraba kuraba kuteh oqay oqay naa rag iyo dumar kuma raban intaad saan utaalo ee rabiga kaxisho wlley

  • @nabaddoon3007
    @nabaddoon3007 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayooy plz is astir wyo xijaabka wx kaga wngsan malahan hada dhimatana wx iilka kula galayo malahan plz abayooy is astir ado rali ah

  • @amiirayuusuf5771
    @amiirayuusuf5771 ปีที่แล้ว +1

    Wowowo❤hindi da somalind😂

  • @abdihakinabdillahiosman4512
    @abdihakinabdillahiosman4512 3 ปีที่แล้ว

    Waligay ma arag hees subxanalah laso wada qorayo kolay waxba jira.😅

  • @abdiazizhussein6247
    @abdiazizhussein6247 3 ปีที่แล้ว

    Mexeytahay naagta dhabar weynaa

  • @ZainabEsseArabeeto
    @ZainabEsseArabeeto 3 ปีที่แล้ว

    Wayba u faydfaydatey subxaan alh

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 3 ปีที่แล้ว

    Heees iyo wacdaro toona maaahee waa faaxisho iyo jidhkoo la iib geeyo eega haddaa naaasaha maxaa i dhiman