Qofka qof deyn ka bixiya asgana ilaahey aya deyntu ku leyahey dhafaaa wana asbabaha janada lagu galo qofka dadka deynta u fudeydiya asagana ilahey aya u fudeydiya
ninka hadii yiraajdo lacagta boorsada laga labaxay waa wax dhan meel aan dhigay meeshina waa laga xaday iyadna waa la garan karaa lakin meel eey lacagta ku baxday ma aqaano macaqul maaha
Walalaha khayrka jecel waxaan leeyahay hadii hal milyan Oo qof uu qof waliba bixiyo 1 Dolar waxaay noqonaysaa 1milyan oo dolar markaa aynu isku naxariisanO inshalah❤
Good idea !!!!.
Subxaana laah ilaahey ha bixiyo deyntaas 😢😢wixi xolahas ka dhaceyna ilaahey aduun yada iyo aakhiraba haku ciqaabo
Abdimalik musa alle haku. Xafido xurnimadaada waa xurnimada shacabka ❤❤❤
Inaa lilaah wa inaa ileehe raajicuun waa arin dhibaatateeda leh rubtii Somali gacansigeedii waa iska sidaa😢😢😢😢
Subxaana amaano cir iyo dhul baa diiday Allah ha soo asturo
Walaalayaan umada xoolahooda ha la iska ilaaliyo,walaalkeena daynta allaah ha ka gudo.
Waa film bila aktara
Masha Allah amin
Waa fikir wanaagsan in xitaa min hal doolar labixiyo hadii ay dad badan dhibaan waxay noqone lacag badan
Innaa lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun
Wallaahi waan ka naxay odayga iyo inankiisaba Alle kurbada haka faydo isagaa awoodlehe
Ilaahey ha u yasiro dowladana haka qeyb qaadato insha allah
Waa lacag badan oo aan raad lahayn waa yaab allaha ka fududeeyo daynta
Ilaahay haka soo bixyo wllka
Ilaahay hakaa bixiyo inshallah
Alaha haka bixiyo yarabi so sad 😭
Ilaahaw addoonkaaga kurbada kafayd
Wuxuu keenayaa maalin aanu karikarayn qofkii qaatay isagana alle hakazoo gudo
Ilaahay baa og waxa dhacay
De sacad yoonis ha cawiyan miskiinka
Waa sixir
Ilaahayow ha ka dhigin 1xbet
Qamara looga cunay
Ilahy haka bixiyo insha'Allah
Asc.wallaalayaal.illaahay.ninkaa.odagaa.culeyska.haka.fududeeyofrom.muqdisho
Coldoon waba alshabab lkn odeyga waa cawinayna from sbsa 😊
Qofka qof deyn ka bixiya asgana ilaahey aya deyntu ku leyahey dhafaaa wana asbabaha janada lagu galo qofka dadka deynta u fudeydiya asagana ilahey aya u fudeydiya
Lakiin halkee ayuu ku bixiyey lacagta intaa leeg, sababta odayaashu may sheegin uu u isticmaalay, faruhuu halmar kawaayay maaha sabab macquul ah, ilaahay haw sahlo odaygaa miskiinkaa ee qaanoobay
Allah deenta hakabixiyo
Ixbet. Somali ha Laga wacyi geliyo.
Istaanka Oodwayne
Ma cid gaar ah ayaa meesha ka shaqeesata ileen Naasir waanu ogeen imikana waa waa arintan 🤔
Alle wllkeen kurbada haka faydo
ninka hadii yiraajdo lacagta boorsada laga labaxay waa wax dhan meel aan dhigay meeshina waa laga xaday iyadna waa la garan karaa lakin meel eey lacagta ku baxday ma aqaano macaqul maaha
RABI ha ka bixiyo
1xbet bu galiyay lcgta inankagu malaha 😊
Waa Fikrad macquula😂😂
Ala dayntu dhib badanaaaa ilahoow kurbada ka fayd
Ilaahaw dahiinka ka bixi
Ixbit buu ku ciyaaray wax kale maaha
Cold oon. Sxb FGM iyo hablihii iyo hablihii sunaha lagudijiray ayaa la leeyahya ha lamamnuuco .maxaad ka leedhaybsxb
Jini aya ku jira waayo jinku sidaa ayuu yeeli karaa
Amaanada sharciyan lama magdhabo odaygana waxba lagumalaha e dhiiga hakukicinina
Bisinka
Ciidamada CID ugeeya si loo tixraaco lacagta laga dhacay inanka
1xbet ayay ubadanty inuu ku ciyaaray
1xbet buu kuciyaaray ayaa suura gal ah
Evc numberka kuso daar.
ninka ma bank ayay ka dhigteen nin baahan wax looma dhiibto
1xbit ayuu ciyaarey waxa kale maahin ee umada ha laga gaadho umada wlhi waxa kale maahin