Ilaahay ha barakeeyo shiikha danbigiisa ha dhaafo cilmiga iyo cimrigana alle ha ubarakeeyo. Wxn ka mid ahay dadka aadka udhagaysta shiikha, wxn jecelhay ama shiikha an u soo jeedinayaa in uu xaalada laascano ka hadlo kalmadiisana uu ka dhiibto عن أبي ذر رضي الله عنه قال لي النبي صلى الله عليه وسلم (قل الحق ولو كان مرًّ) Tadiith-kan Mahan mid aan barayo sh mustafe blse waa xasusin. جزاكم الله خيرا جزا
Isoo duceeya muraad culays iga saaran idinkana wax walbo ilaahay raali ka ah ilaahay ha idin sahlo ducada waxa fican marka walalaha ku duceeyan ilaahay hanaga wada farxiyo ya rabi aamin ..
Allah ku naxaristoo
Aamiin Allah kuusahlo muraadkaaga
aamiin aamiin, adigana ilaahay ha kuu sahlo muraadkaaga dhamaantiis culayskana waxaad ku faraxdo oo dag dag ah Allaha kuugu badalo aamiin.
Alle haku fududeeyo wlo
aamiin❤️❤️🤲
Maasha allaah sheeq alah ajar iyo xasaad hakaa siiyo 🤲🤲🙏
Jazz Allah sheikh Mustefa
m.a sh Mustafa Allah Ku xifdiyo 🥰
Mansh alah tabarka raxman Alle haku barakeeyo
جزاك الله خيرا جزء يا شيخنا الشيخ مصطفى حاج اسماعيل 🤲🤲🤲🤲 أمين
حفظ الله شيخنا مصظفي
Plz ilahy darkiis igu ducey ayeydey mcne iga xanuunkas 🤲🤲ilahy qofkasto igu ducay ilahow kheyre si🤲🤲🤲
Jazakalaahu khayr sheekh mustafe
God bless you sheikh
Wa calaykum wasalam warax matu llahi wabarakatu Ustad sh Mustafa Jezakaa llakhayr
Masha allah
Jazakallah kheyr sh mustafe
Mansha Allah Xafiduulahi Sheikh Mustafa Haji Ismail
Ilaahay ha barakeeyo shiikha danbigiisa ha dhaafo cilmiga iyo cimrigana alle ha ubarakeeyo.
Wxn ka mid ahay dadka aadka udhagaysta shiikha, wxn jecelhay ama shiikha an u soo jeedinayaa in uu xaalada laascano ka hadlo kalmadiisana uu ka dhiibto
عن أبي ذر رضي الله عنه قال لي النبي صلى الله عليه وسلم (قل الحق ولو كان مرًّ)
Tadiith-kan Mahan mid aan barayo sh mustafe blse waa xasusin.
جزاكم الله خيرا جزا
Shiiqu kuraanka ayuu kucadeyyey wax walbana si cilmiyeesan ayuu ugadadley ilahey habarakeeyo shiiqa
Sheekh mustafow waan ku jecel nahay mise kahadal xaalada laascaanood nagu haysta in kalmadaadu wax noo goyso ayaan aamin sanahaye❤🙏
wll m.a xabad joojin ayaa lagu dawaaqay , marka muhiim ma ahan inuu ka hadlo shiekha
Masha'allah beautiful
Cheik moustapha haji ismail
Mashallah sheikh Mustafa illahey xakuxifdiyo.
Masahalh❤
Mashalaah
jazakumuAllahu Khayr🤲
Misajidke waaye
ماشاء الله شيخ برك الله
MashaAllah
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️💯🧠
Wqasxd
جزاك الله خيرا جزء يا شيخنا الشيخ مصطفى حاج اسماعيل 🤲🤲🤲🤲 أمين
Mash allah