Hadaad qof heeskii qadeysid sidan oo kale ayaa barteeda la dhigaa waxaad ka dhadhamineysaa runtii codkii halyreyad hooyo abwanad allaha unaxariistee saado Ali warsame codkeeda way Kentey Ismahan
@@mohamedmnur4670 isku dhaqan ma nihin, isku isir ma nihin, isku taarikh ma nihin, isku dad ma nihin ee ha nala qabsan. Anagu dad isku dexjir ah nahay. Ismahan waa isku dexjir. Rer jabuuti waa isku dhexjir.
@@saaycn5473 IDINKOO AYA AH HORTA BAL ISU KAY SHEEG MA CAFAR AYAAD U HADLAYSAA MISE SOOMAALI MISE REER JABBUUTI GUUD AHAAN FADLAN SIDII NIN WEYN OO MUXTARAMANA U HADAL HANNALA QABSAN HADAL MAAHA
@@diiriyesom8282 Wll adiga muddan, heesta asal gabadh kale baa la qaadi jirtay, ma xasuusta magaceega, waa laga yaaba inay heestu ku jirta riwayad ama ahyd hees kaligeeda. mahadsanid
Waa tan heesta original ka ah ay qaadan Aun Saado iyo Rooraye th-cam.com/video/qoUqq3lC1Vk/w-d-xo.html
Maha qofkan saad ali ee waa ismahanhumed
Qisas Duniya comment kaagan ma fahmin
Caweyska Dalmar waxan ku yidhii sado cali mahan qofkan ee waa ismahan houmed
Qisas Duniya wll waan ku qoray. Comment kan iyo link waa heesta markay Aun Saado la qaadaysay Rooraye
@@qisasduniya1053
1:28 ALLAH HA U naxariisto Aamiin ALLAH jannada ka ku casuumo Aamiin
Aamin
quruxda gabdhihii hore bal firsha ya salaam
Xata ragii hore waxay ahayeen dad wada qorqoran o xoogleh
Cumar xasan rooraaye waxaan ku xasuusta sida adag ee uu dumarka u la hadalo
Aski ayuu ahaa wadankiisa jecel taasina waa miduu dumarka ugu daadsho
Heesta abwaan ba sameyay ee wax jeebkiisa ma ahayn ogow
Waxaan xasuustaa aniga oo yar oo heestan aad u jecel marka laga soo daayo RADIO MOGADISHU, Hadana anga ayaa ah 50 JIR, aduunyo.
Ma ali farah jibriilba
Axya hees walee dad waa dadkii hore heeso iyo fanaaniin kuwii hore iga dheh
Haddaan kuu waramo oon waddada caashaqa ku barro siddeed ila wadi laheyd
Hooyaday mcn rabi haw naxariistee ayaan ka bartay intaas anoo aad u yar
Alle haw naxariisto maanta ayuu geeriyooday
Aamin, Cumar Xasan Rooraye miyaa?
@@caweyskadalmar
Haa saaxiib alle haw naxariisto.
Hadaad qof heeskii qadeysid sidan oo kale ayaa barteeda la dhigaa waxaad ka dhadhamineysaa runtii codkii halyreyad hooyo abwanad allaha unaxariistee saado Ali warsame codkeeda way Kentey Ismahan
Aamiin
Yaa is dhahay Waa Afar Ismahan Houmad😭😭😭😭allow ku naxariso,RTD qofkii dawan jiray yarantiisi marka banaanka lo diido ayuuba fahmi kara heesahan
Aabeheed waa Canfar, hooyadeedna waa Somali
Ayaydeed ama macoydeed ayay xagaa-baxa la joogi jirtey beryo samaadkii,ma doonayo inaan magac dhabo ayaydeed Ahn buraanburka lagagama daba dhufanjiri.caweyska dalmar waanku salaamey.
Souleh Hassan mahadsanid walaal aad baan ku salaamay
May dhiman ismahan houmed djibouti ayey joogta
@@caweyskadalmar WARUUN SIDAD SHEGTAY LAKIIN WAXAY KU KORTAY SOMALILAND OO HOYADEED KASO JEEDO SIBA DEGMADA GABILEY OO AYAYDEED CASHA WEYRAX BAA SO KORSATAY ALAAH HA U NAXARISTO
Masha Allah meeshii ay leheyd ayay dhigeen heesta
Www inanta indhahedan kahelay iyo say u egayso ninka
waa hablihii.jiniyadaha.lahaa.kurus.ayaanu odhan jirny
Qurux badanaa qoftu
Haddaan kuu waramoo waddada caashaqa ku baro sideed iila wadi lahayd?
Gabadhee I baraysa waddada caashaqa aniga?
Old is Glod 💝
Ismahaan waa reer gabiley,garanayaa garanayaa,j
Wa gabadh canfariyad ah halkey canfartu gabiley ka dagta 😂😂😂😂
@@FatouMoud-fc8cg am am am mataqaanaa inabti
Hooyodaad baa Soomali ah sidaan maqlay
Gabadhyahay nin waynoo waayo soo jiraayoo hadba dumarka tii wacan la wadaaga caashaqa waglada ha uga sheekayn.
Ismahan xumad fanaanadweyn oo somaaliyeed
WAA CANFARIYAD WLLAALAHA SOOMAALIDA
@@mohamedmnur4670 isku dhaqan ma nihin, isku isir ma nihin, isku taarikh ma nihin, isku dad ma nihin ee ha nala qabsan. Anagu dad isku dexjir ah nahay. Ismahan waa isku dexjir. Rer jabuuti waa isku dhexjir.
@@saaycn5473 IDINKOO AYA AH HORTA BAL ISU KAY SHEEG MA CAFAR AYAAD U HADLAYSAA MISE SOOMAALI MISE REER JABBUUTI GUUD AHAAN FADLAN SIDII NIN WEYN OO MUXTARAMANA U HADAL HANNALA QABSAN HADAL MAAHA
@@mohamedmnur4670 Djibouti laba maaha, waa 1. rer jabuuti oo dhan
@@saaycn5473 WLL MA REER JABBUUTI AYAAD TAHAY, MAXADSE HADALKAYGA KU QOONSATAY? MAXAAN QALDAY?
Fanaaneen waa ku wii Hore walee hadase bug bac iyo joom jouum
They were trained and financed by former military leader president Mohamed siad Barre .my god mercy on him, amen.
Erayadii sangub riwaayadii xuudbaa liqay jacayl inaykujirtay baan umalayn
Xuskii jacaylka ayaa la odhan jirey.
Xuski jacaylka ayey Ku jirtay
Haa thnks
Wllhi wax jiirrto
Soon dhawaad
Dad wa tageen
WaAyAhay
Waa sanankee plz iso shega
GARTAY RORAAYE magaran inata
Ismahan baa la yiraahdaa waa Reer jabuuti canfar heesta Waxaa horay u qaaday Saado cali Aun & Rooraye balse Waxaa jirta hees kale oo ay isla Qaadaan Rooraye & ismahaan Waxaa la yiraahdaa Gacalooy
ISMAHAN XAMUD WAA GABADH CANFARIYAD AH HOOYADEED REER HARGEYSA WAA FANAANAD REER DJIBOUTI
Fadlan yAA QAADA HEESTA TIRA wAasheeko sheeko duugld waa daymo deymoyAble.
CidAqaada;
Heestani riwaayadday ku jirtay?
Yaase lahaa codaynteedii ugu horraysay?
Riwayad may ahayn waa Gosgoos la odhan Maanta Shalay Mood .
@@caweyskadalmar Haa waa gartay waanad ku mahadsantahay.
@@diiriyesom8282 Wll adiga muddan, heesta asal gabadh kale baa la qaadi jirtay, ma xasuusta magaceega, waa laga yaaba inay heestu ku jirta riwayad ama ahyd hees kaligeeda. mahadsanid
@@caweyskadalmar
Aun waxay aheed qofta laqadey asalkeda Saado Cali Warsame. Lkn meeshan waa Jabuuti waqtigii aay fanaaniinta waaberi tagi jiren oo gabadhan waa reer Jabuuti.
Mohamed Somalian haa waan la socda gabadhan inay tahay reer Jabuuti aabaheedna uu yahay Canfar. Mahadsanid. Aun Saado Aamin
Cumar Xasan rooraye ee esher caala
Wa ismahan xumed
Idil Mohamed ma hubtaa
@@caweyskadalmar Haa wll wa gabadh reer jabuuti ku darso somaliyad maha. Wa cafar lkn hooyaded ba somaliya
@@caweyskadalmar si fican ban u aqana o shaqaalaha idacada jabuuti ban ku oga
Idil Mohamed Waan la socdaa. Waxaan maqlay waxaa mar buu guursaday Axmed Cali Cigaal ma runbaa?
Idil Mohamed kuwa kale ma taqaan magacooga
Malabisantahay mise indha heega waayi
Are you okay
jaleecowacan
Cumar dhulle diyeshe
Heesta yalaha Orjinalkeda waxan Arkay,saado'Cali,Warsame'Oqadeysa
Saado aun iyo Rooraye
Waa tan th-cam.com/video/qoUqq3lC1Vk/w-d-xo.html
Nikis