Prof Samatar "Xiisadan ma horseedi kartaa dagaal weyn oo bariga dhexe ka qarxa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • Prof Samatar "Xiisadan ma horseedi kartaa dagaal weyn oo bariga dhexe ka qarxa?

ความคิดเห็น • 53

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 9 หลายเดือนก่อน +5

    ❤ professor Samatar salaan sare waa aqoontii oo nool, professor Feysal rooble

  • @Dirir-vg8zy
    @Dirir-vg8zy 9 หลายเดือนก่อน +5

    Wey kibreen oo way jabeen
    Wey kibreen oo wayjabeen
    Wey kibridoonaan oo waa la jebin doona
    اللهم انصر الاسلام ولمجهاهدين

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 9 หลายเดือนก่อน

    Profsor samater waa nin aqoonyahanada ugu waawayin somali oo dhan alla yabarik

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 9 หลายเดือนก่อน

    wad salamantihiin adiga iyi profosr,u

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 9 หลายเดือนก่อน +1

    prof samatar aad baan kuu Salaamayaa, Waana Kaaga Mahad Celinayaa Sida Qotada Dheer Ee aad Noogu Kala Saartay Qaabka Eey Wax Uscodaan & Halkeey Kasoo Ankulmeen Dhibaatooyinka Bariga Dhexe & Siyaasada Murugsan ee Noqotay Dhiig Ku Meydhadka..

  • @cabdirisaaqcali4296
    @cabdirisaaqcali4296 9 หลายเดือนก่อน +1

    Insha alaah guul falastin

  • @HusseinOmarBoodVuxenutbildning
    @HusseinOmarBoodVuxenutbildning 9 หลายเดือนก่อน

    Deeqow cade masha allaah ebow cade

  • @ZakakarieHoussein
    @ZakakarieHoussein 9 หลายเดือนก่อน

    Maschallah adero dhiigu biyo maha

  • @BrigadSpecial
    @BrigadSpecial 9 หลายเดือนก่อน

    Prof samatar wan salam alykum

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 9 หลายเดือนก่อน

    Masuul❤

  • @IbrahimCumar-cq6bd
    @IbrahimCumar-cq6bd 9 หลายเดือนก่อน

    🤙💘

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 9 หลายเดือนก่อน

    walal dadkaan soo soo badiya wareesigoooda, soomaiyeey dadkaan hala dhageesti si caqligeeno u koro

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 9 หลายเดือนก่อน

    Sax❤

  • @saidmohamed8214
    @saidmohamed8214 9 หลายเดือนก่อน

    Inta cirku kuu jiro bay laascaanood kuu jirtaa illaa aad soomaalinimada iyo islaamnimada kusoo noqoto oo gaalo ku abtirsiga ucararayso Allah haydin soohadeeyee

  • @saidmohamed8214
    @saidmohamed8214 9 หลายเดือนก่อน

    Itoopiya cadaawadda halaga daayo carruurtiinna kaddaa muusoow cadaawadda soomaalida yaa shisheeye kalkaal wad xanuunsanaysaaye

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 9 หลายเดือนก่อน

    Wa runti maraykanka aya abuuray Israel

  • @xuseenarab8119
    @xuseenarab8119 9 หลายเดือนก่อน

    Pro ka waa cajiib sida uu uga hadlay nin wax yaqaano iga dheh

  • @Abdikariimwaadenmouse-yr4tk
    @Abdikariimwaadenmouse-yr4tk 9 หลายเดือนก่อน

    Waan.salaamayaa

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 9 หลายเดือนก่อน

    Maraykan waa aabaha argagixisada waayo waa yay ooman in la iska qabto ayayna mudanyihiin in dunida laga cidhibtiro waayo waa cancer oo kale in la jaro mooyee daawo ma leh lkn waa la jaraa

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 9 หลายเดือนก่อน +1

    Warka ah werarki Yuhudda lagu qaaday beegsiga musan ahayn Shacab iyo in carur la xasuuqo sida Mareykan Ingriska Germanka Talyani oo.mafiya ah dabadhilifyada Carbeyd eey zahayda Calamka Gaal iyo Muslimka bixiyen eey u garsin waayeyn matida 7 bilowd hubkii oo gu dambeyay lagu duqeynayay,balse inkasto Mareykan Ingris iyo huwanta dhexda ugaleyn Gantala iyo Doronada balse waxa Cadd oo.muqatta in saldhigyo Militariga yuhudda lagubay,Adiga xoogta so baar,horay lo yiri Gaalado jabkooda maqirtaan.

  • @MohamedSulub-ud2pf
    @MohamedSulub-ud2pf 9 หลายเดือนก่อน

    7am is the only way in the rest

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 9 หลายเดือนก่อน

    Isagaga iyo walakii ba waa qasaaro wayo waxan inkiraan diwladiii aya wax ku soo barteen

  • @mohamedadam4786
    @mohamedadam4786 9 หลายเดือนก่อน

    Israaiil weligeed run ma sheegin oo jabkeeda way qarsataa. Runta way Soo bixi doontaa.

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 9 หลายเดือนก่อน

    PROF.XOG HOOSE MA HAYO

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 9 หลายเดือนก่อน

    Dadka aduunku wuxuu dhagayista aqoonyahankooda iyo culimadooda
    Lakiin soomalidu inteeda badani waxy dhagayisata qab qablaha

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 9 หลายเดือนก่อน

    M.aAabomcn❤😂❤❤❤

  • @CismaanmohamudDaahir
    @CismaanmohamudDaahir 9 หลายเดือนก่อน

    707

  • @ahmedabdalla5857
    @ahmedabdalla5857 9 หลายเดือนก่อน

    Waxay ka dhiganayaaan ciyaar waar iska daaya odaygaan miskiinka ah ee asaasaqay waxba ma Kala ogee

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaa iyo hada wali ma maqal aqoon yahan ama siyaasi ama falanqeeye garanayo sababta loo keenay reer bini israaiil bariga dhexe iyo sirta ka dambeesa oo 75 years loogu ilaalinayo dhul aysan laheen Prof samatar wuu soo dhaweeyay lakiin xaqiiqada dhabta ah ma hayo

    • @keyen19
      @keyen19 9 หลายเดือนก่อน

      Sheick Mustafe dhageyso

    • @abdirahinmahamedilmi5435
      @abdirahinmahamedilmi5435 9 หลายเดือนก่อน

      Danta loo keenay isreal barigga dhex waa “/yuhuuddu Waa Mid Dineed , Diinta Protastanka Ee reer Galbeed haysto badankooddu iyo maraykankuba Waxay u arkaaan yuhuudda caruurtii Nabi Ciisi in ay yihiin Dhulkan falastiina yahay Dhul baraykaysan oo Nabi ciise ooy u haystaan ilaah ka soo degi Doono” markaa xidhiidh Diiniyana ayaa ka dhexeeya Yuhudda iuo Maraykanka.

    • @HUSSEIN10764
      @HUSSEIN10764 9 หลายเดือนก่อน

      @@abdirahinmahamedilmi5435 sxb mareekan diin kuma dhaqmo wali xaqiiqada ma heysid

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@abdirahinmahamedilmi5435 waad asiibaty saaxiib, waxay quraanka iyo rasuulkla SCW horay noo sheegen ayay tahay in israail loo abuuray

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdirahinmahamedilmi5435wxa kasii muhiimsan oo yuhuuda loogu ilaalinayaa bariga dhexe waa dhul xudunta aduunka ah marka lama doonayo in dhulkaas intaratiijiga ah islaam la wareego

  • @Johnweek55
    @Johnweek55 9 หลายเดือนก่อน

    Carab saaqidey waliba jordon duli waaye ee halagu kaco

  • @runsheegxaqaani4742
    @runsheegxaqaani4742 9 หลายเดือนก่อน

    Professorka Georapgyga IIraan uma fiirsan, Pakistan iyo Afghnistan waa Bariga iyo waqooyiga Iiran. Iran waxay mari kartaa iraq to syria to israil(Iraq waa saxiibka IIraan, suuriyana waa saaxiibka Iiran).

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 9 หลายเดือนก่อน

    Odaygani Isreal ayuuu. U xaglinayaaa. Kulahaa muslinku. Awood aaanay lhyn ayy. Sheegtaaan

  • @XasanAbdullahi-bv5kx
    @XasanAbdullahi-bv5kx 9 หลายเดือนก่อน

    Niyahow mareykan dhib badanaaa

  • @CabdiraxmaanHarbeeye
    @CabdiraxmaanHarbeeye 9 หลายเดือนก่อน +1

    GUUL IYO GOBANIMO IIRAAN

  • @CabdiXalimsh
    @CabdiXalimsh 9 หลายเดือนก่อน

    Doorka Ruusha maxad uwey diin weeyday profka

  • @abdisamadmohamoud
    @abdisamadmohamoud 9 หลายเดือนก่อน

    xogmal waan idin salamay iyo weriyaha lkn cabdi ismaciil Samatar inaad waxka waydiso dagalka ka dhacay Israail may ficnanyn wayo somalidu waxy ku mah mahda kay adhiga kala quusato ayey geela u diran cabdi ismaciil afkuunbu ka hadla wuxu ka so jeeda somaliland wuxu ku dhashay magalada gabiley weligi dadku ka dhashay waxma tarin waxse ka siidaran aflagadada uu jeediyo marka buugagtan uu akhriyo waxa uga faido badan inuu yimado gabiley dadka waxtaro aduunka waxa ugu liita qof dadkiisi dayriyen weriye uu sheeg qoralkan idin so diray bal inuu wax ku qaato maanta wuu gabobe

  • @AshaHussen-j9m
    @AshaHussen-j9m 9 หลายเดือนก่อน

    Odaygan waa doqon

    • @iidhassannuur
      @iidhassannuur 9 หลายเดือนก่อน

      Ilaa waliga arday akhaaq xun baad ahayd isla xisho arimo muhiima laga hadlaya

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 9 หลายเดือนก่อน

    Prof abdi samatar iyo aqoonyahanka soomaalida odhan qabka wax loo saadaaliiyo iyo fahanka ayaa kaamaqaan wali ma arag prof samatar wax oo sadaal ahan kusheegaay oo siiduu sheegaay oo dhacda xiita sii o dhow umaa dhacdo

    • @samatarismail3215
      @samatarismail3215 9 หลายเดือนก่อน

      Ok adigu porfosor ma leedahay adigu iyo qabiilkaagu, 😅 adiga porofskaga waa ka fadhiya baraha bulshada ee ka qaylinya ee qabyaalada ka wada ninkan axmad hadii unu sadalista Ku ficnayn waxba Lama waydiiyeenba hoorkasta isagaa Ayaa sadalis haday noqoto wax Laga waydiiya

    • @samatarismail3215
      @samatarismail3215 9 หลายเดือนก่อน

      Adigu ama ciisad tahay ama darod xasadka ama qaybaha xun ee isaaqa

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 9 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk aqoon yahan leh 🇺🇸 colaada USA aya yuhuud dagaalka riday. IRAN 🇮🇷 & Yuhuud iyada o Marykan jirin ayay is necbayeen. Xitaa xiliyada qaar boqortoyo Yuhuud aya ka talisay IRAN. Iran 🇮🇷 shiicada xukunta ma aha Islaam ee wa wax waalan waali waali la kor saaray.

  • @CabdiXalimsh
    @CabdiXalimsh 9 หลายเดือนก่อน

    Doorkii Ruusha maxad uwey din

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 9 หลายเดือนก่อน

      ruushku isagayba haysataa walal hhhh

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 9 หลายเดือนก่อน

    Sax❤