MADAR ZERAAR IYO XASAN TOOP BARNAAMUJKII LAHJADDA IYO MADDAX CUNOOW...............

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 655

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack 3 ปีที่แล้ว +560

    Muqaalkii iigu qosalka badnaa ee aan daawado malmahan 😂😂 keep going bro

    • @hodanyussuf6572
      @hodanyussuf6572 3 ปีที่แล้ว +4

      Anaa kula mida saan u qoslaayey cashadii way iga baxday

    • @mubaraksaahidbuuhoodle9340
      @mubaraksaahidbuuhoodle9340 3 ปีที่แล้ว +2

    • @amalmohamed4986
      @amalmohamed4986 3 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅

    • @hoodoismaaciil741
      @hoodoismaaciil741 3 ปีที่แล้ว +3

      Shucayb Huno Shuun Waa Maxay

    • @yusufnegeye2929
      @yusufnegeye2929 3 ปีที่แล้ว +2

      @@nuraomar5990 barnamijku kaftan buu ahaana xamar iyo hargaysa isu mid weeye

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 3 ปีที่แล้ว +218

    Maad u sheegtid magaca aynu u naqaan madaxa xasan wlhy waa fani

  • @ruuuxi5325
    @ruuuxi5325 3 ปีที่แล้ว +75

    Alla beerka af maay uu u gashtay 😂😂😂😂😂ar madaroow waad gacan gashay anagoo xamar ku kornaa baran la.a goormaad fahmaysaa adigu😂♥️💯hormar wcn wllkey

    • @xikmaalhadaamo3134
      @xikmaalhadaamo3134 3 ปีที่แล้ว

      Please scribe isaar walaal mcn

    • @ruuuxi5325
      @ruuuxi5325 3 ปีที่แล้ว

      @@xikmaalhadaamo3134 waan kuu saaray abowe🤝

    • @xikmaalhadaamo3134
      @xikmaalhadaamo3134 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ruuuxi5325 mahdsanid abayo

  • @daarulquraanonline4032
    @daarulquraanonline4032 3 ปีที่แล้ว +60

    Ma jeceshahay barashada Qur'aanka iyo culuumtiisa ama mala jeceshahay inay bartaan caruurtadu. Kusoo biir group what's appkan🖍👉chat.whatsapp.com/HfoBfG1kQQM7ng7GBU4DGd

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 3 ปีที่แล้ว +40

    War Xasan Topka ma daawan jirinee Show Ninku Waa xaraabo Socota

  • @uppazzamaani5169
    @uppazzamaani5169 3 ปีที่แล้ว +117

    Qof waliba oo rer somaliland ah hakuso dhawaado muqdisho🙏

    • @suhuurahmed6875
      @suhuurahmed6875 3 ปีที่แล้ว +2

      Wan soo socdaaaye isoo dhaweeyade from hargysa

    • @sundusabdi8802
      @sundusabdi8802 3 ปีที่แล้ว

      @@suhuurahmed6875 soo dhawow abyo

    • @cabazhasan9198
      @cabazhasan9198 3 ปีที่แล้ว

      Tiktok kici waaye maa nagu kicine xasan top maahane waa xasan balaayo

    • @hindafuaad5610
      @hindafuaad5610 3 ปีที่แล้ว

      Maxaan ka soo doonaa markaa?

  • @cawoycisi1540
    @cawoycisi1540 3 ปีที่แล้ว +37

    Xasan top ninka kaliya madax iyo caloolayda TH-cam Ku dhex cuna 😂😂😂

  • @nasrinabdi8143
    @nasrinabdi8143 3 ปีที่แล้ว +8

    masha allh madar maxamed anyaaleh dayax wareer wllkay qaliyoow madroow garkaygiiyoow wan ku xiisay wllo soo noqo adigoo nabadaa insha allh

  • @farxiyadaweeye4332
    @farxiyadaweeye4332 3 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkkkkkkk beer casaad aaryaa isu afgarta madarow maantuubad warkeentay xassan top shidaaye keep going wllky madar👌👌👌👌👌🎁🎁🎁

  • @farxiyomuuse7827
    @farxiyomuuse7827 3 ปีที่แล้ว +25

    Madar qof aan ilahy dartii u jeclhy horay u soco bowe❤🥰

  • @aliyaasli9165
    @aliyaasli9165 3 ปีที่แล้ว +35

    Af May May ga wa funny wlhi 😂😂😂

  • @daakirduraan2872
    @daakirduraan2872 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin wuqooyi ugu qosolka badnaa iyo kii konfur ugu qosolka badanaa

  • @haniahmed5490
    @haniahmed5490 3 ปีที่แล้ว +8

    Meesha aan lagu kala saryn meesha aan qolo laga aqoon maam muqdisho 🤗🤗❤️💖form burco

    • @dhaladkasomaliland5878
      @dhaladkasomaliland5878 3 ปีที่แล้ว

      from muqdisho maad iska tiraahdid way cadahaye🤣

    • @asiyodini3990
      @asiyodini3990 3 ปีที่แล้ว +1

      Wallaahi waa runtaa , hani ahmed , hani wax garad.

    • @asiyodini3990
      @asiyodini3990 3 ปีที่แล้ว

      @@dhaladkasomaliland5878 dib jirnimadaada ku har. Waannu ka gudubnay qolo-qolo iyo kala sarreeyn. Somali waa isku aabe iyo hooyo. From burco.

  • @muhamettjamaahmed7997
    @muhamettjamaahmed7997 3 ปีที่แล้ว +8

    Madar maxamed ayaanlle Keep Moving ProH
    💚💚💭❤❤

  • @jimcaleofficial
    @jimcaleofficial 3 ปีที่แล้ว +39

    Hadad ❤nabi muxamad (SCW )SCWSCW SCW.)JECESHAY❤ DARTiis iiguu saar subscribe 1k wllo SCW SCW SCW SCW SCW♥️❤❤❤

  • @saaraawad6504
    @saaraawad6504 3 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣🤣🤣 Alla qosol badanaa hhhhhhhhhh xasan top waa funny madax madaxa ka galay hhhhh

  • @bureeqocabdirisaaq8842
    @bureeqocabdirisaaq8842 3 ปีที่แล้ว

    War reer baydhabo waa iga badiyeen inta reer mudug ila ah like

  • @wardacadaani1334
    @wardacadaani1334 3 ปีที่แล้ว +8

    Ala beerka kulahaa carurtina cusbo md ku shubtaan waa wxy qamarjiga layihiin😂😂😂😂wada cusbo fariidnimo😂😂😂😂😂

  • @fadumo7917
    @fadumo7917 3 ปีที่แล้ว +18

    Anoo reer kuufur ah walhi mafahmo lahjada mayga

  • @nuuraaxmed1841
    @nuuraaxmed1841 3 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂 keep going wll nagu soo waala lahjadaha madaroow 🙏🙏🙏🙏

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 3 ปีที่แล้ว +10

    Kuwaas oo la yirahdo Lahjadaha oo aan luuqad ku ahayn hal waddan oo ay ku hadlaan lahjado, laakiin luuqaddu waa mid waana af soomaali.

  • @teammuqdisho7305
    @teammuqdisho7305 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa fani Xasan top m.a
    Isoo boqda asxpey idinko mhdsnd 🙏🙏🙏😭😭😭

  • @jamilacadey312
    @jamilacadey312 3 ปีที่แล้ว

    Wllo haku yaabin afka aniga reer muqdisho ah fahmi wayay

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 3 ปีที่แล้ว +13

    MAY MAYGA HADAD FAHANTAY WAAD ILA HEYSA

  • @Ayuush143
    @Ayuush143 3 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂Muqaal Aan daawado kii iigu qosolka badnaa keep going walalayaal

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasan top 😹😹😹😹ma fayaabo wlhi baabasiir beel

  • @Zakariyeabdullahi88
    @Zakariyeabdullahi88 10 หลายเดือนก่อน

    Inta daawanaysa 2023 - 2024 ❤

  • @kaahiyepoi8151
    @kaahiyepoi8151 3 ปีที่แล้ว +11

    Af may anago xamar ku kornay ayan afmay aqon adi xad u maleynee af may ku gashtay🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @farxiyomuuse7827
    @farxiyomuuse7827 3 ปีที่แล้ว +16

    Fadeexo socotaa tahay xasan top umadeena ma.ahan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @farhanmohamed3631
    @farhanmohamed3631 3 ปีที่แล้ว +10

    Legend is Always Legend BRO Keep going

  • @khadradegan4319
    @khadradegan4319 3 ปีที่แล้ว

    Keep going wllo alle haku xifdo aduun iyo aakhiroba

  • @abdullahdiirey4039
    @abdullahdiirey4039 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi bilahi waa iga qosaliy xasan top wlhi kan xamara foodo u imaady kulahaa 😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤝🤝🤝

  • @amranibrahimcadani8477
    @amranibrahimcadani8477 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah maamo wiil qaaliya ayaa tahay oo aad iiga qosliya barakalaa jiik

  • @muxiyadincabdimuuse4517
    @muxiyadincabdimuuse4517 3 ปีที่แล้ว

    Walahi wa bila cusbo

  • @dhowrzankaztaro4735
    @dhowrzankaztaro4735 3 ปีที่แล้ว +5

    Dadka qosolka loogu yimado keep going 😂😂❤

  • @suldaanyare7669
    @suldaanyare7669 3 ปีที่แล้ว

    Xsan top of the dhimir

  • @saammuxudin802
    @saammuxudin802 3 ปีที่แล้ว +5

    xasan top hdan 5 daqiiqo lajoogi lahaa wlhi qosol buu berka i cadan lahaa walle🤣🤣

  • @saadomohmed8931
    @saadomohmed8931 3 ปีที่แล้ว +7

    Inadher keep going hune wllo

  • @Fiitomedia
    @Fiitomedia 3 ปีที่แล้ว

    waaar magacan shuuun shiishkiisu ma saxna deee ma na fahan siiya waa cay unbaa na ledihiine

  • @ayaanmahamedali4341
    @ayaanmahamedali4341 3 ปีที่แล้ว

    Shuun dheer iyo xasntob

  • @maankacade7012
    @maankacade7012 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi xasan top waa fani 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi bisha maanta 28 mareeso saan uma qoslin Khayr Allaha idin siiyo waa iga qosliseen

  • @zamzanaxmed6022
    @zamzanaxmed6022 3 ปีที่แล้ว

    Hhhh war kuwani waa bilaa cusbo 😁😁😀😀 keep going

  • @makhaali8655
    @makhaali8655 3 ปีที่แล้ว +4

    Hhh wlhi calosha aya i xanunty 😂 otherwise keep going wll madar

  • @fadumoabdisalam6918
    @fadumoabdisalam6918 3 ปีที่แล้ว +4

    Mantay qoslkii aa iga dhameyseen mida kale maygu waa lahjad dadka qaar ku hadla afka soomaliga ayaa ukalabaxa may iyo maxatiri wll madar allaha kugu dhowro muqdisho iyo meel walbood tagto wan jeclahan inan muqdisho kugu arko meel aan kala xariiro sase mahaayo

  • @farxainantamudug8281
    @farxainantamudug8281 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah dhanantiin keep going walalayal 😍

  • @munamacalin1079
    @munamacalin1079 3 ปีที่แล้ว

    Xasan top waa bila micne

  • @mamiguleed1030
    @mamiguleed1030 3 ปีที่แล้ว +2

    madar io xasan top wlhi wd iga qosol siiseeen hdan nhy rer xmr zhuun cay pn u naqaaan ree waqooyina mgc ayeypa u thy😁

  • @maniitaabdilaahi8929
    @maniitaabdilaahi8929 3 ปีที่แล้ว

    Wlahi wan laypy kalmada wa mgac mxa dhacy plz ifhnsiya

  • @Shalfa357
    @Shalfa357 3 ปีที่แล้ว +27

    Keep going pro madar

  • @abdifataahofficial8078
    @abdifataahofficial8078 3 ปีที่แล้ว +4

    The one only youtuber madar dayah keep going my dear brother 🙏🙏❤❤

  • @shaaficimacaani6839
    @shaaficimacaani6839 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk wlhi Hassan tob waa funny madarkii buuka qosliye anaka kwrn

  • @hamdaothman4351
    @hamdaothman4351 3 ปีที่แล้ว +15

    Bisinka ma madaxba sida lo cunya😭

  • @zamirahassan8351
    @zamirahassan8351 3 ปีที่แล้ว +6

    War Xasan top hadad lakulanto wlhi qosol kuma dhina 😂😂😂 beerka ixanunay San uqoslayey

  • @aaminacllaahi714
    @aaminacllaahi714 3 ปีที่แล้ว +1

    Madax wareer

  • @kawsarsalebaan9305
    @kawsarsalebaan9305 3 ปีที่แล้ว

    Wlhy wad iga qoslisay madar maxamed ayale keep going bro

  • @wllzaki1095
    @wllzaki1095 3 ปีที่แล้ว +8

    WARYA ILEEN REER XAMARKA CUSBADA KA MAQAN 😂😂😂😂😂😂😂

  • @mahadmoha9256
    @mahadmoha9256 3 ปีที่แล้ว +1

    🆂︎🅷︎🆄︎🆄︎🅽︎ 🅳︎🅷︎🅴︎🅴︎🆁︎ 🅺︎🆄︎🅻︎🅰︎🅷︎🅰︎ 🅰︎🆁︎ 🅼︎🅰︎🅳︎🅰︎🆁︎🅰︎😂😂😂😂😂😂

  • @dalmardalsuge3380
    @dalmardalsuge3380 3 ปีที่แล้ว

    Benaale Xasan top ebow muqdisho lugma hadlo badanaa axaa noo nabee

  • @xamdixiis8180
    @xamdixiis8180 3 ปีที่แล้ว +3

    Manooli 😂😂✌

  • @cabdirisaaqmaxamuud6536
    @cabdirisaaqmaxamuud6536 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll dheh Allah ila OG kaliya rasuulka kuma ogaan kare

  • @sumaya6295
    @sumaya6295 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh
    AstaghfuruAllah wllhi Xaraamaad😂
    From jjga✌

  • @fartuunali7265
    @fartuunali7265 3 ปีที่แล้ว +1

    Viva raxwayn 🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿❤

  • @kafisaabdullahi9793
    @kafisaabdullahi9793 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallow Shuun ceeeb waaaye wllhi🙈🙈🙈😂😂😂😂😂😂

  • @khaanabarresiciid3629
    @khaanabarresiciid3629 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh wlhi w aaaan dalay lbadaba wan fahmayaa from puntland xasan top Kula ani ilmahayga Cusba kuma shubayo 😃😃😃😃

  • @anfaccabdikarii.4210
    @anfaccabdikarii.4210 3 ปีที่แล้ว

    Apwe vedioyadaada nosobadi wlhi warkaaga wan iska jeclahaye shekadaada❤❤❤💯💯

  • @shuwaykarxasan6244
    @shuwaykarxasan6244 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllky madar keep doing ❤

  • @duranabdiaxmedson7290
    @duranabdiaxmedson7290 3 ปีที่แล้ว +1

    Istakiin waaye madaraw xasan top qosaluu iga dhameeye

  • @zukayna2180
    @zukayna2180 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @mowofficialcw9534
    @mowofficialcw9534 3 ปีที่แล้ว +3

    Funny wllhi 🤣😂

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 3 ปีที่แล้ว

    Shanalaah iso beqda

  • @augustkaante1961
    @augustkaante1961 3 ปีที่แล้ว

    Xasan toob wa fani walahi

  • @zamzammohammed5887
    @zamzammohammed5887 3 ปีที่แล้ว +7

    Xasan toop luqada hanoga iyarin

  • @ayaanjerara
    @ayaanjerara 3 ปีที่แล้ว +12

    Kkkkkk waad iga qosliseen

  • @socodwanaga8092
    @socodwanaga8092 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll qaali

  • @faraxsheekhcabdi5570
    @faraxsheekhcabdi5570 3 ปีที่แล้ว +1

    Shuun wa gabadh

    • @asiyodini3990
      @asiyodini3990 3 ปีที่แล้ว

      Waa sax , gobollada woqooyi galbeed ( somali land ) waa gabar . Laakin koonfurta , wax kale ayeey u yaqaanaan oo aay xitaa qofna afkiisa kasoo baxayn.

  • @abdifataahofficial8078
    @abdifataahofficial8078 3 ปีที่แล้ว +4

    haddii leyga botiyo ku lahaa hhhhhhhh wlhi qosal iguma harin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @filsanxuseencabdi2958
    @filsanxuseencabdi2958 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhh qosolka iga dhamaadey😄😄 xasan top umadeena mahaN2😄😄😁

  • @khadiijazaed506
    @khadiijazaed506 3 ปีที่แล้ว

    hhhh top wa jarer mlha

  • @farhankahinbarreh8131
    @farhankahinbarreh8131 3 ปีที่แล้ว +1

    Madar Mohamed Ayanle zeraar kardeşim horey u soco saxib aad ayaan kutageera

  • @khadijafarahsoubaneh2685
    @khadijafarahsoubaneh2685 3 ปีที่แล้ว

    Mash allh

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 3 ปีที่แล้ว

    Wcs masha Allah

  • @suhaybadaakir8189
    @suhaybadaakir8189 3 ปีที่แล้ว +2

    kkkk umadena ma Ahan xantob horey usoco wllkey

  • @faraxgaas6371
    @faraxgaas6371 3 ปีที่แล้ว +1

    Muqalki ugh zhidnaa

  • @qaaliluulachannel9408
    @qaaliluulachannel9408 3 ปีที่แล้ว

    Ala beerka xasan top umadeena maaha

  • @naciimaxirsi93
    @naciimaxirsi93 3 ปีที่แล้ว +3

    wax qofkii ugu horeeyey kile iisa

  • @farhiyohaarum3175
    @farhiyohaarum3175 3 ปีที่แล้ว +3

    Madar walalo ma muqdishaaa meesha Masha Allah

  • @kaldeeqacadey8610
    @kaldeeqacadey8610 3 ปีที่แล้ว +7

    Madar KEep going wllkaY

  • @drsfarduuzgaaxnuug2740
    @drsfarduuzgaaxnuug2740 3 ปีที่แล้ว

    waa bila cusbo kuwani😅😅😅😅😅😅😅

  • @Kokokayf
    @Kokokayf 3 ปีที่แล้ว

    All xasan top igeeeeeeeya aaya islaaaaaaaaaaaaam😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dariqali9241
    @dariqali9241 3 ปีที่แล้ว +1

    #shuun waa timaha raga xubinta taranka ku ag yaala

  • @sayidallicaamir7182
    @sayidallicaamir7182 3 ปีที่แล้ว

    Shuun dheer ku la haa

  • @ruweydoruun5376
    @ruweydoruun5376 3 ปีที่แล้ว

    M.a wllkey kip goin wa kuwata alp

  • @drmusdhafachannel8517
    @drmusdhafachannel8517 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi xasan top funny waaye
    Anne maaba ifahna Aaa hasinow hor indareeer

  • @safiaabdulkadir7055
    @safiaabdulkadir7055 3 ปีที่แล้ว +1

    Shuuun dheeer inaga waxan u naqaanaaa .......🤣 nio naga xishooo ceeeb waayen

  • @zhugrizhacni7187
    @zhugrizhacni7187 3 ปีที่แล้ว +3

    Rer hargaysa shuun cay uma yaqanan lkn rer xamar waa cay

    • @mowali4258
      @mowali4258 3 ปีที่แล้ว

      Cay mahan wa ceb 😂😂

  • @ahmedsaidmahamud844
    @ahmedsaidmahamud844 3 ปีที่แล้ว

    Sxb ku soo dhowoow bosaso iyo waaciye puntland

  • @अश्विताबियूती
    @अश्विताबियूती 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂ma nooli😂😂😂😂😂😂😂 keep going pro 💟👑

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 3 ปีที่แล้ว

    Mogadishu waa u xiisay wlhi magaaladii aan ku dhashay 12 sano ma arkin

  • @cadaani468
    @cadaani468 3 ปีที่แล้ว

    😅😅😅hasa top