Wararkii ugu Danbeeyey Qorshaha Dagaalka ISR ee Hada Ay Rabto inay Bilaabto iyo Aduunka oo Bahdilay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 วันที่ผ่านมา

    Asc wll dowlada somali waa dowlada u baahan in la dawo la siiyo dawo caqliga ku soo celiso waa dowlada ciyaar ciyaar wada oo aan ogen inay masuul wado ee illah ha naga badbaadiyo umadaas Somaliyeed aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah

  • @idrissdiriye2474
    @idrissdiriye2474 2 วันที่ผ่านมา +3

    Manshallah halahasuuqoo yahudha dhamaan adunkaa

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ha u miciino wllheen reer Falastiin🇵🇸🤲🏼🇵🇸

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 2 วันที่ผ่านมา +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مرحبا يا اهلل خير

  • @muxumadxussen8871
    @muxumadxussen8871 2 วันที่ผ่านมา +4

    Palestine 🇵🇸 allha u gargaaro

  • @sahrociise
    @sahrociise 2 วันที่ผ่านมา +1

    guuuuuul gasa❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xalad.degdeg.ahmedia
    @Xalad.degdeg.ahmedia 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asalamu alaikum wrt Walaal SALIGA NABIGENA SUBAN YAAN LAHILMAMIN SALALAHU CALAIHI WASALAAM❤❤❤ صلي الله عليه وعلي آله وصحبه اجمعين❤❤❤

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 วันที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 วันที่ผ่านมา

    ☝️ Lacnadi 🤍 KORKOODA 💐 Ha ☝️ AHAATO 🤍 natanyahu 💐 IYO ☝️ WAXII 🤍 TAGEERSANBA 💐 AMIN ☝️ AMIN 🤍 AMIN ☝️🤍💐

  • @CabdiNaasir-443
    @CabdiNaasir-443 2 วันที่ผ่านมา

    Wasaaradda shabaabka iyo arimaha carabta

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 2 วันที่ผ่านมา

    🥺..🥺 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 2 วันที่ผ่านมา +1

    Magac beddel aan macne samaynayn ! Kkkkkk
    Shaqooyinkii loo igmaday meeday !?????
    Kuwan ilaahay waddanka haka badbaadiyo

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hagaag wariye yuhuudu aduunka oo dhan haka soolaman inyarbaa uu hadhay hatan nahay somali waa. Ka qaybkalayna dakalka guumeystaha

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

    Dhibaatada maanta Somaliya aan ku jirno iyo nagu soo fooda leh ilaahayse wuu na jecelyahay alhamdulillah 🤲🏼 💪🏼🇸🇴💪🏼 Ama Ethiopia 🇪🇹 MOU haka noqoto ama haku dhaganaato waa in Ethiopia dhulka Somali oo idil laga saaraa shicibow yaan la’aaminin Madaxdeena walahi sharka wayla ogyihiin oo shicibka kacdoonka kaliyaata ayay ka cabsanyaan walahi waxayna u egyahay in Ethiopia 🇪🇹 ay ka’laabato ciidankana loodaayo iyagoo ilaa 50kun soo galiyay xuduudada beenaadka Somaliya walahi Masarna Yuhuuda iyo Reergalbeedka ayaa wata oo iyagana hubkii lakewnay looguma tala galin Ciidanka Somali ee iyagaa hubkooda ayay soo hormarsadeen walahj waadna arki doontaan ilaa laakiin shicibka ay mudaaharaadaan walahi Xalanena wuu carari marka lakaco aan gacmaha isqabsamo shicibow InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
    Walahi way inoo fiican tahay oo waxay soo dadajin is abaabulka Somali oo idil oo midowgaa soo dhowaan inshaAllah 🤲🏼 Marwalbana Guusha waxaa leh Somalida 🇸🇴 Xalaasha ah Ethiopiankana 🇪🇹 way halaagayaan bi’idnillah oo jab waxaa kasoo gaadhi aynan kumanaanka sano kasoo kaban walahi waan arkaa oo dhalintu waa diyaar fartaan qaniinsan nahay oo Diridhabe iskaaye Herer ayaa qasab lagu soo celin oon walahi Ciidanka Ethiopianka aynan naga hor istaagi karayn waan isku kalsoonnahay kulligooda Ethiopia 🇪🇹 ha’isasoo bahaystaan maanta waan ka’awood badannahay shalay oo hubkoodana gacanteena ayuu ku dambayn walahi InshaAllah 🤲🏼 Shicibow diyaar garooba oo Jihaadkan soo socdaa waa kii ugu xaqsanaa Dowlad mahaysano diinta iyo Dhulka Somali difaacda waa inaan annaga difaacanaa sida waligeenba aan u difaacan jirnay iyo awoowayaasheen noo soo difaacay maantana waa annaga nool difaaca diinteena 100% Islaamka sunnina ah iyo dalkeena ilaahay khayraadka nagu manaystay iyo barwaaqada waa qasab inaan difaacnaa si jiilkeena dambe aynan u ciishoon oon cadowgana aan buurahoodii dib ugu celinaa oon Badaheenana Yuhuuda iyo Reergalbeedka usoo socda aan uga caabino oon jab xoogan aan ugu gaadhsiino sida Awoowayaasheenii hore ay uga adkaayeen maantana waannu karnaa annaguna waliba kana khibrad badan maanta Ethiopianika 🇪🇹 iyo Kenyanka🇰🇪 uraya walahi tabar malaha shicibow diyaar u noqda ciidankii awalba difaaci jiray maamta wayka awood bad’yihiin oo badankeena dalkaan maantaba ku sugannahay walahi difaaca inta kalane waysoo wada noqon oo maanta ciidan dalka wuu buuxaa waliba dagaalo waawayn kasoo noqonaya oo tababar xoogan iyo guulo 100% ah kasoo hooyay dalalkaa InshaAllah Ethiopia 🇪🇹 biyo u kaban mayno walahi 100% ayaan hubaa oon isku kalsoonnahay dhaqdhaqaaqoodana waan la soconaa meel walba alhamdulillah siidhidana ilaahow dhaqso loo’yeedhyaa aan kuwa nagu dhexjinaarana loo wada gowraco InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Dalka yaan loo cabsan Rabbi ayaa ilaashanaya oo quwadna noo siiyay inaan diinta iyo dalka difaacno si aan kacnada loogu duulin inshaAllah dhicina mayso waligeed bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 2 วันที่ผ่านมา

    Xaggay u cararayaan,
    Samada iyo dhulkaba waa laga nacay, oo laga nacaye.

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 วันที่ผ่านมา

    Dadka Soomaaliyeed Ahaan, Waa in Aanu La Dagaallamnaa Cadowyadeena Dhaw Ee Deriska Ah iyo Kuweena Kalena Ee Fogba, Hadii Kale Adoonsiga, Si 100% Waa in Aanu UWadar Ogolaanaa iyo in ina La Sii Adoonsado

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 2 วันที่ผ่านมา

    Iska daaya yuhuuda waxa soodhaw waqtigii lagumaadi lahaa ilahay ha idin gumaado dheh

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaahoow.cidamadaada.u.adeeji.reer.falastiin.hadiii.fhufaanada.carbeed.u.hiilinwaayeen

    • @halimaosman7863
      @halimaosman7863 2 วันที่ผ่านมา

      Waqtigoda soo dhamanrabo Yaduuda hal meel haku aruuran day. Waqtigii cidiyaha la siibay 7:26 soo dhawaaday🤲🤲

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi7191 2 วันที่ผ่านมา

    Dhul lahelay

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 วันที่ผ่านมา

    Muqdisho na waxaa maqli doontaan oo loo bixiyay magac kale
    Waa dowlad marqaansan dowladaan hada jirta

  • @husseinmohamed6702
    @husseinmohamed6702 2 วันที่ผ่านมา

    Diin taa horaysa lkn halkaa waxaa ku jira hadal la dada yo oo cid kale lagu raali galinayo

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 วันที่ผ่านมา

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 2 วันที่ผ่านมา

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 วันที่ผ่านมา

    Intaas.oo.dhan.tuuga.nimo.ayaa.kujirta

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 วันที่ผ่านมา

    Rabrabrab

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 2 วันที่ผ่านมา

    Islaamku -- waa Sharci Alle?? Waa in wasasrada Awqaafta iyo Arimaha diiinta wa sideedii oon Cidna ka bedali Karen n taas. Waayo dadka somaaliyeed wa wada muslimiiin ibadan ee diintii ya lga sasri taasina waa Sharciga Alle oon doidikarin lakiiin sabab lo bedalena meesha kuma jirtee ebal wasiiiiiiir Roobow iyo xamze fasiraad dheeriyeh ka bixiyeyn Arintaas